Bal Daawo Dacalada Dalkeena Dadkuna diriyaan Dayaceen Dalkii 😢😢😢😢😢😢😢😢
@AbdikadarMohamed-o9r17 күн бұрын
Mansha allah dhulkeena waad na jecleysiisay wlle horay usoco
@saidhussein903717 күн бұрын
Dawladnimo macaanaa, Dalkaygoow maxaa dad aan damiir danqada lahayn dagalkood u noqotay 😢
@cabdiftix296417 күн бұрын
Mashaa allah
@mrsocotraisland193917 күн бұрын
walaloow barnaamij ka laba qayb ka dhig taariikh iyo sawirka hada magaladu leedahay.kor ka sawir oo na tus bada iyo dhulka sideey isku galeen iyo dhirta cagaaran iyo magalada dhexdeeda.maxaad waqtiga nooga qaadeysaa warshad 2000 sano ka hor burburtey waa dal aan dad laheyn
Dalkii kala barannay anasoow ilaahay khayr haku siiyee
@kingmudu97733 күн бұрын
Khuuri yaa aii fasira
@jameslucus17 күн бұрын
mashallah 😍😍😍
@Lagubaray6 күн бұрын
Aaax -Aaax daal -macaan oo dadkiisu Buul iyo Baahii aan dhamanayan oo kaam Qaxootiiya ka doortaay dheeh?Qaabiil xiin-mooyee aan Xoogsii ku taraayan dheeh?aadigoon Aqoon iyo Aragtii dheer xeeriin dheeh? Daawladnimo adiigo hoosayan iyo African ku gumaaysta ka doortay dheeh?reerkaga oo dawladnimo diidaan daba orodkeed dheeh?
@Xareeed17 күн бұрын
Khuuri maahee waa khoori.
@HsnNor17 күн бұрын
Asc brother waxadan ayan kaa faaiiday runtii dhul qurux badan wan heysana lkn anaga cadaw isku ah imagine wa halka adunka dhaqalaha laga sameyo ama loo dalxiiso