KHADAR KEEYOW 2024 | FULL MKENI FASHION SHOW MUQDISHO | OFFICIAL VIDEO

  Рет қаралды 135,986

Menza Production

Menza Production

7 ай бұрын

Пікірлер: 66
@faisasaciid624
@faisasaciid624 6 ай бұрын
Illaahy halaga baqo waxan waa dhan gaalo hoy wlhy waa laydin wada su aalin dhamaantii aakhiro fisqiqan aad kuwada faraxsantiin
@user-lo4hf3er5z
@user-lo4hf3er5z 6 ай бұрын
Wxn dhaqan islaam ma ahan alle halaga baqo soomalaay cadaabta ilaahey unbaa dalbaneyna wllhi
@yaakcon
@yaakcon 6 ай бұрын
Adiga yaa ku yiri fiirso? Maxaad meeshan ka samaynaysaa? Tukulish timir gaari waayey qaraara haaya.
@hawoiiman3900
@hawoiiman3900 6 ай бұрын
@@yaakconmuxuu sameeyey maxaase lagaadhi waayey wiilka sifiican buu u hadlay waana runtii waxani dhaqan islaan ma ahee
@fadumoabik3545
@fadumoabik3545 6 ай бұрын
Wadanka aan Rabno in aan Caruurteena keeno waaba mid dhalinyarada joogta ay kaga horeeyan Gaalaraacida kuweena Aan westrenka ku dhalnay Allahayow nadaba Qabo
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 5 ай бұрын
Wadan ma jiree Illahey caruurta Qurbaheena ha noogu xafido😢😢
@munaAhaji
@munaAhaji 6 ай бұрын
Dhaqan xumadan maxee aheed 😢aaway diintii
@ogadenian_empressempress4519
@ogadenian_empressempress4519 6 ай бұрын
His steps just reminds me that day he said his the Chris brown of Somalia😂❤🎉
@anabfarah1178
@anabfarah1178 6 ай бұрын
Gabshahaas hadii lacaayo qabiil iyo tol bay lahaan lahayeen lkn munkarka kama celinayaaa allah soomalia way halaag santay 😭😭😭😭
@khadarxurmo8683
@khadarxurmo8683 6 ай бұрын
That is so real sis
@yoonisabdi223
@yoonisabdi223 6 ай бұрын
subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah
@user-ct4ft6wc5p
@user-ct4ft6wc5p 6 ай бұрын
Qashin. Allah ha laga baqo
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 6 ай бұрын
KUDASHADA INDHAHA LA' WAA DHAQAN BIIS IYO SOO VOPYEYNTA DHAQAN SHISHEEYE. ALLAH HA LAGA BAQO.
@user-vg3ho3to6v
@user-vg3ho3to6v 6 ай бұрын
Gabdhahaan is qal qaloocaa waxeey ku ciyaareen sharaf toodii iyo tii familigoodiii io diiin teenii aqlaaqda alaha kaqaadee😮
@yakubmohamed2115
@yakubmohamed2115 6 ай бұрын
This guy has everything
@captaindhereeye6109
@captaindhereeye6109 3 ай бұрын
Khadar keeyow is beat of somali music from say wlhi😂❤
@warsamemayele
@warsamemayele 6 ай бұрын
Balo ku qurxisey waxaa ma quruxbaa war inanta sidaa la yeelayo war dadku dhaqankii diinta ka tagey allow nadaba qabo
@Shinalmalik96
@Shinalmalik96 6 ай бұрын
The most humble and simple somali artist
@user-hx5vj9di8c
@user-hx5vj9di8c 6 ай бұрын
SubhanaAllah
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 6 ай бұрын
Qadarow ayan a maqayad ku arkay asiga qof can ahan i firinayi ani maba danenin xamarweyne inti la garin maqayada mushkaki e dagmada xamar jajab lkn wa qof fcn aniga wa dhafarsana anigo telka ku hadlayo lahjada nairobi e sawaxiliga a galay i thing in magaceygi iyo tariqdedi dad ugu shekeyen sawiradedi na tusen just like qof i kasayo o kale u iso egayi
@user-co3tk1ps4u
@user-co3tk1ps4u 6 ай бұрын
Maquinat astourran. Masha Allah
@ayanrasheed4794
@ayanrasheed4794 6 ай бұрын
Istaqfirullah 💔
@Shinalmalik96
@Shinalmalik96 6 ай бұрын
Wish to meet you one day keyoow
@Yamakuzi007
@Yamakuzi007 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 Dal dumay dadkiisana way ladumaan...
@user-wn6ml1nw6z
@user-wn6ml1nw6z 5 ай бұрын
Yaaa salaaaaaam
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 6 ай бұрын
Qurux quud lacuno dhabsiyaa dhaforkisa kutaalaa masha alaah marki tarxiilka kuyimid lagugu xayeeysinay manta labaa kalatahay hesase masoalifatid doowlada dideysan waaiskushushubaneysaan heso shirako kuahayeen
@RaynRain
@RaynRain 6 ай бұрын
Waxba lagaama fahmin kaabe , tarxiil yaa ku yimid? Yee wax isku shushubteen .. warka cadee ugaas
@hassanahmed6221
@hassanahmed6221 5 ай бұрын
Dal iyo dad ba'ay. Waxay soo rareen dhaqankii reer galbeedka.
@Ikranqaali9663
@Ikranqaali9663 6 ай бұрын
Glower
@saciidocusman8037
@saciidocusman8037 6 ай бұрын
Shayaadiintii tik took dhan wa boxaan
@ameera1762
@ameera1762 Ай бұрын
احتاج المصممه حية او ميتة
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 5 ай бұрын
Xamar miyaa meeshan
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 5 ай бұрын
