khaalid kaamil | Aduun yoy Laab kacshay | Hees Cusub 2024

  Рет қаралды 105,914

XULSAN STUDIO

XULSAN STUDIO

Күн бұрын

Пікірлер: 67
@shokranshoosho2695
@shokranshoosho2695 5 ай бұрын
😢😢adunyo wa tan an jogno oone an ogeen waqtiga laga tagayo
@ubax7758
@ubax7758 7 ай бұрын
Ano murugaysan dhagaysanaya 😢😢😢😢
@Hindahappy-s3m
@Hindahappy-s3m 6 ай бұрын
Sido kale
@SalmanOmar931
@SalmanOmar931 4 ай бұрын
Sidoo kle
@FaysaBarre
@FaysaBarre 3 ай бұрын
sɪᴅᴏᴏ ᴋᴀʟᴇ
@MuxyadiinXasan-nx6du
@MuxyadiinXasan-nx6du Ай бұрын
Wllo ilahay murugta hakasaro 💔😭
@MasnaMiski
@MasnaMiski 2 ай бұрын
Mrkan yara liico e waayahu iyar keexiyaba nin liita iyo ii male qof aan libta gaadhi karin💔🥹
@Farxiya-eo9zv
@Farxiya-eo9zv 4 сағат бұрын
waxan sugaya maalinta libaaxa lay malayn doono maanta qunaajo wa ka itaal yaray duruufba dhan walba igaso gashay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢inta badan wa figiraya wana oyaye allow waad i aragta
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale Ай бұрын
Markan murug daremo hestan dhageysto😢😢😢
@SareedoCismaan-bw9yp
@SareedoCismaan-bw9yp Ай бұрын
Waayo aduunba igu furan😭😊
@ISTAHILFARAH-si7sl
@ISTAHILFARAH-si7sl 3 ай бұрын
Heestan waxan dhageysta markan murug dareemo 😭😭😭
@AmiiraAbdullahi-r4e
@AmiiraAbdullahi-r4e Ай бұрын
Kula mid ahy abyo😢xilign ayn dhagysanay sacduna thy 2.18 haben nimo 😭😭😭😭😭
@ISTAHILFARAH-si7sl
@ISTAHILFARAH-si7sl 28 күн бұрын
Insha allah murugta wan ka baxeyna walshey niyada an qeyr u WADA sheegno❤❤
@NastehaCabdilaahi
@NastehaCabdilaahi 15 күн бұрын
Adunyo labgashay waxa thy lama dood melan aad logu Ladin Markan yara liice wayuhu Iyar lexiyaba nin lita iyo male qofaaa libta gaadhi karin marka yara lice wayuhu Iyar lexiyaba nin lita ii male qofan libta gari karin Markan Libyan hele calemana lay lulana Libaax ii male ladnantaba ruux iska leh waqtigu hay hiliye hadan yaro loliyana is iri labtada gali 🫂💔🥲
@Filsanmohamed-w1o-j2n
@Filsanmohamed-w1o-j2n 6 күн бұрын
Walalkay muhyadiin mohamed osmaan waqtigii aan wayey wxy ahay 21/5/2022 ilaa hda waxba iskama kay badalin murugo ayaan la noolahay😢😢 Aduunyooy laab kacshay Waxa tahay lamadood Meel aan aad loogu ladin💔😢
@rahmafathi
@rahmafathi Ай бұрын
Adunyoy laapkaczhayy😭💔😰
@craxiimhassan8977
@craxiimhassan8977 5 ай бұрын
Qoftii aan dunida ugu jeclaa marka soo xasuusto 😢😢😢
@AmiiraAbdullahi-r4e
@AmiiraAbdullahi-r4e Ай бұрын
Dadka qar mxa ii baray😢😢😢 alla xuma nimanka somaliyed
@KaapaShabcaan
@KaapaShabcaan 2 ай бұрын
