Music Iyo Madadaalo Ciid | Khadar Keyow, Ismaciil Aarka & Shadiya Sharaf | Enzo Home Somalia

  Рет қаралды 534,048

Astaan

Astaan

3 жыл бұрын

Music Iyo Madadaalo Ciid | Khadar Keyow, Ismaciil Aarka & Shadiya Sharaf | Enzo Home Somalia

Пікірлер: 1 000
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 жыл бұрын
Wax la dhagaysto qur,aanka alleh ugu wanagsan😭 From Spain 🇪🇸
@zamraawizhariv5821
@zamraawizhariv5821 3 жыл бұрын
Lkn iskaqaad nin yahuud ah aya kusarane wanagna waafafine
@apdifatahmohamoud4621
@apdifatahmohamoud4621 3 жыл бұрын
Adigiba messi kusarnyahy mrkasa dadka rabTa inad wax ushegto
@shamsomaxamed429
@shamsomaxamed429 3 жыл бұрын
@@zamraawizhariv5821 👍👌
@user-nq8mc6wz2s
@user-nq8mc6wz2s 3 жыл бұрын
Chaannel kasta waad taagantay sab gaad maad ahaan jirtay
@hasocoto7505
@hasocoto7505 3 жыл бұрын
Quraan hadaad rabto meshaan xaa kukenay
@shkuri4537
@shkuri4537 Жыл бұрын
Inta daawaneyso shilka ka dib like ta iska saar adeer isku meel baan ka nimideee😂😂😂😂😅
@ahmadhalyeey6043
@ahmadhalyeey6043 Жыл бұрын
Hhhh mucjiso😅😅😅
@geedixasan4601
@geedixasan4601 Жыл бұрын
Hi😂😂😂😂
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 9 ай бұрын
WAR SHILKA MAXAA LA DHAHAA MA DEEGAAN MIYAA WALIGAY MA MAQLIN
@user-rz7nr7rr8q
@user-rz7nr7rr8q Жыл бұрын
Inta shaadiyo sharaf halkan u iman doonto like ha ila dhafin😂
@nerminbabygirl1505
@nerminbabygirl1505 Жыл бұрын
😂😂😂
@KhayraadKheyro
@KhayraadKheyro Жыл бұрын
😂😂😂
@hanad1408
@hanad1408 Жыл бұрын
Khadar keeyow way jeceshay ngta 😂😂😂
@mohamednuurahmed9136
@mohamednuurahmed9136 3 жыл бұрын
Fanaan antaageero alfanaan qadar keeyow reer qadar ismujeye🙏🙏🙏✌️
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 3 жыл бұрын
Khadar Keeyow Wuu xogsanaa Fanka
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 3 жыл бұрын
Me 2 wlhi. Fanaaniinta dhan asaga lee ka taageeraa😍😍😍
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 3 жыл бұрын
@@positiveandfunny4332 Fan maxaa ka taqaan haddaa ninkaas ku tilmaamtay xoogsade
@nasronuurmaxamud
@nasronuurmaxamud Жыл бұрын
Inta dawaneysa kadib mrki eyso ogaden shadiyo iyo khadar iney wx ka dhaxeyan😂😂
@axmedmaxamed700
@axmedmaxamed700 Жыл бұрын
Me
@axmedmaxamed700
@axmedmaxamed700 Жыл бұрын
Waasooradshe🤣🤣🤣
@naimoabdullahi
@naimoabdullahi Жыл бұрын
Sidaan labadoda midba mr u firinayy wershe baan Noqon rabaa😂😂😂😂😂
@faaycabdullahi349
@faaycabdullahi349 3 жыл бұрын
Teem shadiyo sharsf hala ismujiyo likta igu sharsfa
@fatinafatin9852
@fatinafatin9852 3 жыл бұрын
Shaadiya waa marwo waa jilaa wacan waa majaajilayso wax badan fahansan waa qof furfuran oo qalbi fiican waa fanaanad cod dahabiya waa wada style xaga dookha ❤👍❤😍❤😘
@amalsuldaan7305
@amalsuldaan7305 3 жыл бұрын
O maxa karacaya ale ha so hanuniyo wad aragta gabadhi show kula jirtay manta wa reer khiro
@fatinafatin9852
@fatinafatin9852 3 жыл бұрын
@@amalsuldaan7305 gabadhaas ba sow fananad maahayn hadana alle wuxu u dooray inay dhimato maalmo khyr bdn oo 7da naar xdhanyihin 8dii jano furanyiin marka qofkasta wuxu mudan akhiro allaa oge alle khatumada hayno hagaajiyo waxa ka raacaya Allun ba oge inagu ma ogin
@deqoiskaabulo1498
@deqoiskaabulo1498 2 жыл бұрын
@@amalsuldaan7305 o adi dagaysanayo ma janna ku adi?? Somali iyo Xaran ya rayni dono
@MGarboole
@MGarboole 3 жыл бұрын
Only team qadar kenyow like
@aishachannel2473
@aishachannel2473 3 жыл бұрын
Iso booqo walal
@asadabdiwali6846
@asadabdiwali6846 3 жыл бұрын
Team shadiyo sharaf like ta bala muujiyo
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid ..
