. NOLASHADA DADKAN KASAR??

  Рет қаралды 31,404

Hamda Home Decor

Hamda Home Decor

Күн бұрын

Пікірлер: 173
@samirasiyad8409
@samirasiyad8409 Жыл бұрын
MashaAlllah wankaafaiday hunoy .God bless u sister
@saynabjaamac6717
@saynabjaamac6717 2 жыл бұрын
Mansha allah abyo macan kudaysha mudan tahay Runtii adban kaga mahad celinya Runtii KZbin kaga waxan laqabsaday rerkeyga oo bil bas dhisan alxamdulilah wan rajeynaya inaa guleysto
@marwojannah6820
@marwojannah6820 2 жыл бұрын
Waa runtaa anigaa arkay gabar markastaa dhib le ishegtaa ama dadka dhan waa xun yihiin ayee ku dhahee, dhowr sano ayee howshas igu socotay kadib dib u dhac wayn ayaa igu timid maxaa yeelay waxaay iga dhadhicin jirtay in wax la qabsan karin. Alhamdullilaah no more negative. Thank you Hamdi ❤️
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 жыл бұрын
Sax waaye ka fogaaw dadka sasa mcnti
@Aasiyaqurux
@Aasiyaqurux Жыл бұрын
Masha alh
@barwaqofarah2848
@barwaqofarah2848 2 жыл бұрын
Jazakallah xbbty wax badan ayaad Ii iftimisay
@fardousaqurux2605
@fardousaqurux2605 Жыл бұрын
Masha Allh
@همتيعالية-د5غ
@همتيعالية-د5غ 2 жыл бұрын
شكرا جزيلا حبيبتي 💋💋💋💋💐💐💐💐
@asmacabdi-9786
@asmacabdi-9786 Жыл бұрын
Masha allah
@hope5124
@hope5124 2 жыл бұрын
My role model , waan jeclahay sidaad udagantahay iskuuguna kalsoontahay , dabeecada badan iska leenahay Allah kuguuleeyo qaali❤
@caaishacadey1487
@caaishacadey1487 2 жыл бұрын
Maashalaaah abyo u dheh xamdi qaali guulayso
@maryanosman4076
@maryanosman4076 2 жыл бұрын
That true thanks ur beautiful advice ❤️❤️❤️
@ayaanahmed1547
@ayaanahmed1547 2 жыл бұрын
Mahadsanid huno qali hormar wacan
@sadiaaden8133
@sadiaaden8133 2 жыл бұрын
Thank you so much for sharing with us
@adruzapella5793
@adruzapella5793 2 жыл бұрын
M,a tabarakallah
@ubaxahmed3297
@ubaxahmed3297 2 жыл бұрын
Xamdiyeey Abayo Adiga hoyadey is ku sem aaa iiwanisin ajar allaha idinka siiyo
@sadiaaden8133
@sadiaaden8133 2 жыл бұрын
Absolutely that’s true
@anasali-bt1qx
@anasali-bt1qx 2 жыл бұрын
Qofkiii kowadad noqday horay uu soco sister
@caynidhalad9300
@caynidhalad9300 Жыл бұрын
Waa ku salamay Adoo baxayo why ugu buufinee barafuun Diintu inaysan ogolayn ma ogid miyaa
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 2 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@iqraibrahim7544
@iqraibrahim7544 2 жыл бұрын
M.a keep going
@nastehoomar5231
@nastehoomar5231 2 жыл бұрын
Masha allah Abayo wlhi wax muhiim eh ayaa kahadasha jazakalah
@nuradinjalil5857
@nuradinjalil5857 2 жыл бұрын
mash Allah waxyabaha jirka lagu carfiyo nosodhig
@salmaabdulle9150
@salmaabdulle9150 2 жыл бұрын
Thank you for the encouragement my dear sis ❤️❤️aniga xita waxa jecylahey qofka firfircoon io wax qabadka leeh .iyo business ka 😊
@sucadyusuf2712
@sucadyusuf2712 2 жыл бұрын
Bayo nosbadi wacyi galinta nafta Allah ku barkeyo rerkaga
@umurayann5457
@umurayann5457 2 жыл бұрын
Abaayo saving ka soo hadal that what we need more
@user-io1hw7ch2f
@user-io1hw7ch2f 2 жыл бұрын
Mansha Allah Tabarakallah ale Yaa xafdiki Insha Allah abaayo
@hamdiadenhassan1131
@hamdiadenhassan1131 2 жыл бұрын
Mashaa Allah waan ka helney video ka iyo Arimaha aad ka hadashay. Inaadereey cadar ka iyo perfume ka diintu ma amaanin in dibada logu baxo hadaad Dumar tahay .
