Khilaafkii Xumaa Ee Kenya Iyo Somalia | Siyaad Barre & Kenyatta | Aasaaskii Nairobi

  Рет қаралды 230,516

Qaamuus

Qaamuus

Күн бұрын

#Qaamuus_TV #Xogaha_Qarsoon
Xidhiidhkii Xumaa Ee Kenya Iyo Somalia | Siyaad Barre & Kenyatta | Aasaaskii Nairobi | Xusuus Qorka Amb, Cawil

Пікірлер: 123
@fowziamohammed6359
@fowziamohammed6359 3 жыл бұрын
Ilahow kunaxariso Abo siyad bare janadi kunolow insha allah we miss you
@garashiyogaraad359
@garashiyogaraad359 4 жыл бұрын
Saaxiib mohamed waxaan kaa codsanayaa inaad noo soo Xusho Barnaamij cusub oo xiisa leh oo taxana ah maadaama uu naga Dhamadaaday barnaamijkii xiisa lahaa ee Maxbuus xuseen Cabdi qaadir
@dacadhassanmohamed3533
@dacadhassanmohamed3533 4 жыл бұрын
Allaha unaxaristo geesigi geeska afrika 🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 жыл бұрын
Wallee waad ku nabad iyo nolol laadahaye iskaga jir khayaaligaa,,,
@superfun1819
@superfun1819 4 жыл бұрын
Amiiin yaraabi
@geesigadifaacajiritaankaso6573
@geesigadifaacajiritaankaso6573 3 жыл бұрын
Allah haw naxariisto siyaad bare
@mohamedsharif3957
@mohamedsharif3957 4 жыл бұрын
Somali walikeed ilbax ayay aheed geeska Africa
@simranabukarabdulkadir2388
@simranabukarabdulkadir2388 3 жыл бұрын
Libaxa africa wey aheyd somalia weyna ahandonta hamisha hamisha keliye inshallh
@rooblez9005
@rooblez9005 4 жыл бұрын
Siyaad barre Allaha unaxariisto!!!😑💗
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 жыл бұрын
Walaal waxba ha daalin naxariista ilaahay qof caasiyay ka dheere,,
@rooblez9005
@rooblez9005 4 жыл бұрын
@@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 ???
@yasinabdi1467
@yasinabdi1467 4 жыл бұрын
@@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 naxariista allaha isaga ayaa mamula sow dona kasameyaa ee ha daalin wll
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 4 жыл бұрын
​@@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 waae haadu qof illahi kuu casiyeey waa muse shani ?
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 4 жыл бұрын
Geesi allaah hawraxmo
@ramlaliina4416
@ramlaliina4416 4 жыл бұрын
Allaha unaxariisto m siyaad bare
@kingsomaliofficial
@kingsomaliofficial 4 жыл бұрын
Wcs Wll mahadsanid qaamuus
@abdullahiwadaani7788
@abdullahiwadaani7788 3 жыл бұрын
Fax fadhiista runti waan ka helay thanks
@mohamedjamaomar3597
@mohamedjamaomar3597 4 жыл бұрын
Xagee kahelnaa buugaa inala soo wadaag
@musamusamm6418
@musamusamm6418 4 жыл бұрын
mahadsanid wll macane
@yusufuk9925
@yusufuk9925 4 жыл бұрын
Alla yaa raxma #General_Mohamed_Siyad_Bare
@cabdirashiidbaashe5281
@cabdirashiidbaashe5281 4 жыл бұрын
Kenya waxay beriga ka walaacsanayd soomaaliya waxay leedahay ciidan xoogan oo tiro badan maantana waa lawada hamigeedu halku joogo
@abdikadirmohamed166
@abdikadirmohamed166 4 жыл бұрын
waa aduun iyo harka labadiisa galin
@husenyusuf1063
@husenyusuf1063 4 жыл бұрын
Wuxuu ii marayy ama aan ku joojiyay xusuus qorkiisan Ducaale page 149. I.a waan dhameen doonaa.
