AUN MAXAMED S TUBEEC FT FAADUMO CABDULAAHI MAANDEEQ | GURYO SAMO | HEES QARAAMI XUL AH + LYRICS

  Рет қаралды 2,185,794

SUUXAYE LYRICS

SUUXAYE LYRICS

2 жыл бұрын

#Tubeec #GURYO_SAMO #SUUXAYELYRICS

Пікірлер: 292
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 7 ай бұрын
Axeey ax caawaan ku mirqaamayaa 06/12/2023 habeen Khamiis ah 8:45 ayaan dhagaysanayaa waa hees dareen leh runtii hadaad iga danbayso like ku qabo.❤
@usaamemaxamuud599
@usaamemaxamuud599 4 ай бұрын
Sxb marqaamka haiska bdin
@zaimazultan193
@zaimazultan193 Жыл бұрын
Gaabsan maaye waxan gocNaya inaa laba gayaano is afgarata noqonee 🥺2023 long life dadkeygow
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
10 sano kadib ban dib u so xusuustey hestan😍 Qaraamiga dhiigeena ayaa ku shaqeeya xaqiiqdii.
@khaalithtaiga6155
@khaalithtaiga6155 Жыл бұрын
Hargiesa ayaan joogaa sacaduna waa 12.12 am habeenimo , qol mugdi ah iyo kalinimo, iyo wehelka heesta aadka u macaan. 2022.08.08 , isniin Xusuus qaali ah
@xafsougaas6622
@xafsougaas6622 Жыл бұрын
Ane 9/1/2023 12.00 habeenimo muqdish waxan rajayna in aad nabad qabto
@asmaismacil9605
@asmaismacil9605 Жыл бұрын
Alle ha aqbalo
@Harvest34306
@Harvest34306 Жыл бұрын
@@xafsougaas6622 tariqdaa lama gaarin
@maxamadabdulaahi3092
@maxamadabdulaahi3092 2 жыл бұрын
Ax yaa jacel😥💔 13/01/2022 wey igu zocotaa heestu wixi iga dambeeya like illaahayow noo gargaar🤲🤲🤲
@mohaaden6166
@mohaaden6166 2 жыл бұрын
Amiin saxib.
@mizki6831
@mizki6831 Жыл бұрын
Aamiin
@abdifatahkorane
@abdifatahkorane 9 ай бұрын
​@@mohaaden6166aqq❤
@mtofficial2953
@mtofficial2953 Жыл бұрын
Guryo-Samo waa hees qaali ah Erayadii AUN Dhaqtarkii jacaylka maxamed Cali Kaariye Laxankii xasan garayd Codadka baxsana wad wada garanaysan AUN boqorkii codka IYO Maandeeq Alla maxay hees tahay!❤️💯
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 Ай бұрын
Heestaan waxaa curiyay sida saxda ah AUN abwaan Cabduqaadir Cali Cigaal, laxankana waa AUN Maxamed Saleebaan Tubeec. Ee ma ahan sida moday saas ula soco Jaale
@farhanalmani1772
@farhanalmani1772 2 жыл бұрын
Galoof= waa hasha an caloosha ilmo ku sidin. Guul-ooman= markay xooluhu ceelka usii dhaxaan aya la dhahaa Guul ooman
@fadumoabdisalam6918
@fadumoabdisalam6918 2 жыл бұрын
Galoof wan gartay guul ma fahansaneyn wad mahadsantahy
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 2 жыл бұрын
@@fadumoabdisalam6918 guul oman: waxa loo adegsan jiray barigi hore badiyaha madama somalidu xolo dhaqato ehed waliged marka xolaha ceelka lookexeyo si biyo loga soosiyo hadana celku said uga fogyaha laga yaabo marka loosi wado iney 2 malin ugu yaran wadada kusii jiran markas dhexda hben lagu nasto mel xolaha iyo dadkuba cunto lagu karsado #guul_Oomane layiraa marka wllo inad fahantay rajaynaa
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 Жыл бұрын
Galoof neef geel ah. Hal aan irmaanayn ama riman dabcan. Gaane: Gaane waa geel aan irmaanayn.
