KALA KORINTA CARURTA

  Рет қаралды 29,272

Hamda Home Decor

Hamda Home Decor

Күн бұрын

Пікірлер: 197
@jawahirmohamed9793
@jawahirmohamed9793 2 жыл бұрын
I just love these girl Hamdi xarago Allah hakuziyadiyo caqligaga iyo kartitha mcnto road to 100k soon💪🏻❤️
@هنادي-12
@هنادي-12 2 жыл бұрын
Masha Allah abayo wa runta marka ey Ilmaha ku kala Koran biniadan uma ba ha neysid laxkasto hal key is dhigto aya lagu gowraca Dumar hada nahay anaga is dilnay nin waxbo ka ma galin nin kasto naag nafteyda jecel ayu raba thanks sister no so badi insha Allah ❤️❤️❤️❤️
@hamdidagan2614
@hamdidagan2614 Жыл бұрын
Best advice! Mashalah, I 💯 agree with you sami❤ life is too short. Ha isku dilinina dhalmo tira badan hadii kale adigaa ku dhamaanayo gabareey.
@umualma2451
@umualma2451 2 жыл бұрын
Mansha allah wllo qli anig dhalay oo isku nuuga wlhy waxan ka baqaya inan ilmo danbe dhali wayo waayo waa tacab naftad iyo caruurta way ubahanayihin wakhti badan alhamdulilah hada labada an korinya ilaahay hayla koriyo dhamanten ilaahay caruurta hayno xafido ❤️🙏🌹
@sirtanolosha7969
@sirtanolosha7969 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallaah xaqiiqda ka dhawaajisay abaayo! Anne waxaan kugu darsan lahaay hooyo walbo diinda si fiican ha u barato xaqa lagu leeyahay iyo xaqeedaba ha barato, dhibka ugu badan oo na heesto waxaa noo keenayo aqoon la’aanta! Diindeena wax walbo waa laga helaa marki la dhahaayo caruurta labo sano hala nuujiyo xigmad aa ku jirto hala barto diinda gabdhood aqoontiyo dham diindeena laga helaa caruurteena janno iyo naar waan ku muteysan karnaa marka wax walbo inta la fududeysanin aqoon haloo yeeshto xaqooda
@Girlboss1.
@Girlboss1. 2 жыл бұрын
Fariid walhi 🥰❤️❤️❤️ naag somali o sida uhadasha ma arag thanks habibt
@queenaisha8930
@queenaisha8930 2 жыл бұрын
Masha allah
@mushtaaq1824
@mushtaaq1824 9 ай бұрын
4 carura 6 jir uweynyahay ayan hesta waliba qurbo an kukorinoyaa wa rafaad iyo xanuun ilahow ilakori o ixafid yaarabi 🤲
@samsamadan5447
@samsamadan5447 2 жыл бұрын
Aniga ahaantey walal wax yar baan ku aqaan oo an dawada youtube kanal kaga lakin masha alah quruxeey waa nadada iyo dhiri galintada ad iyo ad bad ugu mahadsantahay walalo ❤️❤️❤️
@raaharuunahmedadde3370
@raaharuunahmedadde3370 2 жыл бұрын
Masha allaah abayo benta mahan wlh cimridegdeg ayuu leeyhy anay i haysataa taas hurdo yari ilmihi isku dhaw naftayda uma rooni ayeeyan u ekaaday wlh gabdhaha iba waaweyn inaan ka weynahaa lay maleynayaa
@hhf4781
@hhf4781 2 жыл бұрын
kkk walhi run ta waaye sas kulahay maxansameeyna abaayo sas ayeeyo ugu ekaaday
@ilwadbire5054
@ilwadbire5054 2 жыл бұрын
Mnshalah manta ana ugu horeeyah war ilahay aya I kaa tusay ano ayan ani Yotube wareegayah wax badan wan kaa faaiiday waxan ahay hooyo yar oo cusub mnshalah thanks wall mar walba waxban ka faaiida 🌹💐
@Ayman12356
@Ayman12356 2 жыл бұрын
wa pressure ka socota hoyada iyo habaryarta somalia jogta. Tartan iyo fana we u dhalan. Kuwa kale lacagta dolada e ku sisso be u dhalan kkkkk. very right sister,somali woman like you are rare.
