Qaranka somaliland wuu mahadsanyahay walaalahayga Harti waxaanu leenahay walaalayaal waxnala dhista Hadaanu isaaq nahay waayo annagu koonfur ku noqon mayno oo waa nala xasuuqey 1988 may
@dualterm2 жыл бұрын
Istaqfuralaah 👥😂yaa idin xasuuqay 👥
@moegreenback68542 жыл бұрын
waar Isaaq dhexdiisa wax ha isu ogolaado oo ha ka baxo jeegaan iyo ku jiqsii intaad cid kale u yeedhayso adigu is hagaaji marka hore oo cadaalad dhexdaada ka samee markaasay dadka kale kugu soo hiranayaan
@naasirfaarax9032 жыл бұрын
@@dualterm siyad bare
@naasirfaarax9032 жыл бұрын
@@moegreenback6854 wllo isaaq dhexdiisa cadaalad weyn baa ka jirta tusaale beesha garxajis ee mucaaradka ku ah nidaamka jeegaanta Ayaa laba xusbi qaran ee mucaaradka haysta weliba kii xukuumadana madax sare ayey ka yihiin oo waa hogaanka sare ee fulinta Gud axmed cabdi dheere eesh calaa cadaalad g36ow Siyaasadii dalka 90% idinkaa haystee mahadnaqa
@moegreenback68542 жыл бұрын
@@naasirfaarax903 waxaa caruurta iyo dumarkaa lagu sasabtaa ee maxaa Tuur loo eryaday maxaa keenay in layska bahaysto oo jeegaan loo abuurto maxaa sababay in reer ciidanka gacanta ku hayo inta Somaliland jirtay waxba xisbi bilaa micne ah ha sheegin systemkan wuxuu ku dhisanyahay in Garxejis kursiga iyo dheefta qarankay u soo halgameen laga ilaaliyo balse mid iga qor dulmigu ma raago what goes up must come down maalmo tirso
@MohamedAbdi-hj3rk2 жыл бұрын
Xis Waabari waa kalkiisii wixii horana wuu bedelay Doorasho xaqa wuu galayaa thanks ex wasiir awal Hargeisa
@abdrehmangallad63282 жыл бұрын
Manzha Alleh Waa aftahan aqon leh
@Hawd74.2 жыл бұрын
Awowo guulayso
@anisaibrahim57652 жыл бұрын
Masha Allah mawadil hore usoco
@proudcitizen48832 жыл бұрын
Kusoco Waamarkiiniye 👍🏾💯Reer abtigay Alle Haydinguuleeyo
@ahmedesse982 жыл бұрын
Geesi geesi dhulbahante ah
@alinuromer58762 жыл бұрын
Mansha Allah Hambalyo Somaliland iyo waberi party
@proudcitizen48832 жыл бұрын
Boqortooyada Reer Garaad madaxay iisaaran yihiin❤️🤍💚
@@khaledali909 ilahay ka baqi maysid because siyad bare iyi mbc laba isku dhaw maha siyad bare markuu shacabkii dhameyay culumadii buu dilay wana cuqdada ay somaliya la dagi ladahay markaa tariikhda soo akhriso.
@khaledali9092 жыл бұрын
@@fardusaw9688 Maxay ku kala duan yihiin MSB wuxuu dadka ku laayay xabbad meesha ina Biixi ku dilayo baahi iyo haraad. Ina Biixi waa cadaw qaraoon oo shacabka bariga daga hoos ula dagaalmaya. Lacagtii qaranko lahaa meeday? Xaggoo ka keenay hantida oo haysto isaga iyo reerkiiso? Muxuu u cana qabateynayaa Bariga Somaliland? Inta aad sacab iskaga tumaysid ina Biixi wareeyso bariga Somaliland dadka daga.
@fardusaw96882 жыл бұрын
@@khaledali909 waxay ku kala duwanyin ina bixi wax lagu yidhi baad rumaysatay hadii lagu yidhaa indhagaga miyad ku aragtay oo waad ku dharanaysaa malinta yowmalqiyamaha waxaad odhan maya waa la igu yidhi lakin dictatar siyad bare vidiyowgii iyo sawiradii iyo dadkii uu xasuuqay intii ka badbaday baa la hayaa markaa cirka iyo dhulka bay kala yiin maybe qofyaroo tarikhda la socon baad tahee aabahaa iyo hooyadaa soo warayso before you said something.