😢😢😢😢💔 hadan yara lumo inaan is heli labtada gali 2024/8/20💔❤️‍🩹
@Sihaam30
@Sihaam30 Ай бұрын
💔😭
@halimaabdullahi9386
@halimaabdullahi9386 Ай бұрын
Markan murugodo tasbixda ayan badsada alx😢😢😢😢😢😢
@HibiCabdiqadar
@HibiCabdiqadar 2 ай бұрын
Heestan way itaabatay😢😢😢
@FurqaanAxmed
@FurqaanAxmed Ай бұрын
Aduunyoy laab kacshay waxaa tahy lamadood 😭😭😭
@mustafahassan5408
@mustafahassan5408 5 ай бұрын
Aduunyo laba doooood 😭😭😭😭
@Faat555
@Faat555 5 ай бұрын
Ax beenmaaha mar kii wayuhu ku yar liiceyo baa laguu maleyaaa in aadan libta gaari karin😢❤
@FardowsoAxmadcabdi
@FardowsoAxmadcabdi Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@LftNgy
@LftNgy 12 күн бұрын
😢😢
@HanadAbdi-o2k
@HanadAbdi-o2k 22 күн бұрын
💔😭
@Xawokhalif-w7u
@Xawokhalif-w7u 3 ай бұрын
Xanuun ban dareemyaa hestan ayaa moda in ay iga hdyso😢😢😢😢😢
@AsiyaMustafa-b5t
@AsiyaMustafa-b5t Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@abdirizakhassan4397
@abdirizakhassan4397 5 ай бұрын
2023 bisha luuly aya waxa is guursanay wiil aan aad u jecla asana in uu jecelyhy aan modayay balse gabar kale ayu jecla gabrtii aya diiday aniga ayu I gursaday wiilki todobada anigo ku jiro ayan mobilkisa 📱 baaray kadib ogaday in naag la hadli jiray kadibna ay ku daadisay farin u qoray ayan wiil saxibkis ah u dhahay aya gabartan hada so aroosay ma jecli lkn ayadaa jecel markas qalbiga aya I jabay 💔 wan iska sabray hada waxan wada jogna sanad maalin walbo wuu I qiyaana 😭aniga na wan jecelahy war haduu I dhaha wan iska ooya 😭 sas ay tahana nolol adag oo duruf ah aa kula nolahy iso duceya ciwanka ani malihi wiil aya leh 😭💔💔💔😥
@mukhtarabdi2571
@mukhtarabdi2571 5 ай бұрын
Iska Samir wll Maalin Ayuu garan donaa wuxuu maanta garan laayay😢 Runtii waa xanuun qof aad jeceshahay balse isagu ku dareemayn😔
@RaliyaRaliya143
@RaliyaRaliya143 5 ай бұрын
Naa qiimahaga garo katg
@najmoapdalle470
@najmoapdalle470 2 ай бұрын
😢😢😢😢sorry wlhi waa oyey
@AliyaMuhamed
@AliyaMuhamed 7 күн бұрын
ApaaYo mar hadaa guur gashaY iska joog rabi waa deeqsi badane ducaYso in illahaY qalbigiisa kusoo jediYo gurigagane ha iska duminin😢
@Haniadey-h7z
@Haniadey-h7z 7 сағат бұрын
😢sorry abyo mcn adiga iskaah iloow oo kaa taga hadusan ku. Jeclan lkn hadu ku xitirmyo waa cadi lkn aniga qof an ii jeclan Wan kaa tagi laha 😢
@XaredAbdi-h8t
@XaredAbdi-h8t Ай бұрын
😭😭😭😭 Alow bilaa murug na dhig
@KhalidSakariye
@KhalidSakariye Ай бұрын
Amiin ✅❤️
@SrnaSrna-rp2bt
@SrnaSrna-rp2bt 3 ай бұрын
😭😭aduunyoy laabkacshy
@UmaymaAbdullahi-wy3no
@UmaymaAbdullahi-wy3no 2 ай бұрын
Wakhtigu ha ilayliyee Hadaan yara lumo inaan is heli laabtada gali is heli karo laabta gali😢
@AliAdam894
@AliAdam894 Ай бұрын
Nin liitiyo imanee midaan libta gaari karin One day
@Naimaahmed-d6g
@Naimaahmed-d6g 7 ай бұрын
Hestan way itabaty 😢😢
@shinofarah
@shinofarah 8 ай бұрын
Hestan dhamestiran xagee laga helaa
@FahmoSaalax-ij9ym
@FahmoSaalax-ij9ym 4 ай бұрын
Sow tan 😢
@Makay-w7d
@Makay-w7d Ай бұрын
😢😢😢😢😢
@AmiraAbdi-ms4ms
@AmiraAbdi-ms4ms 5 ай бұрын
Waqtigu hai layliyee hadaan yara lumo inan is heli laabtada geli Is heli karo laabta geli
@samatardiriye1226
@samatardiriye1226 Ай бұрын
Heeestn waxn isku dhaafiya waayha aduunyada😢
@SammeMohamed
@SammeMohamed 7 ай бұрын
Jah😂
@AsmaaAbdirashiid-l9y
@AsmaaAbdirashiid-l9y 8 ай бұрын
😢
@RumaanCrahman-d9m
@RumaanCrahman-d9m 2 ай бұрын
Qofka libtah gaari karin 😢 2:05
@UnaxGaacuur
@UnaxGaacuur Ай бұрын
❤❤❤
@UnaxGaacuur
@UnaxGaacuur Ай бұрын
Isilabtada gali😢😢😊
@RumaanCrahman-d9m
@RumaanCrahman-d9m Ай бұрын
@@UnaxGaacuur 🥺❤
@Ayman_mohame
@Ayman_mohame Ай бұрын
Hestan haben kasta marka si sexanayo wa si dhagysta😢💔
@XafsaCumer
@XafsaCumer Ай бұрын
😢😢😢😢
@SuhahyXadaari
@SuhahyXadaari 3 ай бұрын
😊😊😊😢😢😢
@fatushsharif8690
@fatushsharif8690 27 күн бұрын
😢😢💔❤️‍🩹
@Ceebla
@Ceebla 5 ай бұрын
Aduunyooy laab kacshaa Waxad tahay lama dood Meel aan aad loogu ladin 😢
@amiinbashir106
@amiinbashir106 5 ай бұрын
ᴍᴀʀᴋᴀɴ ʏᴀʀᴀ ʟɪɪᴄᴀ ᴇᴇ❤😢 ᴡᴀᴀʏᴜʜᴜ ɪ ʏᴀʀ ʟᴇᴇxɪʏᴀʙᴀ❤😢 ɴɪɴ ʟɪɪᴛᴀ ɪʏᴏ ɪɪ ᴍᴀʟᴇᴇ❤😢 ǫᴏғ ᴀᴀɴ ʟɪʙᴛᴀ ɢᴀᴀʀɪ ᴋᴀʀɪɴ❤😢
@queens5777
@queens5777 4 ай бұрын
Murugada ihaysata hadaan ka sheekeyo kolay dad badano ila midaa way jiraan lkn anigu maskiin xaqeeda qarisaan ahay😢 Wll marka hore ba waxan ahaa dadka iska aamusaan oo muran ka xataa neceb hadaan qof is qabano xataa ciil dartii ma hadlo oo cunaha wx iqabsadan saan iska aamusa qofka isku dhacno waxan jeclhy in aan waa dame aan arag xata wajigisa 😢 Anon xuman iga ahyn ma aqn sababta. Waligay 2 xiriir baan soo maray xarirkaygi kowaad gabadh yar baan iska ahaa oqofki igu horeyy an ku sheeko barto bu ahaa 2 sano baan xirir niyad jab ku dhisan la waday ugu dambeen markaa iri aan is gursano wuu iga tagay anah waan iska daayey meel aan udono markan wayey buu hal sano kadib isoo laabty asago leh hadaan diyar u ahay inan ku gursado anah waaa mar an niyad u hayn waan iska diday 2 hal sano kale idaba socday inkaartyda ku dhacdy amaan isii ban iri niyad iyo farxad midna uma hayn markaas . Bes saas baan ku kala harney. Sadex sano kadib anoo inti si fiican uga waynaaday xariir iyo shukaansina iska daayey noloshayda ku faraxsan jawi macaaan iskaga jira farxad ku seexda kusoo toosa baan waxaan is baranay wiil kale oo iga codsaday xiriir waan ka aqbalay mudo yar kadib waxaan ogaaday inuu reer leyahay xaas hal ilmo uhaysay😢 Waan ka niyad jabay wan iska daayey 9 bilood kadib ayu dib iso radiyey wuu igu qanciyey inuu xiriir wanaagsan isiin dono oo diin ta ubanaysay inu iguursan karo fakar dheer kadib waan ka yeelay hadana Mudo sanada xiriir lenahay wax xumaan kuma arag lkn markaa arko Xaaskiiso soo wacaysa wadnahaa ixanuuna waan ooyaaa😭😭😭😭😭 Mana udulqaadan karo asagii dhinac wuu ila murugaysan yahy xaaskisa ku masayrtay wuu iga tagay anoo markaa Jeclaaday muruga aan kaso kabtay baaan galay isaga anigu hada go'aan baan ka qaatay ah in aaan iska daayo Dhibka jira wuxu yahay marka aan kala harno dhho wuu ooyaa😭😭 an waan ooyaa lkn go'aan baa meel iiyaaal Ah in aan amaan siiyo qof xor ah maaha qof qaylo badan bu qabaa ana marabo inaan mshkilada qayb ka noqdo Calafkana alle baa haya anigu se go'aan aan garey kama laabto salaama😢 💔
@SalmanOmar931
@SalmanOmar931 4 ай бұрын
Kula mid
@hamsemohamed-kj4dz
@hamsemohamed-kj4dz 2 ай бұрын
Boqorad bthy lkn weli mahelin qofkagi insha allh waad heli qof fhma xaaladksta thy 🥰🦋🙏😩
@hamsemohamed-kj4dz
@hamsemohamed-kj4dz 2 ай бұрын
Boqorad bthy qofkagi waad heli samirka badi 🔥🌹
@HanadAbdi-o2k
@HanadAbdi-o2k 22 күн бұрын
💔😭
@UnaxGaacuur
@UnaxGaacuur Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@CabdaleXasan-f2r
@CabdaleXasan-f2r 2 ай бұрын
😢
@Cambeyste
@Cambeyste 2 ай бұрын
💔😥
KHAALID KAAMIL | WARAAQ KU QOR OOHINTAADA | Hees Cusub 2021
5:43
CASKA FILMS
Рет қаралды 6 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 67 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 88 МЛН
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 65 МЛН
KHAALID KAAMIL | GUNTAA KU CIYAARTA |  BEST HIT SONG 2024
4:31
Nasir Production
Рет қаралды 100 М.
Khaalid Kaamil _ Aduunyo _ Audio Song 2024
3:13
JABSHE PRO♪
Рет қаралды 404 М.
Ha Ooyin
8:02
Zakariye Kobciye - Topic
Рет қаралды 128 М.
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
Akram Adan
Рет қаралды 581 М.
Dareen Caashaq
4:40
QAMAR SUUGANI - Topic
Рет қаралды 582 М.
MUSTAFE KANTE - DHAKHTARKAYGII MAAN HELIN - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:13
KHAALID KAAMIL | QALBIGU SAAXIIB MA YEESHO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:46
KHAALID KAAMIL HEES CUSUB | TURAAN TURO |2024
7:50
KARAAMA PRODUCTION
Рет қаралды 61 М.