@faisayasin1059
@faisayasin1059 2 жыл бұрын
Kunmar waan like gareen laha hadaan awoodo. Masha,allah xaqiiq ayaa ka hadashay. ❤❤❤
@kafiaali1254
@kafiaali1254 Жыл бұрын
You are my rool model, i am from Djibouti keep going😘😘.
@hakh5277
@hakh5277 2 жыл бұрын
Girl I like the way dhirigalinta ugu dhigtid hablaha somaliyeed. I'm ree jabutii and working mum even though we are somalis we don't have the same mentality. MashAllah keep up, ❤️ your content is very useful 👌
@bilanosman0
@bilanosman0 9 ай бұрын
Abaayo arin loobaahnaa kahadashaya wllhi thanks❤😊
@abdilahiismail3667
@abdilahiismail3667 2 ай бұрын
Ilmaha ilaahay ayaa bixiiya umaada haa waarering
@asmabintucabdikarim9301
@asmabintucabdikarim9301 2 жыл бұрын
Abaayo ilmaha inlabadiyo wey wanagsanthy oo rasulka aya yiri scw kuwa wax dhalayo gursada umadaha ayaan idigu fanayhe irasaqada allh ayaa hayo lkn qurba jook wey dhib qabaan wax cawinayo ma haysatn allh ha u fududeyo
@DeeqoMaxamudxasan-uj8wi
@DeeqoMaxamudxasan-uj8wi Жыл бұрын
M.a abayo mahadsanid
@DeeqoMaxamudxasan-uj8wi
@DeeqoMaxamudxasan-uj8wi Жыл бұрын
Asc
@nhjjcadey930
@nhjjcadey930 2 жыл бұрын
2020 iyo 2021 kala dhalay wayeel u egaatay hurdo la aan
@fathibotan2367
@fathibotan2367 2 жыл бұрын
Ani xitaa wlley 2020 January iyo 2021 October daal iima dhimna waiska xanaaqsnhy marwalba ileen haba dhinac liga jiidanaaye 😪
@fadumosaleban6449
@fadumosaleban6449 2 жыл бұрын
Kkk Xamdi aad baan u qoslay walaal ilmaha allah ha inoo barakeeyo waana run xaqiiq weeye in laga fakaro sidii ilmahaaga iyo naftaadaba aad u horumarin lahayd
@hanaaali4413
@hanaaali4413 2 жыл бұрын
Xamdi thanks xppti hoyoyinka qurbaha kucusub hda nahay wlhi wankuducenay🥰😘
@aaminaibrahim479
@aaminaibrahim479 Ай бұрын
Wali maguursan lkn waa sidaan rabo wliba 3 sano inaa kala koriyo rabaa hadii alle idmo faarx midkale haguursado haduu rabo wllhi naftyda wx iidhaama garan maayo❤❤❤❤❤
@cabdiraxmaan5188
@cabdiraxmaan5188 Жыл бұрын
Habo aniga dhibata ihaysata marka walaca afar bilood waxa ma cuno wax ma cabo saasay tahayna qof dhibta ila qaybsada mahaysto xbbti ila soo tali o iso jawab
@fatuushvlogs4305
@fatuushvlogs4305 2 жыл бұрын
Hamdi hal ilmo bn dhalay qurbe bn joogay 9bil wn matagayay sariir bn saarnaa dhiig la aan xlda adag bn maray hada cirbad baa iigu jirto 5sano inaan nasto bn rabaa
@NasriinAbiib
@NasriinAbiib Ай бұрын
ilahay haku xafido wll
@anabhassanmohamed-je8lr
@anabhassanmohamed-je8lr Жыл бұрын
Waxa ❤❤❤❤❤ tahay qof qiimo badan waxana noo tahay dhiira kalin
@Poly20-22
@Poly20-22 2 жыл бұрын
Waa runtaa.. lakiin gabdaha soomaalida waxay aaminsanyihiin caruur badan dhal soo ninku kuu jeclaado.. naa naftaada jecloow.. mida labaadna invesment darteed ay u dhalaan
@fathibotan2367
@fathibotan2367 2 жыл бұрын
😂😂
@shamsoabdi9577
@shamsoabdi9577 2 жыл бұрын
Ma aragtye mid an qarabo nahaye kulaha hadad dido inad ilmo bdn dhasho naag kle bala radina ana wxa ku dhaahye ku kle bn helaya orado ku darsada
@nimcoxersimaalin8103
@nimcoxersimaalin8103 8 ай бұрын
Walahi abaayo run ka hadasha wana ku tagèera qàali guuleeso istarees aniga igu dhacay walahi😢
@nimcoubax1707
