KHAALID KAAMIL 2023 | JACAYL DHABA | HEES CUSUB

  Рет қаралды 1,388,903

Mattan Pro

Mattan Pro

Күн бұрын

Thank you for watching !!!

Пікірлер: 216
@shuceibhassan
@shuceibhassan Жыл бұрын
Laxankiisa ayaaba waxaan loo'dhigaba jirin khaalid kaamil the living legend🔥
@abshircqadir5360
@abshircqadir5360 Жыл бұрын
Heestani waxay iso gaadhey wakhti aan hysto jaceyl dhab ah ❤ Alle hydhawro calafna hygu daro ❤💯
@yaasiinmorata2480
@yaasiinmorata2480 Жыл бұрын
Guul isku wara
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 Жыл бұрын
Aamin aaamin insha allah ❤
@Lander_18_may
@Lander_18_may Жыл бұрын
Waa Markii Labaad Ee Aan Kusoo Noqdo Heestan😭❤️Dadka Farxad Buu Ugu Cugtay 2024 Aniga iyo iyadda sanadka 2023 Qofkii U Danbeeye la hadla ayaday ahayd Sidoo kale ayadna anay ila hadlaysay rogaalkeedana sanadka bilowgiisiina anagoo wada hadlaynuu curtay 😢aad Baan u faraxsanayn wllhy lkn maalinkii 1AAD sanadka 2024 10 kii Habeenimo 😭ayadana 8dii Habeenimo u tahay wllhy ilinta Qalbigayga ka timi hore ugama iman❤️😭Heestan Baan Labadayaduba dhagaysanaynaa ayaan filaya😢
@CaddeMuuse-r4n
@CaddeMuuse-r4n 10 ай бұрын
Maxaa helay markaaa?
@yaaqshiidjordan3573
@yaaqshiidjordan3573 8 ай бұрын
za😂 mp
@salmaabdala6896
@salmaabdala6896 Жыл бұрын
Heestan Waxaa isoodiray Jacaylkayga Yaasiin mohamed Yuusuf❤ Illhy ha iidaayo waxaan udhagaysanaya si niyad ah illhow hadaa calaf isku yeelan wayno xitaa wax dhiba ha tusin siduu iwayneeyo oo iga farxiyo wllhy wax aan u dhigo majirto mar labaad ayaan dhashay waxaan arkay gbdho badan oo leh waa nala xumeyey nin waji maleh iyo waxyaabo badan lkn gbdho ogaada idinka Jacaylka wax ka aqoon oo nimanka Hor carara Ninka Raga ah way adagtahay si jacayl ugu dhaco kala saara plz asxbeey jacaylka iyo ka helitaanka Illhow qof walba qofkiisa usahal Illhow ana Sxpkeey nolosha noo dhamaystir❤
@nuuroyussufweheliye868
@nuuroyussufweheliye868 Жыл бұрын
Ilaah calafkaada hakaaga dhigo ruuxii farxad ku siinaa
@sayaayohadlagolay6194
@sayaayohadlagolay6194 Жыл бұрын
Aaamiin walal gabadh waxban og ayaad tahaye guulayso
@gamessjr3228
@gamessjr3228 7 ай бұрын
Aaamin
@shukribulle6797
@shukribulle6797 5 ай бұрын
Allah haku salho jecelkaaga calafna Allah hakugu daro farxadna wadaaga noloshiina walal
@NaimaMursal-fk8du
@NaimaMursal-fk8du Жыл бұрын
Jacyl dhabaaa baaan is dhafsanay Farxada dhalata ku dhiranaaya hooy Inaaa dhelido ma dhowran kareee Wuxi ku dhibaaa ka dharanaya Dareeen dhadhan lihi dhamaad malahoo dhaaraar ba dib buu ka dhasha Wxan ku sugaba inaaan ku dhugteee Halkaaad jirtid baaa dhahayah ku haaya bbe ahmed faraxow❤❤❤❤❤❤❤