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 4 жыл бұрын
Buuga magacii wll tan kale ma ka helayaa play storeka si,aan ula soo dago adoo raaliya
@kowsarowkonbe2306
@kowsarowkonbe2306 3 жыл бұрын
@@nasriabdirahmaanelmi8485 waxaad ka eebsan kartaaa amisonka wlo
@kowsarowkonbe2306
@kowsarowkonbe2306 3 жыл бұрын
Buuga magaciisa ila wadaaga Mahadzanidiiin 🌿❤️🤏🏾
@fahmimustafe5771
@fahmimustafe5771 3 жыл бұрын
Maxamed Siyaad barre miyaan taarikh laga hayin saddexdi sanee uu joogay nigeria 1993,95
@ahmedhassan129
@ahmedhassan129 4 жыл бұрын
Margaret Kenyatta waxaa malaha lagu kor wareejinayay meel kale ileen qof diyaarad saaran ma kala garan kare meeshu dul maraaye, wagaas na GPS gacanta kuma sidane.
@mahdiali2695
@mahdiali2695 4 жыл бұрын
Onlf waa dadku fuliyay ajendaha nr1 ee gumeysiga qaybi OO xukun
@mohamedomarali1164
@mohamedomarali1164 3 жыл бұрын
Odayal wareersan ayza talyaani na hoosgeeyey. Maanta waan haaysan laheeen. Anafdii Soomaali galbeed.
@ابراهيمحاجي-ب5ز
@ابراهيمحاجي-ب5ز 4 жыл бұрын
Bal iladhageysta soomaalida iyo sidey ahayd iyo maanta meesha xasan sheikh iyo mucaaradka nadhigeen
@yasinabdi1467
@yasinabdi1467 4 жыл бұрын
Waraa caloshad ladahay ee xasan shiiq waxba kuma yeelin
@ابراهيمحاجي-ب5ز
@ابراهيمحاجي-ب5ز 4 жыл бұрын
Yasin Abdi calooleey waxa kaaqeylisiihaayo gartay adigookalaa umada kudhexjura
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 4 жыл бұрын
@@yasinabdi1467 xasan uhuru naag uyahay dabadhaqe
@yasinabdi1467
@yasinabdi1467 4 жыл бұрын
@@zayidmeeaad8660 wlshana wey dhihi lehed
@dailycontent3955
@dailycontent3955 4 жыл бұрын
@@yasinabdi1467 asga weeye tuga xunkaa aduunka ynacaybee waa madaxwayne calooshiis ushaqayste waa kii badayna iibiyay
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 жыл бұрын
Sxb wasiirka arrimaha dibaddu kumuu ahaa please?????
@barakaaleadoon300
@barakaaleadoon300 4 жыл бұрын
cumar carte AUN
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 жыл бұрын
Afey barre inaadeerkii c/raxmaan jaamac barre ayuu ahaa wasiirka arrimaha dibeddu.
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 жыл бұрын
@@khadarmohamed2676 sxb muu ahayn oo waad la waydaye ku noqo please,,,
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 жыл бұрын
Kenya waabay ka biqi jirtay waagaa somalia
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir Ай бұрын
Ambassador Ducale Tarikhda malabka ah suxufi fadlan noo soo badi
@yacquubmaxamuud2166
@yacquubmaxamuud2166 2 жыл бұрын
Keep going
@abdiadan22ahmed14
@abdiadan22ahmed14 4 жыл бұрын
Kenya amaal malahan
@inadhako1663
@inadhako1663 4 жыл бұрын
Sxp iisar siday doo kale mahad sanid sxp
@nora5057
@nora5057 3 жыл бұрын
Waa shaqsi dumiyay Dalka iyo Dadka dhiigyacabkii Siyaad Bare oo dhaqanka xun baray shacabka oo åh Qabiilka iyo musuqmaasuqa ilaa waqtigaan kajira Dalka
@LexlutherVII
@LexlutherVII 3 жыл бұрын
Viva Aabe Siyaad Barre!!💗
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 2 жыл бұрын
Isaaq hawiye siyaad bare tagaye wax qabsad
@Awesome-ww7zj
@Awesome-ww7zj 4 жыл бұрын
Mhdsnid
@sacdaliban3421
@sacdaliban3421 4 жыл бұрын
Wa niin wyn
@jiibziinkhaan3003
@jiibziinkhaan3003 4 жыл бұрын
Alla maxa geesi inaga dhintay somaliyeey maxan shalay ahayn maxa loo waayay nin dhaha shalay geesiyal ayaan ahayn maantana waa inaan ahaada somalay kaca
@alibule6734
@alibule6734 3 жыл бұрын
That's ok