@nimcoubax1707 2 жыл бұрын
Wllo waxa kalee kaso hadshaa sidanuu jidhkayaga uqurxin lahyn sibaa gamcaha wajiga mahadsanid
@rahmoreys9511
@rahmoreys9511 2 жыл бұрын
Xamdiyey waxan dhalay 10 ilmod waxana dhashay 1991
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 жыл бұрын
Macqol abyo
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 жыл бұрын
Mahan macqol abyo
@rahmoreys9511
@rahmoreys9511 2 жыл бұрын
@@yuuuuga1 wallhi waa macqul wana ganacsada tankale waxan mardhodhalay matano 2 wiil
@haldhaadumar3833
@haldhaadumar3833 2 жыл бұрын
Masha alah wlal gorma gursaty
@sumeyaabdi9176
@sumeyaabdi9176 Жыл бұрын
allah run badana
@طبالأعشاب-ر3ف
@طبالأعشاب-ر3ف 3 ай бұрын
M.a❤❤❤❤
@nafisaali8605
@nafisaali8605 2 жыл бұрын
Maasha allah ilaahy ubadka hayno koriyo sadex isku nuug ah ban dhalay qurbahana waa jogaa wlhy hurdo ma seexdo insha allah ilaahy ha ii koriyo waana muhiim in caruurta la kala koriyo
@طبالأعشاب-ر3ف
@طبالأعشاب-ر3ف 3 ай бұрын
M.a❤❤
@ayaanxaaji3600
@ayaanxaaji3600 2 жыл бұрын
Msha alh xabibti alha. Nokaadaayo kuwo kafaidesta wanadaadana alha nagadhigo
@arwaomar5330
@arwaomar5330 2 жыл бұрын
Masha allah wll waa runtaa waa inaa iska fekernaa ciyalka badan naftena ku dhamanyso
@nasrocabdi6180
@nasrocabdi6180 2 жыл бұрын
2 canuga heystaaa gabdheyda waa 5 jir wiilkana 10 bilod ayuu jiraaa alx kanini ma cunin ilahaaa ikala dhereyay isku nuugna ma jecli
@fardowsamahamud272
@fardowsamahamud272 2 жыл бұрын
Nasro maxa ku caawiyay abayo
@Fad-p4i
@Fad-p4i 5 ай бұрын
Urkii kobad Ayan leyhy alx alaha isaqiro wan jecelhy inan Kala koriyo shugran xbbti ❤🎉
@nimcoubax1707
@nimcoubax1707 2 жыл бұрын
Masha allah walshy farid xaqiq ayad kahadshy nosobadi waxyabaha dhiiri galintaa wan kafaiday walshy alle haku xafido
@wanaagabadso903
@wanaagabadso903 2 жыл бұрын
Waliba nin Somaali hoyooyin kii way dayan yihiin si kastaba mar kasay siwada noqdeen illahaw noo gar’gar Amiin yaa Allaah 🤲🤲🤲
@ahmedhalimo7263
@ahmedhalimo7263 Жыл бұрын
MuchaAllah wlshy qli wllhi dar ilaahaybaan kuu jeecelaha dhiiri galiso Yaad ii tahay
@bahjaaxmed1901
@bahjaaxmed1901 2 жыл бұрын
Runbadan xamda warsame waalauskadhalaa waana lasoolugooyaa walhi
@shukrimohamed9274
@shukrimohamed9274 Жыл бұрын
Asc sethy masha alaah ihaah ha ku dhowro
@aishaabdulahi5860
@aishaabdulahi5860 2 жыл бұрын
Walahi fikradada wan kugu raacsanahay ilaahay hakudaayo aqliga ilaahay hakudaayo wan kujeclahay fariid Masha Allah huno
@hamdialiabdullahi3040
@hamdialiabdullahi3040 2 жыл бұрын
Asc samideyda aniga 8sano aya la I qaba waliba dhamad ah 3 bil ka hartay qurbana Wan joga fikirkaas Ana kula qaba intaas ano sugayay ilahey hadu isiiyo 3 cunug oo waliba 4 ama 5sano udhaxeyso insha allah dadka marka dhaho ilmaha iska kala yareya adinko qurba jogo ayad 7 isku nug nuga heysatan waxey dhahan Ada ilmaha nacebka qalbiga kaga jiro ad la dhali la adahay e nadhaf waliba wadan waxa joga 6bilna qabowa inta kalena kulela rafaad ka heysta gabdhahena war ma maqlayaan
@iqraabdullahielmi8783
@iqraabdullahielmi8783 2 жыл бұрын
