Khiyaamooyin yaryar oo aad kor ugu qaadi karto qiimahaaga!

  Рет қаралды 57,134

Ayan Dhalad Show

Ayan Dhalad Show

Күн бұрын

#kanaalka #ardaageena #cilmi #nafsi

Пікірлер: 135
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 2 жыл бұрын
1 qofka ha wicin lab jer inka badan 2 hadalkaaga miisaan 3 ha bilabin Markaste hadalka 4 ha raaali galin in badan ahow sida tay 5 haka galain afaaraha dadka hana qasbin من دخل مالا يعنه لقيه ما لا يرضيه 5 hajooji canaanta
@khadracudoon1142
@khadracudoon1142 16 күн бұрын
M.a Ayaan dhalad Wax wanaagsan baan kaa faa'iday wll qaali Allaha ku xafido aduun iyo aakhiro.
@ismailmuse9839
@ismailmuse9839 2 жыл бұрын
Wxn ku weydiyay ayaaney xaged kasoo ururisa xogohan cilmi nafsiga ah ; hadii aad buug ku saabsan cilmi nafsiga aad hayso ama aad ii tilmaami kartid xagen kala soo xidhidha . Mahadsanid
@richhome3678
@richhome3678 2 жыл бұрын
Ayaan waan ku salaamay walaashay Beryahan muuqaaladii waad yaraysay
@mawliidmohamed698
@mawliidmohamed698 2 жыл бұрын
Ayaan jaamac nuux ayaan dhalad macalimadeyda ilaahay haku xafido🥰
@khalidabdi9408
@khalidabdi9408 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllshy howl fiican ayaad noohaysaaye Allah hakaa habaar mariyo
@saamiyamahad2227
@saamiyamahad2227 2 жыл бұрын
Fadlan muuqaalka noo dhaaf 😂😂😂😂
@CadowkhalifDhakad-eh1ed
@CadowkhalifDhakad-eh1ed Жыл бұрын
Thanks my dear sister🙏🙏🙏
@umihayati9813
@umihayati9813 2 жыл бұрын
Mahadsanid. Xabibit sax.keep.gooig💞💞
@HodanIbrahim-fo3pd
@HodanIbrahim-fo3pd Жыл бұрын
Mahadsanid ayanay🎉🎉
@KayseJaamac-hb5pf
@KayseJaamac-hb5pf 10 ай бұрын
Ader hore usoco
@queen_________sellamoha93
@queen_________sellamoha93 2 жыл бұрын
Malin walba waa ku dabadda m.a keep going my sis😇😇
@zamraanka_____poi114
@zamraanka_____poi114 2 жыл бұрын
Anigu malihi siro balse waxaan leeyahay nolol aan kuqusan👊 qàacidadan iga gadantahy
@moztapheabdizhakourmohamet8770
@moztapheabdizhakourmohamet8770 2 жыл бұрын
Malihi wax zir ah ee waxan leeyahay nolol aan ku khusayn🥰 That's good advice🥰🙏
@Nuurahmed-v4c
@Nuurahmed-v4c Жыл бұрын
Dhamaan wAan kahelay
@nuurcadaawe5095
@nuurcadaawe5095 2 жыл бұрын
Mahadsanid dhiirigeliye
@hasunafaisal183
@hasunafaisal183 2 жыл бұрын
Alle haku xfdo wllo
@ayaanmawlit8547
@ayaanmawlit8547 2 жыл бұрын
Magac gaara lehe garoo waa Ayaan dhalad ❤️😅
@JAALAMUSCAB
@JAALAMUSCAB 4 ай бұрын
Malihi sir ee wxa leyahay Nola kuqusayn🎉
@abdirizakmohamedabdilahi5250
@abdirizakmohamedabdilahi5250 2 жыл бұрын
Waxa aan aad ugu mahad celinaya dadka ka wehsaday in ay muuqaalkan daawadaan......! an other level ba tahay ayaaneey Cumrigaaga Allaha dhereyo
@sahankanolosha2459
@sahankanolosha2459 2 жыл бұрын
Ayaan dhalad we ❤ u
@OmanSalam-yp1td
@OmanSalam-yp1td 4 ай бұрын
Alxm❤❤❤ m.a❤❤❤
@marlaarag7613
@marlaarag7613 Жыл бұрын
24/6/2023😳 Dadka ka noloshooda Ka ogow intay kuu ogal yihiin.
