ilaahay ha u naxariisto laakiin camal wacan ma shaqashay somaliyana waa uu kala fageeyay
@abdulmalikone12 жыл бұрын
great peace of history
@MRHaashimyare112 жыл бұрын
MSHLH ILAHAY NEECOW QABOW IYO NAXARIIS HAKU SIIYO EEBANA QABRIGA HAKU NUURIYO WALALKA SOO GALIYAYNA WAAD KU MAHADSANTAHAY XUSUUSTAAN QIIMO LEH WAANA WAX AAD U WANAGSAN OO JIILKA CUSUB WAX KA BARTAAN WAXAAN KAA CODSANAYNA INAAD SOO GALISO HADAAD KA HEYSO MARXUUMKA CLIPYO KALE
@MrFaaid12 жыл бұрын
Waa taariikh qiimo leh oo ka marag kaceysa in SNA Soomaaliya la rabtay Dowlad cadaalad ah iyo in laga baxo Dowlad la`aanta balse taas waxaa ka horyimid caqabado badan oo isbiirsaday.
@matayo7112 жыл бұрын
priceless footage
@eagel14312 жыл бұрын
waw caadi mahan xukuumadii caydiid sida qaranimada ee madaxda aduunka u soo dhaweesay
@MrSubayr12 жыл бұрын
museveni why is he looking like that at mohamed adid