Qadaad weyn noo daa heesa ah
@MaanoAbdukadir-kx9om
@MaanoAbdukadir-kx9om 5 ай бұрын
Wale tan waa aduunyo wale waxaa lagaari doonaa maalin maal io caruur toona aysan wax kuu tarey nin illaa mid ma ahee qalbi fiyow oo kafiyow shirki io gaal nimo io munaafuq nimo yey san ku indho tirin dunida aan wlhi markaad dhimato cidna wax kuuma tari doonto oo camal kaaga wanaaji wll in taa djnida kprkeeda joogto waayo hadad dhimato alle weyne wuxuu ku weydiin doonaa wax alaale waxa aad soo hor mar satey samaan io xumaan ah illaa how camal keena inoo wanaaji 😭😭😭
@saacidqaylyahan6409
@saacidqaylyahan6409 6 ай бұрын
Arsenal haloo waco waa lahalaabey
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 5 ай бұрын
Meel fog ma joogan
@shiine111
@shiine111 5 ай бұрын
Diin la’aan
@Drnajaaha1
@Drnajaaha1 6 ай бұрын
Ninkan shdh ka uu xidhanyay khaniisiinta xidhe maxa maanka ka qaaday
@Ziraad
@Ziraad 6 ай бұрын
Hanaan xumada wx kasta kaga daran😂 Illhyna isku dirte wxna lameydan shir_imaan🤌🏻☹️
@dhagrancabdulahi4057
@dhagrancabdulahi4057 6 ай бұрын
Azxsbtii darbiga kasoo booday xata waajoogan mar darbigay kaso boodeen intana😂
@fartunmohamed3683
@fartunmohamed3683 6 ай бұрын
7:08 heesta bilaabane magaceed?
@fadumoqueen2262
@fadumoqueen2262 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂waxan maxay ahaayeen😂😂😂 OMG ninkanii dabsda gabdhaha ayuu dawanayaa
@aboubakerismaelahmed2258
@aboubakerismaelahmed2258 6 ай бұрын
Somalia is galoo yaryar😂
@amaancadaad1287
@amaancadaad1287 5 ай бұрын
Noloshana ma xamar bayka jirta Kuwan haday galo dhexgalan maxaysamayn lahayeen😂😂😂
@hamdahassan-no7qg
@hamdahassan-no7qg 5 ай бұрын
Heesaha somaliland iska dhiga faqash iish😮😮😮😮😮😮😮😮
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 6 ай бұрын
Sheeko ito yaab
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 5 ай бұрын
Kuwa shayattiinta raceen isku imadeen
@nasroyusuf3541
@nasroyusuf3541 6 ай бұрын
Xalimonyonka biibiiba maladhay mise wax xayeysiys😂😂😂
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 5 ай бұрын
Dadkan waalidkooda aawe
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 5 ай бұрын
Kuwan ma qajilan miyaa maxay waxay leeyiinbaa
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 6 ай бұрын
Kani heesaha dadka uun baa qaadaa Waar no daa heesahayaga
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 6 ай бұрын
Heesaha awoowga miya ku dhahay ada lee 😂😂😂. Caadi iska dhig yaroow
@xasan6869
@xasan6869 6 ай бұрын
adigu ma heestaa leedahay😂😂😂😂😂
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 6 ай бұрын
@@xasan6869 haa re heeshamaga noo dhaaf tuugyaha . Fanaaniitiina heeso u sameeya .shit
@user-ef4kz6vz4b
@user-ef4kz6vz4b 6 ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 🤔🤔🤔
@Muuseadey22
@Muuseadey22 5 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/mqWzlqGOZ9yAabc
@awaabcqaaliq2244
@awaabcqaaliq2244 6 ай бұрын
in qof laga dilo dhaqanka, islamnimada,uuna raaco gaalkii abuuray Dhaqanka fashionka 1825 Charles Frederick worth waa nasiin darada hashay Somali, aaway kuwii caruurta iyo naagaha layn jiray via diin difaacid? Aaway culumadii Sufi ama salafi?uffi-lakum.
@hassanahmed6221
@hassanahmed6221 5 ай бұрын
Intay s/land la dagaalkeeda ku jeedaan, muqdishona waxaas ayaa ka socda.
@xasan6869
@xasan6869 6 ай бұрын
😂😂😂
@user-qm1pk7ig5u
@user-qm1pk7ig5u 5 ай бұрын
اتق الله
@macrobia5195
@macrobia5195 6 ай бұрын
disorganized, keeyo disturbed girls to show their performance
@shukriali5960
@shukriali5960 6 ай бұрын
MAANSHA ALLAHA
OMG😳 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:58
Potapova_blog
Рет қаралды 4,1 МЛН
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 17 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 81 МЛН
MODESTY FASHION SHOW 2 BY NASRA
29:41
NASRA
Рет қаралды 9 М.
Riwaayad Jabuutiyaan -Halkana Maad Joogtay ?
16:23
Universal TV
Рет қаралды 319 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
KHADAR KEEYOW | IYO LAMANAHA QARNIGA | OFFICIAL VIDEO 2023
8:13
Menza Production
Рет қаралды 32 М.
KHADAR KEEYOW | MASHUP | NEW SOMALI MUSIC 2022
8:25
Kaafi Studío
Рет қаралды 4,3 МЛН
OMG😳 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:58
Potapova_blog
Рет қаралды 4,1 МЛН