Khadra daahir waa saboolka caadadi hees qiso weyn xambaarsan

  Рет қаралды 154,684

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

5 жыл бұрын

*Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
*Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
- *Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
- *Muuqaallo Taariikhi ah:*
Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
- *Sheekooyinka Heesaha:*
Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
- *Isku Xirka Jaaliyadda:*
Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
*Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
*Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
---
**Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
--- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
vidiq.com/Earnmoneywithus7 #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
+27688649079
WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
Whatsapp
south africa +27688649079
Somalia +25297650065
America +17153883390
WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
morning
by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
contract. goodirgalow@gmail.com

Пікірлер: 55
@gb2867
@gb2867 2 жыл бұрын
Abwaan yam yam alle haku naxariisto Geedi shanboow sawirka ayaa Another level ah
@user-uh2ys4pu3n
@user-uh2ys4pu3n 7 ай бұрын
Allaw ku naxariido ma mo. Khadra
@MrLooyaan
@MrLooyaan 11 ай бұрын
الاحساس العالي والفن الراقي الدي لايموت ،،، الايرحمها ويغفرلها قطره طاهر
@hamsahali4558
@hamsahali4558 3 жыл бұрын
Heestan wax Alifay Ilaahay ha U naxariistee C/Qaadir Xirsi (YAM YAM)
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 3 жыл бұрын
Eesh qiyasak ayuu dhihi jiray cawke AUN Hada waa sidii eesh qiyasak khadra dahir cige Xusuus iyo waayo waayo Waqtiba waqtigii uu ka horeeyay in uu ka fiicnaa ayaa u malaysaa Waa iska aduunyo iyo waayeheed ✌
@shaakiressa8098
@shaakiressa8098 10 ай бұрын
Heesku waa: saboolka caadadii. Goobtu waa: hargeisa isla goobti qisadu ka dhacdey. Watigu waa: 31/08/2023. Jawiguma waa:maxa ka galay. Waxaaba waxa ka daran fanaanadu waa khadra daahir cige oo cod illahay hibo u siiyay, qurux iyo wanagna ugu daray heeskan wxan odhan karna waa onother level. Ugu danbayn ALL IS GOLD.❤😊😊
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 10 ай бұрын
Aaad iyo aad ❤️😍😘
@KHEYRAADKADALKA
@KHEYRAADKADALKA 3 жыл бұрын
Heestaan waxaa alifay cabduqaadir xirsi (yam yam)allah ha u naxariisto,laxanka waxaa saarey axmed cali cigaal,codkana waa boqoradii jaceylka khadro daahir
@abdullahifarah5619
@abdullahifarah5619 Жыл бұрын
Wayo Wayo iyo hargeyso jowgu wacan yahay
@mohamedjaamac348
@mohamedjaamac348 3 жыл бұрын
I remember that when I was in Kampala one of the days before leaving there. Heestan xasuus cajipa aya ige ilaaa. Viva momo khadra dahir.
@mawliidxuseen3513
@mawliidxuseen3513 3 жыл бұрын
Waaaaw xasuuus.dheer jcaylkayga ayaa isoodirtay markaasan jeclaaday
@yahyeboshle3972
@yahyeboshle3972 3 жыл бұрын
Waxaan Gurigayaga Gaalkacyo ku bartay heeskaan oo rikoor laga shidi jiray cajiladihii xiligaa socday ....Erayga aan aad uga qabtay xiligaa wuxuu ahaa"Waa sabool ka caadadi sidaa inuu wax yeello". sanadkaasi wuxuu ahaa 2001...Nasiib wanaag Caawa oo bishu tahay 22/1/2021 saqdhexe oo habeenimo 03:27 daqiio ama qaarkin saad u taqaanaan 9:28 daqiiqo oo habeenimo..waxaan ku sugayaa salaada subax oo aanan rabin inaan ka seexdo😘😘🎈Xusuus walaahay caawa.
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 3 жыл бұрын
Abwaan yahye heestaan waa hees cajiib ah runtii wax la i laawi Karo maahan
@engahmedozman2651
@engahmedozman2651 Жыл бұрын
Heestan waxaan dhegeystey 2020 Xili aan jamacad ka dhiganayey borama Qoftii aan jeclaana aan sii kala maqanahy mudo bil ah. Madaaba uu dheraday shukaansigayagii gabadhii khiyaal bay warkaygii u aragtay iyadoo ijecel ana lamid aan ahy. Waxaan u arkay hestani inay anigaba ila hadlayso.
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 2 жыл бұрын
