kastam iyo amina kuluc

  Рет қаралды 6,768,738

hormal22

hormal22

Күн бұрын

heestan waxa sameeyay abwaan siciid sheekh(ILKO JIIR]

Пікірлер: 3 300
@dumarkaabaabdi986
@dumarkaabaabdi986 Жыл бұрын
2010 Ayan heskan aniga iyo saxibkey dhagaysan jirney 11 sanoo ka dib manta wan iscalfaney wilkii an isl adhagaysan jirney hestan alxamdulillah waxa noo joogo sadex ilmo marlabad ayaan cawa aniga iyo asagu so wada jira udhagaysaneynaa 7 November/2022. Inta iga danbeysaay dhayal maha cashaqu ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@saynabcabdi1090
@saynabcabdi1090 Жыл бұрын
Isku warraa walshay qali manshalalah ❤❤
@shamsobarre5678
@shamsobarre5678 Жыл бұрын
Hambalyo abaayo waxaan kuu rajeyna nolol farxad leh
@mustafesiciidismaaciil357
@mustafesiciidismaaciil357 Жыл бұрын
Nolol farxad leh enshallh walall❤😊
@halimaabdulaahi3009
@halimaabdulaahi3009 9 ай бұрын
M.a🥺🫶🏻
@naviiza_abdi944
@naviiza_abdi944 4 ай бұрын
2024 🎉 ma isla jogtan😂❤ilah ha isku kindayo❤
@mohamoudbuuhoodlaawi1243
@mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 жыл бұрын
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂
@engrzakariemohmoud5577
@engrzakariemohmoud5577 Жыл бұрын
eeeg hadana wakane wecel kk balantio kadobax ayaa kk sxb wakusalanay lkk
@cilowali4662
@cilowali4662 Жыл бұрын
Sacadu 9:16 hbnimo 2022 17 October 😢
@cilowali4662
@cilowali4662 Жыл бұрын
Aad iyo aad sxb 😢❤
@nimcoismaacil2735
@nimcoismaacil2735 Жыл бұрын
#'jjqf
@nimcoismaacil2735
@nimcoismaacil2735 Жыл бұрын
@@engrzakariemohmoud5577 werugmbnk bnvdzhdoufhddggxxddxxbsu
@ahmedothman2460
@ahmedothman2460 2 жыл бұрын
Heestaan xasuus badan bey igu leedahay waayo aniga& walalkey Mohamed Othman baa dhageysan jiray yaranteenii wlhi memories holds me back😪 2008/07 wlhi waxan ku dhageysan jirnay meel miyi boowe wlhi kuu xiisay Allah haniskeen tuso anagoo nabad ah🖤
@naviiza_abdi944
@naviiza_abdi944 4 ай бұрын
🔥😢
@cagadahab1050
@cagadahab1050 3 жыл бұрын
Heestan xasuus gaar ayee iley dahay anigoo yar ayaa hooyo ii qaadi jirtay marka ka xanaajiyo oo icanaanato hooyo mcn ku jeclhy alle iigama qaado🤲❤❤/19/feb/2021 yaa ila dhagey sanayo jawi qurxon oo cidla 1:36 hbn nimo✌✊
@bakardahircali1430
@bakardahircali1430 3 жыл бұрын
Aahey🥰😍
@maankacade9084
@maankacade9084 3 жыл бұрын
M.a Alle hainoo xafido hooyo macan 🥰😍
@alidaahir4990
@alidaahir4990 3 жыл бұрын
❤️🙏🏻
@cagadahab1050
@cagadahab1050 2 жыл бұрын
@@maankacade9084 aamin wll mcn❤❤🤲
@hafsadahir735
@hafsadahir735 2 жыл бұрын
M.a Alle haku xafido bro 🖤 ❤️
@mohametabdulkadir1597
@mohametabdulkadir1597 2 жыл бұрын
Hees iyo barr wallahi heestani waxay soo baxday 2009 berigii aan bilaaby schoolk Imam Al Nawawi, Bosaso Puntland schoolks oo la iqoray. 13 sano ayaa kasoo wareegty anigoo aad u yar ayan maqli jiray hdana jaamcadii ayan kujira sanadki ugu dambeeyey. 19/05/2022. 🥺❤ Ilaahw cimriga iyo caafimaadka no barakee. 🤲
@abdihashi6225
@abdihashi6225 2 жыл бұрын
Ana xiligaa waxaan dhigan jiray malcaamad la dhaho imamu nawawi hargaysa
@CadeQarawe
@CadeQarawe 2 жыл бұрын
Still ma dhegeesataa heestaan
@mohametabdulkadir1597
@mohametabdulkadir1597 2 жыл бұрын
@@CadeQarawe haa boowe 😁
@misbaxaxmed1962
@misbaxaxmed1962 Жыл бұрын
Al nawaawi schoolkey ♥️
@mohametabdulkadir1597
@mohametabdulkadir1597 Жыл бұрын
@@misbaxaxmed1962 👸
@Hassan_Turki
@Hassan_Turki 2 жыл бұрын
its january 2022 lets see how many legends are listeninig to this masterpiece
@5cents246
@5cents246 2 жыл бұрын
meee
@ozamaadan2443
@ozamaadan2443 2 жыл бұрын
Mee
@suuualpiii5089
@suuualpiii5089 2 жыл бұрын
Mee 🤞
@noorkeyintolo4479
@noorkeyintolo4479 2 жыл бұрын
Me brother
@cabaaslaki6179
@cabaaslaki6179 2 жыл бұрын
Mee
@marwanupdirahman1946
@marwanupdirahman1946 3 жыл бұрын
Wlhi xasuus bay ii tahay weyn 2012 baan dhegaysan jirey anoo 9 sano jir ah🎤🙏 Hadana taariikhdu waa Tuesday 24/November/2020 qoraalkayga hadaad aragto ❤✌✌❤waanku salaamayaaa
@arawelo123family2
@arawelo123family2 3 жыл бұрын
wanka qaday wllo
@Abdikareem875
@Abdikareem875 3 жыл бұрын
Waynu isleegnahy 😂😂 aniguba barigaa dhagysan jiry
@amaalmaxamed1185
@amaalmaxamed1185 3 жыл бұрын
😂waa kaa qaaday
@aziizadaher9546
@aziizadaher9546 3 жыл бұрын
Waan isla egnahay😂😂😂
@lunibark9978
@lunibark9978 2 жыл бұрын
😍
@nageeb-mohamed
@nageeb-mohamed 3 жыл бұрын
Heestan yaa dhageysanaya 2021 🥰✋
@safiyoyuusufsafiyoyuusuf8905
@safiyoyuusufsafiyoyuusuf8905 3 жыл бұрын
🥰🥰
@idilmaxamed3432
@idilmaxamed3432 3 жыл бұрын
Me wllhi😅😅
@nageeb-mohamed
@nageeb-mohamed 3 жыл бұрын
@@idilmaxamed3432 😁😁 wan ku hayaa dadkii hore tahay
@abdirizackadam8385
@abdirizackadam8385 3 жыл бұрын
Aniga
@nasiinabdiqadir5668
@nasiinabdiqadir5668 3 жыл бұрын
Ani
@abdiqaniali6640
@abdiqaniali6640 2 жыл бұрын
Ax wllhi xasuus galey 2009 Maantana waaa 2022 bisha zagalaad 23 keeda Alle intii dhimatay haw naxariisto Inta noolna alle ha xafido aniga heestan waxay ixasuusisay sxpkay oo aanu wada dhagaysan jirnay Lkn imika wuu dhintay alle haw naxariisto😭😭😭😭
@shakiibaxmed9062
@shakiibaxmed9062 Жыл бұрын
Aaaamin zxp alle hynaga aqbalo
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 жыл бұрын
Sida dhaqanka xoolaad ama dheeha geelo dhul barwaaqo joogtaa.. "Axyaa Murti Macanaa" 😍😙
@coolvids5549
@coolvids5549 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@naaj2846
@naaj2846 2 жыл бұрын
@@coolvids5549 hihu
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 5 жыл бұрын
Xasuus heestan 2009/2010 iyo Horn cable TV. Cidii daawan jirtay like isaara Saan ku ogaado.