@iqraabdullahi6756
@iqraabdullahi6756 2 жыл бұрын
Masha Allah abayo xamdi wayadan wan ka maqna KZbin ka iyo social media oo dhan maanta dib ugu so laabtay kuna so raadiyay wax aad ufiican aya ka hadashay alxamdllh weligey qof saxiib kama dhigan keliya hooyadey macaan iyo xaajigyga aya ii ah saxib iyo la taliyo alle haiidaayo ayagana wlh waa dhiiri geliyaashyda waxbdna an ka faaiday mrksta ii dhiiri geliyan adna abayo mcn kheyr alle haku siiyo waxbdna ka bartay mawduucyada dhiiri gelinta ah inoo so badi si aan ugu faaidaysto mrwlba waxn ku hamiya waqtiga uu rabi caruur igu deeqo ina unoqdo waxwlba ay ugu baahanan lahayen dadkle ina ani ukaafiyo usan mel kle usan ka radin alle haiirumeeyo aamin yaa rabi 🤲 🤲 mcnto ❤️ ❤️ ❤️ Farxad igu nolaada adi iyo reerkaba rabi haidin barakeeyo walshy mcn
@hamdiharako8961
@hamdiharako8961 2 жыл бұрын
Mahadsanid samidey qurux
@zweetysusan4481
@zweetysusan4481 2 жыл бұрын
Thnks Abyo hurmar wcan wax badan ayaa no aqli celisaa 🥰🥰♥️
@Fathidacar
@Fathidacar Жыл бұрын
masha allah❤
@fatxaahmed672
@fatxaahmed672 Жыл бұрын
xamdi cadey wlhi wan kugu tashta illhy haku dayo abyo🥰🥰
@MohamedSalah-wb7ie
@MohamedSalah-wb7ie Жыл бұрын
Mansha Allah Waa Dadaalaysa Wacbadan Ayaan kaa Faaiday
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 2 жыл бұрын
Mowduuca suu umacana Saad usoo gabisay ismalaha mcnto lkn barafuunka markaa baxeyso hamarsan abyo nabiga wuuka deyriye abyo qaldna ha iifahmin
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 жыл бұрын
Abyo mcn khalad kuma fahmayo qaali Mahad sanid
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 2 жыл бұрын
@@yuuuuga1 mhdsnid mcnto alaha karalinoqdo
@bosteyomohammed5321
@bosteyomohammed5321 2 жыл бұрын
I agree with you, ani ahaan waradiyaa quf aad igasare oo horey u socda lakiin dumarka badanaa waa cajisloyin I I wich in aan arko qof hami ween leh .
@xaliimaofficial4165
@xaliimaofficial4165 2 жыл бұрын
MashAllah walalo keep going
@Ikraamaxmadshire
@Ikraamaxmadshire 9 ай бұрын
🎉🎉🎉
@salmamohamed256
@salmamohamed256 2 жыл бұрын
Abaayo mahadsanid wx badan ayn ka barty noga faaidee waxyaba jirka lagu carfiyo allh haku barakeeyo
@aragsanabdi2427
@aragsanabdi2427 2 жыл бұрын
true walhi
@amalahmed7254
@amalahmed7254 2 жыл бұрын
Gaber Aqli baden ayaa tahay hore u soco wwad gaareysaa inshallah
@mulkimohamudali3680
@mulkimohamudali3680 2 жыл бұрын
Xabiibti hadan kuguso biray on Ku arkay wana Ka Faiday dhiri galin tada Masha Allah gabadheyda samideed hamdi
@ubahaliomar2396
@ubahaliomar2396 2 жыл бұрын
Masha alah thanks abaayo
@sucadyusuf2712
@sucadyusuf2712 2 жыл бұрын
Masha Alha abyo thanks keep going
@amaalmaxamuud2192
@amaalmaxamuud2192 2 жыл бұрын
Masha allah wll dar alle ayaan ku jeclahy hargisa cadey kaso salaamaya
@nasteexocaydid6710
@nasteexocaydid6710 Жыл бұрын
Abyo qaali xamdi waxaan rabaa inaa kula hadlo plz and plz ila soo xariir
@ilhanjama3150
@ilhanjama3150 2 жыл бұрын
Mansha Allah abayo qof wax badan wan kafaidaa tahay ilahay haku xifdiyo
@foziyoabukar6360
@foziyoabukar6360 2 жыл бұрын
asc abyo waa mahadsantahy abyo carfta ka dheeraaw waa xaran hadad baxeyso
@xidigtasomaliland3219
@xidigtasomaliland3219 2 жыл бұрын
Waa gabadha kaliyee runta &xaqiiqada la hadasha fariid hpptie halkaa kaga hay qlih
