❤❤heestan waxan dhagaysan jaray 2013 xusuus gaara ani igu leedahay xiligaa ciyaal dugsi ahaa Maanta oo bishu tahay 10/15/2024 ayaan dib u xusayaa ani oo wali singla allah in uu i siiyo gabar ducaysN aaminta ii soo mara mudo kadib hadii alle igu simo mudo ka dib ayaan halkan dib usoo booqan ❤❤❤❤❤❤
@sahroxasan7957Ай бұрын
Alla hku saqiro wll❤ lkn guur markaa daba carartid buu kugu adkeyna e noloshaada kle iska wada ha isku kurbeyn
@shamsediinmuxumed97763 жыл бұрын
Heestani xasuus gooni ah ayay igu leedahay 2014 caawa waa 10/10/2021 intii iga dambaysa like saar ❤️
@cabdinaaficcasayr585011 ай бұрын
Waa bilig iyo hillaac Waa badhaadho nolol wacan Waa sidaan u badinoo Rabbi noo bayaanshee. Waxa ii farxad ah inaan ka mid noqdo jiilkii Kaltuun-bacado fannaanadda u ahayd ee heeseheedu xasuusta ku leeyihiin.
Barbartaba dhamantod kala so dex baxayo gold voice of kaltun bacado ❤ one of the best musicians in our somali fanans😂❤❤
@istarCabdi-d2vАй бұрын
Hestan xasus gaar ah ayey igu lehy wanso radiya markasne ilinta ma ceshan karo ma ahan jceyl aan u qabo hesta e waxan so xasusa nayaa Mar xalad aanku sugnaa markas ax😢😢