@jamalahmed3783
@jamalahmed3783 4 жыл бұрын
HCTV ayan xasustay iyo Nimco Samriye
@caynabyarre9800
@caynabyarre9800 3 жыл бұрын
xasuus bay leday waxd yarntadi dhagysn jrty 2021😭😭😭
@qadracabdi4554
@qadracabdi4554 3 жыл бұрын
ahmed nimca samriye intee ka baxday
@Ciiltire_Education_Academy
@Ciiltire_Education_Academy 3 жыл бұрын
Heestaan waxaan xusuustaa 2012 Nokia ayaan ku dhageysan jiran anigoo Ceelasha Joogo Hadana 2021 Washington DC ayaan ka dhaheysanayaa. Xasuus waaye wlhi reer jabad geeli waa idin salaamay
@cabdicaziiz7639
@cabdicaziiz7639 3 жыл бұрын
Sxp waa lagaa qaaday aduunyo xaalleey waaye
@ismailabdikadirmudei8904
@ismailabdikadirmudei8904 2 жыл бұрын
jabad geele goofihii cida wacdaan m.a xasuus sxp
@shukrihassan160
@shukrihassan160 2 жыл бұрын
Wankaa qaadnay
@fatxicabdi1371
@fatxicabdi1371 Жыл бұрын
😂mashallah reer jabadgeele meesha aya ayeeyo ay ku duugantahay
@swaggboi1228
@swaggboi1228 3 жыл бұрын
2021 yaa dhagesan doono inta ika danpeso like isara❤
@zahromaxamed6671
@zahromaxamed6671 3 жыл бұрын
Kuu saray bro
@caynabyarre9800
@caynabyarre9800 3 жыл бұрын
wuuw Feb 22 2021
@zaciimaafrax5747
@zaciimaafrax5747 3 жыл бұрын
Me🤣🌹🥰
@ozilhazazi3891
@ozilhazazi3891 3 жыл бұрын
@@zaciimaafrax5747 ✌✌
@safiyoyuusufsafiyoyuusuf8905
@safiyoyuusufsafiyoyuusuf8905 3 жыл бұрын
Ana jogo hawen kaligy isaga caweynoya
@miskisaed6317
@miskisaed6317 2 жыл бұрын
Waxn soboqon dona I.a Sanadka cusub xaladan cawa kujiro io 4 bil oo kahar 2023 I.a Ilhow hadan dhinto janadad igu arsaaq 😭😭😭😭 Hadan noladana frxd iga dhig malinka soboqon doono❤♥️
@mendyyooniz2014
@mendyyooniz2014 Жыл бұрын
Saacadu 12:00 duhurnimo waxana dhex jooga jamacad aan dhigto tasoo ku taala degmada hodan gaar ahan tarabuunka waxan aad ujeclahay dhagaysiga heestan waa hees jacayl aad uqiimo badn anigoo waliba aysan wax sameen igu lahayn hadda waxan ahay arday jamacadeed waxaana rajeynaya nolol io hammi fcn waxan ka codsana haddi aad aragto commentigayga inaad isoo duceyso inoo ilahay aakhiro io addunba hormar igar siiyo 🥰🌹✋
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 Жыл бұрын
Ilahay waxaan doonayso ilahay hakuu sahlo
@fatumaiftin6787
@fatumaiftin6787 Жыл бұрын
Aaaaaaammmmiiin yaa rabi 2 /5/2023 talaad0
@farxiyocabdiqadir-ij3qv
@farxiyocabdiqadir-ij3qv Жыл бұрын
Ooookey
@miskimahamud1157
@miskimahamud1157 Жыл бұрын
heestaan manta anoo shaqa ku jira ayaa waxa igu so dhacay qayb ka mida mirahed wana hees aan an aad u jeclahay
@nesrin5889
@nesrin5889 Жыл бұрын
Wax walbo sida rabto ilhy hakaga dhigo
@Amallllll-j8q
@Amallllll-j8q 4 жыл бұрын
2020 yaa dhgaysan doono ✌🏻dhc dhc like kusii
@AliAli-yx5sv
@AliAli-yx5sv 4 жыл бұрын
Anika
@mohamedabdallaahmed3911
@mohamedabdallaahmed3911 4 жыл бұрын
🖒🖒🖒🖒
@zeskanajiib8730
@zeskanajiib8730 4 жыл бұрын
Anika
@yussufibrahim5414
@yussufibrahim5414 4 жыл бұрын
hestan qalbigey ayey tawate jegel hisaleh ayu qalbiga ubahi gawa,kastam,amina ina kuluh,jegel hisaleh.urs,yu,qani,gsa,Kenya.💘❤💕💖💜🧡💛💚💙.
