KHADRA DAAHIR IYO CIGAAL SHILBA WUXUU KA DHACAYAA KABAN QAACI AH

  Рет қаралды 381,459

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

3 жыл бұрын

hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
vidiq.com/Earnmoneywithus7 #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
+27688649079
WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
Whatsapp
south africa +27688649079
Somalia +25297650065
America +17153883390
WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
morning
by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
contract. goodirgalow@gmail.com

Пікірлер: 65
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 ай бұрын
Erayada Hassan Ganney 1974 Laxanka Ahmed Cali Cigaal Kabanka Ahmed Cali Cigaal Luuqda Khadra AHUN iyo Ahmed.
@taraydhtvchanel
@taraydhtvchanel 6 ай бұрын
Caawa oo ahay tahay taariikhdu 21/11/2023 waxaan heestan ku dhagaysanayaa m.mooge waa habeen arbaca ah
@saladrage9319
@saladrage9319 Ай бұрын
2024 waxay xiiso iigu leedahay sidii inay maanta tahay. ❤🇸🇴☝️ somalia kaliyaa leh fanka nocaas ah.
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 3 жыл бұрын
Ereyadii Xasan Ganey Riwaayaddii jinni iyo jacayl 75kii Abwaanka shalaan arkayay isagoo fooqa lion tell Eeriya Basaska idaacada lacag ka sarifanaya. Weli waa xoog alla ha karaameeyo. Adna mahadsanid
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 3 жыл бұрын
War Xasan magafoow Ina adeer nin qaali ah baad tahay mahadsanid in badan
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
wuxu gala dooxa ina aamin marka laga talabo sidan jeclahay saxib yal weydin ila egi doontan saxida
@caynaanb6172
@caynaanb6172 Жыл бұрын
Xasanow saas ma ahanee Riwaayadu waa Dab Jaceyl Kari waa Actor iyo Actaradu waa Axmed c. Cigaal iyo Aamino Abdilahi xirsi. Heesta Originalka Ahmed waxaa hore ula Qaaday Sahra Ahmed
@IbraahimHaji04
@IbraahimHaji04 Жыл бұрын
Ruwaayadu Waa Dab jacayl Kari waa ma Ahan jinni iyo jacayl mudane Xassan Ganey Baa Lahaa iyana
@abdisamadwarsame272
@abdisamadwarsame272 Жыл бұрын
Riwaayaddu waa dab jacayl kariwaa 1972
@maanobaaruud9007
@maanobaaruud9007 2 жыл бұрын
Heestii axmad ali egal dad hargeisa soo maray lyrics ah. Mhdsanid bro geedi
@abdrskjustjust9456
@abdrskjustjust9456 2 ай бұрын
Erayadan waxa leh abwana xasan ganay Laxankana Axmed cali cigaal Codkan waa khadra daahir cige iyo Amxed c cigal Kabanka axmed cali cigaal Waa hees biyo culus heshay
@user-jv9bd3nn1o
@user-jv9bd3nn1o 5 ай бұрын
2024 waxan kudhagaysanay jabuti
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 3 ай бұрын
Waaya waayo
@Warditiktok
@Warditiktok 6 ай бұрын
Woow❤wabari💯✅️
@bashirbare311
@bashirbare311 Жыл бұрын
Caawa oo talaada dhamaadka 2022 Gc waxaan ku dhagaysanayaa godey gacalo
@user-ud3ur1ug8o
@user-ud3ur1ug8o 11 ай бұрын
Waxaan dhageysanayaa 3/ 8/ 2023 waan marqaamayaa caawa😅
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 жыл бұрын
Waaaw hada ayaan dhegaysanayaa 15/01/2022 in london waayo waxba kama dambeyn heesihii hore
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 18 күн бұрын
Waxaan dhagaysanayaa 2024 Nairobi ayaan ku dhagaysanaya🙏🫡
@mrbiin3348
@mrbiin3348 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto maamo Qadro daahir cige heestaan waxey kamid tahay heesaheeda kuwa aan uga jaceclahay allahya Ramah
@abdihassanow7249
@abdihassanow7249 Жыл бұрын
Abdi
@abdihassanow7249
@abdihassanow7249 Жыл бұрын
Somalia
@MaxamedXirsi-em5dk
@MaxamedXirsi-em5dk 20 күн бұрын
Maxamed
@maanobaaruud9007
@maanobaaruud9007 2 жыл бұрын
Shawahaada iga daa Shanta ha ila soo galin Ha isheegan anigaana Axyaa hees khadra daahir egeh iyo axmad Ali egal
@user-ff7ft8qk8u
@user-ff7ft8qk8u 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤ 2:09
@bashirbare311
@bashirbare311 Жыл бұрын
Waa hees daadis ah oo macaan
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 3 жыл бұрын
g.sh......... guuulayso qaaligii qaramiga ahayeene
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@user-so6bb5il5z
@user-so6bb5il5z 7 ай бұрын
Heston waxa wadai qadeen markiiay khadra Jecltay axmed 😢
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Zaki waad dadasshey majadsanid
@faysaljarreb7499
@faysaljarreb7499 2 жыл бұрын
Billahi hees mcn oo macno leh cod laga horrayn leh : Shaanshaan hakula tago
@nimcohalas7301
@nimcohalas7301 Жыл бұрын
Cawaaysa wacan iyo hargeysa 2023 6/6
@xanfar11
@xanfar11 Жыл бұрын
Heestan wiil aan saxibo nahay ayaa dhageysan jiray markan maqalo saxibkey ayan xasuusta wllhi ❤
@youssoufmahamoud3037
@youssoufmahamoud3037 Жыл бұрын
1ĺĺlĺ
@mayduleeyebooy964
@mayduleeyebooy964 Жыл бұрын
ANU WAXAN RABA ABWAAANKI SAMEEYAY MIRAHAN AADKA UMACAAN MAGICIISA AXMED CALI CIGAALA ADEER CAFIMAAKA ALE HAKU SIYADIYO KHADRA DAHIR CIGENA RABI NAXARIISTI HAKAWARABIYO AAMIIN
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO Жыл бұрын
ERAYADA =XASAN X CABDULLAHI (XASAN GANEY) LAXANKA = SICIID XARAWO RIWAAYAD= JINNI IYO JACEEYL
@mayduleeyebooy964
@mayduleeyebooy964 Жыл бұрын
Sifican sxb 👍 okay
@xinjiroliqe-nh4lj
@xinjiroliqe-nh4lj Жыл бұрын
Wan rajaynaya inay ❤❤❤❤
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 Жыл бұрын
​​@@GEEDISHAAMBOWSTUDIO waa riwaayadii Dab Jacayl Kari Waa ee curatay sanadkii 1974kii waxaana originalka heesta la qaaday fanaanadii alla ha u naxariistee sahra axmed jaamac alla ha u naxariisto khadra daahir cige waa markii dambe ee ay fooshu ka soo gaadhay sahra axmed ayey booska buuxisay 2doodaba godka alla ha u nuuro iyo intii kale ee riwaayada ku jirtay oo badankoodu inaga hooseeyaan caawa waxa kaliya oo ka nool intaan xasuusto abwaankii riwaayada lahaa xasan_ganay iyo axmed cali cigaal iyo abwaan maxamed aadan dacar
@hodanabdi5352
@hodanabdi5352 2 жыл бұрын
2022 ayaan dhagaysanaya
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 3 ай бұрын
(WCB)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed).
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 2 жыл бұрын
Ninka wax xaal ka qaada mawaayey gabadha ka ohisiyey dhowrsano ka hor ayey xasuusto dib igu celisey
@kamaalabdirahmansalaad7297
@kamaalabdirahmansalaad7297 3 жыл бұрын
Origional heesta sahra axmad baa laqaaday axmad cali cigaal
@abdikarimsamatar7226
@abdikarimsamatar7226 2 жыл бұрын
alaylehe wax baa ka dhacay khadra daahir jacayl dhab ah bey u qabtey cigal wagas xogogal hoose ban ahay lkn cigaal ma bislayn sidii muqatey
@saami5777
@saami5777 3 жыл бұрын
Iskuday wanagsan weeye Eray eray mooye intakalese Waa asal
@abdirisakbarake5021
@abdirisakbarake5021 2 жыл бұрын
Khadra dahir nice and she best Lady in Somali song lyrics to do with this one things are telling that's what I'm saying is ok madam well come to the page
@hassanmustaphe7321
@hassanmustaphe7321 4 ай бұрын
❤❤
@dahirnlr3430
@dahirnlr3430 3 жыл бұрын
Ahmed cigaal ciidii baan isla joognay minneapolis laakin odaygu ma jecla inaad waydiiso heesihiisa iyo wixii la mida
@awrkacirka5135
@awrkacirka5135 3 жыл бұрын
Sxbow haddaan jaanis ku Heli lahaa waxaanba weydiin lahaa heesta Geeridii abwaakii erayadeeda abwaanka iska leh
@awrkacirka5135
@awrkacirka5135 3 жыл бұрын
Heestaan kzbin.info/www/bejne/qKm5pZlui9qlj9E
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
Adigu Ma Wariye ayaa tahay Maxaad U Weydiineysaa Af-dheeridaa??.
@Hooyokoris38
@Hooyokoris38 7 ай бұрын
✌️
@raxan-reebstudio6622
@raxan-reebstudio6622 3 жыл бұрын
Axyaa calayk hees macaan weeye mudane mahadsanid
@cabdullhimaxamedjunburjumb4836
@cabdullhimaxamedjunburjumb4836 2 жыл бұрын
Ok
@zakifunujo2235
@zakifunujo2235 2 жыл бұрын
Legend geedi shambow waxan jeclaan lahyn qaybta Discretion ka inaad kuso qorto riwayadi ay kuso caan baxday iyo qisadii yacni inta badan heesihi hore xaflad riwaayad aya lugu dhex qaadi jiray mahadsanid sxb
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 2 жыл бұрын
Mahadsanid sxb waan isku dhayayaa inkasto oo tuhumo badan iska jiraan oo uusan jirin qoraal sax ah oo la tix raaco
@supereagle7982
@supereagle7982 3 жыл бұрын
Cigaal caaq buu ahaa
@jerryomar1806
@jerryomar1806 Жыл бұрын
Www
@daahirmusse712
@daahirmusse712 3 жыл бұрын
Dáshirmúse se
@bashiirahmed8693
@bashiirahmed8693 9 ай бұрын
cigaak
@maysundegel7135
@maysundegel7135 Жыл бұрын
Shib jacayl igama dhigin
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO Жыл бұрын
😘
@maxameddayeb238
@maxameddayeb238 2 жыл бұрын
M
@abiibabdillahisaid4710
@abiibabdillahisaid4710 2 жыл бұрын
Ok
@ahmedmohamedhassan6702
@ahmedmohamedhassan6702 2 жыл бұрын
3 2 2022 ayan kumirqamaya khamis ama jedi jabuti joga
Khadra daahir iyo Axmad cali cigaal || Waran caashaq with lyrcs
11:35
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 1,3 МЛН
KHADRA DAAHIR CIGE HEES JACAYL AH KABAN AAD U MACAAN LABADII ISDOORTEE
10:12
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 199 М.
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 52 МЛН
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 8 МЛН
KHADRA DAAHIR CIGE DADAW SAADAASHA GUUD
10:34
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 34 М.
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,2 МЛН
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,2 МЛН
Axmed Cali Cigaal Iyo Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "GAYAAN"
10:53
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 998 М.
Khadra daahir  waa saboolka caadadi hees qiso weyn xambaarsan
10:54
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 154 М.
khadra Daahir & heestii Webiga i sitee i walwaalayaa (wiriiriga)
8:34
GORAYO CAWL AUN MAGOOL IYO CIGAAL
7:40
adangeri official
Рет қаралды 176 М.
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 46 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 103 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 113 М.
Қанат Ерлан - Сағынамын | Lyric Video
2:13
Қанат Ерлан
Рет қаралды 3,3 МЛН
Kendrick Lamar - Not Like Us
5:55
KendrickLamarVEVO
Рет қаралды 36 МЛН
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 572 М.
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 962 М.