@asadabdiwali6846
@asadabdiwali6846 3 жыл бұрын
@@socdaalfilmsvlogs waan kuusaray wllo
@generaliazeliano3040
@generaliazeliano3040 3 жыл бұрын
Ismael arka the man with the big voice . mashallah
@nishahamaad7629
@nishahamaad7629 3 жыл бұрын
💯 his voice is another level masha Allha
@Mame.1999
@Mame.1999 3 жыл бұрын
@@nishahamaad7629 😂😂😂😂 he don’t have voice you support him kabil that why 💀
@nastedave9842
@nastedave9842 3 жыл бұрын
Ismaciil aboowe codkaaga waxaan ku tilmaamo garan maayee ducan kugu sagootinayaa. Allow isha xasadka kaa hay marwalbo. Xaaddaa idhaqaaqday
@ahmedgurxan7497
@ahmedgurxan7497 3 жыл бұрын
Ismail arkaa tagyero buuxaa Aan kuhayaa sxb hor mar wacan Codkaa cadii ma-aah....legend you have the most powerful voices ☝💘🔥
@muhiyoabdirahman5562
@muhiyoabdirahman5562 Жыл бұрын
Shadia inti la so qarxiyay ka dib ya dawaday😂❤
@abdirahmanmohamed3964
@abdirahmanmohamed3964 Жыл бұрын
Hhh 😢😢😢
@hanixasan5467
@hanixasan5467 3 жыл бұрын
Heesya khadar geeyow qadayo tanadiyo guul rajay wagay sobaxday 100 jer kabadanba dhgysty waa heesta noloshyda badashy qof dhanby igamasxday dhiirigalin waye khadar Bowe nolow 😢❤heesta wanjeclahy laakin hader madhgysto guushi wagaray marka qof doqon ah qalbigaga kamasaxyso dhygyta wanadhrigalin
@Mariaqueen07
@Mariaqueen07 3 жыл бұрын
Anigabah sido kle🥰
@queenoftheyear2477
@queenoftheyear2477 3 жыл бұрын
Sido kaleeto waqti adag beey iga soo saartay🙂
@abdirashidcade4697
@abdirashidcade4697 3 жыл бұрын
Aad io aad abaayo waayo arag ayaa thy waqti adag ayey iga dhiiri galise runtii abyo waxaa thy gawar waayo arag ah wallhi
@hassanhalane1474
@hassanhalane1474 3 жыл бұрын
Qalbi Jaceyl Lagu Abuurtey Hees Wax Maka Tareyzo Ee Wad Is Aaminsiisey 😂
@mocarab7440
@mocarab7440 3 жыл бұрын
Heesta magaceed wll
@abdihakinlaangovic3032
@abdihakinlaangovic3032 Жыл бұрын
Inta daawaneysa markay soo arkeen fiidyowgii qarxiska ahaa ayaan ka mid ahay😁😁🤣
@djcamezmaabdalkarim5314
@djcamezmaabdalkarim5314 3 жыл бұрын
Inta Haween Ah oo Fanka ku jira Shaadiya U sidata Big Fun 🤩 u ahy big respect ✊
@Daud_Barkhadle
@Daud_Barkhadle 3 жыл бұрын
wale been ma adan sheegin afkaaga caano macan lagu qabay
@baarcadbashiir8103
@baarcadbashiir8103 Жыл бұрын
inta u timi inay daawadan sida laysugu dhego hadlayo like😂
@munshshashi19
@munshshashi19 Жыл бұрын
Sidey isku ingarayan
@amaljokar8338
@amaljokar8338 3 жыл бұрын
khadar keyow murugto noo farax❤️
@rahmaruxi
@rahmaruxi Жыл бұрын
Sax wlhi murugta wax kale ma eheene labo gabdhood oo isku maray baa hor fadhiya hhhh ceeb ayuu u dhiman rabay iyo xishood
@mariomadiwaofficial4448
@mariomadiwaofficial4448 3 жыл бұрын
Astaan inta ujedoo iney Lacag samaneyso like dac kusiya😅
@ajumoho5679
@ajumoho5679 3 жыл бұрын
Sharma boy
@meemuunmaxamed3212
@meemuunmaxamed3212 3 жыл бұрын
@@ajumoho5679 maxaa sharma boy kagalay oo inta ukeentay
@amiir____qp495
@amiir____qp495 3 жыл бұрын
Excellent prother SaaS waa
@theosantana7750
@theosantana7750 3 жыл бұрын
Universal Tv iyo qaashinka kale division aa lo diraay
@mohamudbulle4266
@mohamudbulle4266 3 жыл бұрын
@@theosantana7750 iyagaas waqtigooda wey qaateene
@hibackdaimond1154
@hibackdaimond1154 3 жыл бұрын
Inta ila aragtay inuu kenyow faraxsanayn.🥺🥺🥺🥺 kenyow best of the best
@qadaasbinabdalla739
@qadaasbinabdalla739 3 жыл бұрын
All of Abgaal =wacbuudhan,harti, waceysle iyo dumashidoda!!!waan ku faraxsanay in abgaal abti ii yihiin jira oo jooga abagaloow❤✌
@safiyoabdurahman8912
