KHAALID KAAMIL QABYO TIRA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

  Рет қаралды 1,098,550

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Пікірлер: 1 000
@DayaxStudio2019
@DayaxStudio2019 3 жыл бұрын
Boqorka fanka khaalid ❤🤗🙏🏿
@mohamedjirde3491
@mohamedjirde3491 3 жыл бұрын
Fanankii weynaaa
@osmanhassanabdullahi3276
@osmanhassanabdullahi3276 3 жыл бұрын
Fantastic music
@LM-hj1vr
@LM-hj1vr 3 жыл бұрын
is cadeeye
@aroonlyrics772
@aroonlyrics772 3 жыл бұрын
Xidiga fanka dayax dalnuurshe 🎸🕊️❤️❤️❤️💯✔️✔️
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 3 жыл бұрын
Hye legend dayax dalnuurshe away heesta cusub aan ka sugaa liibaax adiga ee sheeg gaar ma soofasax adiga legend 🙏🙏💯💯♥️🙏big resact full
@KASKEYPRODUCTION
@KASKEYPRODUCTION 3 жыл бұрын
Gabar qaaliyoo quman baad tahoo Qawl waalid iyo duco qaadatee Layaab layaab khadar iyo khaalid aktaradeena wa idin wataa
@dj.rockets
@dj.rockets 3 жыл бұрын
Layaab Layaab waqal Studio iyo Muqdisho Wixii Hiraba Quba 🙌
@aroonlyrics772
@aroonlyrics772 3 жыл бұрын
Dj lyrisc ka soo sameey taliye
@yuuviddaimond3870
@yuuviddaimond3870 3 жыл бұрын
CIID
@michagabo8819
@michagabo8819 3 жыл бұрын
When things were at their very worst: 2 Suns, Cross in the sky, 2 comets will collide = don`t be afraid - repent, accept Lord`s Hand of Mercy. Scientists will say it was a global illusion. Beware - Jesus will never walk in flesh again. After WW3 - rise of the “ man of peace“ from the East = Antichrist - the most powerful, popular, charismatic and influential leader of all time. Many miracles will be attributed to him. He will imitate Jesus in every conceivable way. Don`t trust „pope“ Francis = the False Prophet - will seem to rise from the dead - will unite all Christian Churches and all Religions as one. One World Religion = the seat of the Antichrist. Benedict XVI is the last true pope - will be accused of a crime of which he is totally innocent. "Arab uprising will spark global unrest - Italy will trigger fall out" "The time for the schism in the Church is almost here and you must get prepared now" The Book of Truth
@hamsekparut7525
@hamsekparut7525 3 жыл бұрын
la yaab layaab
@Liosaacid
@Liosaacid 3 жыл бұрын
Hadaad aamin santahay in Khaalid yahay fanaanka jiilkaan cusub ugu shidan like haila dhaafin.