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 3 жыл бұрын
Oh my God
@mohamedomarali1164
@mohamedomarali1164 3 жыл бұрын
Hasssn abshirr waa somaalidii horey Heybab Geedinimo Wadaniyad Daljeeceel Unlike kuwa maanta Marka laga reebo 3ms M.farmajo M.murszl M.Roble
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 4 жыл бұрын
Maxad map ka somalida o dhan kaga dhigtay calanki buluga aha
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 4 жыл бұрын
waa astaanta umada soomaaliyed hadaad orom taheey waa waax kaale
@ramlaliina4416
@ramlaliina4416 4 жыл бұрын
Oo maxaa lagadhigilahaa wr ileen tanookale
@hodanc6255
@hodanc6255 2 жыл бұрын
@@ramlaliina4416 kkkkkk calanka 5ta somali sow uma tagna yab
@cabdalagabal632
@cabdalagabal632 4 жыл бұрын
yuo good
@awalehhassan9205
@awalehhassan9205 2 жыл бұрын
dijbouti
@tearsofunseen5374
@tearsofunseen5374 3 жыл бұрын
Kan aad danjire ku sheegtaa basaas xun bu ahaa
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 4 жыл бұрын
Kkkk.old story don't help
@xasanmusa8252
@xasanmusa8252 4 жыл бұрын
Odaygani haduu wax yaqaan mu sland ictiraaf u heelo
@ZakAli9904
@ZakAli9904 4 жыл бұрын
Ictiraafku ma saas ayuu kuula fududyahay.
@mursalmahad-alle945
@mursalmahad-alle945 4 жыл бұрын
M.a
@jaamacjakaartajakaarta757
@jaamacjakaartajakaarta757 3 жыл бұрын
WARARAk
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 жыл бұрын
Reer somaliland Aadbay soomaali ula tacaaleen, muruq, maal iyo maskaxba way u hureen, way xoreeyeen, cadawgeediina(cadaan iyo madoow) way daciifiyeen laakiin Aakhirkii soomaaliyi abaalkii reer somaliland miyay celisay mise way ku caasiday?? mase jirtaa toloow innaba waxay reer somaliland tacabkii ay soomaaliweeyn galiyeen ee naf iyo maalba lahaa ay ka faaiideen amba kaga soo noqday???? hadayse macaash amba faaiido ay Kala soo noqdeen jiraan(siday dadka qaarkii Aaminsan-yihiin toloow maxaan xanuun iyo qasaare baahsan, xasuus Aan gudhayn iyo xatooyo Aan xuduud lahayn, burbur iyo halaag, xasuuq iyo dib u dhac ahayn ee laga tilmaami karaa????? badow hadaan ahaa shalay- Kala garan run iyo been, waataan baddeed galay- bartay oo dabaashii iskuulkaan ka soo baxaye, barashadii xumaataay bir hadaanan kugu gooyn, garan waayin waxad tahay alle iima gargaaro,,,,, for ever Somaliland rep,,
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 4 жыл бұрын
Wll soomaali ma nebca soomaaliland balse kaligii taliyihii baa dadka kala dilay #Siyaad bare Wuxuuna ahaa nin dalka ku qabsaday awood miletery shacabkuna ma awoodin inay ka hor yimadaan #Puntland dadkeeda wuu layaay #Hawiye wuu laayay #Isaaqna wuu layay waana shaqada kaligii taliye kasta
@jacfarcali9691
@jacfarcali9691 4 жыл бұрын
@@nasriabdirahmaanelmi8485 siyaad barre midnimada Somalia ayuu ilaalinayay wuuna ku saxna inu dalka ka difaaco jabhadihii cadwga wadanka kuso hogaaminayay maantana waad aragta waxan ka dhaxalnay jabhadihi qabilka ku salaysna oo ilaa iyo hada la xalin layahay dhibaataday sababaeen Haday siyad barre xukunka raben inay ka tuuran markay ka tuuren maxay dawlad noogu dhisi waayen waa ayagi isku jeestaye, dad cadaw ku adeeganayay ahaayen.
@jacfarcali9691
@jacfarcali9691 4 жыл бұрын
Somaliland abaal ay Somali ugashay ma jiree ayaga la xoreeyay marki danbana cadawgi xabashada dawladodi usoo raacay kuna balamay inay midnimada ummada kala dhantaalaan, ee cidina ha ku eedina dhibaatada aad adinku sababten.