@safiyoabdurahman8912 3 жыл бұрын
Habo😘
@isbedelkaxaaladaha3052
@isbedelkaxaaladaha3052 3 жыл бұрын
Muno abgaaal miyaaaaa khadar iyo aarka waanba ogaaaye
@qadaasbinabdalla739
@qadaasbinabdalla739 3 жыл бұрын
@@safiyoabdurahman8912 Haa habo wa idinku faanaa jira oo jooga❤🙌ana nin hg sacad ah ban ahay barasho wacan
@qadaasbinabdalla739
@qadaasbinabdalla739 3 жыл бұрын
@@isbedelkaxaaladaha3052 haa sxb weliba wacbudhan abgaal ban ku maqlay
@nourismail7495
@nourismail7495 3 жыл бұрын
Qabyaalada kala taga hawiyow youtube
@koofiyadofficial1808
@koofiyadofficial1808 3 жыл бұрын
SHAADIYO SHARAF WLHY MARKAY XIJAABAN TAHY WXAAD MOODA XUURUL CAYN WLL MAR WALBA XIJAABKA KUDADAAL 💯🙏👑
@mrali-le2hz
@mrali-le2hz 3 жыл бұрын
Oo ma mar bay isqaawin jirtay newf yohow
@nastedave9842
@nastedave9842 3 жыл бұрын
@@mrali-le2hz madax qaawan qaawanaan umataqaanid koley. Timahaa ugu dambi badan intay naag feydato. Farjiga xitaa timahaa ka daran wll
@apzhirmoha9802
@apzhirmoha9802 3 жыл бұрын
Muna iyo ismaaciil arka tashta
@daadirhaaji8393
@daadirhaaji8393 2 жыл бұрын
Jhfuig
@ikraandilbaroffcial6051
@ikraandilbaroffcial6051 3 жыл бұрын
Khadar yewo Wuu caatowaye yaa ila arkey
@bashirabdi1651
@bashirabdi1651 3 жыл бұрын
Wu guursaday noh 👍😂😂😂wa lajiqay cml kkkkkkk
@ruuncdulahi791
@ruuncdulahi791 3 жыл бұрын
Anaa kula arkay wlhi wocatoway
@muxiyadiinmuuse8734
@muxiyadiinmuuse8734 3 жыл бұрын
Hhh xtaa cwa stylkisiii waxpaa ka qaldan lkn gar iyo gardapa wam wadanaaa lgemd waaye
@nastedave9842
@nastedave9842 3 жыл бұрын
Aniga mar waxaan is dhahay sanada lasoo dhaafay miyaa laduubay barnaamijka lakin Aarka iyo Shaadiyo aragoodaa iidiiday. 2 hours ago ayaana meesha ku qoran. Keyow keyowgii hore ma aha walee
@firdowzfilsan5085
@firdowzfilsan5085 3 жыл бұрын
Ma caatoowin Ee gabar cidiisa ah buu helay oo edab u yeeshoo timihii ka jartay abgaalnimo😍
@shabkamediaproduction9104
@shabkamediaproduction9104 3 жыл бұрын
Ismaciil aaaaaarka wlahi lipaax ku taagersanahy qabiil kuguma taageriin balse codkaaga dahabiga ee eebe kugu manaystaa kugu taageeeray❤️❤️❤️❤️👌🔥🔥🔥🔥
@amiinbisleofficial1727
@amiinbisleofficial1727 Жыл бұрын
Yaa soo raadiyay sidayda markii aa codka dhagaysatay😅😅😅
@sundusmohammed6013
@sundusmohammed6013 3 жыл бұрын
Adaa ubax igu duLbeeray❤ Ismail aarka xasuus inu gaLay inta arag tay💔💔💔👍
@zakariyaahmed8286
@zakariyaahmed8286 3 жыл бұрын
Hhhhhh 😁 waa sheeko klee 🤣🤣🤣🤣😍🤩🤩🤩🤩👋👋👋👋👋👋
@hindarai8551
@hindarai8551 3 жыл бұрын
Waa qiirooday wlhi qadar eesh calaa hees king of voice 🤴🏻
@leyloshcabdiraxmaan5169
@leyloshcabdiraxmaan5169 3 жыл бұрын
Qadar keyow hesta tasho wale wa ixasus qadar wall wixi ad jeceshahay alle haku siyo xoga waxban adarema cules sida jeceshahay iyo guuul
@TheReal_Man
@TheReal_Man 3 жыл бұрын
Wuxuu jecel yahay waa haystaa wana xaas hada
@Cazmi.Cudoon
@Cazmi.Cudoon Жыл бұрын
From tiktok war like ta ha iga baqiilima 2023 la maroya update waye sheekade😂😂
@Najmanuura1
@Najmanuura1 3 жыл бұрын
Ilaahow Qadar keeyow Amuuraha usahal wlhi wiilka wax cules saranyuhu u egayhay maskiinka 😭😭 caawo caloshu ixanujiye
@fadomomahamed7556
@fadomomahamed7556 3 жыл бұрын
Sax wlh dareen bili aadanimo ayaa leedahay
@alimohamed9960
@alimohamed9960 3 жыл бұрын
Waxba cules ma saarna ee waa nin isla weeyn
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 3 жыл бұрын
Wa run wana ogahay waxa jira allah so sahlo amuuraha
@happyemoji6553
@happyemoji6553 3 жыл бұрын
Wax haayo majiro. Kibir iyo isla weyni ayu kawadaa.