@dasara4124
@dasara4124 6 ай бұрын
Meesha geeljire.isku.heley😉
@xaragoxaaji1782
@xaragoxaaji1782 2 ай бұрын
😂​@@dasara4124
@maxedjamamaxud2865
@maxedjamamaxud2865 2 жыл бұрын
Remember 😢😢😢😢 15/7/2022 hadaa iga damaysay waa ku salaamay 😉😉
@zuhaybmahamet7659
@zuhaybmahamet7659 Жыл бұрын
Waan kaa qaadny
@ahmedcaabi9175
@ahmedcaabi9175 Жыл бұрын
Faadumo cabdilahi kaahin "maandeeq" Waa fanaanada aan ugu jeclahay iyada iyo khadra daahir AUN.
@farhanofficiall3452
@farhanofficiall3452 5 ай бұрын
Geedkii jacaylka Guntiibaad ka jartee😢 Xanuun weynaa qof Soomaray uunbaa dareemaya Xaaladan Waqti waqtiyada kamida waan soo maray xaaladan Alxm Intii Xaladaa ku jirta Alle haka dul qaado Kurbada 29 january 2024 ayaan ku dhagaysanayaaa Hargeysa Gaar ahaan Hotel cawo dhalad agtiisa
@kaafimalaysia4643
@kaafimalaysia4643 Жыл бұрын
Waa hees aan caadi aheyd 29/04/2023 qofkii iga dambeya like ta ❤❤
@misterniceguy67
@misterniceguy67 11 ай бұрын
It kills me we didn't appreciate what we had until it was all gone. I believe Maandeeq is still alive and needs you (yes you and me). Please help our heritage (what is left). Alla ya Raha intii dhimatay - intii nool - waa in aan saacidno. How you can help them is up to you. You find a way. May be Hereri can help us organise o urselves to help all somali musicians, regardless of location or tribe. I do appreciate that Hereri wne to see Amina Abdilahi and other Somali legends. I salute you big guy.
@iqraali8188
@iqraali8188 9 ай бұрын
❤❤🎉🎉
@kaafimalaysia4643
@kaafimalaysia4643 9 ай бұрын
@@iqraali8188 h
@user-zi1bg8sv8s
@user-zi1bg8sv8s 4 ай бұрын
Who is listening 2024 🎉
@aminanurashireh5043
@aminanurashireh5043 4 ай бұрын
Me❤❤❤
@user-zi1bg8sv8s
@user-zi1bg8sv8s 4 ай бұрын
@@aminanurashireh5043 2025 no balan ah Walshei 🥰🤍
@Mustafeabdalle11
@Mustafeabdalle11 4 ай бұрын
Me😂
@abdikafialiissack5669
@abdikafialiissack5669 3 ай бұрын
Me
@Ceyni915
@Ceyni915 2 жыл бұрын
Waaa hees halasiya 26/2/2022 qofki iga dambeyo like sar
@abdirisaaqsiciid879
@abdirisaaqsiciid879 2 жыл бұрын
Haye haye
@faysalabuukarmaxamed7202
@faysalabuukarmaxamed7202 2 жыл бұрын
Z s⁰
@aminoluulay5027
@aminoluulay5027 Жыл бұрын
@@abdirisaaqsiciid879 is qaba wfiyahay can ay raxa
@axmadmaxamed7330
@axmadmaxamed7330 Жыл бұрын
Aad io aad
@mohamedhusseinahmed3060
@mohamedhusseinahmed3060 2 ай бұрын
1q111qqq1 you❤q1❤​@@faysalabuukarmaxamed7202
@user-nt1rf6dc5k
@user-nt1rf6dc5k 2 ай бұрын
Allhko naxaristo booqorka codka halasi hes iga yabisay Gabsa nayo waxan gocanaya inan lawa gayano is af garata noqone❤😊
@karamoige5268
@karamoige5268 7 ай бұрын
What a amazing song.! Tubeec iyo Maandeeq Maxay inoo Raaxeeyeen. Still listining 16/12/2023 4:46am Habeen sabti ah,iyo Magaaladii xadaarada iyo aqoonta Ee Boorame. ❤️🎻🔥
@sharmaarkecalicabdi5613
@sharmaarkecalicabdi5613 2 жыл бұрын
Wow! Axyaa cod boqorka codka Tubeec iyo Maandeeq Yaa Salaam😍🥰❤
@munakhayrofficalchannel8001
@munakhayrofficalchannel8001 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@kingmoha8874
@kingmoha8874 Жыл бұрын
Waa hees another level ah 07/03/2023 qofkii iga danbeeya like isaar
@jonasmk8231
@jonasmk8231 Жыл бұрын
An other level
@cabdulahi753
@cabdulahi753 Жыл бұрын
Ax ax jaceyl baan dareemay inta iga danbeyso like iska sar
@januarySl2024
@januarySl2024 3 ай бұрын
Waa codka dahabiga ah ee Boqorada Codka, Faadumo Cabdillaahi Maandeeq !