@Abdihakeindhaye
@Abdihakeindhaye 3 жыл бұрын
Heesaa weyn weeyaaan khaalid💙 Quraankii uu akhirnayay yaa daawaday Walahi quraanka ayuu kaga cod macan yhy heesaha🥰🥰🙏
@guleedmohamed6605
@guleedmohamed6605 3 жыл бұрын
Our legend waqal studio 🎙🙌 From caasimada africa hargeisa Inankayagii reer burco khaalidka duula 😎
@reerweedow8227
@reerweedow8227 3 жыл бұрын
WALAL SOO BOOQO WAX AYAAD KA FA’IDI DOONTA RAAC LINKIGA kzbin.info/www/bejne/rXmkYnecnbZ3f8k
@wllka3873
@wllka3873 3 жыл бұрын
caasimada meey
@jamajokar
@jamajokar 3 жыл бұрын
What a fantastic boy Khaalid wax kale
@najmagermany1396
@najmagermany1396 3 жыл бұрын
Erayada iyo laxankaba Khaalid kaamil 🥰 Hees iyo badh weeye 👌❤ Fanaanka si dareen leh u heeso 🙏 billion wey gareysaa 😘
@faaid327
@faaid327 3 жыл бұрын
Xeebtii io Qalcadii Xamar weyne ujeedaa Walee Khaalid&Waqal Waa Tageen. 🙏
@mukhtargorod1390
@mukhtargorod1390 3 жыл бұрын
Ninkan isku filan waye fananka sanadka iyo abwanka sanadka iyo mulaxanka sandka u aqonsady inta igu racsan like 👍👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏
@amazing1w
@amazing1w 3 жыл бұрын
Can't wait this fire 🔥 another level my brothery khaalid kaamil absolutely fantastic songs Somali music to the world 🌍
@hakiim7408
@hakiim7408 3 жыл бұрын
Mcn f
@blackshinea.k.aruleboy7945
@blackshinea.k.aruleboy7945 3 жыл бұрын
Cool kzbin.info/www/bejne/d6SzfIhvd7KagtU
@satamupdimalik7598
@satamupdimalik7598 3 жыл бұрын
The first winner of the somali KZbinrs waqal 💥🤗❤🔥❤❤
@reerweedow8227
@reerweedow8227 3 жыл бұрын
WALAL SOO BOOQO WAX AYAAD KA FA’IDI DOONTA RAAC LINKIGA kzbin.info/www/bejne/rXmkYnecnbZ3f8k
@daganmukhtar2756
@daganmukhtar2756 3 жыл бұрын
0
@Abdirahiim
@Abdirahiim 3 жыл бұрын
Duriyada #sheekh_isaxaaq fan lagu gaadhi waaa hadii duriyada tahay like dadka wax ayaad dheertahye❤🥰
@banuhaashim9539
@banuhaashim9539 3 жыл бұрын
Kuwani ma duriyadii baa, meeshu miyaanay xamar ahayn?
@qnhahmt3217
@qnhahmt3217 3 жыл бұрын
Oo qofkaad Heshaa Kuu Dhawr Qalbiga❤️🥺 Amizing singer ❤️
@husseinalihassan5121
@husseinalihassan5121 3 жыл бұрын
Ninkan ilaahay wuxuu siiyey Afgaabnaan degenaan Akhlaaq Mulkiilaha fanka soomaaliyeed Keep going bro
@Mustafa-uq5dj
@Mustafa-uq5dj 3 жыл бұрын
Caasimaddii Mogadishu 🔥🔥 Allow barakee Xamar😍😍😍
@pppppppppp934
@pppppppppp934 3 жыл бұрын
Khaalid KaamiL Keep Going TEAM WAQAL.🙏
@reerweedow8227
@reerweedow8227 3 жыл бұрын
WALAL SOO BOOQO WAX AYAAD KA FA’IDI DOONTA RAAC LINKIGA kzbin.info/www/bejne/rXmkYnecnbZ3f8k
@kamalabdi7436
@kamalabdi7436 3 жыл бұрын
Boqorka codka khaalid kamil Waxan rajaynaya heestan inay 1M ku gaadhi maalmo kooban Thue,16, sep 2021 maalin wacan 😍 😍😍😍😍😍😍😍😍
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 3 жыл бұрын
Laxankiisa baan ka helaa my khaalid ❤️
@waxgaradnageeye5994
@waxgaradnageeye5994 3 жыл бұрын
Wowarey Abwan, mulaxan, fanaan ♥️ Muqdsho way ku faanta Adiga joogistaada 💚💚💚💚💚
@reerweedow8227
@reerweedow8227 3 жыл бұрын
WALAL SOO BOOQO WAX AYAAD KA FA’IDI DOONTA RAAC LINKIGA kzbin.info/www/bejne/rXmkYnecnbZ3f8k
@drsalmap.hofficer3025
@drsalmap.hofficer3025 3 жыл бұрын
Somalilander wadankisa ordoo fanan yeesha 🟩⬜🟥
@waxgaradnageeye5994
@waxgaradnageeye5994 3 жыл бұрын
@@drsalmap.hofficer3025 ppe lagama hadlaayo dhlashada iyo meeshu u ka so jeedo ; waxa weyee sharf iyo mudnaan bu naga mudan yahy intu maglada jogo
@boyofficial3348
@boyofficial3348 3 жыл бұрын
@@waxgaradnageeye5994 kkkk xoolo😃🤣 xamar uma baahna fananinta somaliland ayaga ayaaa u soo orda xamar cadey
@safakayse6774
@safakayse6774 3 жыл бұрын
@@boyofficial3348 whi kuwiina usoo baroortaa Khalid fanka ayuu idinka badbaadinyaa
@عبدالرحمن-ن9ظ6ي
@عبدالرحمن-ن9ظ6ي 3 жыл бұрын
Kutuura cimaamada abwaan afnaaan laxameyste khalid kaamil❤✅
@yussufabdi5686
@yussufabdi5686 3 жыл бұрын
To all those who will watch this video 2045 and back , This man Khalid kamil was a legend.