@XabsoXasan-o1j
@XabsoXasan-o1j Ай бұрын
Tnx bayo
@ahmedjama3311
@ahmedjama3311 2 жыл бұрын
Hore u soco wlo
@asouma620
@asouma620 2 жыл бұрын
Mashllah waxba waan kaaa helay sisteray
@hibaaqsadaam2819
@hibaaqsadaam2819 2 жыл бұрын
Dhamaantood waan ka helay mahadsanid ayaan jaamac xbbti
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 2 жыл бұрын
Masha alh
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 4 ай бұрын
Kheyr allaha ku siiyo😊❤
@MohamedAhmed-io9fu
@MohamedAhmed-io9fu 2 жыл бұрын
Malihi wax sir ah balse waxan leeyahay nolol aan ku quseeyn
@ayaanilwaadofficiall2555
@ayaanilwaadofficiall2555 2 жыл бұрын
Masha allah wlshey 🤩🥰😘
@عبدالحكمعبدالرحمن-ب8غ
@عبدالحكمعبدالرحمن-ب8غ Жыл бұрын
شكرا اختي جزاك الله خير الجزاء
@mustafeheegaale173
@mustafeheegaale173 2 жыл бұрын
Masha alaah waxaan ogaaday gabadh ayaan aad u wici jiray kadib way iga caajistay waan yaabay waxaan idhi maxay kudhacday arintaasi kadibna way iiga jawaabiwayday markaa ayaan is idhi ayadu haku soo wacdo kadibna way iska kaydaysay markaa ayay taasi igu dhacday waxaan kuleeyahay waad mahadsantahay run ahaantii waxaatahay kobciyaha qalbiga
@anascade8521
@anascade8521 5 ай бұрын
war waxaan oo dhan waan sameyyy😂❤
@hibomaxamed3037
@hibomaxamed3037 2 жыл бұрын
Masha allh waad mahdsantay wallshy
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 жыл бұрын
Thank you so much waan ku dhaqmi doonaa intaas oo dhan waayo qodopo aan hore u ogaa jira iyo kuwo hadda is samaynayaa
@faadumomahdi474
@faadumomahdi474 2 жыл бұрын
Thanks walalo
@hawoapdikani5797
@hawoapdikani5797 Жыл бұрын
❤❤❤🌎
@AsmaXasan-lh9em
@AsmaXasan-lh9em Жыл бұрын
Qofka ugu jawaab intuu kuugu jawaabo
@xeedhoyarechannel5247
@xeedhoyarechannel5247 2 жыл бұрын
Horey u soco walaal shrf
@dheehainaaxmad6686
@dheehainaaxmad6686 2 жыл бұрын
M.a allha ku xafido
@HoodoAbdilahi-xd2xl
@HoodoAbdilahi-xd2xl 4 ай бұрын
Fariiid😂😂😂😂😂😂
@shaficidhuux1136
@shaficidhuux1136 7 ай бұрын
😂😂😂 ayaan dhalad😂😂
@caashosiciid9925
@caashosiciid9925 5 ай бұрын
😢😢sax
@princesspalqisa2423
@princesspalqisa2423 2 жыл бұрын
Kuwo badan oo caajisbadan ayaa kahelidoono qodopkan , wow ana kow ka ah😅😅😅👍
@ismailmuse9839
@ismailmuse9839 2 жыл бұрын
Ayan Jama Nouh guuleyso wllshy
@ajeeyboy1902
@ajeeyboy1902 2 жыл бұрын
Horay usoco abyo wankuwadanaa
@cabdixasan-m8l
@cabdixasan-m8l 9 ай бұрын
wan tagi gadhay😂😂😂❤
@mrkhaire8694
@mrkhaire8694 2 жыл бұрын
Mahadsanid wlshy
@khaalidaxmad1750
@khaalidaxmad1750 Жыл бұрын
Wll qali waxyabo badan ayaad ibartay abaal ayaan Ku haya
@FahadYasinYasirBossman
@FahadYasinYasirBossman 20 күн бұрын
