KIIN JAMA FT MOHAMED ALTA HEESTII HA IGA DHARAAN:FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH

  Рет қаралды 1,718,949

samatar said salah

samatar said salah

4 жыл бұрын

KIIN JAMA FT MOHAMED ALTA
HEESTII HA IGA DHARAAN:FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH

Пікірлер: 699
@samatarsaidsalah77
@samatarsaidsalah77 4 жыл бұрын
WELCOM TO ADFAN PRODUCTIONS CHANNEL SOMALI IN NORHT AMERICA PLEASE SUBSCRIBE MY CHANNEL THANKS
@gaguf112
@gaguf112 4 жыл бұрын
samatar said salah Mudane heeso Shidan,Soo,Gudbi Waan dhawnahaye
@fadumofarasle460
@fadumofarasle460 4 жыл бұрын
Wad isku soo baxeesin labadina kiin jama iyo mohamed alto jiroo jooga
@muunacabdilaahi1021
@muunacabdilaahi1021 4 жыл бұрын
Dhaanto
@muunacabdilaahi1021
@muunacabdilaahi1021 4 жыл бұрын
Dhaanto
@madiinoaxmad665
@madiinoaxmad665 4 жыл бұрын
@@fadumofarasle460 nimcan
@sadaqalijamac4386
@sadaqalijamac4386 4 жыл бұрын
Markay is guuursadaaan bes ani like iisaar qoraalkan 15/3/2020
@wllkaahargeysawi17
@wllkaahargeysawi17 4 жыл бұрын
Madoonayo dayne waa iga qadiman tahay like taasi waad iga haysaa
@thegalabs
@thegalabs 4 жыл бұрын
I wanna be the 18th person on the liking list. I'm sure the queue will be long so Let me secure my seat before it gets crowded. Lol
@sadaqalijamac4386
@sadaqalijamac4386 4 жыл бұрын
@@thegalabs 😂😂😂excellent work
@baabuulohaarahmed3969
@baabuulohaarahmed3969 4 жыл бұрын
Kkkkkk uso funny.
@amyeden8616
@amyeden8616 4 жыл бұрын
Waan kuu saaray hada
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 4 жыл бұрын
Diraca Aad aye ugu Qurxoon tahay Top qaawan maxay ku fashay tollow nin qiima bdan ba kula heesaya o waliba aad u degan o codmacan lays ma xaqireee alto😍
@beerlulaali5099
@beerlulaali5099 4 жыл бұрын
Qabiil uhiilin igadheh😂😂😂
@ifraahmohameddaganmohamed1803
@ifraahmohameddaganmohamed1803 4 жыл бұрын
Saas waaye
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 4 жыл бұрын
Beerlula walaley maxa qabiil meesha keenay labada fanan ba mid igu reer ah kuma jiro wixi run ah unban sheege wa side
@mahrizamohamed8422
@mahrizamohamed8422 4 жыл бұрын
Somali qabiilaa laga qalaa halayaabin sis
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 4 жыл бұрын
@@mahrizamohamed8422 sowmaha waba la yaabay wax jira unban ka hadle qabiil leyka bodey wa waxa an dunida uga hadh caku somali
@saadabarkat1935
@saadabarkat1935 4 жыл бұрын
Inta ila aragtey alta ino love kuywy kiin like isar
@HALYEYMEDIA
@HALYEYMEDIA 4 жыл бұрын
Walaashey Saada subscribe iisaar walaal mcn
@saadabarkat1935
@saadabarkat1935 4 жыл бұрын
@@HALYEYMEDIA okay
@farduusacali3024
@farduusacali3024 4 жыл бұрын
How you can probe that😁
@foosmohamed1078
@foosmohamed1078 4 жыл бұрын
saada barkat Walaahi aniga xataa saasaan u arkey 😂😂
@abdirahmanahmed2976
@abdirahmanahmed2976 4 жыл бұрын
Malin hore gabar soo dhigeysa Facebook arkayay waxeey la heed lamanaha soo socdo
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 4 жыл бұрын
Kiin jama iyo mo alta wey isku so baxayaan waa codsi is guursada ❤️❤️❤️🔥
@ninam1000
@ninam1000 4 жыл бұрын
Me too 🤣🤣🤣they look cute together