@xamzemaxamed5651
@xamzemaxamed5651 3 жыл бұрын
@@alimohamed9960 zx lpx khadar wuu isla wyn yhy xta dayax dalnuurshe marku kulmn xta sidii lrby ola ma kftmo lkn ddka ay isku dhryhn i hope inuu u fur furnyhy sida dj yaasin wiil shalanbood iyo qamar suugaani mrka ddkn aqnn wxy is dhhn wuu murugysn yhy lkn wa isla wyn halwdy
@kkk-rh7hz
@kkk-rh7hz 3 жыл бұрын
Legend Khadar keeyow inta ila taagerta Like iisaar✌
@fahadcade5531
@fahadcade5531 3 жыл бұрын
Ismaciil xidiga sandkan fanka iska leh bilaash lpax kuguma bixin cod halaasiya♥️💯🙏
@sacdiyaqaali1938
@sacdiyaqaali1938 3 жыл бұрын
Ismaacii aarkeyna shaadiyadena qadar kiiyowgeenaa xamar idinkee idiin shidan tahay noolaada bashaala waligiiin🥰🥰🥰
@abdirahmannuurmuse2665
@abdirahmannuurmuse2665 3 жыл бұрын
Ismaaciil
@abdihakim7285
@abdihakim7285 3 жыл бұрын
Legends iskugu imaday mesha iyo Arka fananka ugu codka mcn inta hada heysta
@mariamariaabdi-ob3vr
@mariamariaabdi-ob3vr Жыл бұрын
Inta hda muqalka dib ugu so noqotay😂😂😂
@ahmedcabdiwahid6462
@ahmedcabdiwahid6462 Жыл бұрын
Me😅😅😊
@deeqomohamed3305
@deeqomohamed3305 Жыл бұрын
Ana kamid ah
@xasanaadan-xu7om
@xasanaadan-xu7om Жыл бұрын
Tik toga kaso arkay😂
@user-hz9ug3pb9n
@user-hz9ug3pb9n Жыл бұрын
Me😂😂😂😂
@fadumiinafadumiina4591
@fadumiinafadumiina4591 3 жыл бұрын
Khadar maxaa ku dhacay xogaa wuu murugeysan yahay😇😪
@hodoahmed2328
@hodoahmed2328 3 жыл бұрын
Shadiya io aarka ayuu u cadhoonaya 😁
@liibansade1799
@liibansade1799 3 жыл бұрын
@@hodoahmed2328 may qofta war yahy ayey wada socon jireen intuu gursan Waresiga in ey iyada heeso neh loma shegin🤣🤣🤣🤣🤣🤣 ayagoo is shuminayo o gari dulsan ma arkin miyaa😬
@mumtazabdi1555
@mumtazabdi1555 3 жыл бұрын
@@liibansade1799 wa habaryartii
@hidesidechanel
@hidesidechanel 2 жыл бұрын
Beet ka aarka ayuu kayaabay
@nafisaali7311
@nafisaali7311 3 жыл бұрын
Khadar qof shaqsiyad leh, shaadiya gabar sharaf badan.