@marryjama7368
@marryjama7368 3 жыл бұрын
Aniga waliba bishii october /20 habeen arbaca sacaduna tahay 1:30
@ayubsiyat1740
@ayubsiyat1740 4 жыл бұрын
Halkaan ku dhagaysanaayo 2009 ayaan manta ku dhagaysanayaa 2020 halkiiban wali jiifa kama tago moqdhiso 😍😍somali hanoolato 😍😍😍😍
@ainanyacinovic1506
@ainanyacinovic1506 2 жыл бұрын
Masha alaah heestan marki ay soobaxday waxay ku jirtay album xuul ah waxa kamid ahaa heesta ( faadumoy faqii aan wadaagnay fagaaraha ka sheegte maxad iga falaise ) alaaah wakhti tagay soonoqod malee walahi bulshaadi xiligaa an wada joognay hada wan kala fogaanay 😢😢😢 aar maad ila ooydaan 😢😢😢👍👍
@user-kd8vq3sk3f
@user-kd8vq3sk3f 22 күн бұрын
Gadgadoonka wayaha sxb wan kula siman nahay dhamanteen 😂
@ainanyacinovic1506
@ainanyacinovic1506 22 күн бұрын
@@user-kd8vq3sk3f salaan sare sxb
@Ahmedkasin20
@Ahmedkasin20 6 жыл бұрын
2019 yaa dhagaysan doona😂😂😂😂😂
@salmasaid4669
@salmasaid4669 5 жыл бұрын
Ahmed Kassim me😂
@amranabdukadir2686
@amranabdukadir2686 5 жыл бұрын
Me😍
@aawmoh1499
@aawmoh1499 5 жыл бұрын
inzha allah
@fartuunabdalla6611
@fartuunabdalla6611 5 жыл бұрын
Aniga 😆😂😂😂
@maslahholac7862
@maslahholac7862 5 жыл бұрын
@@fartuunabdalla6611 afar bari kadib 😂😂😂😂
@mssdimple925
@mssdimple925 2 жыл бұрын
Qalpigad ku dhigantahoo hooy hooy Cid kaa dhowrsan maaye dhagaheygu maqalku kali waxay dhageystaan dhamow adiga weyaan who listened still 😍🥺❤
@zakiabdiaden8869
@zakiabdiaden8869 6 ай бұрын
2024 listening 😂😂😂
@NastexoAbdullahi-n4h
@NastexoAbdullahi-n4h 2 ай бұрын
2024/7 Just listining😂😂😂😂
@muhannadcadde9862
@muhannadcadde9862 5 жыл бұрын
Heestaan yaa dhageesan rabo 2020 like iisaar
@yohanneschance2357
@yohanneschance2357 4 жыл бұрын
Ck ku qarabo
@aligamadid4541
@aligamadid4541 4 жыл бұрын
Hadan dhagesanaya
@hruyfjrjtiurut3662
@hruyfjrjtiurut3662 4 жыл бұрын
Asc sigay setahay
@lugayar9163
@lugayar9163 4 жыл бұрын
Ck aniga ku heesto heetan
@amalmohamud881
@amalmohamud881 4 жыл бұрын
Hdanba dhageysan hyaa
@selmi4459
@selmi4459 2 жыл бұрын
Sida dhaqanka xoolaha ama dheeha geelow Dhul barwaaqo joogtaa Kaftan la isku dhiibiyo Dheel iyo ciyaar Dhayal maahan caashaqa Wadnaheeyga dhufatoo Kaa dhowr sanmaayee Heeystaan Inaba caadi maahan I love it 🥰
@maxamedmuuse7238
@maxamedmuuse7238 Жыл бұрын
Xasuus heestan waxa waad dhagaysan jiirnaye zxbadye 2009 wakhti dheer kadib Cawa ayaan is helnaye oo aan wadan ka ku so noqodaye my home hargsa ❤
@amaalmalap....143official8
@amaalmalap....143official8 Жыл бұрын
Samsam Mohmed walshaye qali Allh ha noo kaa dayoo
@samsammohammed3479
@samsammohammed3479 Жыл бұрын
Alxmdulilah cawa comment ka so bokhdayna Lamano ay nah nah nahye ❤❤
@cumarfaruuq4677
@cumarfaruuq4677 5 жыл бұрын
2019heestan hada dawaneso like ii sar walal😂💖
@bilbaoinashuriye4320
@bilbaoinashuriye4320 5 жыл бұрын
hes an cadi aheyn waye
@shkrishacni7903
@shkrishacni7903 5 жыл бұрын
Ani dhageynsanaayo
@iqraosman7223
@iqraosman7223 5 жыл бұрын
Aniga dhagaysanoyo
@alishalastqueen2400
@alishalastqueen2400 5 жыл бұрын
Masha allah heestan wankahelay ruun ahantii wana ladacay
@alishalastqueen2400
@alishalastqueen2400 5 жыл бұрын
Dayal ma ahancashaqu
@Futuresompres
@Futuresompres 4 жыл бұрын
2008 baa ka dhagaystay Tvga Universal TV ano yar saan intaan xifdiyay baa gabar aan deris ahyn intaa utagay baa ku iri ( Caashaqa qaan idhawacay dhuuxiyo lafaha iyo halistu udhaadhacay) markaa inta iri bay dhar baaxo xun igu dhufatay maadaama aan ka yara oo igu tiri warya Ceeb Ilma yara tahay hada caawa oo Taariikhdu Tahy 17/04/2020 baa gabadhii kulanay markaas ayaan heestaan soo xasuusanay oo wada daawanay jawi jcyl iyo xusuusna waa galnay 13 sano baa dib unoqonay iyo ciyaalnimadeenii OLD IST Gold Heestaan kama Daalo sanadkii 20 mar waa dhagaysta Wakhtiga halaga FAA iidaysto dhalinyaro wuu ordayayaye 👍👍👍
@cxakiincawil5199
@cxakiincawil5199 3 жыл бұрын
Wllhi zhp 2007 ayaan dhagyzan jiray anoo dhigta schoolka waa aan yaraa wakhtigaa xuzuuz weye runtii wakhtigu waa hilaac ordaya
@cxakiincawil5199
@cxakiincawil5199 3 жыл бұрын
Mubaarik Dan Jire
@naadiyaqurux5966
@naadiyaqurux5966 3 жыл бұрын
Shegada waad nagu kala jartey gabadhii jacayl maidin dhax maray
@naadiyaqurux5966
@naadiyaqurux5966 3 жыл бұрын
@@Futuresompres qaybta xigta kaga fadhinaa😂
@drbakar1426
@drbakar1426 3 жыл бұрын
@@Futuresompres kama heyno qebta xigta mxa dhacy hee..😂😂
@Cadeyboolo686
@Cadeyboolo686 4 ай бұрын
Waxaan hubaa inaa heestan miraha macaan aad dip usoo boqotay Who listening 2024❤😊
@ilhaancaliabuukar8257
@ilhaancaliabuukar8257 26 күн бұрын
❤😂🎉😢😮😅😊 haa wll waan jeclahay heestan
@mahamedbazhe1689
@mahamedbazhe1689 5 жыл бұрын
Heestan waxan dhageysan jirnay 2009 aniga Iyo asxaB kle oo sxp ahaan jirnay mobilka Aan ka dhagaysan jirnayna Waxa sidan jiray nin kaysar magacisa la odhan jiray asxapta meelkasta oo aad dunida k joogtan guul waarta Ayaan idin rajaynayaa 18/6/2019 Salaasa like inta Iga danbaysa
@mohamedomarhirsi8580
@mohamedomarhirsi8580 2 жыл бұрын
Sxb wali ma nooshahay
@cabdiqanidaacaddaacad7932
@cabdiqanidaacaddaacad7932 2 жыл бұрын
@@mohamedomarhirsi8580 maad garanaysa pro
@barkadlehmiguil8962
@barkadlehmiguil8962 3 жыл бұрын
It took me 7 years to find this song, I first heard it in 2013 and today I finally find it on KZbin.