@hamdaabdulkadir6598
@hamdaabdulkadir6598 4 жыл бұрын
Hello *hodan bidaar* 🤣🤣
@princessemilliana4727
@princessemilliana4727 4 жыл бұрын
@@hamdaabdulkadir6598 😂😂😂😁
@abdirahmanahmed2976
@abdirahmanahmed2976 4 жыл бұрын
Wey is guursan rabaa gamar ayaa malin hore soo dhigeysay
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 4 жыл бұрын
abdirahman ahmed illahey masha allah
@suadabdalla9863
@suadabdalla9863 4 жыл бұрын
Alto waa wiil aad udagan qurux bdn qiima bdn kiina waysu qalman 💕🙏
@hoodoayandiamondofficial5971
@hoodoayandiamondofficial5971 4 жыл бұрын
Jacayl iyo aroosbaa iga soo dhax uraya labadan hadad igu raacsan tihiin like isaara bal somali maxamed
@sultanwadani6451
@sultanwadani6451 4 жыл бұрын
😂😂😂
@sultanwadani6451
@sultanwadani6451 4 жыл бұрын
@Ayan D A they look cute
@DHAQANMAAL
@DHAQANMAAL 4 жыл бұрын
Guurka iyo jacaylka fanaaniinta waa kan digaaga oo kale way caashaaqeen ways guursadeen way is caayaayayaan oo video ayeey isu duubeen ayaad ku war helaysaa hayska kala war wareegeen intay kala wareegi karaan midkastaaba calafkiisa qof aan fanaan ahayn ha la doonto
@sultanwadani6451
@sultanwadani6451 4 жыл бұрын
@Ayan D A you just jealous ana kuu joogoo maseerka daa babe
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 4 жыл бұрын
Hda waa couple😂😂😂😂m.a
@mohamudhassan4584
@mohamudhassan4584 4 жыл бұрын
Xantena kuwii jecla usheeg Kiin teydiyey Xaflada Maherkeniyo 🙋🙋🙋 Alta Iyo Kiin Hambalyo iyo Love ka u saara💕❤❤❤
@abdiazizabukar9198
@abdiazizabukar9198 4 жыл бұрын
Quarantine times call for Somali music 😭🤣 who else is watching this cause you’re in quarantine?
@tahinheart4534
@tahinheart4534 4 жыл бұрын
Me here in Deutschland.
@habibaahmedshuria5342
@habibaahmedshuria5342 4 жыл бұрын
Same
@ismoadan1645
@ismoadan1645 4 жыл бұрын
Habiba ahmed shuria g
@deeqo11
@deeqo11 4 жыл бұрын
Quarantine in Minnesota
@anashussien2241
@anashussien2241 4 жыл бұрын
Same here from Australia
@JustMe-kf3gu
@JustMe-kf3gu 4 жыл бұрын
Huno kiin quruxeey cadowga naga riid walahi waxbadaan ayan alta kugu duceyneyne 😘❤️ Alta ducaa huno melwalbo ood jogtiid One of u r DJ/CA fans 🤗❤️
@maw6739
@maw6739 4 жыл бұрын
Masha Allah she is beautiful, they are good together and she made a good choice, he is a gentleman also he is handsome . Please isu sabra and keep the marriage forever insha allah
@nimomohamed8471
@nimomohamed8471 4 жыл бұрын
Marian Abdulle is this true abaayo.. we do you get this info
@maw6739
@maw6739 4 жыл бұрын
Just social media my dear I am not sure hope it is true
@blossom8569
@blossom8569 4 жыл бұрын
Kkkk coming soon wedding Alta waan kuu quurna kiin hdaa nhy draawishta😁😘
@ahmetshaker131
@ahmetshaker131 4 жыл бұрын
manshalh kiin jama duruucdey kuqurux bdn thy ya ila arko😜
@omarguled691
@omarguled691 4 жыл бұрын
Xasuustii Mohamed Aadan Shumuri Iyo Saado Cali Warsame Riwayadii Yaa U Wan Qalay Wakhtiga 1984
@OsmaanWLaag
@OsmaanWLaag 4 жыл бұрын
1987/88 .. Fikradii iyo maskaxdii Abwaan yussuf yare ,, mahadsanid
@inventoralimahad8874
@inventoralimahad8874 4 жыл бұрын
Curintii abwaankii waynaa ee ibraahim gadhle
@cinderellaadem2205