@qadanmursal2660
@qadanmursal2660 Жыл бұрын
❤😂wll axmed isn't easy
@AyanAbdulahi1234
@AyanAbdulahi1234 5 ай бұрын
Wlley ahmed m.a said ujecshay ilahay haku dayo wa hesti Labad an ka dhex arko comment ahmed ku saabsan😮😊
@Gudoon123
@Gudoon123 Жыл бұрын
Xaga aakhiro hadanu udhoofno allah jano fardawsa nagee😢🤲🤲
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 7 ай бұрын
Legend HJ MUUSE ABOKAR ah 💯 respect from BICIIDE ❤
@TahliiLAhmett
@TahliiLAhmett Жыл бұрын
Allah is One☝️Prophett mohamed SCW❤😊
@Updichanel
@Updichanel Жыл бұрын
Heestaan Muuqaal bay u qalatay wlhi way fadhidaaa❤😊
@Aniga-pu2ye
@Aniga-pu2ye Жыл бұрын
Thanks qalid kamil heestan markad qaadey wa hesahaga mida ugu sareyso kolay qaalid maanta waxa noqotay fanaan dhaba sida xasan adan iyo maxamad saleban rabi janatul fardowsa hageyo
@cabdirisaaqcatoodhyar8682
@cabdirisaaqcatoodhyar8682 Жыл бұрын
❤mxm❤
@jamaldarot
@jamaldarot Жыл бұрын
:::Jacayl dhahab baa kudafsanaya::: keep going abwaan khaliid kamiil wan kulafana walal qalii sida hesaha laxaka quruxdan badan ad usareysit.
@CabdirashidDiiriye-lb1zj
@CabdirashidDiiriye-lb1zj Жыл бұрын
Dhibtii murugada ifka dhaliyee qaxrka dhacaya Ka dhoofinayan meelan dhudhumada horta ruux Ayan guri dhaba kaga dhisaya dhac dhaca naflahan kala dhiciyo dhaman dunidan Ku dhafsanaya 😢 khaalid kaamil legendary waxan dhagesnaya heestan galb khamiis haben jimco so galeso tariikhduna Ku beegantahay 4january 2024 sandka cusub. Waliba anigo said umurgsan oo jeceel dhaba daremayo oo jecelkeega ika dhoofeeyso waxn dareemaya cidlo baahsan allow dib noo kulansii hadan calf isku leenahay 🤲🥲
@ahmedabdirahmanahmed4807
@ahmedabdirahmanahmed4807 Жыл бұрын
Wlhi wan jeclhy qof an ka jeclhyna ma jiro ilhy haiso ka jeclaysiyo sidan ku jeclhy ku daneyo kugu naxaristo kaga fakaro in ilhy sida igu so ka jedshan rajen insha allah 😢
@theironlady6009
@theironlady6009 Жыл бұрын
Insha Allah ilaaah Kabari 😢🤲🏻🤲🏻Ana waan kugu Duceynayaa😢
@danuu3067
@danuu3067 Жыл бұрын
Insha’allah illahay hakuso jeediyo ducadana badi inshalah
@sabna-2229
@sabna-2229 Жыл бұрын
Insha allh xagaga way uso jilecesa 😮
@MUSCAABHAJJI
@MUSCAABHAJJI Жыл бұрын
Khalid kamiil sxpky marna fanaankeyga Tan wa hes iyo baad waa🎉
@danuu3067
@danuu3067 Жыл бұрын
Jacayl dhaba baan isdhafsanayo, Farxda dhalataa kudhiranayaa, inaa dheelidu madhowran karee, wixi kudhibaan kadharanayaa🫂🌹my love (Hassan)
@AftanoAhmed
@AftanoAhmed 5 ай бұрын
❤❤ you make me laughing keep going Adi iyo Hassan❤❤
@XafsoDubaale
@XafsoDubaale Жыл бұрын