@suadiali1755
@suadiali1755 2 жыл бұрын
Waxaa tahay qof elegant masha Allah nolosha qurbaha waa muhiim inaad noqota qof nadaamsan
@amaladan5579
@amaladan5579 2 жыл бұрын
Masha Allah your style soo good sis. How long are you living in Norway. Sister baryahaan u.k waxaa nagu soo batey naago baati ku baxaayo. Markaan arlo runtii waan u qajilaa xitaa hadaan aqoon u leeyahey waan ka dhuuntaa. Baati is pyjama to me
@juweriaapdi9934
@juweriaapdi9934 Жыл бұрын
Mzch Allha wllzhy mcn isku filan xamad🥰❤
@umuaisha2318
@umuaisha2318 2 жыл бұрын
Masha Allah Abayo Allah ku xafido
@sahuurroble1303
@sahuurroble1303 2 жыл бұрын
Maasha allaah abaayo waan ubogay waanadaada dhiirigelinta ah mahadsanid
@sumadqaran
@sumadqaran 2 жыл бұрын
Masha Allah horay u soco dumaashi qaali
@ifarxayassin7033
@ifarxayassin7033 2 жыл бұрын
Maanshaa Allah wllo hore u soco waxaad thy gabadh karti leh
@ifarxayassin7033
@ifarxayassin7033 2 жыл бұрын
Noo soo badi xbbty dhiiri gelintada waan jeclahay markasta waan dawada vedio yadada hargeysa ka soo salamaya hamdi qaliyey
@idiladanali4196
@idiladanali4196 2 жыл бұрын
maashallah tusen tack
@MohamedSalah-wb7ie
@MohamedSalah-wb7ie Жыл бұрын
Waa Ku Cusubahay Barnaamijyadada Hada Ka Dib I Hope Inaan ku Xirmo Insha Allah Keep Going
@nimc0zalleh952
@nimc0zalleh952 2 жыл бұрын
Gabar CaQLi U saaxiiba shukran hppti
@AyanAbdihaydar
@AyanAbdihaydar 8 ай бұрын
I love you
@oumalkaireabdi485
@oumalkaireabdi485 2 жыл бұрын
Masha allah waad thank you so much wllo
@hudakulmiye2564
@hudakulmiye2564 2 жыл бұрын
Manshallah alle khyr haku siyo xbto mcn ku tageraa hore usoco inshaalah waad gulaysan dontaaa
@deeqadagan2113
@deeqadagan2113 Жыл бұрын
Mhdsnd abyo dhiiragelintad nasiisay 💯👌
@asmaaosmn981
@asmaaosmn981 Жыл бұрын
Asc abyo baraafunka gabadha muslimada ah bananka iny ulabaxdo wuxuuyiri rsuulkii alle waa saaniyad marka guriga ku isticmaal fadlan
@hodanali7225
@hodanali7225 2 жыл бұрын
Mashallah abaayo hore usoco ale haku barakeyo adiyo reerkaga aamiin
@نتعنتا
@نتعنتا 2 жыл бұрын
Masha allaah
@nimcoa3882
@nimcoa3882 2 жыл бұрын
Mashallah
@IkranMuse-t2c
@IkranMuse-t2c 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@cuudali7929
@cuudali7929 2 жыл бұрын
Hore u soco walashey hamdi qurux ❤❤
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 2 жыл бұрын
Masha allah 👌
@jamiiloabdi8532
@jamiiloabdi8532 Жыл бұрын
M.a abayo dhirigaliye wanagsan aya tahay m.a ❤❤❤
@umuahmed4253
@umuahmed4253 2 жыл бұрын
Guulayso gacalo dhiiri galiyahayga la taliyahayga malestone aan kaweheshado
@dahabarooble2844
@dahabarooble2844 2 жыл бұрын
Maasha Allah caqligaaga Allah kuu barakeeyo insha Allah
@AyanAbdihaydar
@AyanAbdihaydar 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nahimaabdulle2624
@nahimaabdulle2624 2 жыл бұрын
Masha allah abayo mcn
@umulqeyr8057
@umulqeyr8057 2 жыл бұрын
Masha allh abaayo
@aminaabdi4184
@aminaabdi4184 2 жыл бұрын
True said sis qali ❤❤❤❤
@anfaccismaan5135
@anfaccismaan5135 2 жыл бұрын
masha allah abayo allah ku xafido wlhi dhiiri galiso ayaa tahay abayo waxaan kaa codsana inaad ii sheegto meel aan kaala soo xariiro plz
@AyanAbdihaydar
@AyanAbdihaydar 8 ай бұрын
❤❤
@djamahabsa3801
@djamahabsa3801 2 жыл бұрын
Mash Allah abayo
@umuislaax6186