@ayuub_hassan
@ayuub_hassan Жыл бұрын
Heestan sababta u daawan waysay awal maanta uso raadise waaa rufiyaanimo 😁😁
@princesszamzam7935
@princesszamzam7935 Жыл бұрын
Adiga maxd sodonti😂😂😂
@anzalhussein4384
@anzalhussein4384 Жыл бұрын
😂😂😂
@AbdirahmanAli-cd2st
@AbdirahmanAli-cd2st Жыл бұрын
😂😂
@princesszamzam7935
@princesszamzam7935 Жыл бұрын
@@AbdirahmanAli-cd2st waleskufahmi 😂
@nimcahxundubey9752
@nimcahxundubey9752 3 жыл бұрын
Fananinta muqdisho ushidanthy aaarki fanka khadar keyow iyo shaadia shumaci muqdisho waxa halkan ka maqan dayax dalnurshe iyo abdifitah yare ❤️❤️ viva caasimada
@mumtaazqaali2631
@mumtaazqaali2631 3 жыл бұрын
Aarka legend nolow powe coda igu garacday m.A🥰🥰🥰
@yuusufmohamud5429
@yuusufmohamud5429 3 жыл бұрын
Aarka wax kale walhi big salaman khadar keyow shadiya sharaf iyo lipaxan fanka Ka tageero aarka
@hanaanqueenofficial1481
@hanaanqueenofficial1481 3 жыл бұрын
Al fanaan Shaadiya Sharaf Gabadha Aan Fanka Ugu Jeclahay Intii ila Tageerto Love dhac Ku siiya❤
@Omar-xf3gf
@Omar-xf3gf 3 жыл бұрын
Ismaaciil Aarka caadi maahan. He got the Best Voice in Somalia
@Mastar14331
@Mastar14331 3 жыл бұрын
Waat iska ilmeyneysaa😢 wllhi markaad dhageysaneyso heesta khadar keeyow tasho maantaba tasho maantaba
@abdiaziiz7053
@abdiaziiz7053 3 жыл бұрын
Markad qur'aanka dhageysatana
@ilhaanbashiir9123
@ilhaanbashiir9123 3 жыл бұрын
Wllhy waaa saull muhiiima malaha wuu is adkeyaa🙄🙄🙄
@abdiaziiz7053
@abdiaziiz7053 3 жыл бұрын
@@ilhaanbashiir9123 ha wn yaabey sowmahan mar hadad hees u ooyeyso quraankana koley wd la oyeysa wayo isaga xaqa kahadlaya iyo noloshada dambe waxad ku dambeyneyso
@samiraabdi7465
@samiraabdi7465 3 жыл бұрын
Axyaaaa cod wlhi hobola meesha iskuhely omg😢❤️🥰🥰🥰🥰❣️❣️
@ayannadiamond8306
@ayannadiamond8306 3 жыл бұрын
Khader keyow wuba xanaqsanyahay inta ila argtay like ta ku qapta🤣😇😅
@mohidpharhan8339
@mohidpharhan8339 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 exactly
@faisalabdi5897
@faisalabdi5897 3 жыл бұрын
Ayanna 😂😂😂😂Waxaa lagayabaa in qasab lugu sowaday asigorabin
@ayannadiamond8306
@ayannadiamond8306 3 жыл бұрын
@@faisalabdi5897 Hhh sow maha sxp😅
@faisalabdi5897
@faisalabdi5897 3 жыл бұрын
@@ayannadiamond8306 😂😂😂 sidaa uqabatay Masha Allah aqliga Allah Kama qado hada kadib waxa fahmiwayo adigaa kudiraa
@ayannadiamond8306
@ayannadiamond8306 3 жыл бұрын
@@mohidpharhan8339 😅😅😅 ma ila aragtay sxpow😃
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 3 жыл бұрын
Waaaw waxaa isugu yimid dadkaan fanka u jeclaa oo codkooda fanka ku joogo.❤❤❤💯💯💯
@cudoonofficial6923
@cudoonofficial6923 3 жыл бұрын
Khadar keyow wax weyn si ka ahee ilahy amuurihiisa ha u hagaajiyo stylkiisa xitaa waxbaa ka nasaqan khadarki hore maaha wlhi🥺🤲
@xamzemaxamed5651
@xamzemaxamed5651 3 жыл бұрын
Cudony wxba si kma ahn ee wa isla wyni wlh wyo khadar nnkii yqno aya og ddka qr kuma dhcdhco oo sida dayax dalnuurshe oo kle ma ahn ta kle style kiisa sidii hre ma ahn wyo wuu caatw qf mr hdii gym ly uu aha hdii mr caatwo style kiisa qash qash ayu nqnaa illn ddka jrkgii dhsna ayy ku brtn zx
@muxiyadiinmuuse8734
@muxiyadiinmuuse8734 3 жыл бұрын
Haa caawa stylkiisa wax waynpaa ka qaldan apaha stylka ayuu ahaaye
@nadiirbuux7987
@nadiirbuux7987 3 жыл бұрын
@@muxiyadiinmuuse8734 🙏✊✊xaqiiq
@adnanmohamed6803
@adnanmohamed6803 3 жыл бұрын
KHADAR KEEYOW TAGERO WEYN AYN U AHAY💯👍
@maxamedjeylaani566
@maxamedjeylaani566 3 жыл бұрын
Iyadoo dhiman 5 waan sugaayaa hormar wacan astaan tv inta taa keerto astaan tv ismuujiya like dhac ku siiya
@abdikadir82
@abdikadir82 3 жыл бұрын
Walahi masha allah waxaan aad ugu faraxsanahay in barnamij kabaxayo xamar cadey qabanayana dhalin yaro rer muqdisho ah laguna qabanayo goob aad iyo aad uquruxbadan ama kaba qurxoon fadhiyada dunida e laguqabto adunka.