@cinderellaadem2205 4 жыл бұрын
Alta waa fanan aad u dagan anigu waxaan iri lahaa fanka isaga har sababtoo dadka adoo kle fanka waad ka qalisantahay 👌🏻👌🏻👌🏻❤️❤️❤️😘
@fadumaofficialschannel661
@fadumaofficialschannel661 4 жыл бұрын
Inta Alta jecel like sar👍
@abdihakeembeerlibaax8061
@abdihakeembeerlibaax8061 4 жыл бұрын
Inta jecel in labadani is guursadaan is sheega
@yartiireergalmudug5835
@yartiireergalmudug5835 4 жыл бұрын
Gob iyo nasab baad tihiin iyo gayaan isku qalma Kiin Jamac yare welcome to the family ❤️💋🤗
@ifrahali5667
@ifrahali5667 4 жыл бұрын
Noolaada ka naxow nafta waaya ina adeertey kiin iyo ina abtigey alta masha allah
@amaaldhagax5902
@amaaldhagax5902 4 жыл бұрын
Inta ku faraxday gurkoda like ta haila dhafina 2 isku qalanta😍😍😍
@AhmedMohamed-ul7wx
@AhmedMohamed-ul7wx 3 жыл бұрын
Wlee 😁😁
@abdiasis2428
@abdiasis2428 4 жыл бұрын
Maasha Allah, kiin jaamac baryahan laguma hayne welcome back, wan idiin salaamay reer Minnesota 😍🙏❤💖❤💖❤❣💘💋💝💞💟💝💖💖💖💖💖💖❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💙💙💙💎💎💎💎💎💎💎💎💎👑👑👑👑👑
@habiibaawale2097
@habiibaawale2097 4 жыл бұрын
Waa isku nuurayaan labadaan Mohamed aalta kiin Jama indha jacayl buuku eegayaa
@miskishvlogs8219
@miskishvlogs8219 4 жыл бұрын
Intaa ila aragtey iney kiin jamaac cayishee like ...😍💞🤣
@simanmuhumad7043
@simanmuhumad7043 4 жыл бұрын
Miskish vlogs =txh×feevs # ax
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Kiin jaama si xad dhaafa ayay ugu qurux badan tahaY walhi dharkan ay xidhan tahaY masha alaH.... Qof qurux udhalataY weeye.... WiiLki xishoodka badnaana way heshay ...🤣 Arooos iyo xana waan maqlayaY....
@najma8198
@najma8198 4 жыл бұрын
Mashallaah Kiin 👌👌😍😍😍🌹🌹🌹🌹💖💖💖Jamac quruxu i💯yo istel isku darsaday mashallaah waa fanaanad cod macaan woow maxamed🙌🙌🙌👏👏🌹🌹🌹 alto
@beeldaajesaadik2782
@beeldaajesaadik2782 4 жыл бұрын
mohamed alta nagama ajar san gabadhaan niyada ka qabnay baa dhab , u guursaday calaa kuli xaal Hambalyo
@soomalimidnimowadajir5688
@soomalimidnimowadajir5688 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂Sorry
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 4 жыл бұрын
MashaAllah. Kabaraka Allah., 😂😂😂😂😂
@weedhzame1513
@weedhzame1513 4 жыл бұрын
Kula mid ahaaaa kkkkkkk
@learnmore2450
@learnmore2450 4 жыл бұрын
who is here after reveal of their marriage
@reo9475
@reo9475 4 жыл бұрын
I’m here for it
@anashussien2241
@anashussien2241 4 жыл бұрын
Me
@mayaneyboss6112
@mayaneyboss6112 4 жыл бұрын
Kiin quruxley masha allah naag darwiish
@aliabiib1815
@aliabiib1815 4 жыл бұрын
Sexy.kiin.jamac.sexy
@alidaahir4659
@alidaahir4659 4 жыл бұрын
Mansha Allah Dad qali Alta iyo kiin farxad igi noolada
@mohamedshire7298
@mohamedshire7298 3 жыл бұрын
I hope in ay is gursadan one day inshallah xxxx
@fardosaabdi7183
@fardosaabdi7183 4 жыл бұрын
Wow alta nasiib bdana hodon iyo kiin hdu isu maray anaga muxu noga tgy💞💞💞💞
@saciidothabit3482
@saciidothabit3482 4 жыл бұрын
Xantiina hayna alah isku kiin daaayo ❤❤❤❤
@ayanqurux7998
@ayanqurux7998 4 жыл бұрын
Run miyaa
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 4 жыл бұрын
MashaAllah.