@fatimaaxmed4612
@fatimaaxmed4612 3 жыл бұрын
Waqal iyo muqdisho iyo khalid kamil❤️layaab layaab🥰
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 3 жыл бұрын
The best song of the year waqalka💥💯
@reerweedow8227
@reerweedow8227 3 жыл бұрын
WALAL SOO BOOQO WAX AYAAD KA FA’IDI DOONTA RAAC LINKIGA kzbin.info/www/bejne/rXmkYnecnbZ3f8k
@haliimarayz3379
@haliimarayz3379 3 жыл бұрын
Qahar io hamudan io qulub aduun qormadad dagtana qabya tiro unoqo kal lagu qoraa qasri Kula Wada oo qofki Ku Hela ku dhowr qalbiga ... Boqorka Fanka Khaalid Kaamil 👌🥰
@monakaif71
@monakaif71 3 жыл бұрын
Khaalid kaamil boqorka fanka Axyaa cod Heestaan aad baa loogu hagar baxay wlhi Kuwii kale ayagoo mcn bay muuqaal koodu fiicnayn hadaad igu raacsantahay isoraac✌❤
@asmalaki5982
@asmalaki5982 3 жыл бұрын
Khaalid kaamil our legend keep going bro🥰🥰 Waqal studio another level❤❤
@reerweedow8227
@reerweedow8227 3 жыл бұрын
WALAL SOO BOOQO WAX AYAAD KA FA’IDI DOONTA RAAC LINKIGA kzbin.info/www/bejne/rXmkYnecnbZ3f8k
@hamdalaki1787
@hamdalaki1787 3 жыл бұрын
Khaalid kaamil fanaanka hesihiisa jacyl ladareemo♥️👌✌
@Rragaxchanel123
@Rragaxchanel123 3 жыл бұрын
Heesta Camera and edit 100% Music 90% Laxanka 95 % Codka 100% Wanka yabay yarkan 👑
@calisacadfaarax6641
@calisacadfaarax6641 3 жыл бұрын
Khaalid kaamil rooxaanta fanka inta Ila taagerta khaalid kaamil is muuiya😂❣️
@ashrafhakiimi436
@ashrafhakiimi436 3 жыл бұрын
Cumar dhuulaha waqtigan inta ila qirsan qaalid kamil inuu yahay kan ugu codka macan fanaaniinta soomalid like iisaara🙏
@abdirizackhussein4466
@abdirizackhussein4466 3 жыл бұрын
Khaalid fanka iyo xamar baa ubaahan ♥️ Shumaca caasimada kadaran🎶
@boyofficial3348
@boyofficial3348 3 жыл бұрын
😂😃🤣🤣🤣xamar qof ayey u baahantahy malahan 😂😃🤣
@abdirizackhussein4466
@abdirizackhussein4466 3 жыл бұрын
@@boyofficial3348😜😜😜😜
@iqrushabdul2741
@iqrushabdul2741 3 жыл бұрын
King kaalid muqdishu iyo waqal oo is helay m.a wlhi
@yuusufyare2329
@yuusufyare2329 3 жыл бұрын
Bilicda Caasimada Umada soomaaliyeed Ee Mogadishu OMG 😲😲😯😯
@zaki5128
