Boqorada fanka Khadra Silimo dadka an dareenkooda gudaha so gudbin karin ayay si cad u matashay an aniguna ku jiro❤😮
@cabdibarrekooshin32763 ай бұрын
Since 2015 up to I am listening 9/8/2024 hbn jimce ah ❤Hargeisa somaliland Khadra cabdi silimo the one singer's woman of somali keep going on sis Noloshu Kuma xumaso
@NiciimaAbdulhi3 ай бұрын
Heestan waxaan qadeye 4sandood wan ku guuldarystay in an fahsiiyo kan u qadyey wayo wanba kal tagnay😢❤
My fav song ❤ markay soo baxday heestani waxaan ahaa dhallaan aan faham badan ka haysan mawjadaha jacaylka balse dhawr bilood kadib ayaan inan iska baranay baadhi kana baxaysay heestan inantii nunperska kala qoranay isku soo dhawaanay isfahmnay sannado jeceyl badan abuurnay illeen jacayl xaasid mawaaye mid ay saxib la tahay nookala sheekaysay oonu isku fasal ahayn habeen ayay talefanka iga qaban weyday anna is idhi maxaa ku dhacay may xanuusanaysaa subixii markan galaska imi zxpteed weydiiyay may igu tiri haa sax hadana garacay layga qaban waa sxpteed ku iri markaad tagtid taleefanka iigu gee waayay markii la rawaxay ayaan inantii idhi iigu gee mise waxaa ig raacday inabad gali kuma kuma rabee ,,,,,wakhti kale insha allah inta kale
@sumayaxasan-ou4pg Жыл бұрын
khadra cabdi siLimo fanaanadii fanaaniinta best voice baa kugu Dhacay Dumaashidey qaaLi NooLow ina cabdi siLimo ❤❤❤❤❤