@municadiomondofficial3581
@municadiomondofficial3581 4 жыл бұрын
Inta dawanysa markay isgursaden like
@mahaahmet8893
@mahaahmet8893 4 жыл бұрын
Iga wllle waligay lapa markay wadda hesayan iskkaga sopxy maba aragpa lapadina 🥰
@fatimaabdi9905
@fatimaabdi9905 4 жыл бұрын
They look great together 🥳
@ishwaaqali8305
@ishwaaqali8305 4 жыл бұрын
Kiin jaamac iyo mahmed atals hore usoucoda kiin quruxlay gabadaha saaandka👸👸🤴👸🤫🔥🔥🔥🔥
@fardowsahmed2731
@fardowsahmed2731 4 жыл бұрын
17/3/2020/ kiin vs maxamed alto Aroos koda inta ku farxi donto Like iyo subscribe dhac ku siya 👌👌🤩❤❤✌
@yasminali1743
@yasminali1743 4 жыл бұрын
Mashallah wlh waa isku nurayaan ilaahow isku sahAl aaamin
@khadarmahamedali6015
@khadarmahamedali6015 4 жыл бұрын
Lamaanaha cusub ee fanka kiin iyo Alta ❤️
@HALYEYMEDIA
@HALYEYMEDIA 4 жыл бұрын
Walaal Khadar sxb sare subscribe igu sharaf
@najmamahamoud6310
@najmamahamoud6310 4 жыл бұрын
Miyey isgursaden wll
@shugriadey8663
@shugriadey8663 4 жыл бұрын
Waba jeclaa iney is guursadan hodan hasoo orodo idoo kiin waxba kaqada karin
@ramlomuhudin9566
@ramlomuhudin9566 4 жыл бұрын
Khadar Mahamed Ali Maisqabaan alx wan farxay wlhi run miyaa?
@maryamcusman364
@maryamcusman364 4 жыл бұрын
War isma qaban alta gabar aan fanaan eheen uu saxb la yhy caadi iska dhiga naagtaan isqaawisa cidina marabte
@mushtaqmohammed9375
@mushtaqmohammed9375 4 жыл бұрын
Alle kacabsada wll Ilaahay darthii izaga baxa Fanka
@ayancabdi7885
@ayancabdi7885 4 жыл бұрын
Wale waisku sobaxayan labadan ilahay haisku bego nin dagan waye alta ❤️❤️kiin ❤️💋
@ismacilmaxamed9107
@ismacilmaxamed9107 4 жыл бұрын
Woooow kiin jamac fananad aan tageero uhayo
@Fadumoxayle
@Fadumoxayle 4 жыл бұрын
Kiin jaamac diraca way ku qurux badan tahay
@abdiasis2428
@abdiasis2428 4 жыл бұрын
Hablaha soomaaliyadeed oo dhan ayaa diraca ku qurux badan walhi😍😍😍😍❤❤❤💙💎💙❤💎👑 ilaahayow hablaha noo barakee amiin
@safiajama7776
@safiajama7776 4 жыл бұрын
Fadumo Xayle Haa wlhi
@sameyhefow245
@sameyhefow245 4 жыл бұрын
Haaa ManShallah qurux ayey kutahay diraca ManShallah
@fuaadahmed5332
@fuaadahmed5332 4 жыл бұрын
Waxay kagasii Qurux badan Tahay wixii kale😂
@abdialiahmed1650
@abdialiahmed1650 4 жыл бұрын
Cool my bro Mohamed alto and his beauty's wife's kiin djama peace both of you
@sacdiyaa1
@sacdiyaa1 4 жыл бұрын
They look great together...
@shugrihurfe509
@shugrihurfe509 4 жыл бұрын
Hees jirta Labada fanaanba makala dhacaan horey usocda❤❤👌
@geishafemmefeminin5951
@geishafemmefeminin5951 4 жыл бұрын
Labadan way isku so bahayan iin laysku sameeyay aya lamooda isku waara, Alta iloow jacaylki beenta aha ee Hodan, gabdh ba kugu dhacday masha Allah horey u soco😁👍🎆
@soomalimidnimowadajir5688
@soomalimidnimowadajir5688 4 жыл бұрын
Stylish, Tall, and drop dead Gorgeous mashalah KJ💯
@ahmedmatan250
@ahmedmatan250 4 жыл бұрын
Inta heestaan 30 maalin oo Ramadaanta eheed dhageysan oo usoo xiistey oo keli ayaa salaameyaa 👍👍
@fadumomohamedsaid8341
@fadumomohamedsaid8341 4 жыл бұрын
M.a jira oo jooga lamanaha qarniga kin jamac alta 🥰
@mumthazmohamed2293
@mumthazmohamed2293 4 жыл бұрын
Said in ay isku soo baxeen qofki daremay like dhac iigu sii
@fartunroble1219
@fartunroble1219 4 жыл бұрын
Waaaw Queen KJ waxba lagama qabankaro voice beauty and style cidkuma garto hadan waxayheshay wil ku qorxoon waan soo dhawaynayna lamanaha cusub allaha good luck 👍👍👏👏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn 4 жыл бұрын
Labo Legend waaye ineey xilli hore isla soo heesaaney eheed❤👍
@nasramohamett815
@nasramohamett815 4 жыл бұрын
Adaan arkin ee barihoray wada qaadeen heestalantaaliyoo kale
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn 4 жыл бұрын
@@nasramohamett815 heesaha dambe aad isuguma wangsanin.😂😂
@kheyriaofficial8925
@kheyriaofficial8925 4 жыл бұрын
masha allaha nice my brother and sister guulaysta
@asiye717
@asiye717 4 жыл бұрын
KiiiN queen tii HablooD 👑 ♔ Gabadha fananad 2020 Hesta ugu codka qurxooN 🎵🎙🎤🎧💋
@nasrinmohamed4064
@nasrinmohamed4064 4 жыл бұрын
Woooow waa isku nuurayan Masha Allah Allah isku xafido♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💋🙏🌹🔥🔥👌👌👌👌
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 4 жыл бұрын
Heestan hda arkay kwrn lamanaha cusub come soon hees shidan💏❤
@farhiaabdi3633
@farhiaabdi3633 4 жыл бұрын
Hadoo naag daarood ah oo quruxbadan guursaday
@caashodeeqo2937
@caashodeeqo2937 4 жыл бұрын
Masha allaaah lamabaha qarniiga alta oi kiin allow isku keen barkeh duma kiin kuso dhawoow madaxadii galmudug hg gacmo furan ku so dhawow geenyo
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 4 жыл бұрын
MashaAllah.
@honeydegan1238
@honeydegan1238 4 жыл бұрын
Kiin jaamac an mo alta xorey usocda kuwi iskuwara illahey hadiin kadhigo one love ❤️ we love ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤲🤲🤲🤲🤲
@udgoonomar6320
@udgoonomar6320 4 жыл бұрын
walashay kiin jama is in LOVE
@ubahabdirashiid4588
@ubahabdirashiid4588 4 жыл бұрын
Queen kiin jamaac iyo mxamed alta fananin aan jelahy isku Nurysa yaa salaam alta ishu laraacaya kiin 👏😍😍
@najma8198
@najma8198 4 жыл бұрын
Mashallaah waa labo fanaan cd macaan quruxu na alle siya iyo dagan hamblaayo 💕💕👌👌👌🙌🙌👏👏👏🌹🌹🌹🌹
@shunajla
@shunajla 4 жыл бұрын
She is so cute on dirac..MashaAllah
@umaqalidiyoabuqalid
@umaqalidiyoabuqalid 4 жыл бұрын
Mashalaa walala yaloow isara sheer lag
@hindijaffe219
@hindijaffe219 4 жыл бұрын
Woooooooow Mashaal isku wara my dhig iyo Dhuuxo Mohamed Alta iyo Kiin Jamad.❤️
@hamdacigeofficial6033
@hamdacigeofficial6033 4 жыл бұрын
Alta dumashigayo kuso dhowow guri darwish
@ayaanxasanxasan3496
@ayaanxasanxasan3496 4 жыл бұрын
Mansha Allh labadan fanaan wan jecelnahy wallhi kiiin quruxley ıyo mahamed
@darayoabdi9498
@darayoabdi9498 Жыл бұрын
haadduu caawaa iidyiidhii baaddaa cawaha galiillaadaaddaabbaayy
@abdiuudhirsi4963
@abdiuudhirsi4963 4 жыл бұрын
A.U.N Maxamed Aadan Shamuuri iyo Saado Cali Warsame. Waxay qayb ka aheed Riwaayadii “YAA U WAN QALAY WAQtIGA”. Sanadii 1985.