@apdisalan276
@apdisalan276 2 жыл бұрын
Axey ax wllhy heestan way igu socota 26/7/2022 hapen arpaca ah hadad iga danpaysay like isaar ♥️😥
@qadromalta6604
@qadromalta6604 Жыл бұрын
Waxan dhagaysan jiray anoo ah 18 years 1969 caawa oo aan jogo ottowa 11/9/2022 alle haydin naxariisto our hoobal
@nasraabdi4249
@nasraabdi4249 Жыл бұрын
❤aameen momy ana 2023 anoo 18 jir ah dhgysanaya
@aminaaweys1524
@aminaaweys1524 Ай бұрын
Aduuun
@AbdinassirAbdullahi21
@AbdinassirAbdullahi21 15 күн бұрын
@Qadromalta6604 wali manooshahay ayeyo
@axlaamabdi6710
@axlaamabdi6710 4 ай бұрын
Hadaaa dhageysanaa oo leh rajooyin badan rabana inaa guleysto i.a. 7 March 2024😢
@jonasmk8231
@jonasmk8231 3 ай бұрын
😊
@sharmaarkenurmacow6931
@sharmaarkenurmacow6931 Жыл бұрын
Heestaan xasus gooni iguledahay bal qofki igadanbeyo ee dawadaa 16:08:2022 16.08uhr like 👍 bac
@sharmaarkenurmacow6931
@sharmaarkenurmacow6931 Жыл бұрын
🤗
@faaraxkulankulan186
@faaraxkulankulan186 Жыл бұрын
Filim to and including 0999
@faaraxkulankulan186
@faaraxkulankulan186 Жыл бұрын
50mins
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 2 жыл бұрын
Waa riwaayadii Aabahay Ka Samraye Ee Adiga ee curatay sanadkii 1973kii
@jamajokar
@jamajokar 2 жыл бұрын
Best Song Maxamed Tubeec alle haw naxariisto
@qasimabukar7488
@qasimabukar7488 2 жыл бұрын
Erayadii Abwaan Maxamed Cali Kaariye Laxankii Xasan Gareed Muqdisho 1973
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 Жыл бұрын
Axsan cod weeye Habeen xasuus mudan Oo aan madaxa la baxnay Anigiyo azxaabta Sacaduna tahay 11:39 Tariikhduna tahay 24/6/2023 Cidii arafo ayaamo yar ka hadhsan yihiin cdii iga danbaysay like ha ila dhaafin ❤🎉
@bishaaraddegaming2856
@bishaaraddegaming2856 2 ай бұрын
Who's watching 2024😊❤
@osmanahmed9761
@osmanahmed9761 9 күн бұрын
I'm watching today...
@nasracali4509
@nasracali4509 Ай бұрын
2024/06/17. Anniga iyo Hooyaday baa si wada jir ah u dhagaysanayna waxaan jaraynaa muqumad/ Oodkac Hooyo ayaa cod wanaagsan kula qaadaysa Eebbe cimriga ha u barakeeyee. ❤ Intiina iga danbaysa Like ii saara❤
@axlaamabdi6710
@axlaamabdi6710 4 ай бұрын
Gargaar wacan alahayow Gacma furan alahayow 7 march 2024 😢
@zamzamabdisalan1078
@zamzamabdisalan1078 Жыл бұрын
Anoon ku garaabeyn gadhka hay qabaniine😏 guur wacan allahayooow😭🤲 gada rabo allahayooow🥺
@aziizamahmudaziizamahmud5182
@aziizamahmudaziizamahmud5182 2 жыл бұрын
Gaargaar wacan allahayow gacma furan allahayoow🤲😰😰
@salmaancade7781
@salmaancade7781 Жыл бұрын
Wa malin sabti bishuna tahy 5 november 2022 sacaduna tahy 10 :18 barqanimo safar so qaatay 4 maalin iyo 4 hapeen ugu danbyn malinti 5 aya zo galnay caasimada dalka muqdisho alxm hestan 5maalin aan jidka kuzo jirnay gaariga caasi ayay noga shidnayd tubeec iyo mandeeq alla raxma marxuminta😘
@user-zi1bg8sv8s
@user-zi1bg8sv8s 4 ай бұрын
Hesta waxan ki xasustaa subax aan Beer so limeynay adiga iyo team dhan Oon asxab nahy babur ayan sii darnen Markas ayaa naloo daray waxey ahed 2019 mugud from to xaradheere 🥹 Cwada ayan so boqdayy teamkii aan Berigas wada socon jirnay cawad oy thy 2024 mid kama hayo rag jogis tis Waqtigaa diiday lkn wlhi zhaapo qaali ah ayey ahayen the legends 🫡noloshu idima xumeyso 😍🎸