Heestan waxan xasuustaa 2009 iyo magaaladii hargeisa maxa xasuus iguso dhacaysa markan maqlo iyo magaaladaydii hargeisa caday illahay anoon hargeisa Tegin calgary Albert ayuu baraf nagu dilay
@ayaanyusuf8183
@ayaanyusuf8183 4 жыл бұрын
Qisada nala sheergareey sidii lagu sheegay iyo sidaad adugu maqashay noo sheeg walaalo thans
@SHOOKE70
@SHOOKE70 4 жыл бұрын
Heestan ereyadeeda waxa curiyey hal-!buurkii weynaa CABDIQAADIR XIRSI SIYAAD, oo dadka badankiisu “Yamyam” u yaqaanney Eebbe ha unaxariistee. Codkeeda waxa in badan innooga farxisay hooballadda Soomaaliyeed ee KHADRA DAAHIR CIGE. Ereyada heesta oo dhammi waa gabadh ballan la lahayd jacaylkeedii,deedna uuu iman waayey! Alla xanuuun badanaa markan oo kale! Ugu yaraan saddex saacadood bay sugeysey kolkii cadceeddu mugdiga ku libidhay ee ay hoyatay. Habeynkii oo dhanna badankiisii may samrine dayaxii baa ugu soo baxay saddexdii habeynnimo!Waxa ay weliba qun u garanaysaa sababta isa seejisey oo ah saboolnimo!Ax. Waxa ay garanaysaa sida aanu lammaaneheedu beenta u aqoon una dhayalsanin. Kolka ay socod hinqato ba waxa hakinaya caleenta geed sare ka dhacda iyo dabaylaha dhirta ruxa -kolkaas bay odhanaysaa: Naf sidkani ma samirtaa iyo Ma anigaan waqtiga sugin?Boholyow,laxaw,caashaq iyo kalgacal oo dhammi inantan buu saanyaday. Dadka oo dhan bay canaanaynaysaa. Gefka oo dhanna waxa ay dusha ka saaraysaa saboolnimada. Heestani inay cishqi ka lashan tahay oo jacaylku yahay waddo Yamyam farriinta u maray baa meesha aniga iiga muuqata. Bal inankaas gashaantida uu jecel yahay adduun la’aantu seejisey hadduu shaydaan heli lahaa ka warran? Una yeedhin lahaa inuu magaalada gubo inta uu xoogaa u dhiibo! Suurtogal ma tahay? Socotoo qundhacadii. Fadadkii mugdiga siday. Shucaacii sagootiye. Waa saacad iyo labo. Intaan saadinaayee. Naf sidkani ma samirtaa. Ma sugtaa sadkeed maqan? Ma yaqaanno suuraha. Beentiyo sasabadee. Ma anigaan waqtiga sugin. Mise waayahaa sida. Kaan sugaayey yaw baxay?. Murugadaan i saaqdiyo. Laabtaan ka sare kacay. Yaw sababa boholyada? Maxaa laxaw i saanyaday. Seddexdiyo shan iyo toban. Dayaxii ma soo baxay. Nafta sooftay ee maqan. Anoo sabadaw yuurara. Kaahiisii may simay? Ballantii ma siiddeyn. Seef wacadkii kuma jarin. Ma illaabin samihii. Saaka aannu dhigannee. Ma gaadiid socdaan jirin. Hubiyoo ma seexane. Basaskiyo Sitaydii. Salka meeluu dhigiyo. Sare-joog ka la' yahay? Waa saboolka caadadii. Gefka inuu sameeyo. Ma samraa sidii hore . Sina kugu nastee. Murugadn is saaqdiyo. Laabtaan ka sara kacay Ayaa u sababa boholada . Maxaa lawox i saanyadaye. Haddii aan kalagacal solin. Laxaw saaftay mayracan. Maa kuwa tagsigu sido. Uga soo degaan qaar. Sabuulkiyo beeraha. Sunta caashaqa bixisiyo. Sadarrada jaceylka. Ee laabta ugu siman. Haddii uu mid sidan laa. Aragtida u suura. Sidaa uma ay dhaafeen. @GEEDI_SHAAMBOW_STUDIO aad ayaan u jeclahay waan umahad celinayàa heeso badan oo aan waayay ayaan si kadis ah oga helay
@asadsomalisomali4672
@asadsomalisomali4672 Жыл бұрын
@@SHOOKE70 Walaal Qoral ka ban kahelay ee ma isodiri karata please
@omarhussien8958
@omarhussien8958 3 жыл бұрын
Murtideenna waa yaab..somalinimadu wanagsanaa...I'm proud Somali. Adigana?
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 4 жыл бұрын
Xusuusbaa...... Geela-lagu xerageeyaa.....
@shaacirproduction2116
@shaacirproduction2116 11 ай бұрын
Erayada waa. Curiyey. Huryo
@user-xc1rf1gl7g
@user-xc1rf1gl7g Жыл бұрын
Qisada heeskaan oo Faah faahsan ayaan ka waayey KZbin. Qofkii haya ama arkay ha inala wadaago fadlan. Mahadsanid
@xasanidirisducaale1664
@xasanidirisducaale1664 4 жыл бұрын
Waa dhamac
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 3 жыл бұрын
Seef wacadkii kuma jarin ayay tiri. Wax ka wacan maleh gabar garnaqsanaysa oo saxan waayo dumarku haddii la wanaajiyo ma illaawaan.
@ghboy2914
@ghboy2914 3 жыл бұрын
1/1/2021 New year
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
Heestan iyo heesta kale cabdow bari samaadki ama sida lo yaqano "beer jacayl" mar Aan safar dalxiis u baxaynay magalo ku taal galbeedka Djibouti oo la yidha Dikhil ayan 4 saaco kuso cel ceshanay-nay. Mar kasto Aan maqlo safarka ban xasusta