@ilhaanjaamac9401
@ilhaanjaamac9401 4 жыл бұрын
Labo sano ka hor dhalshadeyda walhi waa malin muhim ah waqtigas
@foos7330
@foos7330 4 жыл бұрын
Asc asxaabta walahi waa uqalma in la jeclaado sabirkisa uhiiliyay ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🍫💞🍫💞🌹
@wilsanahmed6495
@wilsanahmed6495 4 жыл бұрын
nice song inadheertey kiin inolow from wilsan in djibouti
@sarahussein5872
@sarahussein5872 4 жыл бұрын
Sado allah yarxma heesta haga ciyaarina pls 😁😁
@ramlahussein8850
@ramlahussein8850 4 жыл бұрын
Ugu dambeen waa isguursadeen hawaaro jaceylkiina❤❤❤❤
@Mici_libaax
@Mici_libaax 4 жыл бұрын
M.alta abti waa isku nuureeysan geenyada #kablalax🔥🥰👈
@kiincodey9557
@kiincodey9557 4 жыл бұрын
Lamanaha sanadka 2020🌹💜
@taageeraharaysalwasaarexam117
@taageeraharaysalwasaarexam117 4 жыл бұрын
maalinkii hestan lasodhigay arooskayga dhacay marka liketa hambalyo iiga dhig iisaar liketa waa hambalye wll
@ifrahebraahim7901
@ifrahebraahim7901 4 жыл бұрын
*mo* *alta* nin jawi dagan ah😍 & * kiintiisa*👑
@thesomali6369
@thesomali6369 4 жыл бұрын
These guys got married today. Oh my kiin!
@careefofficial9019
@careefofficial9019 4 жыл бұрын
Libaaxii Soo Rogaal Celi Maxamed Alta🙏🙏🙏🙏🙏🙏 Madaxaad Noo Saaran Tahay From #Hargaysa_SomalilanD
@deqahalagalexdocarrawow6584
@deqahalagalexdocarrawow6584 4 жыл бұрын
Tol iyo qaraabo hadaannahay alto haleygu daro aad ayaan ujeclahay wlhi masha allaah aalto allaha kuxufdiyo
@mariasheekeeye9892
@mariasheekeeye9892 4 жыл бұрын
deqa halaga lexdo carrawow abayo aniga horta laygu daray wa dumashigaaaa alto kaxishooo 😂
@deqahalagalexdocarrawow6584
@deqahalagalexdocarrawow6584 4 жыл бұрын
maria Mcn. abaayo makudhafaa senyelaa waana jeclahay wlhi armaan kaaga dhawahay aniga odkadheerthy adiga ok xageed jogtaa adiga hadaad iga dhawaato waankaaga jaraa hadaan kaaga dhawahayna iigahar mcnto
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 4 жыл бұрын
MashaAllah. U dheh
@ak7vibes691
@ak7vibes691 4 жыл бұрын
Isku qurux badana mashalah 😍👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@codkaxaajitvt9778
@codkaxaajitvt9778 4 жыл бұрын
Aduunyo hadeey ku rabto hodan beey kiin kuugu badashaa 😃😃😃😃
@cali44sharif90
@cali44sharif90 2 жыл бұрын
gd buqurade
@adenabdikarin4131
@adenabdikarin4131 4 жыл бұрын
kiin iyo Alta sifiican bay uqaadeen heestan lkn marka heesta midi qaadayo ka kale waa inuu JILAA isagoo aamusan.❤☝️
@subeir3498
@subeir3498 4 жыл бұрын
Kiin jama allaha kga dhigo badalki hodan😂😝
@idhodeka2617
@idhodeka2617 4 жыл бұрын
Wooow way isku soobaxayaan labo fanaan aan jeclhy
@queenfoosoffcal1163
@queenfoosoffcal1163 4 жыл бұрын
M a mo alta & kiin waad isku nuuray saan
@shidesshides123
@shidesshides123 4 жыл бұрын
am sijui from kenya
@zamzamali6212
@zamzamali6212 4 жыл бұрын
Kiin io intii mohamed alltz islajecel❤️❤️
@dalmar199
@dalmar199 4 жыл бұрын