DHaMAANA DUNNIDAAN ku DHAAFSNAYAA 🥹🥹🤦🏻‍♀️
@akhmadyuusuf5350
@akhmadyuusuf5350 Жыл бұрын
Jacaylkauga ayaa i barty heestaan Waanba ka hely Noloshydi ayada ayaa loogu talagalay ❤❤❤❤i love adno qurux
@idirismohamed4571
@idirismohamed4571 Жыл бұрын
Kudhawaaad 7 sanne ee ugu danbeeyay heesaha danbe ma dhagaysan lkn Khaalid heestan baa i bartay dhamaan heesihiisana dibbaan u raacay waxuu leeyahay Cod luxdan oo legdan waana fanaan buuraa ah oo heeso xul ah qaaday erayyo shilisnale.❤
@SihaamcfataaxSihamcftaax
@SihaamcfataaxSihamcftaax Жыл бұрын
😂
@MutaasCabdiqadir-w3p
@MutaasCabdiqadir-w3p Жыл бұрын
Hhhhhhh😂😂😂😂🕺
@hodanahmed7144
@hodanahmed7144 Жыл бұрын
🥺❤️maalin ay u qalanto heestani baan insha allah kusoo laaban doona
@AsmaaKheyr
@AsmaaKheyr 10 ай бұрын
Same
@gamessjr3228
@gamessjr3228 7 ай бұрын
Same😮
@AbdullahiAbdulkadir-um8th
@AbdullahiAbdulkadir-um8th 3 ай бұрын
😢
@Adamjama143
@Adamjama143 Жыл бұрын
Hibo muse Xppti dhamaan dunidan ku dhafsanayaa❤❤❤
@gendiabdi7281
@gendiabdi7281 Жыл бұрын
2:03 Meel aan dhudhumada Hortaa Ruux dhigin, Ayaan Guri dhaba kaaga dhisayaaa (Dhamaaaaaan Dunidaaaan Ku Dhaafsanayaaa)❤️❤️
@Farhanhonest.8853
@Farhanhonest.8853 Жыл бұрын
Alfanaan khalid kaamil legend keep going
@Ifrah-jano
@Ifrah-jano Жыл бұрын
Allah ha isiiyo jaceyl dhaba
@Nursalah2
@Nursalah2 Жыл бұрын
Dhankaad jirtid baan Dhaayaha ku haya ❤️☘️ Wewee laxanku cajiibsanaa
@YOUSUF10-r9g
@YOUSUF10-r9g Жыл бұрын
dhaayahaa kuhaysaa miyaa😂😂😂😂😂
@Miskimohamett-o3y
@Miskimohamett-o3y Жыл бұрын
Fanan an jclhy kalid kamil😢❤❤❤
@NawalCumar-e6e
@NawalCumar-e6e 6 ай бұрын
Fanan an jcllhy kamil😢❤❤❤
@ZakeriyeCumar
@ZakeriyeCumar Жыл бұрын
Ayaan dhaan Dunipace ayaan kuu dhafasayaa❤
@MohCiilmoge
@MohCiilmoge Жыл бұрын
Dhankaad jirtidbaan Dhaayaha ku Haya ❤️🥰
@Zaki-g6u6n
@Zaki-g6u6n Жыл бұрын
The best fanan Khaalid kaamil
@BaariyowAnigoow0
@BaariyowAnigoow0 2 ай бұрын
Laxankoo Kaliyaa waxa Lo Dhigaa Anu Jirin.😮🎉 KHAALID MAXAMUUD SALEEBAN. KAAMILKA.
@abdallaeid045
@abdallaeid045 Жыл бұрын
Dhibtiyo murugada Ifkaa dhaliyeeee Qaxarka dhacayaan kaa dhoofinayaa War heestu macaa fanaankusa hibo Badnaaa!🫡
@SahalOmar
@SahalOmar Жыл бұрын
Jcl dhaba ban is dhafsanayoo xaskeyga ad ayan ku jeclahay ❤❤
@khalidkeynaan
@khalidkeynaan Жыл бұрын
Qaxarka dhacayaa Kaa dhoofinayaa😘
@sabna-2229
@sabna-2229 Жыл бұрын
Heestan waxa mooda marxalada aan kujiro inay ogthy😊 heestan waxan u hibeyay nafteyda cidkle wana u wayay waqti igu xanuunka badan ayaan dhagesanayaa i.a allha wuu awooda wax walbo😢
@maryamcismaan4203
@maryamcismaan4203 Жыл бұрын
Khaalid kaamil The living legend
@engslmaan2655
@engslmaan2655 Жыл бұрын
Jacalku ha gulyzto dhamntn azxpta ❤❤❤
@AishaAbdirisaq-du1ds
@AishaAbdirisaq-du1ds Жыл бұрын
Axya hees❤😊
@aliinapeo1338
@aliinapeo1338 Жыл бұрын
Wallahi wan jecelahay hestan jecelan malihi lakin wadoga❤❤😢
@zamzamadow6468
@zamzamadow6468 Жыл бұрын
My fav fanan🎉❤❤
@liban_ism
@liban_ism Жыл бұрын
Dareen dhadhan lihi dhamaad malahooo...❤❤❤
@raage-Jaamac
@raage-Jaamac Жыл бұрын
Boqorka codka
@suusan672
@suusan672 Жыл бұрын
Qaxarka dhacayaan kaa dhoofinayaa ❤
@khadramahad2363
@khadramahad2363 Жыл бұрын
Inaad dhelido ma dhowran karee faraxda dhalatn ku dhiranaya ❤
@ladanahmadadan977
@ladanahmadadan977 Жыл бұрын
Daren dhadhan lihi dhamad maloho 🔐🥺❤
@zhamzudiinmohamed5464
@zhamzudiinmohamed5464 Жыл бұрын
18/12/2023.❤😢 Dhibta iyo murugada ifkaa dhayee Qaxarka dhacayaan ka dhoofiayaa 😢😢
@HussienSaeed-b8y
@HussienSaeed-b8y Жыл бұрын
hees iyo baadh iga dheeh❤
@amiinsomshinemedia2782
@amiinsomshinemedia2782 Жыл бұрын
Hees iyo bar waaye ❤❤❤😢
@FatmaHuudi
@FatmaHuudi 7 ай бұрын
Darren dhadhanlihi dharaabadharaar dib buu udhashaa 2018--2024 mohamed ❤
@makanoorabdi-cj7ng
@makanoorabdi-cj7ng Жыл бұрын
🎉 DAMAN DUNIAN KUDAFSANAYAAA❤
@Jeylani12Jeylani12
@Jeylani12Jeylani12 26 күн бұрын
Waxqale❤❤❤❤❤
@axmedmaxamed9969
@axmedmaxamed9969 Жыл бұрын
Jacyl dhabaaa baaan is dhafsanay Farxada dhalata ku dhiranaaya hooy Inaaa dhelido ma dhowran kareee Wixi ku dhibaan ka dharanaya Dareeen dhadhan lihi dhamaad malahoo dhaaraar ba dib buu ka dhasha Wxan dhur sugaa inaaan ku dhugteee Halkaaad jirtid baaa dhahayah ku haaya dhibtiyo murugadaa ifkaa dhaliyee qaxarka dhacayaan kaa dhoofinyaa meelaan dhudhumada hortaa ruux dhigin ayaan guri dhaba kaa dhisaay dhacdhaca naflahaan kaala dhicyoo dhamaan dunidaan ku dhaafsanayaa
@Abshirohassan872
@Abshirohassan872 Жыл бұрын
Ayyy ❤
@MohaElmo
@MohaElmo Жыл бұрын
Good type 😌 ❤
@asmomohamett8330
@asmomohamett8330 Жыл бұрын
Waw hees waaa dhaafty😮
@cabdikariimcawl2112
@cabdikariimcawl2112 Жыл бұрын
Dhankaad Jirtidbaan Dhaayaha Ku Hayaaa♥️😴
@abdirizakshidane9214
@abdirizakshidane9214 Жыл бұрын
Www qoor dher wan ku wataa❤
@SamiaSamia-i3u
@SamiaSamia-i3u Жыл бұрын
Heestn waxy isoo gaadhay wkhyi aan hysto curadayda aabaheed ooo adaan ujeclhy anagoo Ka tagayna wdnka aniga iyo nuunadayada oo uu na kaxaysanayo
@Wardi1830
@Wardi1830 Жыл бұрын
Jaceyl dhaba ban is dhafsanayo farxada dhalatan kudhiranaya inad dhelida madhowran karee wixii kudhiban ka dharanayaa Naciimo my love ❤🫂🧕🏻🫶🏻 A/waxid. 👤🤍
@Abdirizak24
@Abdirizak24 Жыл бұрын
Fanaan talent ah weeye runtii khaalid
@abdisalanadanhusssein
@abdisalanadanhusssein 2 ай бұрын
❤❤❤❤ lgnd q kamil❤❤❤🎉🎉🎉
@abdisalanadanhusssein
@abdisalanadanhusssein 2 ай бұрын
❤❤❤
@abdisalanadanhusssein
@abdisalanadanhusssein 2 ай бұрын
🎉🎉🎉
@abdisalanadanhusssein
@abdisalanadanhusssein 2 ай бұрын
Dhaka jirta a dhaya kuhay
@Daawasho1
@Daawasho1 4 ай бұрын
Mallinkii 13 kabadan baan dhageesanaa Aniga iyo xaaskeeyga
@qaasimbrawey0963
@qaasimbrawey0963 Жыл бұрын
Legend alfan❤an khaalid kamil boqorka cdka
@Cabdirisaaq_rissta-24
@Cabdirisaaq_rissta-24 Жыл бұрын
Mataan Pro waanku wataa sxb
@MattanPro
@MattanPro Жыл бұрын
Thanks
@JamaalNuur-sb2sm
@JamaalNuur-sb2sm 9 ай бұрын
Jacayl dhab ah mais dhafsanaa maka dhigta poqorad 🥰😊
@baashemaxamud1256
@baashemaxamud1256 Жыл бұрын
Manshaa Allah
@saynabyalmaas
@saynabyalmaas Жыл бұрын
Dhaankaad jirtid baan dhayaha kuhayaa🥺😒💔 Dhamaan dunidaan kudhaafsanayaa😂❤
@farxiyocabdala1752
@farxiyocabdala1752 Жыл бұрын
😂😂😂wixii ku dhibaa ka dharanayaa❤
@safaalaahi8950
@safaalaahi8950 Жыл бұрын
Kii sidan i odhan lahaa waa on the way soo dheeree dartaa guur iyo geyaan ba waa udiidee😢❤
@SumayoKaneeco
@SumayoKaneeco 9 ай бұрын
My favourite song 😢❤
@SacdiyoMaxmed-j3m
@SacdiyoMaxmed-j3m Жыл бұрын
Khaalid kaamil❤
@qalbiluula2663
@qalbiluula2663 Жыл бұрын
Hestan qalbigeyga ayey tabatay😢
@amiirajamac-gj5in
@amiirajamac-gj5in Жыл бұрын
wixii ku dhiban ka dharenyah😢❤
@ABDULAHI1431
@ABDULAHI1431 Жыл бұрын
Khaalidka❤🐐
@Shido748
@Shido748 4 ай бұрын
one day ano faraxsn wa dhagesan dona😢
@SamiiraAbdikadirSamir
@SamiiraAbdikadirSamir Жыл бұрын
Heestaan Darren goni❤❤❤ ah ay igu ledahay ani nah
@IbarahimIbro
@IbarahimIbro Жыл бұрын
Wow ❤❤
@NawalCumar-e6e
@NawalCumar-e6e 6 ай бұрын
Njosoo❤❤❤❤❤❤❤
@safamohamud4753
@safamohamud4753 Жыл бұрын
Qaxarka dhacaya ilahow iga dhoofi 🥹💔😥
@Nimcoali-fv1nj
@Nimcoali-fv1nj Жыл бұрын
😂😂😂😂😂wlhi wax dhmo malhn qarax alha nagu nabad yeelo
@awelsaid1857
@awelsaid1857 7 ай бұрын
Hees aad u macaan
@NawalCumar-e6e
@NawalCumar-e6e 6 ай бұрын
Mklai❤❤❤
@SharreCdeh-kj8br
@SharreCdeh-kj8br Жыл бұрын
😢😢 he's.way dhafthy❤
@foosfiyoore382
@foosfiyoore382 Жыл бұрын
Dhamaan dunidaan ku dhaafsanayaa axsan heeees
@ilhaanmukhaarcaday
@ilhaanmukhaarcaday Жыл бұрын
keep going voic king❤❤❤❤❤❤❤❤
@AxmedSomaali
@AxmedSomaali Жыл бұрын
😢😢😢
@ubaxqaali8210
@ubaxqaali8210 11 ай бұрын
Waaa heeys multi ku dugaan ruunti
@CabdirahmanHassan-k3v
@CabdirahmanHassan-k3v Жыл бұрын
🎉🎉❤
@ugaazoguhaad7580
@ugaazoguhaad7580 Жыл бұрын
Qaxarka dhacayaan kaa dhoofinayaaaa🥺🫶
@qadanmursal2660