@saraali9768
@saraali9768 3 жыл бұрын
mnsha allah alle nabad buuxda ha idin siiyo walaalahyga from burco somaliland
@umulkheyra2089
@umulkheyra2089 Жыл бұрын
War bal yaa jnta soo booqday kedib mnta waxa socdo🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺💔💔💔💔💔💔💔💔
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 3 жыл бұрын
Cunuga yar marku rajay yahay iyo marku agoon yahay isku mid maahan wuxu cuqdad badanyahay marku rajay yahay ilahaybana kala fadil badiyay aabe iyo hooyo marka rajayda si gooni ah halo ogaado adunka waxa ugu qalisan ayu tabaya khader waa nin qaliya fananka yan farta lagu godin
@khalidmukhtarabdille8997
@khalidmukhtarabdille8997 3 жыл бұрын
gabar maskax badan baa tahay. Sidad ufahantay xikmada ereyada heestaas baaba cajiiba baayo
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 3 жыл бұрын
Si fiican
@rayanacookingchannel4756
@rayanacookingchannel4756 3 жыл бұрын
wlhi wa runta bcz aniga so arkay taas
@hanaali1380
@hanaali1380 2 жыл бұрын
🥲
@Darwiishmedia1
@Darwiishmedia1 3 жыл бұрын
Qadar keeyow inuu xanaaqsan yahay Inta aaminsan like ii saaran
@abdinaasiralcadaala7400
@abdinaasiralcadaala7400 3 жыл бұрын
Ismaaciil aarka subixii iyo saligii nabiga scw iyo kutubadii ma fan faasiq ah uu ka doortay ikhwaani usoo duceeya in uu allah soo hanuunsho
@maw6739
@maw6739 3 жыл бұрын
Heedhahaya Khadar wa ninku horeeyo xagga style ka iyo fashinka runti edab badan aad u codqurxoon ilahey ku maneystay edeb badan very fashionable handsome guy masha alah , ramadan buu kaso baxay , ramadankana dee wa lagu yara cadowbaa wuuna yara hergsanyahay , labiskina mantaba dadku wuu ka horeeyaa sidabad u fahmi garib inu xanuunsanyahay wad aragtani please haku mashqulina please grow up people
@najma8198
@najma8198 3 жыл бұрын
Khadar keeyow marku gurasadey wuu isi dagay ya ila argay mashallaah 👌👌👍👍🌹🌹💖
@cabdalecabdi8964
@cabdalecabdi8964 3 жыл бұрын
War ismacil Arka inta jacal inuu heesta qacli kaba Vedio kasoo sameyo like hesta wa ka helay
@abdulkadir532
@abdulkadir532 3 жыл бұрын
Ismaciil aarka fanaan tagay❤👏
@nuradienali7910
@nuradienali7910 3 жыл бұрын
War qoftaas ma muna miski miyaa mize wan khaldanahaY qoftii barnaamika qaraaxo 2020 hogaaminayza 😂😂😂
@qumanosmaan4001
@qumanosmaan4001 3 жыл бұрын
Waaaa iyadiii oo biyo is marin😁
@abshirabdi7608
@abshirabdi7608 3 жыл бұрын
Khadar keyow fanankeyga stayle+cod🥰 my role modle
@rahmahuurshe7017
@rahmahuurshe7017 3 жыл бұрын
Team ismacil aarka is mujiyah boqorka Codk masha allaha
@juleibibade
@juleibibade 3 жыл бұрын
Dhaman Bahda Madashan Kulmisay Wan Wada Watta. Sido Kle Dad Sina Uma Sinee Yaan Leysa Sareysiinin Somalinimo Aya Inaga Badan🇸🇴❤️
@kingjabra6284
@kingjabra6284 3 жыл бұрын
Fanaan aan taageero khadar keeyow
@Khalidkahie
@Khalidkahie Жыл бұрын
Hadu xiiso ii yeeshay barnaamijkaan. 😂😂😂😂😂
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 3 жыл бұрын
Khadar keeyow ismaaciil aarka shaadiyo sharaf xidigaha xamar cadeey nolaada
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid .
@faisalmunaa4
@faisalmunaa4 Жыл бұрын
Only khadar keyow legend cod iyo style
@rashkaofficial6147
@rashkaofficial6147 3 жыл бұрын
Muno miski iyo khadar keyow marka aragtay hadey kugu so dhacday shumiska ay shumineysay like saar🤣
@fahmomaxamed4065
@fahmomaxamed4065 3 жыл бұрын
Gorme waaye ani ma arkin
@eriknaaja
@eriknaaja 3 жыл бұрын
😅😅 WaceL Caadi Aatahay
@mustafeahmed2547
@mustafeahmed2547 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@mowali4258
@mowali4258 3 жыл бұрын
😂😂inta comment arkin igu so dhacady runti😂😂
@cudoonofficial6923
@cudoonofficial6923 3 жыл бұрын
Waa goorma maba arage iga daba geey😳😂
@asadabdullahi7620
@asadabdullahi7620 3 жыл бұрын
Aarka masha allah walahi caadi mahan balse 2 a kala dhicin waye viva yaaqshiid fanantoda waaaaw
@raam_____official6238
@raam_____official6238 3 жыл бұрын
Ismacil aarka best legend madaxad ii sarantahay 👍👍👍👍💥💥💥👍👍🆗️❤
@ayaanhassan5317
@ayaanhassan5317 Жыл бұрын
Wiilkan intuu calaacali jiray ileen qoftaan buu u calaacali jiray maskiin😢😢
@dhemanluula5719
@dhemanluula5719 3 жыл бұрын
Boqortooyo iyo dumaashidood wan idin salaamay dhiigeyga tihin viva gobta xamar dagto👉👑👑👑💪💪💪
@shacniali7647
@shacniali7647 3 жыл бұрын
❤️❤️👏🤍sas waye
@yunisosman1615
@yunisosman1615 3 жыл бұрын
Qofka ila arkay gabadha ciyaaresay miradaya dhexdeda 😂😂😂😂
@nastedave9842
@nastedave9842 3 жыл бұрын
Nacam
@truelovesky8922
@truelovesky8922 3 жыл бұрын
Waa ujeeda si wacan 😂😂
@abdirashidcade4697
@abdirashidcade4697 3 жыл бұрын
Ujeedaa
@idildaganofficial9137
@idildaganofficial9137 3 жыл бұрын
wilo u egtahay shadiyo saxibted
@maidodaahir6568
@maidodaahir6568 3 жыл бұрын
Elvin
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰💗💗💗💗💗💗
@fadomomahamed7556
@fadomomahamed7556 3 жыл бұрын
Waankusaaray horay usoco
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
@@fadomomahamed7556 walaashaye mahadsanid illahaye haa ku daayo
@marwo2285
@marwo2285 3 жыл бұрын
Waan ku saaray walalo
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
@@marwo2285 walaashaye allah ku sharfo waad mahadsan tahaye
@walaaldaakirinho9555
@walaaldaakirinho9555 3 жыл бұрын
Iɴᴛᴀ sɪ ɢᴀᴀʀ ᴀʜ ɪɪʟᴀ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀᴛᴀ ᴋʜᴀᴅᴀʀ ᴋᴇᴇʏᴏᴡ ʟɪᴋᴇ ɪɪsᴀʀ📌
@saadaamhaaruunomar4371
@saadaamhaaruunomar4371 3 жыл бұрын
Astaan maanta lee fanaaniin keenteen lpx keeyoow iyo shaadiyo ismaaciil aarka ee hor socod wanaagsan astaan
@abwaanozil8801
@abwaanozil8801 3 жыл бұрын
Walal khadar keeyow xaagu kajooga mogdisho
@usama3801
@usama3801 3 жыл бұрын
@@abwaanozil8801 haa
@iamrizann3971
@iamrizann3971 3 жыл бұрын
@@abwaanozil8801 Lph wabari ayan ku oga✊
@hassanyasinali9087
@hassanyasinali9087 3 жыл бұрын
Abgaal Legend: Aarka Keeyoow Shaadiyo sharaf Big respect 👏🙏🙌💯👌
@cabdirisaqmaxamer5107
@cabdirisaqmaxamer5107 3 жыл бұрын
Shaadiya waa Ashraaf
@deqoiskaabulo1498
@deqoiskaabulo1498 2 жыл бұрын
Shadiyo sharef WA Asharaf
@kaahaali3339
@kaahaali3339 2 жыл бұрын
Shadiya sharaf abgaal mel kama jirto wilkeeda Mohamed allaha xafidee ayaa abagaal ah allaha dhowro shadiyo io family keda quruxda badan aamin yarabi
@Daud_Barkhadle
@Daud_Barkhadle 3 жыл бұрын
ismaacil aarka wlhi fananinta far ayuu dheeryahy bal codkiisa maql m.A ALAHA KU XFDOH sahip+wll
@naimamohamed1822
@naimamohamed1822 3 жыл бұрын
Aarka fanaanka fanaaninta kaftanka shaqsiyada quruxan masha allah hore uso
@midhojanno1433
@midhojanno1433 3 жыл бұрын
Aarka codkiisa cod waa dhaafay ooop❤❤❤❤
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 3 жыл бұрын
“Ma wada tashannaa Munooy?” Kuyeh! Lol Kaftan, maad, cod iyo hees wanaag! Shawga waa kii Ismaaciil! Kaftanka waan jecelehay more than wax walba! Heesta yaa laxameeyey yaa ereyada lahaa bala bala bala shaw maaha. This young man is a real artist. Hore usoco saaxiib! 🙏🏼
@allowwaataada5225
@allowwaataada5225 3 жыл бұрын
Markaad dhagaysato khadar keeyow waxaa kugu soodhacaysa yaaa hees uun usameeya wiilka cod haybad leh baaa saaran illahy haku xafido halyeey bro
@jammamartilaaq7433
@jammamartilaaq7433 3 жыл бұрын
Heesta ismail Aarka ee marwo ayaan caawa showgan kala dhex baxay 'amaan way dhaaftay runtii
@aasiyajamaaadan7053
@aasiyajamaaadan7053 3 жыл бұрын
Team ismaaciil aarka is muujiya 👍
@maryambashiircali3813
@maryambashiircali3813 3 жыл бұрын
Khadar keyow ina gooni locasumo bay ahayd waayo kuwan waykala dhacayan wana ladaremaya
@nuuneapdimire1479
@nuuneapdimire1479 3 жыл бұрын
Shacdiyo sharaf m.a the past song in the world keep going walaashey
@saciidkaramaofficial8650
@saciidkaramaofficial8650 3 жыл бұрын
Cabtay uu noqday balwad ayaa dishay
@darishore814
@darishore814 3 жыл бұрын
Yaa ka hadloosaa baacoow
@gabarislamed9299
@gabarislamed9299 3 жыл бұрын
Hada firina🤣
@saciidooww
@saciidooww Жыл бұрын
indha is jecel isma eegi karaan shaadiyo waa fiirin La,dahay Qadar keyow 😅
@ayanabdirahman9654
@ayanabdirahman9654 Жыл бұрын
shaadiyo ninkeeday jeceshahy
@DamacWarsame-cd2ih
@DamacWarsame-cd2ih Жыл бұрын
Wiilkaan lahayaa horaty yimidooo😂😂 Shadya shraf😢 22:40
@libancabdi2821
@libancabdi2821 3 жыл бұрын
Astaan dad cep celis ah ayey meesha ku heysaa iyo kuwa u muuqda in ey xurguf u dhaxeyso camirada kamapa xishoonayaan caadi iska dhiga fanaaninta somaliyeedow Mida kale barnamijkan meesha aad ku qabaten waa ok palze wareysiga iyo qaabka uu u baxayo good maaaha balse qofka si fican idin fiirsado wuu daremayaaaa
@adamasalah170
@adamasalah170 3 жыл бұрын
Khadar keyow shadiyo iyo ismail arka nolada waligiin. Tagero 123 ani lee waaye
@nawalita841
@nawalita841 3 жыл бұрын
Wow team shadiyo sharaf iyo ismaciil aarka
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 3 жыл бұрын
😍😍😍 KHADAR KEEYOW 😍😍😍 my all time favorite 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@faraxj5329
@faraxj5329 3 жыл бұрын
Aarka team is muujiya
@zakariyehassanmohamedmoham9379
@zakariyehassanmohamedmoham9379 3 жыл бұрын
Qadar keeyow waxa aad ku heystan ma aqaan wllhi ninkan aniga ahaanteyda wllhi qof ka ixtiraam badan maleh
@munierqader4171
@munierqader4171 3 жыл бұрын
Khadar keeyow legend 🔥🦁
@ISMAILTIMETV
@ISMAILTIMETV 3 жыл бұрын
Inta TIK TOK ka soo arkty like ta ha ila agmarin 😁😁✌
@aishachannel2473
@aishachannel2473 3 жыл бұрын
Iso booqo walal
@ISMAILTIMETV
@ISMAILTIMETV 3 жыл бұрын
@@aishachannel2473 Adigana Sido Kale walaaal
@xukunyareoscar1682
@xukunyareoscar1682 3 жыл бұрын
Abgaal Derby Khadar Keeyoow Vs Ismail Aarka ♥️♥️♥️♥️
@qadaasbinabdalla739
@qadaasbinabdalla739 3 жыл бұрын
Xitaa wariyada waa abgaal qolka dhan adinkaa leh Kkkk
@Hogaanmedia1
@Hogaanmedia1 3 жыл бұрын
Kkkkk laadheere nimo
@suarezbossniaboy521
@suarezbossniaboy521 3 жыл бұрын
Villarreal vs Valencia mia abow
@caashocuud1563
@caashocuud1563 3 жыл бұрын
Khadar keyow wu catowe inta ila araktey 👇
@user-op6cp2tq9f
@user-op6cp2tq9f 6 ай бұрын
M.a shadiyo sharaf gabdh qurxoon m.a gabdhaha smliyeed beautifuls ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@nasrosiciidcaapi2118
@nasrosiciidcaapi2118 3 жыл бұрын
Izmaacil aarka fanaan an tagero hadu tagerada aan uqapo ogaan laha wlhi muqdishu igayn lahaa
@abdirahamanmahadsamaan7158
@abdirahamanmahadsamaan7158 3 жыл бұрын
Wan ka gaarsinayna lkn adigana is xilqaam oo odayga iskaabulanimada ka saar
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 74 МЛН
World’s Deadliest Obstacle Course!
28:25
MrBeast
Рет қаралды 149 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 19 МЛН
ISMACIL AARKA IYO FANAANIINTA MUQDISHO BAASHAAL IYO HEESO MUSIC LA AAN AH
11:37
"Laba jeer ayuu jacayl igu dhacay mid ayaa iigu darnaa"Rooda Kayf
3:06
Suxufi Yahye Ajouma
Рет қаралды 30 М.
Ismaaciil aarka - Heesta - Caqli Kaaba - Astaan Music 2021
5:41
Astaan Music
Рет қаралды 469 М.
KHADAR KEEYOW OO RUXAY MASRAXA SHOWGII AMIIN YARE MOGADISHO 2024
5:24
Nasir Production
Рет қаралды 126 М.
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 74 МЛН