Abayo waa mahadsan tahay xamdi ♥️abayo depression ka umusha ka soo hadal abaayo iyo sidaa uga bogsatay plz cunugi igu horeyay ayan dhalay gabadhayda bisha 3 wali ma ubuuxsamin waxan daremaya inu depression umusha ihayo abayo kaso hadal sidee uga bixi karaa plz
@amiraasim1032
@amiraasim1032 2 жыл бұрын
Wllo qaali irbada ugufican nososheeg please wllshy umulbaan ahay
@filsankhadr3416
@filsankhadr3416 2 жыл бұрын
Abaayo fadhi sibidhi ah ayaan haystaaa waxad iisheegta kalarada soo saarayo barkimaha ,daaha ,roogaga,iyo sharaaxada Please abayo isoo gali
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 жыл бұрын
Abyo mcn kalarkasta ayaa ku sobaxa
@kawsargure5707
@kawsargure5707 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah gabadh fariidaa tahay Jazakallahu khayr
@sucadyusuf2712
@sucadyusuf2712 2 жыл бұрын
Abyo thanks keep going
@nimcabarkat2384
@nimcabarkat2384 2 жыл бұрын
Xamdi wd mhdznthy wllo lkn hppti ka so hdal gcmaha sdan qaleylka uga biin karno Ta lpadna wxn jira 22 jir single ah sdan heer isku gaadhsinlha la so hdal wd mhdznthy
@ayandirie5428
@ayandirie5428 2 жыл бұрын
Mansh allah please noso badi video saas camal ah mcnto
@rayanqalinle6915
@rayanqalinle6915 2 жыл бұрын
Walal afar baan haysta alaah ha ii dayee Sadexba isku dhaw hadana kii 5 baan xamil ahay walaahi waan wareray yagana waxba uguma filni ana waan tabcay inlakala koriya waa muhiiim inshaa alaah wixii hada xamilkan ka dambeya waan kala korsanaya inshaaa aalaah 🙏
@umusaalim5494
@umusaalim5494 2 жыл бұрын
Gormee kala korinee🙄🙄
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 жыл бұрын
Sax waaaye hada kadib abyo naso
@sumadqaran
@sumadqaran 2 жыл бұрын
5 hadaad dhashay maxaa kaloo kala korin🙄🙄 allaha kuu barakeeyo ee intaa korso
@ayaanbilan7078
@ayaanbilan7078 2 жыл бұрын
@@sumadqaran I swear 😂😂😂😂 you make laugh 😹. Allah u barakeyo 5 hesato iyo inta kale damac santahay
@umusidra3776
@umusidra3776 2 жыл бұрын
Manshallh abyo 5 hada dhashay wad dadashay intas korso ilahay hakulakoriyo 🥰
@amalxasan7589
@amalxasan7589 2 жыл бұрын
Xamda horumar wacan wll qli from soomaliland burco
@rrrmazmi6494
@rrrmazmi6494 2 жыл бұрын
Soomaaliya waaba lagula yaabi hadaad kal koris oo maxad u dhali wayday ayay kugu wareerin lkn waxan ku faraxsanahay in aad taabatay meel loo baahnaa
@deqadhore
@deqadhore 2 жыл бұрын
Waa markii iigu horeeysay oo aan arko Ilma kala korinta qof ku baraarugsan oo Ka hadlaayo ama soomaalya joog ama aduuka kle joog kala korinta waa muhiim
@marwasharraf6649
@marwasharraf6649 Жыл бұрын
Wallahi anoo dalka joogo kii sadaxaad umul kula jiraa shaqaalaa iijoogo saas eey tahay labada roon waqti uma haayo xanaaq iyo dagaal iga soo haray
@aragsanabdi1016
@aragsanabdi1016 2 жыл бұрын
waa runta abayo love you walhi allh ku xifdiyo dhiirigalin ayaad nootahyna allh ku xifdiyo 💘 😻 💜 💛
@ifrahabdi7705
@ifrahabdi7705 2 жыл бұрын
1year and 9 months ayee ikala wen yihiin alxmdu man 3 years curadkeyga iyo baby 1 year abaayo waqtigan anag ubahan in ilmo ladhalo wiilashen mawad jeclo sanad walbo because waqti naftad inad galiso ilmahan naftoda waqti laqadato xajiga sido kale lakiin ilmaha ada dhaleysid maxuu ku taray kii horaay ciqab ka galey cunug umul ah laga walacay???