@raaghenuur3228
@raaghenuur3228 8 ай бұрын
18 nov 2023 iam joining this song ❤
@Maariish4444
@Maariish4444 Жыл бұрын
8/3/2023 Saacaduna tahay 12 habeeenimo Waxan dhex joogaa magalada taleex oo ah xaruuntii daraawishta halkaas aan qol dad badan ku joogno oon erifoon ku dhagaysanayo heestaa Dhinacayga dadbadan way joogaan lkn saasay tahay waxan dareemayaa kalinimo iyo wehel la'aan iyo inaanan haysan naftu naftay ubaahnayd😭😭😭 Alle haisu daayo laba kastoo nolosha isku fahmay inta aan haysana alle hasiiyo🤲🤲
@farahabdirahman7868
@farahabdirahman7868 11 ай бұрын
Taleex nagu salan
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 10 ай бұрын
Darwiishada keligaa matihid I am with you
@Tubeec699
@Tubeec699 Жыл бұрын
Heestaan qofwalboo dhaawac jaceyl qaba niyad dhis iyo dawo ayeey utahay wallee South Africa ayaan ku dhagaysanaya Tue, 28 feb
@muumincade7827
@muumincade7827 6 ай бұрын
10/1/24 ❤ berbera mu'minka habeen Taariikhiya.
@dekasaeed654
@dekasaeed654 6 ай бұрын
7jan 2024 subax axada xafiiskayga fadhiyaa gurya samo allahayoow😢❤
@Faadumomohamed123-l2u
@Faadumomohamed123-l2u 4 күн бұрын
Gaadhi meyside waxa kula gudbon inaad ka gaabsatayoo nafta samir ugeysee💔😢
@user-sp1dp5sh2o
@user-sp1dp5sh2o 6 ай бұрын
❤shariyo wanag go aysee ha iiooyin naya😂❤
@Sir-ahmeth
@Sir-ahmeth 2 жыл бұрын
codadkii mohamed saleeban tubeec iyo faadumo cabdillahi maandeeq ereyada waxaa iska lahaa Mohamed Cali Kaariye 1973 iyo tiyaatarkii qaranka ee Magalada muqdisho
@jonasmk8231
@jonasmk8231 Жыл бұрын
Boqorka iyo boqorada codka Maxamed Saleebaan Tubeec iyo Fadumo Cabdilaahi Kaahin Maandeeq ❤️
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 3 ай бұрын
Maandeeq boqorada Codka ❤
@AbdiraxmanCade
@AbdiraxmanCade 4 ай бұрын
Alla"hu naxariisto aamin
@ikrnalihasan7693
@ikrnalihasan7693 Жыл бұрын
22/12/2022 12:36 habeen badh allahayow qalbiga iiqabooji oo waxn ku qanco isiiii am feeling heart 💔
@azuumohamed1596
@azuumohamed1596 Жыл бұрын
Cajiib kawrn anigana cwa 24/12/2022 12:20 ayaan dhageysanaya habeen sabti so galeyso jimcana baxay😢😢
@user-qd7xn9kn4u
@user-qd7xn9kn4u 4 ай бұрын
Iisoo duceeya zxpyaal Jayl mahaystee
@aaminasiciid2659
@aaminasiciid2659 2 жыл бұрын
Allah naxariistii jano haka waraabiyo 🤲
@LihleNukani
@LihleNukani 2 күн бұрын
Xasuustii al fanaan tubeec iyo mandeeq /21/7/2024 litaariiq
@iqruushbea5950
@iqruushbea5950 2 ай бұрын
Reero qaraami ma ahaan jirin 2022 wixi ka horeyee lkn hada wayeelada kubiirey 😭😂😭😂
@mohamedhaji356
@mohamedhaji356 Ай бұрын
Caawa 16-ka Jun 2024 ayaan dhageysanayaa, iyada oo la hadla haayo iyo qabrigii Tubeec laga soo faago Iskool Buliiziyo, Muqdihso. Tubeec Jarmalkaa laga soo qaaday meydkiisa, si dalkiisa loogu duugo. Jarmal ma dalbanin, Berbera uu ku dhashay, Burco, Hargaisa iyo Djibouti uu aad u jeclaana ma dalbanin. Caasimaddiisa uu dlabaday. AUN!.