@mohamedomer72622 жыл бұрын
Somaliland Ragga maqasha loogu taag waaya Geella loo diraa
Siyaasiinta kale qabiilkooda lama waydiiyo, deegaankooda lagama waraysto. Maxaa kuwa Dhulbahante qabiil iyo deegaan loo daba wada had iyo jeer
@abdihakimahmedjamanuur89992 жыл бұрын
Dee 3 saxan Bay sitaan .🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@yaasircararafad20412 жыл бұрын
Mid lasqoray ilaa buuhoodle Ma jinba kaga codeenaya marka ileen kadhadhka ma haystan fikradana maba amisanee inad isa so sharaxdo waxa kaga fududa inad dadkaga utagto dhahdo kadhadhki mxd kudiideen
@ahmedshaani56042 жыл бұрын
Oo yaa dooran markas kuwii ka cuslaaba soo bixi wayee😂muusaa wata
@musea.jimcale20142 жыл бұрын
Baqal farda la daaqday faras bay is moodaa adeerey ha is waalin🤣
@abdirashidabyan57162 жыл бұрын
reer waddani dadka ka xishooda
@naasirfaarax9032 жыл бұрын
Qarankan isagaa xoreystey
@CirroMedia31292 жыл бұрын
Waa in la is waydiyaa farasku goormuu faras noqdaa
@markihoremaxadtidhi9162 жыл бұрын
@@abdirashidabyan5716 Heego beerlaxowsi iyo awr ku kacsiga ka daya dadka masakinta eed beenta uu sheegaysan si aad ugu gurtaan!! Muse shani kolba karto kale haa keeno, november 13 2022 wax kasi dambeya oo uu cashurta umada fadhiga ku cuni dono majidho.
@naasirfaarax9032 жыл бұрын
@@markihoremaxadtidhi916 kahinbaa madaxweyne noqonaya After biix
Wllo qarankan somaliland baan leenahay walaalahyo isaaq baan wax la dhisaney oo xasuuq xun rajiimkii u geystey
@thegent27162 жыл бұрын
Isaaq iyo dhulbahante iyo Somaliland oo dhan wax way wada dhisankaraan, laakin waa in dadka qabyaaladiistaha ahi ay ka dhex baxaan, kuwaasi ayaa khilaafka keenaya
@markihoremaxadtidhi9162 жыл бұрын
@@naasirfaarax903 Inkaar Allah kugu rid , maxad beenta uu sheegi eed kolba reer kale iskaga so dhigaysa, miyana la arkayn waxad hore uso qortay ayad moday!!??? Adigo hbr awal aah maxad dhulbahante uu sheegan! Malcuun foqal malcunn.
@mustafemaxamed60852 жыл бұрын
@@thegent2716 qabyaalad iyo cuqdad afxumo lasocotaba waa hoyga s/land, ninka aad leedahey waa faqash waa dooroodkii ina xasuuqey iyo qaarkaloo badan sidee waxkuula yeelan ugana dhaadhicin jamhuurayad aan wadaagno ilama aha 60kii dabeed iney ciddanbe wax isku darsan ama isaaq iyo harti wakhtigaana sheegin ninkii siinolada
@thegent27162 жыл бұрын
@@mustafemaxamed6085 Qabyaaladu waa ta dadkii wax xassuqay cidduu ahaabaa in maxkamad la saaro diiddan, inta qabyaalad lagu jiro waxba ma hagaayayaan, inta aad is leedahay darood ama cid kale ba waxba lama yeelan kartid waxba ma hagayaan, kuwii wax xasuuqay waa la garnayaa kawa ay yihiin, laakin qabyaalad ayaa diiddan in la maxkamadeeyo, qabyaaladdu waa ta xamar ka dhigtay 4.5, waa ta Somaliland sabatay in qabiilada qaar lagu faquuqo oo lagu takooro, inta lagu jiro kani waa daarood kanna waa isaaq kanna waa hawiye waxba ma hagaagayaan
@libaaxaafrika92592 жыл бұрын
Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax lacag ah. mana HADLI kartiin.
@munamaxamed46522 жыл бұрын
Waxan u malaynaya inand naga mid ahayn qoralkaga wa miid meel walba 😂😂😂😂
@libaaxaafrika92592 жыл бұрын
@@munamaxamed4652 kuwa kula dhashey hoteelada Xamar iyo Koonfur ayeey ka shaqeeyaan. ka waran heeeeeeeeeeeeeee ?
@libaaxaafrika92592 жыл бұрын
70% ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco ma hellin waxbarashada asaasiga MAXAMED SIYAAD BARRE kaddib.
@munamaxamed46522 жыл бұрын
Horta ma shaydanbad tahay mise nacas melwalba intasad qortaye
@libaaxaafrika92592 жыл бұрын
@@munamaxamed4652 maxaad tihiin ? waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisey 30 sanno ka hor MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN. wax aa tihiin maleh.
@abdihayd29242 жыл бұрын
Waar dadka been howsheegin heego ayaa ucumaaday waar wasiirkaagii aad mushaharka kaqaadaneysey ayaa kuudhaamay koley masoo baxeyside , bcs sharciga heego halkaad kadhaafeysaa
@libaaxaafrika92592 жыл бұрын
waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisey 30 sanno ka hor MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN.
@abdirahmanmohamedalisamir18422 жыл бұрын
Halkeed Ku atagtay wado jajaban, 2022 wadooyinka Somaliland nalasoo arag
@libaaxaafrika92592 жыл бұрын
@@abdirahmanmohamedalisamir1842 lacagta CANBAHEENA ayeey sugyaan in lagu dhiso. saxaarahaa Hargeeysa joogeeysaan ilaa QIYAAMAHA. Xamar xataa wadahadal ma rabto.