@ji8698
@ji8698 3 жыл бұрын
Maskiin ☺️ oo inta ma radinaysay I'm glad you got it now
@siennaadams6835
@siennaadams6835 3 жыл бұрын
Such a banger
@kopend8638
@kopend8638 3 жыл бұрын
Somali tunes are hard to find for the diaspora,it's makes it difficult to reconnect with the mother land
@ji8698
@ji8698 3 жыл бұрын
@@kopend8638 not anymore
@rockersisland6646
@rockersisland6646 2 жыл бұрын
Only 7? I heard this in 2006 in Hargeisa if I remember correctly and I just found it hahaha
@yaxyeibrahim7343
@yaxyeibrahim7343 Жыл бұрын
Ano yar ayaa ku raxesan jire heestan hees waa heesihi hore music neh waa music hore eryo waa eryadii hore fananin waa faniintii hore dadna waa dadkii hore
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
Heeystaan waxy soo baxday mar ay dunida ii ureysay wlhi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 Lkn maanta inaa ka tago ma jecli oo farxad ayaan ku heystaa alxmdullh 😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@asmacuradacida2356
@asmacuradacida2356 7 жыл бұрын
I love you farxiya fiska mahadsanid walaashey cadey .🌹🌹🌹🌹💐💐💐💐💐💐💐😘😘😘😘😘😘😘😘😘💋💋💋💋💋💋 Wan ka noolahay maanta but nolasheyda dambe ayee dhaawac igu yeelatay Lkn alxmdullh
@xamdijacelhoyaded4265
@xamdijacelhoyaded4265 7 жыл бұрын
Asmo Curada cida hhh markas ma jecylkadi ugu horeye katagay abayo ha igaxanaqin ya just kaftan le
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 7 жыл бұрын
Asma Curada cida kkkk oo sidee ah walaalo qaali
@abdirahmancali2165
@abdirahmancali2165 6 жыл бұрын
Asma Curada cida 👏👏
@aishamohamed2464
@aishamohamed2464 6 жыл бұрын
Asma cirada abaayo wixii ku soo maray ka meero farxad allaha kuu siyaadiyo
@waterfall9624
@waterfall9624 3 жыл бұрын
Peace for somalia ,greeting from fellow eritrean.
@axmedyare542
@axmedyare542 2 жыл бұрын
Thnks
@goomeybakaal2218
@goomeybakaal2218 2 жыл бұрын
Thanks brother.
@maman4824
@maman4824 Жыл бұрын
Peace to you bro
@abdifatahjamal8779
@abdifatahjamal8779 Жыл бұрын
❤❤
@deeqsihassan1922
@deeqsihassan1922 2 жыл бұрын
Alla xasuus maxay ii tahay 2010 muqdisho🇸🇴🇸🇴🇸🇴 2017 baydhabo🇸🇴🇸🇴🇸🇴 2020 muqdisho🇸🇴🇸🇴 2021 Uganda Kampala🇺🇬🇺🇬🇺🇬 2022 insha allah canada🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦 Wlll mcn iisoo duceeya 😢😢😢😢
@maryanali9236
@maryanali9236 4 жыл бұрын
I am listening this year 2020
@MohamedAli-yy5hl
@MohamedAli-yy5hl 4 жыл бұрын
Same here memories 👌🏾
@faaidmedia6374
@faaidmedia6374 4 жыл бұрын
Me too i'm still intrersting
@thatguywithemustache2352
@thatguywithemustache2352 3 жыл бұрын
Me too
@gachagirl_2853
@gachagirl_2853 3 жыл бұрын
Same
@mahdicaser9302
@mahdicaser9302 3 жыл бұрын
Yeah I do
@hamseali1079
@hamseali1079 2 жыл бұрын
Still loving this song 2022, before 12 years I was 8years old at that time I listened this song.📼🎞️
@naciimaqurux571
@naciimaqurux571 2 жыл бұрын
Hader inte jirta quruxow
@hamzeabdicasiis722
@hamzeabdicasiis722 2 жыл бұрын
@@naciimaqurux571 I
@ahmedali7991
@ahmedali7991 Жыл бұрын
2009/10 waqtigii aan yaraa isoo xasuusisay heestan old is gold 🥺😥
@wpqays5328
@wpqays5328 Жыл бұрын
is gold
@hamzekaynaan3477
@hamzekaynaan3477 4 жыл бұрын
heestan waxan wada dhagysan jirnay gabadh Aanu isku caruur ahyn oo da.yar ah oo la odhan jirey sucaad mobile chines oo habaryated lahayd intay soo xado ayaanu ilaa jidka kusii dhagysan jirnay ilaa inta milcamada la gaadhayo 13sano ka hor noloshu maxy qurux badnayd wlhi ilaahow markale iskaaya tus sucaad wlhi boqorod ayaay ahyd 😢😘😘😘
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 3 жыл бұрын
Markn arko laba qofo is wayay wlhi wan xssta gabadh reer emirate ahayd oo xanaan la odhan jiry,xafadaha goda isku baranay jaarna ahayn,ana ethoipian waaha ka imid habaday ayan la joogay 2013 ayan Bristol tagay malinta aya igu danbaysau manan si macasalamayn wayo kadisbay igu ahayd.2019 ayan hrgysa tagay ciyal isku xafada ahayn oo dhan wan waydiyy wxy isku raacen qiyaas ahan 3 sano ka hor xiliga inay gabadhasi emirate tagtay numberna laga hayn.gobay ahayd wlhi "dhagahaygu maqalki dhabti waxy dhagystan dhamow adiga weeyan ayay dhihi jirty cod macana ku qadi jirty.imika o an cmmntkan qryo wxa igu dhalaty emirate ma tagta maka baadi donta adiga iyo anigaba alle haynoso dhaweyo .noloshu qrx midhan ayay ahayd wa runta wlhi zxp no warwar
@cayush2472
@cayush2472 3 жыл бұрын
@@mo.ziyaad6216 wa ben jacey aniga bartoo muda baraye bugagtu laha bogkastaba rogo wa beyn jaceyl 🤣🤣🤣😁igu qata yaqe😁😁😁
@sumaliagood4833
@sumaliagood4833 3 жыл бұрын
@@cayush2472 16 jirada hestan iska leh wa iska caaadi Abti
@armaanpoi6648
@armaanpoi6648 Жыл бұрын
Aᴀᴍɪɪɴ
@husseinadan1740
@husseinadan1740 6 жыл бұрын
Xasuus hestan anigo yar oo dugsi dhiganayo 2009ayan maqli jiray hadana waxan ahay aabe caruur ujogto waqtiga woo socdaaa walee
@ogasadareersaudistars7959
@ogasadareersaudistars7959 6 жыл бұрын
mshallah illah haku daayo
@husseinadan1740
@husseinadan1740 6 жыл бұрын