@user-cu3or3ii9l
@user-cu3or3ii9l 15 күн бұрын
J aime vraiment les chansons somalie et soutien tt les artistes djib somalie
@Sara-ed7ol
@Sara-ed7ol 2 жыл бұрын
05/01/2022 weli waa classic heestaan 💕
@user-nm5oc2mb2b
@user-nm5oc2mb2b Ай бұрын
Waa hapen taarikhiya 20/6/2024 hapen jimce ah Waxan joga Jigjiga kaligay ayaa dhagaysanaya o ku mirqaamaya
@sharmaakempape2700
@sharmaakempape2700 Жыл бұрын
waa maalin aan qof aan dareen way u qabay oo uu iga jeeday ayaan heestan la kulmay waxa ahay ahayd galap sariirta qolkayga ayaan iska fadhiyay lkn habeenimadii galapta ka horaysay ayaan qofkii aan dareenka u qabay massage u diray lkn si aan u bogin iiga soo jawaabay heestan waxa ay ahayd marka aan dhageysanayay taariikhdu 10 February 2023 malintu Friday time 5:04 ahayd
@nourhassan1524
@nourhassan1524 5 ай бұрын
Old is god 2024 Feb 16
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 2 жыл бұрын
Heestan Maandeeq ayaa la qaada Erayada waxa leh Maxamed Cali kaariye
@SayidCali-em6dj
@SayidCali-em6dj 13 күн бұрын
Heestan markan dhagaysto waxaan aad u jeclada noloshayda aamina ali aad baan u jeclahay Guri wacan allahayoow Gedan rabo allahayoow. Yaa ila dawanaya maalin arbaca ah 10 7 2024 . Like ii sara
@ayananita5551
@ayananita5551 2 жыл бұрын
Gaadhi meysde waxa kula gudbon inad ka gabsatayo nafta samir u geysee💔🥺💔😪 Ax 💔 29/7/2022 Malin jimco ah 🤞
@daahiromar887
@daahiromar887 Жыл бұрын
Gadmayoow daraadaaa Goohayoo Olaloo
@ayanlefarah2452
@ayanlefarah2452 Жыл бұрын
Wxn ayaa laga dhahaa jecal dhab ah🥰
@abdulfatahqarshe476
@abdulfatahqarshe476 Жыл бұрын
Ahey ah hees qaaliya hargeisa yaa salaam suuxaaye thanks 🙏
@alisaid2008
@alisaid2008 2 жыл бұрын
Mirihii m.c.kaariye laxankii x.gareyd cadka m.s.tubeec iyo maandeeq
@updyfatah4983
@updyfatah4983 2 жыл бұрын
Legend Mohamed suleyban Tubeec AUN Aapo😭
@saeedgeele2053
@saeedgeele2053 2 жыл бұрын
Awhen he was young he lived next to my grandmother in miye allah yerhamhom
@jamalkhalif7058
@jamalkhalif7058 8 ай бұрын
waxan jooga gobolka shebeleda hoose wa maalin khamiis ah bishu wa 23 november 2023 waa dhul aad u roobsadsay oo doogu isku baxay oo dhirtu kala nooc nooc tahay oo beero wadani kuyaalaan biyuhu meel walbo jiifaan naacawda dhacaysa iyo jawi qurux badan rubtii meelo badan oo aan dunida kasoo maray ma arkin meelka qurux badan meeshaan majoogo magaalo wa badiyaha wanla wayn dhul aadu qurux badan ilahay wadankeena nabad haynoga dhigo
@dekasaeed654
@dekasaeed654 7 ай бұрын
anigana puntland somaliya lkin tariikhdu waa isku mid 23/dec/2023❤
@mumtazmahamed7558
@mumtazmahamed7558 Ай бұрын
👌 wooow midho xikmad iyo xarago leh
@xaajisuuriyaan952
@xaajisuuriyaan952 2 жыл бұрын
Maaandeeq iyo tubeec erayadii maxamed cali kaariye AHN
@abdirizakbashir5781
@abdirizakbashir5781 6 ай бұрын
Old is Gold. 2024 and still rocking
@abdia.ibrahim7082
@abdia.ibrahim7082 Жыл бұрын
Waad ducaysan tihiin oo heesahaan taariikhiga iyo qoraalkooda ood noogu tabarucdeen wax la qiimayn karo ma jiraan. Ilaahay ha idiinku garab galo.