@kaydqowrax8517
@kaydqowrax8517 4 жыл бұрын
Waaa hees Qaliya
@AhmedHassan-jg5hp
@AhmedHassan-jg5hp 3 жыл бұрын
Kaban kii iyo Ahmed Cali cigaal
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 3 ай бұрын
(Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed).
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 4 жыл бұрын
Yamyam baa lahaa ereyada
@AhmedHassan-jg5hp
@AhmedHassan-jg5hp 3 жыл бұрын
Heeskan erayda waxaa sameeyey cabdul qaadir xirsi aun laxanka iyo kabankuna waa Cigaal
@looyaan323
@looyaan323 Жыл бұрын
Codkaga cabdikariin faraax qaarey jiir 😢Miya sameeyey
@adamabdi743
@adamabdi743 11 ай бұрын
Axmed cali cigaal. Laxanka isbedbadalaayo laxamiistayaashi hore inta badan waxaa isticmaali jireen Cigaal iyo Jiir waxaa soo raaco Xasan Gareet
@geediindho2238
@geediindho2238 3 жыл бұрын
12:52 h sabtiya
@abdikadarmohamed2863
@abdikadarmohamed2863 4 жыл бұрын
Kuli ereyada waad saxday walal qaraameeye nin adag baa tahay horay usoco mahadsanid inbadan
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 4 жыл бұрын
Mahadsanid kun jeer Ina adeer
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/kHeXkqeBpbKSgJY Ayadoon qoraynay waa tanaa szb
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 4 жыл бұрын
Mahadsanid Heestaan magaceeda waxaa la yiraahdaa Bassaskiyo Siteyda
@mohamedhussen2871
@mohamedhussen2871 3 жыл бұрын
Heesta yaa tiriyay
@muruqqaadir3268
@muruqqaadir3268 3 жыл бұрын
Ereyada heesta waxa leh Abwaan Cabdiqadir yam yam
@abdibishaar8537
@abdibishaar8537 4 жыл бұрын
Waa saboolka caadada wa sida hada ihaysata jacaylkayga sabool baa igu diraya gooraan fogayn
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 4 жыл бұрын
Adkayso Ina adeer wax kaste Samir ayaa lagu helaaye
@aishakuus60
@aishakuus60 3 жыл бұрын
KKKKKK ISBAARO DHIGO NOOH ADI. XILIGAAN WAX SABOOLA MAJIRO. (ISBAARO) WAAYE JAWAABTA. WAA IGA KAFTAN WLAL
@haakimphaisal4516
@haakimphaisal4516 4 жыл бұрын
Erayadii maxamed cali kaariye alle ha naxariisto
@yaxyemaxamed1021
@yaxyemaxamed1021 3 жыл бұрын
Sheikh kurka waka
@shaacirproduction2116
@shaacirproduction2116 11 ай бұрын
​@@yaxyemaxamed1021😅
@abdikadarmohamed2863
@abdikadarmohamed2863 4 жыл бұрын
Walal waxaan kaa codsanayaa hees kaban ah oo ay qaadaan khadra daahir cige hooyadii jacaylka iyo seygeedii hore axmed cali cigaal hesta waxaa la yidhaa la gurguuro caashaqa ama bada guuxda een gurin qofba si buu u yaqaane iyadoo kabana noo soo raadi waa codsi walal mahadasanid hadaad helayso ina soo jawaab
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 4 жыл бұрын
Halkaan ka dhagayso sxb kzbin.info/www/bejne/op_YoWmZnpuWb9E
Heesta waa saboolka caadadi codkii khadra daahir with lyrics my favourite song
10:54
KHADRA DAAHIR CIGE DADAW SAADAASHA GUUD
10:34
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 35 М.
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 167 МЛН
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 11 МЛН
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 503 М.
DAAN BARI ADOO YAAL || XASAN AADAN SAMATAR
15:22
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 283 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 754 М.
KHADRA DAAHIR CIGE || AWRKII CIRKAAN XALAY ORIGINAL QAARAAMI
9:28
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 22 М.
Ciradiyo Jacaylkii (Original)
8:24
ADDE JAMA
Рет қаралды 103 М.
khadra Daahir & heestii Webiga i sitee i walwaalayaa (wiriiriga)
8:34
HEESTA IMISAAN WALWAAL IYO CEEL WARDHEER ORIGINAL LYRICS KHADRA DAAHIR
8:27
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 278 М.
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1 МЛН
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 4 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 14 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 1,2 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 5 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 802 М.