Here after their marriage. Rise your hand
@habikhadar8410
@habikhadar8410 4 жыл бұрын
Kiin diraca waad ku soo baxaysaa ku wad oo sidaa u xidho waa iga talo anoo fans kaaga ah
@exciyaalmadiino4911
@exciyaalmadiino4911 4 жыл бұрын
Mesha ka dhuunta hantymoonkiina aada ❤❤
@maryancuud2548
@maryancuud2548 4 жыл бұрын
War somalida waba dad wada waalan wiil iyo gabar hadey isla soo heesan ama meel kawada muuqdan wey isku nuuraayan iyo mey is guursadan un bey yaqaanin war shaqo yeesha hadey is rabaan qof lama tashanaayan ayaga is raadsanayo subxanallah
@husseinyusuf7134
@husseinyusuf7134 4 жыл бұрын
Huh hhh waaan ba yaaaapey
@umuunajma9046
@umuunajma9046 4 жыл бұрын
Somali weexeey isharan weey sobaxayan mashaallah tabarakallah guurkoda coming soon kiin she's my friend
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 4 жыл бұрын
Xitaa dad ayaa qabiil isku ceynayo waa dad uu. Jin haayo. SubxanaAllah. Hawiye iyo Daarood waa dad walaalo ah ma labadan ayaa ugu horeyso. War hala xishodo waada ka darteen.
@omarmohamoud5892
@omarmohamoud5892 4 жыл бұрын
Heestaan life ayaan u fiirsaday berisamaadkii anigoo wiil yar ah, teaterkiinii somaalia...xasuus gaara
@mellroseali6570
@mellroseali6570 4 жыл бұрын
Kiin iyo Alta isku waara 💞💞💞 new couple ❤️❤️❤️❤️maashallah
@raaliyobinturaaliya9745
@raaliyobinturaaliya9745 4 жыл бұрын
ALTA wn u quura kiin waa nin muxtaram ah isku waara ugaasyada😍
@IbrahimAli-qg1lg
@IbrahimAli-qg1lg 4 жыл бұрын
Thay look amazing together
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 4 жыл бұрын
Xusuustii Shamuuri And Saado Ali Aun Aamiin
@hanaroble6585
@hanaroble6585 4 жыл бұрын
Best couple ever ❤️❤️❤️🥀
KIIN JAMA LADIES NIGHT XASUUSTII SAADO ALI FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH
5:23
samatar said salah
Рет қаралды 1,5 МЛН
KIIN JAAMAC ft ISKALAAJI - Official Video AHOW NOLOSHAYDA.
5:17
Abdirahman Somali
Рет қаралды 3,3 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 101 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
HANI UK GOB IYO GACAL Official Video 2018
6:25
Kornel Abdi
Рет қаралды 1,2 МЛН
KIIN JAMAC IYO MOHAMED ALTA 2020  XASUSTI SAADO CALI IYO SHAMURI
4:58
Caaqil Yare Official
Рет қаралды 576 М.
Dhakac Dhakac by Farhiya Kabayare 2015 Live Stage performance
5:42
Waqal WStudío
Рет қаралды 16 МЛН
XAAMUD UBAX HEESTII OMOS FARSAMADII  SAMATAR SAID SALAH
9:06
samatar said salah
Рет қаралды 233 М.
LAYLA KOOTALI HEESTII WAGAR FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH
5:07
samatar said salah
Рет қаралды 30 М.
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 1 МЛН
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 72 МЛН
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 2,3 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 478 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 339 М.