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 жыл бұрын
@@jacfarcali9691 sxb agoontii iyo maatidii afweeyne iyo daaquudyadiisii ka hadhay ee xaaraanta lagu dhalay iyo xoolihii dadweeynaha(sida adiga oo kale) ayaa indha adayga iyo damiir la Aantuba dabeecadooda tahay oo lagula yaabi maayo, caqli xumadu waa tii cawaankii ku dhalay carriga kaga tagay cadaabtana ku galaye ma iyagaa ku xoreeyay mise adigaa wax xoreeyay?? ma dadkii xaarka kaa maydhay ee adigoo qaawan dharka kuu xidhay ee adigoon dhaamin xoolaha xayawaanka kaa soocay ayaad maanta wax u sheeganaysaa??? sxb reer somaliland way tageen waanay kaa tashadeen, soomana noqonayaan oo waa ka xaaraane, hadaad shalay wax ahayd maantaba ha lagaa arkee wax noqo please,, abaal laawe foowqal abaal laawe, insh tcaalaa ilaahay waxba nooguma kiin daro,, for ever Somaliland rep,,
@xalanesuldaan9371
@xalanesuldaan9371 4 жыл бұрын
Gg
@sagalfarah3042
@sagalfarah3042 4 жыл бұрын
Asc
@awenoolays6540
@awenoolays6540 3 жыл бұрын
Shiikhow muuse biixi cabdi iyo ina kaahin iyo ina kore iyo inta rayiyay caro Allaah ayaa ku nacday waxay taagan yihiin waxba dhawran maynee Allaahayow dhacyo soo daadi oo uu yiri mid Ag Allaah ka samray oo kuwaani way ka samreen Ag Allaah oo itaalkooda ayey aaminsan yihiin oo waad ogayd mid kasta oo ku amar ku taagleeyey Xaqqullaah iyi kuwo ehelka u ah xaqquullaah meelaha ay mareen intaan og nahay oo aakhirana waxa naftoodu ku sugan tahay Allaah ayaa ina ka og laakiin marksan afweyne soo qaado waad ogayd markii uu suurada an nisaaa badalay oo culimadeen ka hortid laayey wixii ku dhacay oo isaguba sida muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu falayaan oo kale ayuu falay umaba makaynayo inuu fasax ka haysto wuxuu ummadda somaliyeed ku falayo oo waad u jeedaa culimadii yaryarayd markay mujrimadiisa ka hor yimaadeen inuu xabis ka buuxshay oo waliba dil ugu hanjabay sida wali Cabdi Maalik Coldoon oo waxaan wali u leeyahay oo waa ayadii Allaah inagu yiri: "inna Awliyallaahi laa khowfun walaa yaxsanuun" oo coldoon cabsi ma galin markii muuse biixi iyo xulatadiisu jabiyeen xuduudullaahi oo wuu ishor taagay waayo muuse biixi cabdi xaqqullaah kuma hadlin laakiin wuu ka talaabsaday isagoo ku jeesjeesaya oo hadana coldoon xabis iyo hanjabaad dil isugu daray oo hadana xaaskiisii sariirtiisii lagu weeraray taaso ah wax Xaqqullaah ka fog waana w8xii afweyne lagu yiqiin ee uu isaga muuse biixi cabdi ku soo falay oo hadda waa alshabaan ku sheegay xamar laga soo maal galiyo. Subxaanallaah xamar iyadaa xaarkeeda cunaysa ciday waxyeesho iska daaye Yaahuu yaahuu yaahuu doofaar ma daahiro daa'in abidkiisa.
@GasiraOsman
@GasiraOsman 4 жыл бұрын
Ni
@dualeabdiwarsame9911
@dualeabdiwarsame9911 4 жыл бұрын
Himilo faya-dhowre zoonotic civic education awerness deaf language arts center unhcr UNICEF who ministry of health somalia covid 19 pandemic awerness
@axmedzaki8420
@axmedzaki8420 4 жыл бұрын
Fde
@ayanjamal5806
@ayanjamal5806 4 жыл бұрын
.
@musamusamm6418
@musamusamm6418 4 жыл бұрын
mahadsanid wll macane
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
Why Kenya And Somalia Have a Complicated Relationship
15:06
Qisada Siyaad Barre iyo Suuratu Al-Nisaa (Sh.Cumar Aw Farax)
17:28
True Cable Tv
Рет қаралды 159 М.