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Guryaa sama allahayoow
@MaxamuudCabdiwali
@MaxamuudCabdiwali 3 ай бұрын
❤ cawaan dawanayaa tarikhdu tahay 1 -4-2024 intii aragtaa like 👍 ta ha ila dhafina
@jonasmk8231
@jonasmk8231 3 ай бұрын
😊
@misky9023
@misky9023 15 күн бұрын
Hees qiima leh oo erayo wacan yaa dhagaysanaya 9/6/24 ❤ 11.30 UK
@munahassan4155
@munahassan4155 Ай бұрын
Who ever remember this song in 2024
@AyanAli-ve9tp
@AyanAli-ve9tp 8 ай бұрын
Heestan wxn u dhegysnaya jacayl aan wali guul dhaba laga gaadhin alle ha igu simo guusha runta ah ee aan sugyno waa 22/ 11 2023 malin arbaco ah 8:32 daqiiqo
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 11 күн бұрын
2024 bishii 7aad wadankeena ilaahay hanoo amaansado
@Cartan7
@Cartan7 2 жыл бұрын
guul ooman waa xoolo ceel aroor ah oo habeen xero u dhaxa
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 Жыл бұрын
Woow woow yaa salama inab caadi maha heestu ale ha unaxariisto maxamed
@moeawale4891
@moeawale4891 2 ай бұрын
Xusuus wayn Radio Muqdishu barnaamijkii galabtii ee i maqashii i madadali 1970s and 1980s.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Waxaanooo dhan latirinaayoo laqaadaayoo imaanaayaanoo waa un sababo iyo Arin jirtayjirtoo jiaysana Nololba inti nool aaqiroooooo janno.loo shaqaysto ma ahoo hee.iyaaa aaaquraaana ka wanaagsan duni eaxay tahay maleh jano loo shaqaysto waaye.meeqaa itaqaanay ana is aqaaney aaway maleh.qaatimkkhayr tawbah yaaa rabi.aww
@mussaali5239
@mussaali5239 Жыл бұрын
Amazing 👏! Mahadsanid !
@abdia.ibrahim7082
@abdia.ibrahim7082 Жыл бұрын
Ilaahay ha noo daayo Maandeeq
@MariaAbdisalansheik
@MariaAbdisalansheik 3 ай бұрын
GuuL wacan Alahayow gedaan Rabo Allahayow😢
@madhibaangaraad-hawiye8469
@madhibaangaraad-hawiye8469 Жыл бұрын
Awoowgay Tubeec allow ku naxariso🤲❤️🦁
@rahmaissllaam4089
@rahmaissllaam4089 9 ай бұрын
Gargaaar wacan Allahyow Gacmo furan Allahayow❤
@apdirizakiroapdirizakiro625
@apdirizakiroapdirizakiro625 6 күн бұрын
Haaye haaye whi is listening in 2024
@mohamedfarey5341
@mohamedfarey5341 Жыл бұрын
Allaha unaxaristo 😭 tubec
@adamaxmed5280
@adamaxmed5280 2 ай бұрын
Heestan anigo oo miyi jooga xili aan kuqiyaaso 1996-1995 ayaan aroosyada miyiga laga qaadijiray galabta oo taarikhdu tay 2/5/2024 saacadunatay 4:52 galabnimo khamiis tay dhagaysanayaa waa hees aan xasuuso badan kuxasuusan doono waayo wax waan jeclaada laakiinse kuma guulaysto mana qiyaamo qofkaan markaa wada socono ee isaguunbaa iskataga sababtana magaranayo lknse alle waxaan karajaynayaa in aan kugulaysto qofka hada wadasocono ee cidii massage kaygaa akhrida ee igadabaysa aamiiinta iiso marra inshaa Allah alle hawnaxariistee tubeec iyo mandeeq oo hada nool kuna nool Hargeisa somaliland
@hawanature9053
@hawanature9053 7 ай бұрын
29 novembre 2023 waane dhaqeysat axx Jacayl😢😢😢
@cmeggeh6259
@cmeggeh6259 2 жыл бұрын
waa maandeeeq gabadhu quule salay ahaaa 🙈🙈
@xilkascabdullahi2836
@xilkascabdullahi2836 Жыл бұрын
22/12/2022 8:30 hbnimo 😰💔 Haben Allahayow Gumshii Allayhow