@SGS627
@SGS627 2 жыл бұрын
Mashaalah allh kubarakeyo aqligada iyo maskax dada
@ugaasougaaso9078
@ugaasougaaso9078 2 жыл бұрын
Xamday hbbti wan kula qabaa aniga wiilkayga curad 2 sano ayu imnka galin in ilmaha la kala korigo waan kula qabaa
@munaxasandahabo7331
@munaxasandahabo7331 Жыл бұрын
Somalia ayan jogaa cid wax ilakorisa mahaysto hoyo abo wllal iyo ehel midna ilama koriyaan 40 tanka la igama saaro hal maalin xataa la ilama joogo hada hoyo wan leyahay abo maya 12 wll ayan leyahy o rag iyo dumarbale hadana qof walba tiisaa mash quulisay😢 maxad noogu diganaysaa waan dhibanahay ye dumarka somaliya waliba dulsaarbay qabaan hawlbaa dishay
@ikranomar9106
@ikranomar9106 5 ай бұрын
Allah kulakoriyo mcneyyy hoyoo karti leh ayaa tahay ee usamir carurtada mid kuuu anfacda Allah kagadigo
@Queen-mv5mt
@Queen-mv5mt 2 жыл бұрын
masha allaah ❤️ waxaad ka hadashay arin muhiim ah illhay haku barakeeyo
@fatimaosman339
@fatimaosman339 Жыл бұрын
5 taruuurixi masha allaah 😂😂😂 lkn hadaa kala kirinaa
@sahroali2547
@sahroali2547 2 жыл бұрын
Masha Allah qaali waa runtaa hooyo unbaa rafaado 👍👍👍❤❤❤🌹
@sahraadam3478
@sahraadam3478 2 жыл бұрын
Mahdzanid walal mcn waa marwalpa wxan ka fakara sidaan u kala korin laha dawoonyinka lagu kala dheereyana wan nacaa
@arwaomar5330
@arwaomar5330 2 жыл бұрын
Wll dawo ha cunin irbadna iska daa ninkaga biyaha bananka haku shubo isga kaa ilalin karo anigu laba ilmo ayan haysta labo sano kala wayn yihiin sida aan ku shegay ayan ku wada ilaa ay dhowr sano o kale garan wax isku dhali mayo labadas ban korinyaa
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 жыл бұрын
@@arwaomar5330 taladan qado waa ku shaqeyn donta
@arwaomar5330
@arwaomar5330 2 жыл бұрын
@@yuuuuga1 wllo anigu wan kala koriya waxa ii cawiyey ayan gabdhan u shegayey
@samruuhaji2813
@samruuhaji2813 2 жыл бұрын
Masha'allh mhdsnd walashey qaali wax padan ayaan kaa faaidnay💖💖💖💖👍
@maryamoruun1697
@maryamoruun1697 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@amranabdikarimomar4475
@amranabdikarimomar4475 2 жыл бұрын
Abaayo fitimiinka qof somaliye🇸🇴 joogo xaku kahelaa
@umuibrahim7079
@umuibrahim7079 2 жыл бұрын
Masha allaah Shukran Abayo
@maryanmohamed7648
@maryanmohamed7648 2 жыл бұрын
Masha allah noso badi qaali wandan oo kale wala
@khadramohamedahmed2186
@khadramohamedahmed2186 2 жыл бұрын
Maasha allaah wllo waa runtaa ilahay noöoshaada ha kuu barakeeyo ukhti
@faizaabdilahi940
@faizaabdilahi940 2 жыл бұрын
Aniga inantaydu waa 6yrs inantayda kalena waa 5 month
@fartunabdi6493
@fartunabdi6493 2 жыл бұрын
Wlalo runta ayan kugu jeclahay wlhi ❤️
@jannah3447
@jannah3447 2 жыл бұрын
Abayo aniga 19 ban ku dalay first adana 2 waxan kudalay 20 adana 3 waxan kudalay 28 hada alhamduliah
@umadaahirumadaahir175
@umadaahirumadaahir175 2 жыл бұрын
Maasha Allah
@umalkhayraadanoficial696
@umalkhayraadanoficial696 Жыл бұрын
Masha Allah ❤
@hannahaala5120
@hannahaala5120 2 жыл бұрын
Somaliyaan joognaa walhi imka qurbaha isku mid weeyan shaqaale ima joogo sadex yaryar ayaan haystaa ahela ima dhawa marka qurubhaba na dhaamo idinkaba dhinca dhaqaalha na dhaama marka idinku dadka wadanka jooga ayaan idinka nolol fiican ayaad is leedihiin meelkasta hooyodu caruurta isku si ayay loo koriyaa caruurtuna waa isku dhib alxm
@tunisgacal8934
@tunisgacal8934 2 жыл бұрын
Dinta mxe kaqabta kalakorinta carurta
@fartunahmed7194
@fartunahmed7194 2 жыл бұрын
Masha allah qali wa sax 🥰
@FarxiyoyoucomeFarxiyoyoucome
@FarxiyoyoucomeFarxiyoyoucome 2 жыл бұрын
Wcs
@hamdamohamed3791
@hamdamohamed3791 2 жыл бұрын
Asc wllshy mnta ayaan dawaday video gagan anuu Waxan ahy aroos cusub afar bil ayaa ly qabaa sadex bilood uur ahna wan ahy yacni walac ani ninkaygu Waa madi wll lama dhalan siduu ii sheegay caruur badn ayaan rbaa bu idhaha markaan dhaho caruur badn oon dhalno waxa ka khyr bdn laba ilmood oo diinta Ku tarbiyadayno aa dhaanta wuxuu iigu jawaaba ma ogid miyaa inaan madi ahy ma garanyo Waxan yeeli doona qurbana waan joogaa France Sideeen uga dhaadhicin karaa hadaba😿😿
@fathibotan2367
@fathibotan2367 2 жыл бұрын
Markaad dhashid ciyaalka hakula haayo asaga arkayo shaqadooda
@qamarabdi9587
@qamarabdi9587 2 жыл бұрын
Midkale boqol caruur udasho uguuri ee intii aad awoodhi karto 4 ama 5 kabadhan dhal qurbo anaa joogo 7 ama 10 ciyaal lagumakorini karo waa rafaad . Kudeh waan kuu ogolahay ee orod guurso Wahaad doonto . Edadeey ayeey midaas kudacday Lkn odhigeedhi waheey kudahday 4 kabadhan marabi wahaan rabaa in aan shaqeeysto oo jirkeeygi kadaryeeli rabaa ee orod guurso awalba nin naag kamaharaayaa . Sista Walahi waad kashaleeynee adhoo 10 dasheey ayuu haduu rabo kaa caawineen uu wadankii aadhaa naag kale raadhina . Marka Abaayo Cumri deg deg yuu kugudicinee ee naftaadhi kadaryeel isnaqfaqee whaad korini karto dal . Luqada baro shaqeeyso
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Жыл бұрын
Meel dhexe isugu imaada 2 waa in yar caruur badanna waa waali. Waxanna guurka ka hor bey aheed inaad ka wada hadashaan.