ogaasada reer saudi stars aamiin sidokale walal
@sekeriyem3557
@sekeriyem3557 6 жыл бұрын
Hussein adan Xataa aniika 2010 aan xasuus taa adban uyara imikana qafwayn ba naqdeey wallah adunya 😂😂 Alah haku daayo bro 🙏🙏🙏
@husseinadan1740
@husseinadan1740 5 жыл бұрын
G. Ghosst aamiin walal macan sidokale allaha kuxafido
@queenoftoday8841
@queenoftoday8841 5 жыл бұрын
M a allah alxm
@bunduki__man1926
@bunduki__man1926 2 жыл бұрын
Gold never gets old who is there at the end of 2021❤💯🤝
@issantaka2209
@issantaka2209 4 жыл бұрын
Man even though I do not understand the language I love this song. All the way from Burundi🇧🇮
@eng.husseinahmed
@eng.husseinahmed 4 жыл бұрын
Oh aren't you understanding this song shitt but you are enjoy like fell
@maxamuudkhalar5056
@maxamuudkhalar5056 4 жыл бұрын
This song is romantic song bro
@abdullahisuleiman7943
@abdullahisuleiman7943 4 жыл бұрын
Issa I am impressed that you listen and you dont understand. Let me take this opportunity to translate abit. The song is all about love and good tidings. The female singers prefers all sorts of goodies for her partner to the level of satisfaction. She describes how the man is superfragilisticexpialidocious and the best fit for her by character. Am from Kismayo but a Somali Kenyan.
@osmanabdirahim915
@osmanabdirahim915 4 жыл бұрын
@@abdullahisuleiman7943 nimepotea hapo kwa super... waaah ,mheshimiwa hii kingereza oumeskia waaapi 😂😂
@abdullahisuleiman7943
@abdullahisuleiman7943 4 жыл бұрын
@@osmanabdirahim915 I am sure you liked that word " suprefragilisticexpialidocious " it is long and has 30 words. In short am an ex- English literature teacher from Kenyan Secondary schools and currently working in Somalia as a humanitarian aid worker (protection Specialist) for WFP in Jubaland. I applaud you for the fantastic comments. I think I can go back and render my services as a teacher again since there are shortages now in northern Kenya.
@ISRAADVISUALS
@ISRAADVISUALS 5 жыл бұрын
This was the real somali songs I dont know where uunsi came from
@umuahraf4118
@umuahraf4118 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣unsi ma iishido kulaha😎😎
@princesshawacanger5264
@princesshawacanger5264 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@karidens2711
@karidens2711 4 жыл бұрын
hhhh haa wlh pure songs kuwaase ahayen kuwan qof kasta iskanaqanayo fanan
@husseinlittle
@husseinlittle 4 жыл бұрын
ISRAAD VISUALS 😂😂😂😂 FACTSSS these were vibessss
@hidayaali476
@hidayaali476 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@Zaky_garad
@Zaky_garad 2 жыл бұрын
The Best Ever❤, Those are The True LeGends In Somali Artists, Well Done The LeGendz Maamo Aamino Dhool Iyo Alfanaane Kastam👏🙏❤, We Missed U MORE😓👊.
@halayaamadrid2773
@halayaamadrid2773 4 жыл бұрын
HEESTAN ANIGA OO SAGAAL JIRA AYAY SOO BAXDAY OO AAN DHAGAYSAN JIRAY MANAAN AQOON LABADAN FANAAN MAGACYADOODA LKN HADANA AABAN AHAY OO CARUUR AYAABA IIJOOGTA MNSHA ALLAH
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
2021 and still watching♥🔥🙌🏼
@idilmaxamed3432
@idilmaxamed3432 3 жыл бұрын
Amazing😅me too
@ashahumblexx1259
@ashahumblexx1259 3 жыл бұрын
Right there wid ya ❤💯
@suleymanqadir3673
@suleymanqadir3673 Жыл бұрын
@@ashahumblexx1259 hi😮😊
@littlecumar9073
@littlecumar9073 2 жыл бұрын
Koley qofkii ugu horeeyay ee 2022 dhageesanayo heesta ayan ahay ❤️🥰inta iga dambeesana Farxad ayan urajeynaya dhamantiin haduu alle idmo
@happygirl5074
@happygirl5074 5 жыл бұрын
2019 qofkii ila firsaday .......wale jeceyl bu la jifaaa Adina nasib kaga .....ana Ayaaheyga danbe 💓ano jeceyl i haynin baa dareema 💓jeceyl esh cala hees💓
@achrafhuseinomar7063
@achrafhuseinomar7063 3 жыл бұрын
Listen to 2021 love saar wll❤❤❤
@yasmiinjamaal8210
@yasmiinjamaal8210 3 жыл бұрын
😍😍😍
@zeynabahmed1494
@zeynabahmed1494 3 жыл бұрын
me tooo
@rajianobwoy9553
@rajianobwoy9553 3 жыл бұрын
Wad Mirqameysaa
@User-zv5jr
@User-zv5jr 3 жыл бұрын
Translate it for me. I only know a few words 😭
@onikapinkk
@onikapinkk 3 жыл бұрын
always ❤️
@abdiqanisandheere7270
@abdiqanisandheere7270 3 жыл бұрын
heestan markan yara dhagaysan jiray xasus wlhi 😢😢😢😢
@shiinecamaar8995
@shiinecamaar8995 4 жыл бұрын
ax yaa hees 2010 aroos bamarooma hotel hargeisa ayaan kaga ciyaarayay caawa 30 march 2020 tahayna waan dhagaysaya inta iga danbaysa fadlan like iisaar mahadsanid😎😎
@huseintoyo5021
@huseintoyo5021 4 жыл бұрын
2010 yaa dhagestay 12 Sano ayan jira iLaa manta 2020 best song never give up Like saRa
@miskifarax579
@miskifarax579 Жыл бұрын
2009 xasuus nolosha yarantu macaan weeye waxa dhamaday 2022 waxa kow caawa 2023 sanadkan iyo sanadkiisa iyo sanado badanba illahy cafimaad hanagu gaarsiiyo happy new year🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@sportschennelsportslove3159
@sportschennelsportslove3159 5 жыл бұрын
2019 hada dhegeesaneesid like ha ila dhafin🤔
@sigadburalle295
@sigadburalle295 4 жыл бұрын