Ayan waxba kaama fahmin qof maakaxiyan U xanunsan amaa tahay oo kaligeed iska daldalmeesa val doctor tag Aniga waa kayaabe walwal aya ka muuqdo dhawaqa codkaaaga.😢😢
@KayseJaamac-hb5pf
@KayseJaamac-hb5pf 10 ай бұрын
Keep going ader mcn
@NimcoCabdi-hj2qr
@NimcoCabdi-hj2qr 8 ай бұрын
Thanks
@maan-deeq
@maan-deeq Жыл бұрын
Abaayo/aboowe ka mid noqo adigoo mahadsan saaxiibada qaaliga ah ee maan-deeq 🙏
@khadraguuleed3058
@khadraguuleed3058 2 жыл бұрын
Hhhhhhh waad iga qoslisay 2000 io 200 ku celceliya Ilove yaan dhalad
@XaawaLuul-mq3sn
@XaawaLuul-mq3sn Жыл бұрын
Masha allh Ayan Mahad saniid dadka noloshoda ka ogow inta aykaga ogool yihiin hadi ad dadka waydiid arimohooda iyaga kulaso doonan adigu iska sug qofna ha waciin 2 jerka badan Ha xidhidhin sades jerka badan qofna Mahad saniid Ayan waa hadallo lo Bahan yahay dhamantood
@abdimuhumed3797
@abdimuhumed3797 2 жыл бұрын
Aad iyo aad bn uga helay dhptii wlzhy quruxey
@safiyoahmed6217
@safiyoahmed6217 2 жыл бұрын
waa tagay by
@bahiirbashion3008
@bahiirbashion3008 2 жыл бұрын
Thanks ayaaney keep going
@OmanSalam-yp1td
@OmanSalam-yp1td 4 ай бұрын
Wcs❤❤❤❤🎉🎉😊
@hidoraacchanel5258
@hidoraacchanel5258 2 жыл бұрын
Masha allah wllo mcn hore u soco alle haku sharfo
@ibrahimwarsame3488
@ibrahimwarsame3488 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal.
@shukriali3334
@shukriali3334 2 жыл бұрын
Jizakalaahu khayr abaayo mcn wax badan ayaa kaa faaiiday
@saharabdiali1191
@saharabdiali1191 Жыл бұрын
Keep going aby
@zhaakirmohamet6244
@zhaakirmohamet6244 2 жыл бұрын
keep going zizy
@Bashka001
@Bashka001 2 жыл бұрын
Walaasheey chanalankan community iigu shere garee waa iga codsi Keep going my sister sister
@abdisataarabdulahi
@abdisataarabdulahi 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll✋
@fahadosman5910
@fahadosman5910 2 жыл бұрын
Maalintan adiga qudhaadaa faraxsanaa ayaaney
@KB-short_01
@KB-short_01 2 жыл бұрын
Bara ha bulshada taqana uun kaliya
@abdiwahabxarro7692
@abdiwahabxarro7692 Жыл бұрын
Wlshy mahadsanid ❤️🥺
@wayahacuzub3014
@wayahacuzub3014 2 жыл бұрын
M.a wll
@raadkabaarista5894
@raadkabaarista5894 2 жыл бұрын
Dadka ka ogaw inta ay kaga ogolyihiin
@ayaanibraahim9786
@ayaanibraahim9786 2 жыл бұрын
Macaa adaa isticmaalaya ataatikadan
@omarmahamed7516
@omarmahamed7516 Жыл бұрын
❤❤😢😊
@mohamedqasimhussein9150
@mohamedqasimhussein9150 2 жыл бұрын
M.a horey usoco walaashey
@abdihodansaid1534
@abdihodansaid1534 2 жыл бұрын
alla mxn qof cod iso diray qoral yr ugu kobay
@dhirigalisoshukraanhassani7016
@dhirigalisoshukraanhassani7016 2 жыл бұрын
ascm walal ayaan wad ku mhdsnthy huuno dhirigalinta 😘ilasoo xidhiidh arin kga bhnhy😍
@MayoLiibaan
@MayoLiibaan 7 ай бұрын
Alle karamada nagama qaado😂
@iqrayarey6731
@iqrayarey6731 Жыл бұрын
Wcs wlle mcn thanks
@Mohamad21225
@Mohamad21225 Жыл бұрын
Keep going wll 😊
@amina-Ismail-Abdi
@amina-Ismail-Abdi 2 жыл бұрын
Mahsanid wll ayaan dhalad.anigu inta badan waaba midaa sameeyo nasiibkee intii iiga dhimaneedna waan helay mahsanid
@muxammad2777
@muxammad2777 2 жыл бұрын
😅😅😅 waaba iska demi rabay ka warran
@xasancismaan78
@xasancismaan78 2 жыл бұрын
Ajigu ma lihi wax sira ee waxaan Lee yahay nolo aan ku qusayn
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Mashelah.asww
@abdulahimuse9019
@abdulahimuse9019 2 жыл бұрын
Wow keep going wll
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 2 жыл бұрын
M.sanid
@ismailmohamed7686
@ismailmohamed7686 2 жыл бұрын
I like the video all
@mohaabdalle5147
@mohaabdalle5147 2 жыл бұрын
all waan ka hellay anigu wllo
@najiipxasan9499
@najiipxasan9499 2 жыл бұрын
ayaan halkeed kasoo hadlaysaa
@xogside3289
@xogside3289 2 жыл бұрын
Keep going my sister
@wll__kaafinho8469
@wll__kaafinho8469 2 жыл бұрын
Keep going sister
@munamaaya6150
@munamaaya6150 2 жыл бұрын
So badi wll 😍
@cabdallexuseen9135
@cabdallexuseen9135 2 жыл бұрын
Sidaad shegtay dhan waa ahay Kaliya i anfacay cod kaaga
@AbdirahmaanAbdilaahi-ll9ln
@AbdirahmaanAbdilaahi-ll9ln 2 ай бұрын
Miyaab kaa xanaqi kraa abyo
@Bashka001
@Bashka001 2 жыл бұрын
Keep going my sister 💞💞
@AbdirahmaanAbdilaahi-ll9ln
@AbdirahmaanAbdilaahi-ll9ln 2 ай бұрын
Maanta laga bilaabo fadhiga ka kacaya
@faahiyekayse4990
@faahiyekayse4990 Жыл бұрын
Kaftanley 🥺😂😂
@shankaroonomar5042
@shankaroonomar5042 2 жыл бұрын
Waxaan aad uga helay qofna ha canaanan🔥
@abdynuur2006
@abdynuur2006 2 жыл бұрын
Move up
@mayukocgr1540
@mayukocgr1540 2 жыл бұрын
Dadka noloshooda ka oggow waxa ay kuu ogol yihiin god point
5 habdhaqan oo wanaagsan || hadana kaa dhigaya qof laga xiise dhacayo!
7:21
The joker favorite#joker  #shorts
00:15
Untitled Joker
Рет қаралды 30 МЛН
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 10 МЛН
5-caqabadood oo Akhriska kuu diidan. #wax_akhris
3:19
Yool Show
Рет қаралды 312
Saykoolojiga Madow | cilmiga nolosha dadka lagu burburiyo.
10:42
Gabadh 7dan calaamadood leh hadaad haysato waligaa haka tagin!!
8:06
Ayan Dhalad Show
Рет қаралды 33 М.
Hasameyn 10 -kan Arin marka ugu horeysa eed qof kulantaan
8:51
Gabadhu miyay jeceshahay ninka silciya?!
7:01
Ayan Dhalad Show
Рет қаралды 14 М.
Hal sifo oo ay ninka dumarka oo dhami ku jeclaadaan!
8:01
Ayan Dhalad Show
Рет қаралды 25 М.
The joker favorite#joker  #shorts
00:15
Untitled Joker
Рет қаралды 30 МЛН