@umuislaax6186 2 жыл бұрын
Naa walaal marhore maxaad usoobixi weeyday
@lunibark9978
@lunibark9978 2 жыл бұрын
wll amba waxaan jeclahay ganacsiga saaid talooyin noso gali
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 2 жыл бұрын
Masha.Allah Abyo caqlilay aa tahay Barakallaah caqligaaga wanagsan xabbti jazaakallaahu kheyr 👌❤
@hamdiahmed2237
@hamdiahmed2237 2 жыл бұрын
Walasheeya qurux badan aniga hada dhawa baan ku arkaya waxan fahamay inaad tahay gabar wax tara leh hada kadib qarabada ayan kamida ahaya 🥰😇😆
@yasminahmed9743
@yasminahmed9743 2 жыл бұрын
Mansha Allah ❤️
@mym3057
@mym3057 2 жыл бұрын
Abyo arafuunka haysku bufin markaa bananka usocoto waa dambi hppti hadadan ogyn wankuu fa ideyay shugran hppti
@haabhaab1674
@haabhaab1674 2 жыл бұрын
Mashaballah weywanagsantahy in dadka nolosha dib ku dhigayo laga dherado lkn abayo waxa ku weydina in makupp la,an la aado magalada ma xadiidayo ma shaqsiyad aadan laheen uu kuyela mise qof aadan eheen ukadhigaa muhuu so kordhiya
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 жыл бұрын
Maya qaali manta wana adaay lkin waxan kawada anigo isku adanen hadlka dadka fahansiin rali ahaw
@sacidaahmed2490
@sacidaahmed2490 2 жыл бұрын
Waa. Xaqiiq wana kula qaba abaayo 👍🏽
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 жыл бұрын
Maasha allaha
@bahjaabdi5563
@bahjaabdi5563 2 жыл бұрын
Maanshallah
@salwajamal9371
@salwajamal9371 2 жыл бұрын
MashaAllah
@sadiaaden8133
@sadiaaden8133 2 жыл бұрын
Maansh allah tabarakallah❤❤❤❤❤ keep going mcnto
@bostejoali3717
@bostejoali3717 2 жыл бұрын
Mashallah Mashallah sister
@tasniimomarnuur5174
@tasniimomarnuur5174 2 жыл бұрын
Wwww Masha Allah
@layloxaxii1058
@layloxaxii1058 Жыл бұрын
Aada ayaan kuujecelahay
@askaxaaji4228
@askaxaaji4228 2 жыл бұрын
Wwww Wwww you are so beautiful my queen Allah keep you you dear
@monayasin7995
@monayasin7995 2 жыл бұрын
Masha allah that true
@ayaan8877
@ayaan8877 2 жыл бұрын
Beautiful as always masha Allah tabarakallah ❤️
@faisomuse2959
@faisomuse2959 2 жыл бұрын
Masha Allah waa run
@ummuatikahaaji9634
@ummuatikahaaji9634 2 жыл бұрын
Walhi wa runta nolosha cashara socda ah
@aminaabdi4184
@aminaabdi4184 2 жыл бұрын
Sis thanks alot wanadada mar walba waxan ku leyahay guuleyso horey usoco ❤❤❤❤
@aishamohamedomar7554
@aishamohamedomar7554 2 жыл бұрын
Mashallah hambalyo abayo
DHAQALAHA IYO GURIGA
20:35
Hamda Home Decor
Рет қаралды 21 М.
DULQAAD YARIDA WAXA KENA
11:05
Hamda Home Decor
Рет қаралды 36 М.
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 2,7 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 582 М.
Qisada Naciimo Kush Kush iyo heesteeda Beenlow iyo arimo xiiso leh
33:26
اقضو يمي معي / تبوله / طرشي شلغم وشونذر / سوالفي ويا حبايبي / شكر للمتابعين #foryou #اكسبلور
23:34
DHIBATADA 5 SANO UGU HOREYSA GUURKA PRT 2
12:50
Hamda Home Decor
Рет қаралды 73 М.
Nordic summer| happy,ordinary life| daily routine| cooking |Silent vlog Finland
16:39
Bedel naftaada 90 maalmood @noqosaalixad9817
23:38
noqo saalixad 🧕
Рет қаралды 25 М.
CARUURTADA KU DAWEYSO LABADAN SHAAY??
14:59
Hamda Home Decor
Рет қаралды 12 М.
ROUTINKA MANTA IYO DHIRI GALIN
14:40
Hamda Home Decor
Рет қаралды 23 М.
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 2,7 МЛН