KARBAASH SIXIROOLE BUSKUD DHIIQ 😂😂

  Рет қаралды 17,805

Yaasiin Halyeey

Yaasiin Halyeey

24 күн бұрын

Пікірлер: 106
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 23 күн бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤️
@user-iy8dy7uv4w
@user-iy8dy7uv4w 23 күн бұрын
Walaal nin rageed ayaad tahay ma ceytantid lakiin waad ka cad goosataa walaa sidaad u karameeso dumarka eed u hadasho waa noo guul dumarland hadaan nahay guuleyso
@halimamukhtar8791
@halimamukhtar8791 23 күн бұрын
Yasin I always respect you but about this family you are very …. How can you say he is sixiroly and you don’t know Allah yaclam Subxanallah Dulmi ma ficno you have to be in the middle between them
@asiyabare995
@asiyabare995 23 күн бұрын
Qoys Somaliyeed weye uducee iskana dhaf kahadalkoda laga yabee inay heshiyaan
@mariastories8851
@mariastories8851 Күн бұрын
Masha allah nin karmeed walhi guulayso
@user-cs8wy9pj5r
@user-cs8wy9pj5r 23 күн бұрын
Wlhi Wan qoslaY.😂😂
@Ayyaan1986
@Ayyaan1986 19 күн бұрын
Kkkk Viva Yasin, karbash xalala buskut basto
@fartun9503
@fartun9503 23 күн бұрын
Masha Allah ❤
@user-lx4nx2wp9d
@user-lx4nx2wp9d 23 күн бұрын
Masha Allah Halyeey. Wad caqli badan yahay lakiin dadka wa isku dhacan. Buskud waxuu ubahan hayay inuu ilma hiisa wawen iyo yaryar ba inuu biisho. Ayagaa ubahan manta birina isaga ubaahan
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 22 күн бұрын
Xishooda waxan sharaf ma ahanee.
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 22 күн бұрын
Goormaad adigu wax baratay aaway geelii
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 23 күн бұрын
Masha allah Yaasin nin Aragti dheer ah baa tahay guuleyso ♥️🙏
@Nimcoali-yv5qm
@Nimcoali-yv5qm 22 күн бұрын
Subxanallha سبحان الله الله يسترنا
@hodancali958
@hodancali958 23 күн бұрын
Aniga markii hore waxaan islahaa calaf baa dhamaaday gabadhana ayadoo uurleh baa la furay wey qiireysantahay lkn markey tiri ilmihiisii buu ka shakiyay inaanu asaga dhalin markaasbaan ka quustay😢
@Fatmaj114
@Fatmaj114 22 күн бұрын
Hhh yuu aaminayaa wuu ogyahay inuu soodhacay naagta markaa in lasii dhacay ayuu mooday😃
@saynabhassan2
@saynabhassan2 23 күн бұрын
Halyeey ❤love you 👑
@abdirisackmohamed1398
@abdirisackmohamed1398 19 күн бұрын
Yaasiin halyey saxib wad argostay hada xagas ugahar warkana nosobadi kkkkkkk 🤣😂 nag nagu dalay
@user-uo1ux8ds2u
@user-uo1ux8ds2u 22 күн бұрын
Yasiin waxankugu jeclahay sida quruxda badan eed uga hadashay allha ku barakeeyo
@user-tp4fp2ul7x
@user-tp4fp2ul7x 23 күн бұрын
Sww please don’t accuse people of sihir unless you are sure otherwise it will come back on you
@foziaahmedhassan238
@foziaahmedhassan238 23 күн бұрын
Masha Allaah Allaaha kouhifdiyo
@UmocaishoIsmaaciil
@UmocaishoIsmaaciil 23 күн бұрын
Yaasiin wll wixi kaa dhiman Allah kuu kamilo insaanku waa Nusqaan
@user-hl4xh1fj8b
@user-hl4xh1fj8b 23 күн бұрын
Mansha allah walalkey yasin ilahey hakubarakeyo ilahey dartey ayaa kujeclahay
@mustafeelmi2137
@mustafeelmi2137 23 күн бұрын
Mash allah bro yaasin
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 22 күн бұрын
NIN NOOL BAA TAHAY LAKIIN KA DHAC DHIIQO YUU KU GALIN NINKAASE BOOWE
@boushraboushra9695
@boushraboushra9695 23 күн бұрын
Masha Allah tabarakallah
@BahjaAxmed-ut6qr
@BahjaAxmed-ut6qr 22 күн бұрын
Walale nin Karmeed bad tahay dad macaysid lkn wad Cad gosata sidad Dumarka Somaliyed u karamayso eed ugu hadasho waa noo guul hadai ilahay idankeda leyahay Aduun iyo Akhiraba liibaan ❤Jannadi ban Kugu ogahay Legendary 🙌✅🩸🦁
@AyaanGaylan
@AyaanGaylan 23 күн бұрын
Maasha allaah eedo bilaash halyeey laguuguba bixin
@libanofficialmedia5552
@libanofficialmedia5552 23 күн бұрын
Yaaiin saxb ruuntaa ayaa sheegtay buskuut waa saxirole xaskisa hooro xataa saas ayee dhahday waa Dadkaa faalo
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 21 күн бұрын
Masha allaah yaasiin halyey ❤❤
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 14 күн бұрын
HALYEY IS HALYEEY SALAN SARE WALLO NIN FASHILMAY WAXBA KAA JARI MAAYO
@nagadaali545
@nagadaali545 22 күн бұрын
Subaxanllaha xiisho ?
@fartun9503
@fartun9503 23 күн бұрын
Yaasiin Salan Qasli Ah❤
@Nuurah951
@Nuurah951 23 күн бұрын
Siminar baad ufurtay nuune buskut 😂😂😂.
@Layla6793
@Layla6793 22 күн бұрын
Horaa loo yidhi Nin iyo Naagtii colnamaaha nabadna maaha, War Ninyow xishoo oo ka dhex bax reeraha is qaba
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 22 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-zn9dr3ys9x
@user-zn9dr3ys9x 23 күн бұрын
Mashallaha. ❤❤❤❤❤❤
@user-yr2ov5xf7s
@user-yr2ov5xf7s 22 күн бұрын
Wcs msha Allah wlo qli illhy adi o kale haka dhigo rag somaliyeed ❤🎉
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 20 күн бұрын
War yasinow illaahayow kabaq qof aadan hubin sixorole laguma dhaho waa eray halisa
@ayanfarah163
@ayanfarah163 23 күн бұрын
MashaAlaah yasiin
@YASIR-DLP
@YASIR-DLP 23 күн бұрын
Abti waxaga personal attack waye😂single aya nahay anaga wali manan garin 😂😅
@farhiyamahamud35
@farhiyamahamud35 22 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤👍👍👍
@user-wu9co6wj9p
@user-wu9co6wj9p 22 күн бұрын
Waxanba layaabay xaaskisa ayyu walo veaws kuraadinaa buskut dhiiq😂😂😂😂
@fartun9503
@fartun9503 23 күн бұрын
Amiiiiin
@khadroali7142
@khadroali7142 22 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@user-wx2sm5vs9m
@user-wx2sm5vs9m 23 күн бұрын
Bismilah maad iskadeysid wiilkan walaalkaga Wuxuu yahayba ISAgaa ah waa dulmi waxaad ceebihiisa u faagfaagtaa iska Dey iska Cafi acuudibilahi minasheydaani Ranomi dhr Fiona kheyr allaha dhexdhigo❤😂😊
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 22 күн бұрын
Maxamed buskudna wuu sojawaabay yasin qaniis ayu kabixiwaayay Dadkaan social media kujuro hal fursad hadee kugu helaan waa bas viewska aya meel xun kagalay maalmahan sheekada maxamed buskut aya views lugu raadsana 😷😷😷😜😜😜
@iqracadceed1568
@iqracadceed1568 22 күн бұрын
Nio yasiin dulmiga jooji maxaa ka galey maxamed buskut iyo muniira xaa ka galey meshu ku falaayey xaaakiisa ama ku sirxayey adi maa joogey dulmiga waa xaaran adaa kardareystey oo soo maagey afaarahan kuma quseeyan adi
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 22 күн бұрын
Masha Allah
@falhadhagi2991
@falhadhagi2991 23 күн бұрын
Qof wax yaqan wax laga baranayo maba xaytamo 😂😂😂😂😂😂😂 is so funny
@hassanmuhumed6721
@hassanmuhumed6721 22 күн бұрын
Dayuuska cashar fiican😂ayaad siiyay
@Aymo72
@Aymo72 22 күн бұрын
Inuu saas ucaaytamio yaa uban3eyay ninkaan waaba eber aqligiisa hadaad ciil uqabtit soco ubandhig dayuus aatahy
@maryamahmed6009
@maryamahmed6009 21 күн бұрын
Alla saa ugashay 😂
@ikranhassan2348
@ikranhassan2348 22 күн бұрын
Nin wax bartyy❤❤❤
@nacimanacima5717
@nacimanacima5717 23 күн бұрын
Waa runtaa maxamed buskud dhiiq ma miir qabo side naag la qabo uguursaday ilahow indha xumada ha natusin 😢
@ayansalah7729
@ayansalah7729 22 күн бұрын
Yaasiin arinkaan kabax ninkan yuukuwaqeen
@Qalbenuura
@Qalbenuura 20 күн бұрын
Guleyso walalo
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 23 күн бұрын
War waxaa duli weeye hanagu soo dhisin kaas naagtii ishoos dhigtay baa iigu daran
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 22 күн бұрын
Wcs walalkey yasin Haley Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ❤ amiin amiin amiin amiin yaa raabi yaa raxman yaa raaxim ❤❤❤
@deeqomohamuud73
@deeqomohamuud73 20 күн бұрын
😂😂😂😂❤👍🏼
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 23 күн бұрын
Kana waa mucjiso asna 😂😂😂
@sharmarkeshariifmohamud4768
@sharmarkeshariifmohamud4768 20 күн бұрын
Noolow ina adeer Yasiin halyeey
@Umo580
@Umo580 23 күн бұрын
MAANSHALLAA ♥️ ♥️ ♥️
@abdiishmail743
@abdiishmail743 23 күн бұрын
Maandeeq Waa maxamed buskut walaashii Dulmi bay ugu hiilinaysaa
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 23 күн бұрын
Walahi he is not even my qaabil in fact, Yasin is closer to me, but I don't like people who make fun of other people's downfall. After all they are Somali Muslim couple who are troubled.
@wwsyas
@wwsyas 23 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AdaanAbshiro
@AdaanAbshiro 21 күн бұрын
Wanaag sheeg ama iska aamus maxaad ku qoslee
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 23 күн бұрын
Raggeeni Soomaaliyeed inta hore marka nafteena iyo dalkii ka shaqeyn laheyn ayaa naceyb dadkeena abuureynaa very sad walaahi.
@oumalkhayrabdullahi9157
@oumalkhayrabdullahi9157 23 күн бұрын
FREEEE SIXROOOLOOWE😂😂😂😂😂
@user-de2ny5ve8s
@user-de2ny5ve8s 23 күн бұрын
waa sax
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q 23 күн бұрын
Raga somaliyeed ma on ay gambar isku soo qaataanbaa u dambaysay. Goblan talo aduunyooy.
@AishaMohamed-ei9hr
@AishaMohamed-ei9hr 23 күн бұрын
Waa runtaa
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 23 күн бұрын
Istaqfurulla colaada u qabtit tiro badana 😮
@user-cw4km1pm9q
@user-cw4km1pm9q 19 күн бұрын
Adiga miyaa dad wax barayo ninkii qabiil dartiis diinta uga baxday ma ogid
@aaminojubooy9203
@aaminojubooy9203 23 күн бұрын
Adiga nin iyo naag caruur iskudhalay iyo kuwo isguursan rabo maxaa kudaba dhigay maa danakala yeelatit. Walaashaa iskuma hubtideee seedigaa heeska haleen.
@fartun9503
@fartun9503 23 күн бұрын
sax
@abdisohan8146
@abdisohan8146 23 күн бұрын
Karbash
@11naa44
@11naa44 23 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂 ya qabi ya ahbal carabi ma yaqaane ka daa
@falhadhagi2991
@falhadhagi2991 23 күн бұрын
Nin weyn ayaa tahay isku xishoo away Cimrada tagtay subxanallah qof aad cayaysa shekada waa laba dhinac soo ogow hubsimo hal aya la siista mida kale dumar hadunu nahay marka xanaqno ama uur lenahay waxan dona iska dhahna aa iyada oo nin qaba maxa ninkan aay ula noled qaladkeda maa ku qadan aad ayaa uu gardaran tahay ninyahow
@Deeqoadann
@Deeqoadann 23 күн бұрын
Wallahi dumarki nimankeni baa nabadalaay wixii nagahaa laguu yakhanaay iyaga badalay inaay timahaa isjiidan baa udhiman 😂😂😂
@faadumozahra94
@faadumozahra94 22 күн бұрын
Hhhhbbb deeqo waligoodba sidaase ahaayeen waate fadhi kudirirka isku dili jireen, hadana runtoodi social media bananka keenay 😂😂😂😂😂
@Umusamsam24
@Umusamsam24 23 күн бұрын
Adiga guurso lagu dhahy wad gumesowdee😂😂
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 23 күн бұрын
Reer wuubleeyahay ma inuu KZbin keeno baad rabtay
@Umusamsam24
@Umusamsam24 23 күн бұрын
@@saynabdaye7382 maleh
@marwo6101
@marwo6101 23 күн бұрын
Guurka qaar guumeysnimadaa ka sharaf badan
@UmmuCaaliyah
@UmmuCaaliyah 22 күн бұрын
Guurka ciyaalnimada lagu ardo Manaqaan wllo Reer woqoyiga dhan dhaqankas lenahay Manaqqan dhaacil 15 ku rooraysa hadana laso furayo😂😂😂 Anagoo waa weyn oo aqli leh o waxbartay xuman iyo saman kala naqan gursanaa Dhaqanka iska barta oo oojiya waxaa isku dhexqasaysaan
@Umusamsam24
@Umusamsam24 22 күн бұрын
@@UmmuCaaliyah 😂😂 30 jir 10 cunug dhalaan reer konfur
@fartun9503
@fartun9503 23 күн бұрын
Hhh
@AsmaAbdilahi-oo9yp
@AsmaAbdilahi-oo9yp 23 күн бұрын
Geesi.wall
@alyasfarah9816
@alyasfarah9816 23 күн бұрын
War reerka lacag ha ku raadin ee shaqeeso pleac subxanalah
@fowziamulaha9638
@fowziamulaha9638 23 күн бұрын
Bisinka adiga maxaa kaa galay maxaad isku dagaaleesiin cajiib walalayaal isku xishooda ok oo barta diinta islamka
@MusabAli-rm8dg
@MusabAli-rm8dg 23 күн бұрын
Waal joogi. Da ayada
@hannahani192
@hannahani192 23 күн бұрын
Isku xishood wiilka sharfkiisa haku tumanin
@fartun9503
@fartun9503 23 күн бұрын
wcs wlc Brother 🙏👍👍👍👍
@HaytiNura
@HaytiNura 22 күн бұрын
Nacas ba tahay maxa kagalay
@Wh0657
@Wh0657 23 күн бұрын
Wariyaa afkaga urayo edeb uyel ayada aya soodonatay intas xaas ayu gursada adiga maxad hesaaa kadamow dadka edebta aya kugu yar
@AyaanWaano
@AyaanWaano 23 күн бұрын
Waar amus sixiroo beeeenle
@fadma638
@fadma638 23 күн бұрын
Adiga ximaar ah gafuur dheer dhilo nin ka soo tagtay nin kale ku dul guursatay yaa sixiraa dhilo muraad leh bay aheyd😮
@ciise98maxamed
@ciise98maxamed 23 күн бұрын
Nacas batahy maxa kaga quseyo wixii uusameyy uf
@Bilicsan-gp6yt
@Bilicsan-gp6yt 23 күн бұрын
Yaasiin maxamed buskud maxaa kusamaysay mameel aan dadku kaqaniinin ayaad kaqaniintey qaracan ayuu ahaa heerwuxuu gaarey caydii dumarku raga U isticmaalijireen markey xanaaqaan inuu istimaalo dad badan ayaa kahadlay arinkiisa laakiin adiga taadu waa dhibtay
@fartun9503
@fartun9503 23 күн бұрын
Sax
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 23 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@ahmad6967
@ahmad6967 23 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
MOHAMED BUSKUD WAA TUUUG XASKIISII DHACAY 🥵😡
12:04
Yaasiin Halyeey
Рет қаралды 24 М.
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 37 МЛН
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 10 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 19 МЛН
NAXDIN NADIRADI MAXAMED BUSKUD OO DHARKA DHIGATAY OO NIN CAYAY
17:22
LAAKAHA MEDIA PRO
Рет қаралды 64 М.
OOMAAR IYO DADKA DHIBTA LARABAA OO FARXADIISA NECEB
10:25
Yaasiin Halyeey
Рет қаралды 30 М.
XAYATI QURUX QISO KALAY NALA DAWO😍🤩🤩
8:12
UMU FARHIYA CHANNEL
Рет қаралды 30 М.
BUSKUDOW LABEEBOW ANIGA MAKA AYAA HOY II AH ADIGANA PARIS
10:30
Yaasiin Halyeey
Рет қаралды 17 М.
ISMACIL HANIYEH | SIDA LOO KHAARIJIYAY | 'WAXA LOO ADEEGSADAY'
12:38
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 35 М.
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 37 МЛН