@zaki5128 3 жыл бұрын
Khaalid Kaamil vanaan sanadka Kaamil wanku wataaaa zhp 🎤🎧👍🙏✌ Codkiii Dareenka
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
Gabar walbah waa wlshy macan ilhay no xafid 😪❤🤲
@maxamedisbatoore3304
@maxamedisbatoore3304 3 жыл бұрын
Masha allah alle hano daayo
@abdirizakyousuf5184
@abdirizakyousuf5184 3 жыл бұрын
Fankii Oo qof ah khaalid kaamil Erayada Laxanka Codka Shaxshaxda intuba waa isaga Anigu waan u is taagay waqal Duubista Cidi kuma haysataba Geeska Isagaa ugu horeeya
@abdimaalikayshka2432
@abdimaalikayshka2432 3 жыл бұрын
Wooow Alla Yacizak Hees Iyo Bar Wlhi Duubistii Waqal Wax Badan Baa Soosocda Wlhi Team Waqal Hawshu Hasoco 🔥🔥
@apdikariinjapjcyl7575
@apdikariinjapjcyl7575 3 жыл бұрын
Ax yaa hees another level waqal studio salaan sare form gobolka raga burco 🖖🖐❤
@naxowofficial1337
@naxowofficial1337 3 жыл бұрын
Cajiib laxanka iyo music ga sey iskula socdaan .🔥
@fadumoali620
@fadumoali620 3 жыл бұрын
Ninkii aan mustaqbalka guursan lahaa khaalid kaamil afartii matanaha aabbahood mucaad maahir muscab iyo maida Insha Allah waan rajeeyni in aan Ku heli doono haduu calafka i caawiyo huno from garissa cadeey 💯❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏
@yahyearahmaanali9825
@yahyearahmaanali9825 Жыл бұрын
aniga ayaa kuu Huri naftana waa laguu qiroo qiimaynta dumar sadka lagu qancaad Tahy qalan jadood
@nasiib_isxaqq254
@nasiib_isxaqq254 3 жыл бұрын
The one and only Khalid kamili It's one best for all song Masha"ALLAH keep going 👌👌🌍🥰
@reerweedow8227
@reerweedow8227 3 жыл бұрын
WALAL SOO BOOQO WAX AYAAD KA FA’IDI DOONTA RAAC LINKIGA kzbin.info/www/bejne/rXmkYnecnbZ3f8k
@Awale.british
@Awale.british 3 жыл бұрын
Fanka Fanaankiisii Khaalid Kamiil he's from Gobolkii Ragga Burco Halyeey Dhala💚 ★ ❤
@iimanfx1533
@iimanfx1533 3 жыл бұрын
Waow fanan abwaan +laxamiste camon legend
@abdirahmanahmed9618
@abdirahmanahmed9618 3 жыл бұрын
Weeeeey 🙈 FURINLE 🎹 lama Gaadhayo K KAMILOW zhp MUSFATE karama iska daaa nip FIRINLE 🤞 gacantisu waaa HIT 💥 LAMA GADHAYO FURINLE 🤴......