@qadanmursal2660 Жыл бұрын
Wixii ku dhiban ka dharanayaa❤😅😢
@ugaazoguhaad7580
@ugaazoguhaad7580 Жыл бұрын
​@@qadanmursal2660❤️🙈
@MiinaApdi
@MiinaApdi 10 ай бұрын
Jacayl dhaba majiro💔
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i Ай бұрын
Wlhi anbaa way iga xanaqsaned gari ogamadarnee samecad wag hore Italy ayaa ogoshiday
@ayanleabdi7452
@ayanleabdi7452 Жыл бұрын
Heeskaan dreen gaar ah ayaan ku dhageysty😢
@nasiimmohamed201
@nasiimmohamed201 Ай бұрын
Thank u Aşkim benim 💞🫂 28/12/2024 1:50 hapenimo ❤
@Rubaabi
@Rubaabi 2 ай бұрын
One day wankuso laban dona heskan ano farxsan qof ila farxsana an haysto😢
@shaaibahmed7230
@shaaibahmed7230 Жыл бұрын
Khalid kamil Qaxarka dhacayan ka dhoofinyaa 1:58
@Nurdin-m2x
@Nurdin-m2x Жыл бұрын
❤❤❤
@LibanCabdi-m7i
@LibanCabdi-m7i 8 ай бұрын
Love you 😍
@Fatoumasaban-yx5ek
@Fatoumasaban-yx5ek Жыл бұрын
Love you 💋❤️🥰😍
@ihatelove3107
@ihatelove3107 Жыл бұрын
Amiir Omer mouse qalinle dhamaan dunidaan ku dhaafsanaya❤
@Hobby1788
@Hobby1788 Жыл бұрын
Song 🎧 😮
@abdirahmanahmed48
@abdirahmanahmed48 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@munoabuukar2992
@munoabuukar2992 Жыл бұрын
Qalbi jab😢
@sacdiyajama5259
@sacdiyajama5259 Жыл бұрын
Fav song ❤🥺
@zaktaboy6989
@zaktaboy6989 Жыл бұрын
🔥
@cabaaskeyzi5871
@cabaaskeyzi5871 Жыл бұрын
​@@zaktaboy6989😢😮🎉😊😅😂❤
@FaysaSaciid
@FaysaSaciid Жыл бұрын
​@@zaktaboy6989❤❤❤❤
@ayanorganisationofficielle7961
@ayanorganisationofficielle7961 2 ай бұрын
😂 KA BAXAY BUQI !
@lajeclaydazumayra1457
@lajeclaydazumayra1457 Жыл бұрын
Qaxarka dhacayo kaa dhoofinaya😢😢
@BarkhadYare-y3d
@BarkhadYare-y3d Жыл бұрын
Ana tayda wandhofinayaa😂😂😂😂
@zuleikhaahmed7220
@zuleikhaahmed7220 11 ай бұрын
💘💕💘💕💘💕💘💕💘💯😍
KHAALID KAAMIL 2024 | NIYADAADU YEEY JABIN | HEES CUSUB
7:54
Mattan Pro
Рет қаралды 121 М.
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
KHAALID KAAMIL | QALBIGU SAAXIIB MA YEESHO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:46
MAXAMED MAAME - SUUQA GALIN MAAYO OFFICIAL VIDEO 2025
5:23
Mohamed Maame
Рет қаралды 3,8 МЛН
ISMAIL AARKA || INTAAD DHINACEYGA JOOGTO || OFFICIAL MUSIC VIDEO 2025
5:41
khaalid kaamil | Aduun yoy Laab kacshay | Hees Cusub 2024
3:16
XULSAN STUDIO
Рет қаралды 149 М.
Khaalid Kaamil | Caashaqa Ma xidhanaa | Hees Cusub 2024.
4:13
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 22 МЛН
ABDIRAHMAAN NASRI 2025 | DUNIDU WAA KUU SIDEE | HEES CUSUB
5:43
KHAALID KAAMIL | WARAAQ KU QOR OOHINTAADA | Hees Cusub 2021
5:43
CASKA FILMS
Рет қаралды 7 МЛН
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН