Khabiirkii Sunta ee UN-ku u dirtay Dalal Badan || Dr.Mohamed Caydiid|| Q1-aad.

  Рет қаралды 11,385

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 29
@ahmedatoshe
@ahmedatoshe 10 ай бұрын
Walaalo Alle ha waxa aan Kuu waydiinayaa Cimri Dherer, Caafimaad Iyo Cibaado Suuban
@murro484
@murro484 11 ай бұрын
soomalidu aqoon yahankeedu ma muuqdo!! imika waxa jira dad soomaliyeed oo aqoon sare leh oo aan dhexdeena laga aqoon, halka aynu fanaaniinta aad u naqaaano taaso ku tusaysa heerkeena aqooneed, siiba dhanka warbaahinteeda oo aan xooga saarin waxa bulshada u dan ah aan ka ahayn 2 siyaasi oo ay daba orodo mooye.
@rocky4066
@rocky4066 11 ай бұрын
Maasha allah waxgaradka bulshada
@rocky4066
@rocky4066 11 ай бұрын
Maasha allaah rag waa raggii hore sharaf iyo dadnimo cilmina lahaa waa waxa dalku ku faanikaro allaah ilaahey ha inoo badiyo shaqsiyaadkan oo kale maasha allah
@AbuIbrahim84
@AbuIbrahim84 11 ай бұрын
Waaw nin khibrad shaqo oo qoto dheer leh weeye Mahadsanid wariye Q2aad nala soo gaadh
@garboaxasan009
@garboaxasan009 11 ай бұрын
Waaw 🎉Dr mohamed caydiid 🎉🎉🎉 Ma Aqoonyahan khibradiisu intaa leegtahay ayaa jooga, xilli shacabka somaliland ay u baahanyihiin in laga dhiso caafmaadka Ciidanka Qaranka iyo baadhista waxyaabaha laga soo dajiyo dekada BERBERA, Doctor soo dhawoow oo dalkaaga wax u qabo, inaad media-ha "self-marketing" iska muujinayso aad ayaan kuugu hambalyeynayaa 🎉🎉🎉
@daarulislamquranonline9512
@daarulislamquranonline9512 9 ай бұрын
Daka reer somaliland weligood way ka horeeyeen somalida kale Dhamaan dadka aqoonta leh, kuwa nidaamka dawladnimada loo daba fadhiyey iyo maamulla iyo maaraynta ,dhaqaalaha , haldoornimada dhamaantood waxay ahaayeen reer somaliland. Reer somaliland maanta waxay haystaan dawlad hormuud u ah dawladaha geeska Africa Wataase qadaadweyn iyo faqash wax ha noqdeen. Viva Republic of somaliland ❤
@alhilaalburco1148
@alhilaalburco1148 11 ай бұрын
Mmtv aad ugu mahad san tihiin barnaanijyada Muhammad ah eed Balsham lawadaagaysaa
@xamsexayd2851
@xamsexayd2851 11 ай бұрын
Waa dadka aynu ubaahanahay Dr maxamed ee bulshada hagi kara
@fadumoabdi8417
@fadumoabdi8417 4 ай бұрын
Waar innoo samee school summahaa lagu barto oo ka fur Somalland khayr allahe ha ku siiyee oo u faaiidee danyarta Somalland iyo Somaliya oo dhanba.
@engyasirhazzen1293
@engyasirhazzen1293 11 ай бұрын
اللهم انصرهم اخواننا فى الفلسطين وأعنهم على أعدائك اللهُمَّ إنّا نستودعُناك بيت المقدس وغزة وكُل فلسطين ، اللهُمَّ كُن لهم عوناً، اللهم إنّا لا نملكُ لفلسطين إلّا الدُعاء فيارب لا تردّ لنا دعاء ولا تخيب لنا رجاء وأنت أرحم الراحمين اللهم انصر ضعفهم فإنهم ليس لهم سِواكَ اللهـــــــــــــــم إنا نسألك النور في أبصارنا ،، والبصيرة في عقولنا واليقين في قلوبنا ،، والإخلاص في أعمالنا والنقاء في أنفسنا ،، والسعة في رزقنا والصحة في أبداننا ،، والشكر لك على ما أنعمت به علينا .
@raybadlebi5000
@raybadlebi5000 11 ай бұрын
Mashaallah waa aqoonyahan loo bahanay in Laga faidaysto garahaan jamacada dalka ay ahmiyad siiyan. Isaguna umadda somaliyeed dhaxal UGA tago u reebo dadda so koraysa
@abdirashiidmohamed2004
@abdirashiidmohamed2004 11 ай бұрын
Wow waan qof aqoonyahana runti loo baahanyahay khibradaysan iyo waayo aragnimadiisa runtii halga faaiidaysto
@cabdirahmanmoumin6234
@cabdirahmanmoumin6234 11 ай бұрын
Expert Mohamed Aided Elmi is our colleaque
@mariamsaeed7538
@mariamsaeed7538 11 ай бұрын
Waa run Ma muuqdaan why? 90% waxa laga hadlaa Intee udisheen,sidee dowlad udumiseen iyo sidee Dan yarta loo dulmaa, Somali youth TV Baaloo baahan yahay
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 11 ай бұрын
Yalarumeeynaa sayidka iyo maay maay
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 10 ай бұрын
Sacad muuse waa reerka ugu aqoonta badan isaaqa
@rocky4066
@rocky4066 11 ай бұрын
Soomaaliyeey bal xusuus ta dowladnimadeyna meesha mareeysay iyo kuwa hadda na horboodaaya dowladnimadeena oo dowladnimo waxba ka ogeeyn oo qowleeysatada ah waddaniyadana ku yar tahay allaahayow kabadbaadi dalka
@daarulislamquranonline9512
@daarulislamquranonline9512 9 ай бұрын
Dadka dawladnimada aqoonta dhinac walba ah iyo dadnimadu waxay ahaayeen reer somaliland Waataase dee wax noqda anaku waanu idinka baxnee Viva Republic of somaliland ❤
@IsmailGuled-t8h
@IsmailGuled-t8h 11 ай бұрын
Waxbarana baadfaaideysey ilaahay caafimaadka haduu daayo.
@jaamacmaxamed769
@jaamacmaxamed769 11 ай бұрын
Kkk Arninka ma'muuse inaa deerkiiy Baa u'ekaa!
@ahmedfarhan447
@ahmedfarhan447 11 ай бұрын
Mise wasiir saajin Aniga ninkaasu xoog iila eeg yahay
@drkhayreyuusuf4371
@drkhayreyuusuf4371 10 ай бұрын
Khabiirkan maxaaa loogu magacabi waye queality cantrol ka s/land
@rocky4066
@rocky4066 11 ай бұрын
Soomaaliya waxay leedahay aqoonyahano caalami ah qiima badan dalkuna ka qatanyahay waa nasiibdaro nahaysato
@SafiaOmer-m8n
@SafiaOmer-m8n 11 ай бұрын
Kusoo dhakhso qaybaha dambe fadlan
@alhilaalburco1148
@alhilaalburco1148 11 ай бұрын
Hayada tayada somaliland ayaa ubaahan Ninians inuu lataliyo
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 11 ай бұрын
DADKU SIDEENA MAHA ABDISHAKUROW OO SIRTAADA LAMA GUDBINAAYO ILAA AY WAKHTIGEDA GAADHO. DADKU SIDEENA ISKAMA ODHANAYAAN WAXA LA YIDHI.
@rocky4066
@rocky4066 11 ай бұрын
Hala xuso waxqabadkii dowlladdii kacaanka waxay wax bartay oo ay kudadaashay sidi dadkeeda aqoonyahano noqdaan dalkuna horumar gaadho dadnimada iyo dowladnimada waa taa ee ma ahan in aad hantidii dadweynaha daaro kudhisato
@ahmad6967
@ahmad6967 10 ай бұрын
Wax qabad kii Af waayeen waa kii daowlad nimcadii somaliya buurburiyay ee daarood kii reer miyigaa ahaa miil walbaa uu dibay ee gabyaalad Dadka baray
Waa Sidee Xaaladda Qori-Lugud.?
5:28
MM Somali TV
Рет қаралды 7 М.
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 245 МЛН
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 32 МЛН
Berri iyo isu soo baxa Gabiley ee Ururka KAAH
4:34
MM Somali TV
Рет қаралды 202
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 245 МЛН