@baasheabdi9963
@baasheabdi9963 3 жыл бұрын
Khaalid kaamil iyo waqal oo is helay 🔥🔥🔥
@xasanmahad2490
@xasanmahad2490 3 жыл бұрын
Ereyada /100 Laxanka/100 Codka/200 Legend khaalid kamil fankii oo qofa ❤💓😍
@hodanabdi559
@hodanabdi559 3 жыл бұрын
Khaalid Kamil best singer-songwriter & melody An other level waqal studio 🙏✅🔥
@zakifiish
@zakifiish 3 жыл бұрын
Burco legacy Khaalid kaamil ❤️
@yaasinabdi5977
@yaasinabdi5977 3 жыл бұрын
Ninkan taaleynu burco uga taageynaa
@najiibcolaad2876
@najiibcolaad2876 3 жыл бұрын
This man is one of the best current melodians,remember he made the melody of KARAYSTAY BUKAANADII,QALANJADA HAWEEN,CALANKA SAMADAA KU LADHAN and a lot best melodies He is a top melodian
@selfieboychannel8338
@selfieboychannel8338 3 жыл бұрын
Completely agreed! The lad is lit.
@jamajokar
@jamajokar 3 жыл бұрын
I agree with you too 💯
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 3 жыл бұрын
Woow Absolutely Song Legend Khaalid Kaamil Fanaan Abwaan Mulaxan Waan idin Wataa Team Waqal Studio
@ayaanlemohamednourahmed2201
@ayaanlemohamednourahmed2201 3 жыл бұрын
War ninkani waa xaalad kle wlhi❤😘 Khaalid kaamil Hore usoco wll Aad Baad u sareysaaye✌😍👑
@abdirizakmouse4714
@abdirizakmouse4714 3 жыл бұрын
Gabadh qaaliyo qumanbadtahoo Qawl waalidiyo duco qaadatee Qaxar iyo ha mudan iyo qulub aduun Qormadaad degtoba qabyatiro u noqo Ka laguu qoraa qasri kugula waar Oo qofkaad hesha kuu dhowr qalbiga❤️ Khaalid kaamil Heesta riyuuu ku sameyey best 🎵 ever
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 жыл бұрын
Wow Legend khaalid kaamil Fanan buuxa Fannanka keliya ee aan Somali ka dhagaysto he is really Amazing heeso iyo Laxan iyo cod dareen gaara leh ayuu leeyahay
@nimcosiciid1104
@nimcosiciid1104 3 жыл бұрын
Khadar waqal iyo muqdisho wax kale khaalid soo kaxee wllo markaad imanaysid from burco
@hamseshaacirent4400
@hamseshaacirent4400 3 жыл бұрын
The one and Only legend kusoco
@momohamet11
@momohamet11 3 жыл бұрын
Wall Maanta iga farxi Aleh hakaa Farxiyee SUBSCRIBE 😭😭🙏
@reerweedow8227
@reerweedow8227 3 жыл бұрын
WALAL SOO BOOQO WAX AYAAD KA FA’IDI DOONTA RAAC LINKIGA kzbin.info/www/bejne/rXmkYnecnbZ3f8k
@filsanseed9017
@filsanseed9017 2 жыл бұрын
Ish Calaa Hees Khaalid kaamil 🔥🥰❤
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
Alaylahe wakaa khaalid hilaacay Intaan lahaa waqal bu u baahanyahay ❤❤ Masha Allah khaalidkayga 💚🤍❤
@abdirazakibrahim623
@abdirazakibrahim623 3 жыл бұрын
Nin muqdisho sida wax ugu duubibkara ma jiro waqal Aya sababaY
@apdihakiinadan8021
@apdihakiinadan8021 3 жыл бұрын
Another level khaalid kaamil🔥👏
@updyrahmanaaran1790
@updyrahmanaaran1790 3 жыл бұрын
Hdu qarnigan jcl ku helo hezaha khalid ba ku wehel ah dhagezo Ahlu cashaq liketa ha ila dhafina
@muunajaamac869
@muunajaamac869 3 жыл бұрын
Khalidka wanku wata inaderky 🥰🥰🥰🥰
@afitaaxronaldo6151
@afitaaxronaldo6151 3 жыл бұрын
Wow khalid kaamil ❤❤❤💪👉Waqal Studio heesaha shidan Yaa u Sheego
@ismailhassan7043
@ismailhassan7043 3 жыл бұрын
The best music 🎶🎵❤ waan ku wataa furinle
@cabaasbile3338
@cabaasbile3338 3 жыл бұрын
Yeeah! bro the best musician ATM and the guy is always reliable just a true gem in Somali music industry...
@cabdirashidnuux1953
@cabdirashidnuux1953 3 жыл бұрын
Heesta iyo muqaaalka waxaa shidan muqaal The best video waqal Waa muqaalkii ugu shidnaa abit Aniga muqaalkan qaatay✋✋✋✋✋✋✋✋✋☝️❤❤
@saedali1894
@saedali1894 3 жыл бұрын
Waaxid duriyada khaalid kaamil ❤
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 3 жыл бұрын
Xushmad iyo qadarin Qani baad katahay 🥰🥰 Khalid kamil, poqorka fanka
@afitaaxronaldo6151
@afitaaxronaldo6151 3 жыл бұрын
Erayada khalid kaamil ❤ Laxanka Khalid kamil❤ Codka khalid kaamil ❤ Waan waxaa aan kugu Tageero
@ustaadclraxmaanofficial4602
@ustaadclraxmaanofficial4602 3 жыл бұрын
Waqal beryahnba caruur baad nosoo gudbinysay heesahoogii imigad ragii waaweynaa meesha keenty ❤❤❤❤💯🖐🖐🖐
@Nimcodarajo1122
@Nimcodarajo1122 3 жыл бұрын
Khaalid kaamil Zala WaLa 🔥🥰
@lipgirl__5__official_0
@lipgirl__5__official_0 3 жыл бұрын
Khaalid Kaamil Father of Love💯✌️❣️
@abdullabdulla0544
@abdullabdulla0544 3 жыл бұрын
Meshaan saan uqorxoon intee wye😍m.a keep going zxp
@alcasaa22channel19
@alcasaa22channel19 3 жыл бұрын
Muqdisho
@nuraomar5990
@nuraomar5990 3 жыл бұрын
Mashallah muqdisho waaye
@cawilkoyla
@cawilkoyla 3 жыл бұрын
waaaaw best song heestan meel halagu qoro caaadi mhn tarikhdey gashay kaamil waqal studio layaab layaab🙏
@queensowda5866
@queensowda5866 3 жыл бұрын
Music legend axmed wali furunle 👑👏
@reerweedow8227
@reerweedow8227 3 жыл бұрын
WALAL SOO BOOQO WAX AYAAD KA FA’IDI DOONTA RAAC LINKIGA kzbin.info/www/bejne/rXmkYnecnbZ3f8k
@rumanabdi8128
@rumanabdi8128 3 жыл бұрын
Hadan arki laha so hab ma siiyen khalid🥺💋💞
@mustaphehooshoow7408
@mustaphehooshoow7408 3 жыл бұрын
Another level Kamil keep going ❤❤
@Tubeec699
@Tubeec699 3 жыл бұрын
Qotoka iyo joog Iyo qaab samaan Adigaa qudhyahay qeyb u yeeshaye Quruxdii ifkoo Laga dhigay qofee Qumaneey hablaha Qeer keed waxdheer Qosolkaa dibnaha Kala qaa ditaa Qof arkaa dareen Laqashuu cayoo Qool kaaga sami Waa qaa liyoo Xushma iyo qadarin Qani baad katahay Dumar qiimahad Dheertahay qof nimo Xub nahaaga qoran Socodkaa qunyari Qaa deey haween Ku qubacanayaan Gabar qaaliyoo Quman baa tahoo Qoowl waalidiyo Duca qaa datee Qaxar iyo hamudan Iyo qulub aduun Qor madaa dagtana Qabya tira u noqo Kan la kuu quraa Rasmi kuu la waar Oo qofkii Ku hela Kuu dhowr qalbiga Wallahi fannankaan heestaan curiyay Waxuu nafta u Soo celiyay fankeena somaliyeed madaxa inoo saaran tahay Khalid kaamiloo inta Ila midka ah is muujiyaa Dee
@saalaxsanaagofficial6249
@saalaxsanaagofficial6249 3 жыл бұрын
Xeebta liido beutifull 💝
@yaxyewiilqaran6100
@yaxyewiilqaran6100 3 жыл бұрын
Welcom wll saalax
@izmaaciilthiago3171
@izmaaciilthiago3171 3 жыл бұрын
Muqdisho way tagtay o tilabsatay m.a❣✌
@mubaarakkoore1383
@mubaarakkoore1383 3 жыл бұрын
Aabaha codka khaalid kaamil 😍✌️✨
@jamalali7181
@jamalali7181 3 жыл бұрын
Boqorkaa fanka casriga khaalid maxamud abdilhi ❤🙏
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 3 жыл бұрын
Masha allah axsan cod fanan keena qaligaa keep going
@mohamedkayse1433
@mohamedkayse1433 3 жыл бұрын
Waa hees macaan inta ka heshay farta taaga legend khaalid kaamil👏👏✊🙏🦁 2021 . 10 .21
@calibaariyow4770
@calibaariyow4770 3 жыл бұрын
Khaalid kaamil legend cod macan 🇸🇴✌✅
@hamz233
@hamz233 3 жыл бұрын
maradaa aad la ordaysaa ninkan ma matasho ha amban sxb✌🏽
@calibaariyow4770
@calibaariyow4770 3 жыл бұрын
@@hamz233 marada iyo mareexan ayaba cuqdad idinkugu filan maraxaw 🤣🇱🇺
@hamz233
@hamz233 3 жыл бұрын
@@calibaariyow4770 afsomali ga soo baro markaa ila hadal neefow✌🏽 cuqdad baad khalad ka fahantee iga daba ooy😂✌🏽
@calibaariyow4770
@calibaariyow4770 3 жыл бұрын
@@hamz233 sarqan inad tahay waxa kuu cadaynaya hadadan cuqdad qabin khalid kaamik waa wiil fanaan ah wiil qabiil maaha lkn calan🇸🇴nacayb kuhaayo anna wankaa dabageeyay halkad nabarka kuleedahay ina laf liqaw 🤣🤣
@hamz233
@hamz233 3 жыл бұрын
@@calibaariyow4770 iska hadlow marka hore maradan horta Hargeisa, Somaliland baa laga tagaay markii u horyasay, xiligaa dadkaga talyaaniga wabiyada kaga talaabi jiray xorba maad ahayn😂 ta labaad qabiil ba kama hadal ee waxan ku idhi maradaasi ma matasho oo dee waa nin Somaliland u dhashay waana wax run ah. Qofkuna halkuu u dhashay inuu sheego ama jeclaado qabyaalad maaha wixii baa iskaga kaa khaldane…. isku dhejiska jooji markaa 😂✌🏽
@akmortal4285
@akmortal4285 3 жыл бұрын
Hees Khalid kamil qaday o an shidnayn lama sheegin 🥰❣
@ibrahimderowsheikh2213
@ibrahimderowsheikh2213 3 жыл бұрын
Legend is back🔥🔥🔥🔥🔥🔥🌹
@cawiyemayaabo7657
@cawiyemayaabo7657 3 жыл бұрын
Mucjisada fan khaalid kaamil
@zakeriemohamud9800
@zakeriemohamud9800 3 жыл бұрын
Amzing video full quality waqal family
@amiircazkah9058
@amiircazkah9058 3 жыл бұрын
Wy qoranty midhaasi khaalidow keep going pro it's another level wlhi inta ka heshy heesta like tu wa xagiina nin kastaa wuxu ya lagu sheega wan wataa lipaxan kaamil🤫😎👏
@kaado4436
@kaado4436 3 жыл бұрын
Legend come back❤❤🇸🇴💪💪💪
@drsalmap.hofficer3025
@drsalmap.hofficer3025 3 жыл бұрын
Somaliland nin isaaqa habarlove jumhuriyada barakeysan 🟩⬜🟥
@kaado4436
@kaado4436 3 жыл бұрын
Somaliland iyo somalia wa wll tas niyado gasho wxa kunol somali lee wye ❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@cookiebeer1063
@cookiebeer1063 2 жыл бұрын
Love you abtigey 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@Mahirofficial1
@Mahirofficial1 3 жыл бұрын
Video another level khadar waqal keep going khalid kamil hore u soco
@reerweedow8227
@reerweedow8227 3 жыл бұрын
WALAL SOO BOOQO WAX AYAAD KA FA’IDI DOONTA RAAC LINKIGA kzbin.info/www/bejne/rXmkYnecnbZ3f8k
@Suhayb344
@Suhayb344 3 жыл бұрын
Ilayska fanka Qarnigan khaalid kaamil; Oo qofkaad heshaa Kuu dhawr qalbiiga
@selmanoorstories260
@selmanoorstories260 3 жыл бұрын
The best song ever 🎶
@sharmaarkecawke8238
@sharmaarkecawke8238 3 жыл бұрын
Kaamilka Khaalidka ah, ma cudbaa waxa dhegahaygu dhuganayaan ma muuqaan la yeraysan karinba dhaayahaygu dhawrayaan, waamaxay cajaa'ibaatka kulmay?❤😍😍😍😍❤
@Abumuscab32
@Abumuscab32 3 жыл бұрын
Everything about this guy is 💥💥😍
@ahmetfadhidiid759
@ahmetfadhidiid759 3 жыл бұрын
Ninkan anigu cimaadadiisa waa ku tuuray No mucaarad wllhi Waa fanaanka qudha aan mucaarad lahayn Legend khaalid kaamil
@zeatquuleh1892
@zeatquuleh1892 3 жыл бұрын
What a song khaalid kaamil number one the somali arts 🥰 like igu sharaf
@Keena-diid
@Keena-diid 3 жыл бұрын
Erayada laxanka iyo codkii khalid kamil music oo keliyaa kuu dhiman isaga iskuday ninna kuma dhalane keep going
@baabaahassan7
@baabaahassan7 3 жыл бұрын
Legend is back 🔥🤟
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 3 жыл бұрын
Ninka fanka leh Khaalid kaamil 🔥🔥🥰🥰❤❤❤
KHAALID KAAMIL | QOFTAYDIIYEEY KUMEE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
4:30
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
KHAALID KAAMIL | DUNIDAAD U TAHAY HIIL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:54
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
SHAADIYO SHARAF FT KHAALID KAAMIL NEW SONG HAB ISII OFFICIAL MUSICC VIDEO 2021
3:57
KHAALID KAAMIL FT WARDA HAPPY IGA DHAWR CIDLADA 2022
3:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 8 МЛН
MAXAMED MAAME - SUUQA GALIN MAAYO OFFICIAL VIDEO 2025
5:23
Mohamed Maame
Рет қаралды 3,5 МЛН
MAXAMED MAANDHAYE TACAB OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:03
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,3 МЛН
KHAALID KAAMIL BAL SAWIRO OFFICAL MUSIC VIDEO
4:42
Khaalid Kaamil
Рет қаралды 1,2 МЛН
KHAALID KAAMIL | QURUXDII IFKA | OFFICIAL VIDEO 2021
4:56
Kaafi Studío
Рет қаралды 1,4 МЛН
MAXAMED DAYAX -  XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
7:50
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,7 МЛН
KHAALID KAAMIL | MARWADEYDA KOOBAAD | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
6:27
Khaalid Kaamil
Рет қаралды 5 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН