kaskeey heestii hibooy

  Рет қаралды 54,574

cabdullahi ilkacase

cabdullahi ilkacase

Күн бұрын

heesta waxaa horay u qaadey maxamed saleeman tubeec

Пікірлер: 33
@maanmohamed
@maanmohamed 7 ай бұрын
Waa habeen sabti soo galeyso 08/12/2023 Waxaa ku suganahay magaalo xeebedka hobyo ee gobolka mudug. Gitaar ka shanqar tiisa ii baxeysa layr yaro qabowna dhanka badde iiga socota waa jawi isku qoofalan❤
@mohamed-dx8lr
@mohamed-dx8lr 8 ай бұрын
MEESHU WAA Nairobi codku waaa Abdiqaadir kaskay Kabankina A A Jarmal 1900 ilaaa 2000 Waqti xusuus mudan
@husseinali4174
@husseinali4174 4 жыл бұрын
Waa wiil dhalinyaro ah oo ka yimid Guriceel oo ku taal Galmudug bartamaha somaliya geeska afrikada Bari, codka kaskeey iyo laxanka cajiibka ah ee rogaal waxaan ku dhagaysanaya wadanka faransiiska ee ku yaal Galbeedka qaarada yurub magaalada ugu wayn wadanka uguna dalxiiska badan aduunka ee Paris, saacadu waa 12:00 habeenimo oo go'an,
@user-mv3yw8xy3u
@user-mv3yw8xy3u 4 жыл бұрын
Wll laxanku waa aroor ma,ahan rogaal farqi wayn ayaana u dhexeeya anyway aan ku wada raaxaysano fankii cajiibka ahaa oo maanta sii dabar go,aya
@mohamed88466
@mohamed88466 2 жыл бұрын
Waar meesha Isaga tag ilaahay baa Wax dhaama Ku siine
@mohamed88466
@mohamed88466 2 жыл бұрын
Guriceel argagixiso uun baa Ka soo bixi jirtay Dad nolosha ogol kuma aqoon
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
Tubeec ninkuu gacanta ka taagay Macalimuu Cabdiqaadir kaskey Kabanka cabdicasiis Jarmal mar walba waa on point 🔥😘
@mohamed-dx8lr
@mohamed-dx8lr Жыл бұрын
Nacam taasa been ahayn
@ismailxamud7143
@ismailxamud7143 Ай бұрын
waa Habeen axad soo galayso 22 Jun 2024 markii ugu horeysay ee aan dhagaysanayo
@mohamed88466
@mohamed88466 Жыл бұрын
Waa wiil soomaaliyeed ka yimid gobolka sool , Somalia Waxay wehel ii tahay heestani caawa anigoo kaligay maraya meel madow roobna da'ayo magaalada Louisville, Kentucky USA 23 may 2023
@user-hm2yg2le1j
@user-hm2yg2le1j 2 ай бұрын
Hada ayaan freeway seattle ku dhegeysanaayaa.
@AHH677
@AHH677 2 жыл бұрын
Kaskeey, haddii aanan xushmeeyneeyn faniinti waaberi Waxaan Ku dhihi lahaa You are the best ever Somali singer.
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 3 жыл бұрын
Cabsicasiis Jarmal waa nin aad u gacan macaan runti ✌🏾
@logannnnnn930
@logannnnnn930 5 жыл бұрын
Waa habeen jimce ah Sanadku waa 2019 heestu waa aroor iyo kaskey jawiga nin ila arkaya moyane waxba idinka shegi kari maayo #waxkale
@somalijecelsomalilover4141
@somalijecelsomalilover4141 3 жыл бұрын
Waa habeen jumca ah, sanadku waa 2021 ka.
@mulkiosman2119
@mulkiosman2119 2 жыл бұрын
Enjoy
@sadam8268
@sadam8268 4 жыл бұрын
Waa wiil dhalinyaro ah oo kunool Australia waliba galbeedka Australia magaalada Perth,waxaan reer hargeysa saacadu waa 3pm codku waa kaskeey heestu waa hibo.waa maalin jawi wanaagsan.
@mahadosman3668
@mahadosman3668 4 жыл бұрын
Waa wiil dhalinyarda cuslatay ah oo kunool qaarda North America USA midwestka Minneapolis MN cidka macaan abdulqadir macalin kaskeey iyo hesta hibooy waxaan ku dhaleysanayaa truckgayga dhaxdiisa 11:30 PM sanadka 2020
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
*Isaga iyo Abdi diini iyo Nuur Eebo Rag La mid ah Kuma hayo Fanka!*
@AHH677
@AHH677 Жыл бұрын
Nuur eebbow Kaskeey Ishaad Ka tuurtay sxb Cabdi diini waa kee walaal?
@kingkamalahmed.jabman.5283
@kingkamalahmed.jabman.5283 3 жыл бұрын
Great Legend
@alisaid2008
@alisaid2008 4 жыл бұрын
Heesku waa hibo codku waa kaskey kabanka c.casiis jarmal tumbuga ooyaaye
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 3 жыл бұрын
The young tubeec kaskey caadi ma aha.
@makeupartisthibo7794
@makeupartisthibo7794 3 жыл бұрын
Mia name ❤👑
@somaliasomalia7925
@somaliasomalia7925 4 жыл бұрын
Kaskeey hibo si wanaagsan baad u qaaday heesta
@abdimohamed5067
@abdimohamed5067 4 жыл бұрын
Codka kaaskey kabanka jarmal goobtu nairobi kenya sanadku waa 1999 sidaa ula socda maryooley
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 3 жыл бұрын
hhhhhh🤣🤣🤣 Waan la socona sxb lkn aad ha ugu mashquulin maryooley.
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 3 жыл бұрын
🙏🙏😂😂Wad u jawabtay
@mohamed88466
@mohamed88466 2 жыл бұрын
Adigu maryaha maad dhigatay " maryolaawe "
@luulhassan7154
@luulhassan7154 Жыл бұрын
@@mohamed88466 waad iga qoslisay walee
@luulhassan7154
@luulhassan7154 Жыл бұрын
@@mohamed88466 😂😂
@mohamed-dx8lr
@mohamed-dx8lr 10 ай бұрын
NAIROBI & 1991 CODKA KASKAY KABANKA JARMAL PONGADA OOYAAYE WAQTI WANGSAN
Abdiqadir Kaskey iyo Heestii Ambiyo
8:08
nvr4getyou
Рет қаралды 531 М.
KASKEY KABAN MACAAN AH HEESTII NAFTA ARAMIDA
7:12
GorGor Media Production
Рет қаралды 125 М.
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 63 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 15 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,6 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 84 МЛН
Kaskey  Hees Intisaar
10:06
Videos 4Relaxations
Рет қаралды 2,2 М.
Maxamed Saleebaan Tubeec Hees "Hibooy"
3:23
Omar Mohamed
Рет қаралды 93 М.
Somali Lyrics Song Codkii Abdulqadir Kaskey heestii Canabeey
8:49
Mrburistar Buriboy
Рет қаралды 48 М.
Kaskey - Nin Haween Jeclaaday
9:36
Mahad Goraa
Рет қаралды 72 М.
Ugaaso
10:10
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 21 М.
AUN MAXAMED SALEEBAN TUBEEC HEESTII HIBO QAACI
9:25
SOMALI MUSIC & CULTURE
Рет қаралды 30 М.
HEESTII HIBOOY LYRICS  BY X K  MAGOOL & SALAAD DERBI
6:58
WIIL JALAQSAN
Рет қаралды 6 М.
Kaskey - Intisaar
10:05
liban farah
Рет қаралды 475 М.
**Yassin Axmed Digfeer Ahun | Heesta Hibo
7:00
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,6 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 63 МЛН