@lulamohametbu855
@lulamohametbu855 2 жыл бұрын
masha alah abayo
@zabiyacadey-k2j
@zabiyacadey-k2j 2 жыл бұрын
Mashaallaah bella waa run taas ilaahey ha ku xafiido💯💯💯💋💋❤️❤️👑
@umuarwa
@umuarwa 2 жыл бұрын
Codkaga waa faseex qli m.a Allh hku cafiyo
@BariiraPodcast
@BariiraPodcast 2 жыл бұрын
Why hablaha soomalida uga yeelaan raga inay ilmaha lakorin oo hawsha laqaban
@kingabdala4289
@kingabdala4289 2 жыл бұрын
Kawaran abaayo dadka allah uusan siin Aniga maqabo in waqti dheer lakala koriyo
@shukrisaid8870
@shukrisaid8870 2 жыл бұрын
Allah ha ku hifdiyo wll guulyso 🥰🥰🥰🥰🥰I love ❤️ you
@Dreamofprinsessa
@Dreamofprinsessa 2 жыл бұрын
Xamdi abyo waxaa kuweydnaa Adi sidee ukala korsatay caruur maxaa isticamashay irbada uurka celisaa mise abyo hdaa noshegi karto no sheeg oo noga faideenkartid mcnto mahdsanid 🥰
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 жыл бұрын
Maya abyo waligey manan isticmalin xajigeyga i cawiya
@Dreamofprinsessa
@Dreamofprinsessa 2 жыл бұрын
@@yuuuuga1 masha allha mcnto wn ku fahamy qali mahdsanid ❤️❤️❤️❤️
@nacimaneyruuz663
@nacimaneyruuz663 2 жыл бұрын
mida hos lagaliyo o hormuun lahayn aya jirto abayo
@noloshuwaasamiriyodulqaad5052
@noloshuwaasamiriyodulqaad5052 2 жыл бұрын
Masha allah hamdi qaali Alla maxaa runta kugu jeclahay noo so wad barnaamijyadan love u qaali❤❤❤❤
@qurxontagury8066
@qurxontagury8066 2 жыл бұрын
Ben mahan ilah ha i xifdiyo isku nog big waa dhalay alx. Wax kasto wan ka so gudbay alx
@samsungfilsanqurux9622
@samsungfilsanqurux9622 2 жыл бұрын
Xamadi quruxey wan Ku salamey wlhi wan Ku tageraa nolosheyda ayaad bedeshey waxa tahey hoyo Ku dayasho mudan wan jeclahey barnamishkaga horey u soco abaayo waxad tahey dhirigelisadeydna video kaga maba dhafi karo ilove you walshey
@falastinmohamed3787
@falastinmohamed3787 2 жыл бұрын
Sax💯❤️😘💯
@Anuu-v9q
@Anuu-v9q 2 жыл бұрын
Meshaana aqanaa warkaas ma soconayo
@ayaaan2907
@ayaaan2907 2 жыл бұрын
❤️❤️masha Allah alle qalbi haku dayo
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 2 жыл бұрын
Well said sis 💓💓💓💓
@zariinaabdullahi2291
@zariinaabdullahi2291 2 жыл бұрын
Wllh beenta mhn abaayo indhaha ayaa iga xirnaay waad ikla furtey thanks abaayo
@aasiyocabdi9322
@aasiyocabdi9322 2 жыл бұрын
masha allaah abaayo waa ku mhdsanthy
@amrancabdi1673
@amrancabdi1673 2 жыл бұрын
Masha allh
@fatmahuriye20
@fatmahuriye20 2 жыл бұрын
Manshallah abaayo that’s true
SUAALO IYO JAWABO. KALA KORINTA CARURTA PRT 2
16:14
Hamda Home Decor
Рет қаралды 12 М.
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 16 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 106 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,2 МЛН
Kaniiniga caruurta lagu kala dheereeyo dhibkiisa/Cafimat Fican
15:12
BUUQA NOLASHA IYO. HADAF LA AANTA MAXA KENA .
16:52
Hamda Home Decor
Рет қаралды 28 М.
BARNAMIJKA DHAQALAHA 😍🥰
20:19
Hamda Home Decor
Рет қаралды 62 М.
. NOLASHADA DADKAN KASAR??
11:02
Hamda Home Decor
Рет қаралды 31 М.
Habka lookala dheereyo caruurta/Cafimat Fican
21:40
Cafimat Fican
Рет қаралды 40 М.
KALA KORINTA CARUURTA.... Naz Ahmed
12:53
Naz Ahmed
Рет қаралды 10 М.
LABO ERAY OO WAALIDKA IYO CARUURTA KALA GEEYA🍀
18:49
Hamda Home Decor
Рет қаралды 23 М.
CODGISI DADKA . HOYADA GULEYSAN KARTA PRT 2
25:03
Hamda Home Decor
Рет қаралды 43 М.
Sababta Cirbada Ugashtay Iyo Dhibka Aan Kamaray…
12:28
Fartun Happy
Рет қаралды 124 М.
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 16 МЛН