Marki igu horeysay ee aan arko heestan waxan ka arkay TVka universal anigoo markaas fasax ku joogay wadanka kenya gaar ahaan xerooyinka qaxootiga dhadhaab. Anigana markaas waxan ahaa aroos. 17/07/2009 maalin Jamca ah ayuu ahaa arooskayga
@anascabdiqani
@anascabdiqani 2 жыл бұрын
2010 ayan dhageesan jiiray anigo garoob ah weliba hooyo alxm sidaan u xifdiiyay messages ayan ku qori jiiray allow noo danbi dhaaf dhamanteena dad bdn aya dhiintay ilaahey ha u naxariisto inta nolo danbi dhaaf allaah siiyo aamiin yaa allaah
@aaadanabdu
@aaadanabdu Жыл бұрын
Hada garob maa thyna quruxey😂
@nastehoahmed8988
@nastehoahmed8988 2 жыл бұрын
Dhagaheyga maqalkooda kali waxay dhageystaan zakiyow adiga weyaan 🥺heestan mar walbo dhageysto waxan u arkaa in ay anga khaas no tahy 7/8/2022 true love never end ma igu raacsantihin👋
@hinonuroinamohamed7517
@hinonuroinamohamed7517 Жыл бұрын
Xqq weyaan waleee Dhagahaygu maqalkood Kali waxay dhageystaaan kaafiyoow adiga weyaaan ilahoow isu kaayaa daaa Aniyo noloshayda Abidkafi Umar Mohamed 🥰🥰🥰😭😭
@zamatarhaaji9909
@zamatarhaaji9909 Жыл бұрын
Wllo waxaan idin rajaynaya inaad heshaan waxaad rajaynaysaan oo dhan insha Allh 🥺😭❤ .
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow Жыл бұрын
It took me back to night more than 10 year’s old is gold what beautiful days I have had 😢❤17/1/2023🎉
@hussletv8155
@hussletv8155 Жыл бұрын
Absolutely
@mariadahir1058
@mariadahir1058 2 жыл бұрын
2022 yaa ila dhgaysanyaa heestan hadal karimysoh❤️❤️❤️❤️
@umalkhayrmahdi
@umalkhayrmahdi Жыл бұрын
Heestan markii igu horeysey aan maqlo waxey aheed bishii 9/209 anoo saaid uyar waxaan daawaneysey habryartey mcn alle hakuu naxariisto hadii aan arko heestan waxaan soo xasuusta habaryartey🥺😭
@horseedreportagency5138
@horseedreportagency5138 3 жыл бұрын
2021🥰 Yaa ila dawanaya bishi 1aad 1 deedi
@abdirahmanmoh6382
@abdirahmanmoh6382 4 жыл бұрын
HEESTAN wxan dhegysan jiry 2012 wlhy mrkasan wlipah memory kah dhegysn jiry intah ilah mida like dhac kuh siyah
@abdirahman1603
@abdirahman1603 Жыл бұрын
Heestaan waxaan dhageysan jidhey 2010 anigoo yar walib waxaan joogey kobalka sh/ hoose gaar ahaan tuulo layiraahdo gendaawe EE hoos timaado degmada Marko hadadna oo lajoogo 2023 waxaan joogaa dalaka South Africa istiil I'm listening 🎧
@zakariyexasan1345
@zakariyexasan1345 Жыл бұрын
2023 Somali wan inaa salamya wixi igaa dambeyo 😢😢😢😢 😢😢
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 4 жыл бұрын
Xusustii hargaysa 2009 Yaraantaydii ku xasusta Still I like 2020
@sjdalqurxiye630
@sjdalqurxiye630 Жыл бұрын
2023 hadaad so boqtay liKe isar
@ibrahimxabad8800
@ibrahimxabad8800 7 жыл бұрын
heestan waxaa kusoo xasuustaa aayadey siraad osman wlh anoo dugsiley mar walba geedka hooztiisa ayaa kudhagesan jirnay siiba maalinta dharka ladaqaayo aayo siraad miss you♡♡♡♡♡♥♥
@elmoogemohammed3910
@elmoogemohammed3910 7 жыл бұрын
currently , where are you , ?? thats life
@chekawawa
@chekawawa 15 жыл бұрын
walee kuwaan aad bay isugu fiican yihiin. cod macaan waa ka hayaan, very nice song
@sekeriyem3557
@sekeriyem3557 5 жыл бұрын
Hassan Omar Wala ma noshahay
@musharafqasim59
@musharafqasim59 4 жыл бұрын
😅😅😅waa ikan waa noolahay
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 2 жыл бұрын
Nio xiligas hadaa yutube ku jirtey caadi matihid wlh hada manoshahy mise reer aakhired ayan la hadlaya hada dhimatey allah yaa raxma
@hakimalpha317
@hakimalpha317 2 жыл бұрын
Bro waqti waad soo qaadatay runtii
@ifrahjimale5217
@ifrahjimale5217 2 жыл бұрын
Wlhi waqtigas youtube inu jiray uma malenjirin ma noshahay hassan omar
@jamalahmed2842
@jamalahmed2842 8 ай бұрын
It's January 2024 let's see the legends listening ❤❤
@abdikhalaqibrahim9948
@abdikhalaqibrahim9948 6 жыл бұрын
Halkaan ku dhagaysnayay 2010 ayaan caawana ku dhagaysnayaa 2018 Halkiiban wali jiifaa Kama tago burco 😉😂😂😂😂😂
@musemuse6648
@musemuse6648 6 жыл бұрын
Abdikhalaq Ibrahim gool
@Mohamed_Bile
@Mohamed_Bile 6 жыл бұрын
Ahhhhh saxiibo burco waa jannee yaaba heli kara ninkii burco jiifa jano yar haysta
@abdihakimhassan7350
@abdihakimhassan7350 6 жыл бұрын
rag waxaa tihiin raganimada waxka yaqaana oo soidhawayn leh guulysta ree somalind hadan nahay siiba burco ❤❤❤
@maryanjaad724
@maryanjaad724 6 жыл бұрын
Kkkkkkk
@sharmalj3340
@sharmalj3340 5 жыл бұрын
Abdikhalaq Ibrahim that is good my brothers
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 3 жыл бұрын
Weli kama xiiso dhicin heestan ilaa 2009 - 2021 waan dhagagsanaayaa
@mahameddaaahir7874
@mahameddaaahir7874 Жыл бұрын
It’s January 2023 lets see how many people are rolling back 😢😢
@Khalieth17
@Khalieth17 Жыл бұрын
After 13 Yrs still My fav song 😵❤️
@khalidmahamud8117
@khalidmahamud8117 3 жыл бұрын
Found this song on my Somali songs playlist on Spotify and it’s been on repeat 🔂 since then 👏🏾
@mustafhussein972
@mustafhussein972 2 жыл бұрын
May I know your Spotify playlist ?