@macalinkaxisaabta3868
@macalinkaxisaabta3868 2 жыл бұрын
Hala yaa hala 21/02/2022 1:10 pm at arabsiyo district
@Shugrihashi1436
@Shugrihashi1436 11 ай бұрын
Xusuus Radio Ethiopian❤
@abdirahmanyouzuf3784
@abdirahmanyouzuf3784 9 ай бұрын
06-october-2023 1:23 Habeenimo
@aslijimale9371
@aslijimale9371 2 жыл бұрын
Gamshii ma ii sheegi kartaan macnaheda fadlan
@axmed_deeq
@axmed_deeq 2 жыл бұрын
Gamashi, gamashiin ama gamashiyi intaba waa la dhahaa waana xilliga naqu cadaado oo xooluhu caano yareeyaan. Waxayna leedahay gu' iyo gamashiba gaadhimeysid. Waa deyro xun oo ay u dayrineyso calaa kuli xaal inaabti.
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 жыл бұрын
@@axmed_deeq 😀✅ afka hooyo dee qani baad ka thy inaabti
@axmed_deeq
@axmed_deeq 2 жыл бұрын
@@fardushurre1668 Mahadsanid inaabti.
@mohamedakadir3536
@mohamedakadir3536 2 жыл бұрын
@sadam
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 жыл бұрын
@@axmed_deeq adigaa mudan inaabti madaamoo qaamuuska afkeena haysid
@ayaannuur7157
@ayaannuur7157 10 ай бұрын
Guryaa sama allhayow geedi wacaan allhow😢
@khalidahmed534
@khalidahmed534 Жыл бұрын
Hees Iyo badh weeye 3/09/2022 Addis Ababa kudhageysanaya iyo maalin jawigeedu wanagsanyahy
@nagmaaydarus9364
@nagmaaydarus9364 Жыл бұрын
Geedi roon allahyoow😢
@jaajchannel
@jaajchannel 2 жыл бұрын
Waa Maandeeq iska sax halkaas
@garYaqaan17
@garYaqaan17 11 ай бұрын
Guryo samo allahayow🤞🏿❤
@daacadyare7791
@daacadyare7791 Жыл бұрын
Waxaan soo jeedeen lahaa sharaxa ereyada cusub in aad kusoo yara dartaaan
@MaalinMadaxeu
@MaalinMadaxeu Ай бұрын
hees hees dhaaftay
@mahamudmuxumed1106
@mahamudmuxumed1106 6 ай бұрын
14 /01/2024 days Amaya ❤❤❤❤😢😢😢😢
MAXAMAD S TUBEEC | HEESTII BARNI | HEES QARAAMI XUL AH + LYRICS
8:14
SUUXAYE LYRICS
Рет қаралды 134 М.
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 10 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
BEST SONGS OF CUMAR DHUULE CALI TOP QARAAMI
26:04
MUQDISHO MEDIA CENTER
Рет қаралды 136 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,2 МЛН
MAXAMAD S TUBEEC | HEESTA CAJABEEY | QARAAMI XUL AH + LYRICS
8:05
SUUXAYE LYRICS
Рет қаралды 1,6 МЛН
gaywarow ||heestii yaanan jabin daraadaa
9:08
Ilyaas Abdirahman📸
Рет қаралды 1,6 МЛН
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1 МЛН
MAXAMAD S TUBEEC | HEESTA GUFAACO | HEES QARAAMI XUL AH + LYRICS
6:49
SUUXAYE LYRICS
Рет қаралды 1,7 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,3 МЛН
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA CABDOW BARISAMAADKII/INUU BEER JACAYLOO
9:38
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 887 М.
Әділет Жауғашар & SUNDET MUSLIM - Бір оқиға [M/V]
3:05
Әділет Жауғашар
Рет қаралды 95 М.
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 14 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 495 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 6 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 667 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 123 МЛН