@somlycris1293
@somlycris1293 2 жыл бұрын
Drop it Brother
@siyadabdi1275
@siyadabdi1275 2 жыл бұрын
Old is Gold 🥇
@eng.yaxaas
@eng.yaxaas Жыл бұрын
Waxan xasuusti banamijkii(musiga iyo salaamaha) ee ka bixi jirey universal TV 2010 ayaan ka dalban jirey galab walba oo jimco ah maadama anan haysan mobile weyn oon ka daawado♥️ Xasuus qurux badan ayay ii ahayd xaqiiqdi😢
@selmasacid7720
@selmasacid7720 4 жыл бұрын
I’m planing to stop listening to music, but I think those old songs won’t let me 😭
@mohamedducale4836
@mohamedducale4836 3 жыл бұрын
is not old song this one come out around 2010 if I am correct if you need what they call old song is magool.mandeeq.khadra dahir sahra ahmed.hibo nuura
@cabeysaney7689
@cabeysaney7689 3 жыл бұрын
Absolutely.
@selmasacid7720
@selmasacid7720 3 жыл бұрын
@@mohamedducale4836 dear it's old to me since I was young when it released. But yeah it's not that old.
@khadarsniper2699
@khadarsniper2699 3 жыл бұрын
Same herr
@selmasacid7720
@selmasacid7720 3 жыл бұрын
@@khadarsniper2699 xD
@shukrihussein7298
@shukrihussein7298 3 жыл бұрын
Omg heestan ugu jeclahy heesaha runtii 🙉❤️
@sayidmusamohamed1516
@sayidmusamohamed1516 3 жыл бұрын
❤❤❤ my favourite song 🎵
@zamiirdaacad...3474
@zamiirdaacad...3474 3 жыл бұрын
Yaa salaam❤❤🤘 heestan oo kale ma mid la jeclaan waayaa wll qlih....2021
@mohamedabdirahman3677
@mohamedabdirahman3677 23 күн бұрын
It’s 2024 let’s see how many legends are still listening this masterpiece.❤
@maxamedismacil9619
@maxamedismacil9619 2 жыл бұрын
Waxan dhagaysanayaaa 9/7/2022 waa waa haben iida wana iidii arafo bari ayan tukanaynaan Waxan raba inan heestan aan wax yar ka sheego Heestan habaday ayaa dhagaysan jirtay anoo 13 jir waxay udhagsanayso man garanayn anuu Lkn cawa anu Darren ban u dhagysanayaaa ilahayow habaday iyo qof kasta oo qoralka akhrinaya habaryartii ina xariiso
@mohameddekdireya4327
@mohameddekdireya4327 5 жыл бұрын
Am watching from eldoret ,Kenya who's rewatching again 2019
@musemuse6648
@musemuse6648 5 жыл бұрын
Saxiibow amaan soodagaa meeshaad joogto Nairobi waan nacay
@yasinmoha2832
@yasinmoha2832 3 жыл бұрын
Am somalikenyan and I borne in kenya 🇰🇪but I love this song 🎵wlhi I remember when my hoyo 🇸🇴💉
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 Жыл бұрын
heeskan erayada mcn waxaan dib usoo booqday habeen isniin ah Sacaduna tahay 9:41 Tariikhduna tahay 19/6/2023 Jawiga jawiyada ku jira legend ayuun baa fahmi kara jawiga Hadii aad iga danbayso like ha ila dhaafin ❤🎉
@quenmasbal9558
@quenmasbal9558 4 жыл бұрын
Heestaan wxn dhagysn jiray anoo ah class ka 6aad 2012 hdana wxn dhigtaa jamacada sannadkii sdexaad 2020 childhood memories weeye
@eglandhassan1502
@eglandhassan1502 2 жыл бұрын
Markad I dhawaqdaba waxaa lygu dhehaa Dhabtii Faradan dhamanyn😪❤💖 my favorite ♥ song 🎵 14/jully/2022😊😪heestan qalbigy iga taabataa😪😪💖💖
@hamzehaji3217
@hamzehaji3217 5 жыл бұрын
Heestan wxn dhagaystay 2009 iyo imika 2019 Waa hees mcn oo igu leh xasuuso gaara please like saar wll
@zaqafie
@zaqafie 6 жыл бұрын
Walhy hestan xasusu qaliya 2009 ban dhagysty malin anoo ceel xareedaad kusoo dabashy goortn kaimi wiilal naga waawyn oo xarfaanta xaafada ah aa dhgysanyy anigiyo mid sxpky ah oo mrka ila socdy heeestii aa nagu lexesay maalin dhan an dhgysnyny xsuus qaliya Manatana 2018 ban dhgysnaya anoo heer jamcdd kbaxy aduun Inta ila dwanysa xiligz iyo int commentigyga akhrinaysa 👍 yaan laygla bkhylin
@farahmohamed7452
@farahmohamed7452 5 жыл бұрын
Waqti xasuuseed
@maryamasocdaal8761
@maryamasocdaal8761 5 жыл бұрын
Farah Mohamed بس. رز
@Kingdhuxulawijiar7847
@Kingdhuxulawijiar7847 4 жыл бұрын
masedka xiliga qortey bal kawrn hada waa 2020
@zaqafie
@zaqafie 4 жыл бұрын
@@Kingdhuxulawijiar7847 iyaduna waa xasuus kle bro
@Kadir_apdi
@Kadir_apdi 3 жыл бұрын
@@zaqafie 2021 hadana maxad qabata hhh
@mohameddeik49
@mohameddeik49 2 жыл бұрын
03/01/2022 still watching this Too old but gold🥰
@mohamedwarsame3162
@mohamedwarsame3162 5 жыл бұрын
07 2019 baan ku axadaystay nasiino wanaagsan inta ila socota🔥
@onceandforever
@onceandforever 5 жыл бұрын
Yaa,I was age 8 when this marvelous song was published luckly I used to watch on TV,I never assumed to have watched again in 2o19.
@sahrajsahraj3068
@sahrajsahraj3068 7 ай бұрын
2024 😢😢 Xusuus gaar ah ayey igu leedahy heestan Xiriirkii iigu horeeyey ee aan smeeyey ayaa warqad isugu qori jirney wiilkaas
@AbuAli172
@AbuAli172 4 жыл бұрын
I understand nothing but i feel the song...love from kenya 🇰🇪
@philipmuthamia4870
@philipmuthamia4870 2 жыл бұрын
Come for miraa here at meru
@zuhuurzalaat8756
@zuhuurzalaat8756 7 жыл бұрын
heesba heestey ka horeesey wey ka macaaneed hadda fankii waa la kufsadey murti dhan malahan.. waa ku jeclhy music la saarey ku aroortey .... bal eege heesta tusaaleenta iyi miraha iyo laxanka .. OLDISGOLD
@wardawkoronto9738
@wardawkoronto9738 6 жыл бұрын
haaa
@mahadyare5318
@mahadyare5318 6 жыл бұрын
Zuhuur Zalaat haa walee hada wala kufsatay heesiheeba ciyaal caano cab aya kosowada bireen 🌿🌚
@abdiazizabdi2827
@abdiazizabdi2827 6 жыл бұрын
Zuhuur Zalaat..that's true
@tafototti260
@tafototti260 6 жыл бұрын
Waaa runta
@hassanmohamedosman1167
@hassanmohamedosman1167 6 жыл бұрын
Zuhuur Zalaat kufsi iyo dilaa liisku daray
@Abdisalan12
@Abdisalan12 11 ай бұрын
Heestan 1 Ano jiro la qaaday still I'm watching 2023❤😂
@FAHADJIKOTA751
@FAHADJIKOTA751 2 жыл бұрын
Am I the only one who still listening to this masterpiece wow lovely songs 🎵
@Xamsecanadi
@Xamsecanadi Жыл бұрын
Dad badan oo comment so qoray dhawr iyo toban sano ka hor hada wey inaga hooseyan aynu u ducayno in ilaahay naxariis waasica siiyo anigana iso duceeya marka aad aragto comment gayga, kolay wax lumaya maaha oo kayd weeyan.
@hibomohamed3532
@hibomohamed3532 8 ай бұрын
Aameen😢😢😊
@maslahabdi3820
@maslahabdi3820 2 жыл бұрын
Heestan waxaan ku dhageysan jiray Addis Ababa 2008 kii xasuus wlhi caadi ma ahan caawa oo ay taariikhdu tahay 27-09-2022 waxaan ku daawanaya istanbul Turkey 🇹🇷 14 sano kadib.
@osmanyusuf4663
@osmanyusuf4663 3 жыл бұрын
Wallahi this classic banger never gets old it hits different 🤩
@gacalsameofficial5917
@gacalsameofficial5917 5 жыл бұрын
taariikhdu waa 21 december sanadkii 2009 waxaan gaari landcruser ka raacnay aniga iyo sxbkeey shakuureey magaalada hargeysa waxaan kusii jeednaa JABUUTI gaariga heestaan ayaa ka shidan wuxuu taagan yahay deegaan lagu magacaabo CAASHA CAD oo u dhexeeya hargeysa iyo lowya cade waa aduun maanta 15 december 2018 waxaan joogaa angola sxbkeey shakuureey wuxuu joogaaa germany
@alnaimi4035
@alnaimi4035 5 жыл бұрын
Waa ayaamo xasuusleh
@farahmohamed7452
@farahmohamed7452 5 жыл бұрын
Maalin uun wadkulmi doontan sxbkaa
@apdirahmanqalas3215
@apdirahmanqalas3215 2 жыл бұрын
Xasuus 2010 ilaa 2012 heestan dhagesan jiray wllkay iga ween mobel qadafi ah uu sitay ku jirtay heestan in badan waan radiyey cawada helay xasuuus 😿😿😭
@Amjad_calaawi
@Amjad_calaawi 7 жыл бұрын
Hees taaan 2008 love ku ahaaay wlhi hees Qiima leh waaye
@alamoudi1996
@alamoudi1996 6 жыл бұрын
kula mid baan ahay sxp anoo yar 2008 aan maqli jiray universal laga soo dejiray galabti markaasa soo carara kirnay markan maqlo
@gibrilmoussa8639
@gibrilmoussa8639 2 жыл бұрын
Forest time I listen this song is 2009 im still right now.. Im listening this song always is very nice memory❤️❤️❤️ now is 2022 ♨️
@ifrahifrah851
@ifrahifrah851 2 жыл бұрын
🥰😁
@qoorgoye5569
@qoorgoye5569 2 жыл бұрын
Saacada. 22: 50. Habenimo Talaado . Bisha. December. 14 Sanadka 2021. Marqaan ayaan u fadhiyaa. 🚬😎 Waaku salaamay. Hada iga dambeso ✋
@sadiqismailisscak5613
@sadiqismailisscak5613 6 жыл бұрын
Heestan yaay wali xasus ugu jirataa😅😰😭2017 yaa ila dhageysanayo
@ashaboss773
@ashaboss773 6 жыл бұрын
Sadiq Yare meet🤣🤣🤣
@sadiqismailisscak5613
@sadiqismailisscak5613 6 жыл бұрын
Asha Boss77 🤣😂wax kale weye
@tashaaalpi3357
@tashaaalpi3357 6 жыл бұрын
Sadiq Yare aryaa inta maxa kaso jarise😂 😂 Facebook kugu dhacahy 😘cade😂
@sofiyaadan3835
@sofiyaadan3835 6 жыл бұрын
Tashaa Alpi s q1
@shugricady4054
@shugricady4054 5 жыл бұрын
Me
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,8 МЛН
Amina dhool -hees cusub 2011
4:06
Shiine Media
Рет қаралды 439 М.
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Russo
Рет қаралды 23 МЛН
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 35 МЛН
Brawl Stars Edit😈📕
00:15
Kan Andrey
Рет қаралды 43 МЛН
sida dheeman iyo luul amina kuluc
7:21
Universal Somali TV
Рет қаралды 335 М.
kastam iyo amina kuluc
7:06
gaadh2010
Рет қаралды 13 М.
Dhamays farxaan iyo kaltuuno - Kaamilo Tv
7:13
kaamilotv
Рет қаралды 1,2 МЛН
Aar Maanta - Dhadhami
4:52
Aar Maanta
Рет қаралды 4 МЛН
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
daadiroow21
Рет қаралды 168 М.
Heesta Nimco Yaasiin iyo Cabdi Qaboojiye
6:06
Wararka Somalida
Рет қаралды 4 МЛН
Fuad Omar - Mays Aroosna
5:45
Mohamed Amin
Рет қаралды 9 МЛН