No video

KIIN JAMAC IYO MOHAMED ALTA 2020 XASUSTI SAADO CALI IYO SHAMURI

  Рет қаралды 580,238

Caaqil Yare Official

Caaqil Yare Official

Күн бұрын

KIIN JAMAC IYO MOHAMED ALTA 2020
XASUSTI SAADO CALI IYO SHAMURI

Пікірлер: 314
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 4 жыл бұрын
Markey is guursaden kadib intii soo raadisay ani camal like
@maymuuncabdisomalilandjece6231
@maymuuncabdisomalilandjece6231 4 жыл бұрын
Mss hafuusa ma runba ?
@ayaanmohamed4264
@ayaanmohamed4264 4 жыл бұрын
😁😁ana kula mid war jecel
@samiiraabdikarim9734
@samiiraabdikarim9734 4 жыл бұрын
Hdl run mii ma dhacay guurka
@Faraxsanfaceedkaroon
@Faraxsanfaceedkaroon 4 жыл бұрын
Samiira Abdikarim aniga ba arintaan wan ku wareeray
@sacdiyoaden8315
@sacdiyoaden8315 4 жыл бұрын
Ma adaa isku guriyey Subxallah 🤣🤣
@snapshotsvideos316
@snapshotsvideos316 4 жыл бұрын
Hadaad sidayda xan fresh ah maqashay like isaar
@catikaainacalicatikaainaca62
@catikaainacalicatikaainaca62 4 жыл бұрын
Wa soo maqlay pom🤣🤣🤣🤣
@dheemansheikh4219
@dheemansheikh4219 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😅😅 aniga cml 🙈
@xayadcali8156
@xayadcali8156 4 жыл бұрын
Wa soomaqlay😂😂😂😂😂😂😂
@iqraa1474
@iqraa1474 4 жыл бұрын
Hhj
@mirandadadiriyeh9389
@mirandadadiriyeh9389 4 жыл бұрын
Kkkkkkk aniguba sido kale
@mmmkk2344
@mmmkk2344 4 жыл бұрын
Hadaan kahadlo rayigayga marka hore Maxamed alto Uma qalmo nag danbe oo fanaan ah maxaa yelay alto waa inta uu qof bini Adam dagan yahy ayuu dagan yahy mgrty waxaa kufi an in uu gursado marwo sharaf leh oo fanaan aheyn mgrty SAS ayaan jeclahy ❤️❤️❤️💓💕👍👍💝❤️😍🙏👍❤️💓❤️❤️💕💕💓😍😍
@fathidagan8461
@fathidagan8461 4 жыл бұрын
Lkn waa duuqiisa midakale shanta farood alle masimin
@amiirafani2014
@amiirafani2014 4 жыл бұрын
Adi diyaar maad thy huno maxaa dookhiisa kaa galy mise baroortu orgiga kawayn baad wadaane
@ahmedsiad2547
@ahmedsiad2547 3 жыл бұрын
@@amiirafani2014 hhhhh waa runtaa baroortu orgiga ka weeyn
@zaqafie
@zaqafie 3 жыл бұрын
Hhh oo kiin jaaamac iydu marwu ma ahan miya somali wxay kala saari la dahay qofka hobogiisa iyo shqadiisa iyo arimaha qoyskiisa bal horta intaa sookala bro koley warwyn baa ksoo guuxaye
@fadumomohamed3033
@fadumomohamed3033 4 жыл бұрын
Inta Soo maqashe in eey is guursadeen Kiin jamac yare Mohamed ali ducaale kaheye wiil gob ah oo aqlaaq leh isiyo sharaf KU nooloow abid ❤️ huno qali ❤️❤️ hadeey run tahay Hambalyo hadeey been tahay nooga dhabeeye 🙏🙏🙏🙏👌👌👌👍👍🙏🙏 💯❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@sucaadmacalincilmi5731
@sucaadmacalincilmi5731 4 жыл бұрын
Waa runtaa wiilka ugu aqlaaqda bdn fanaaniinta ilashow ubad qeyrleh kala sii qoys kii nagaada ilaahow kadhig
@umusiham7561
@umusiham7561 4 жыл бұрын
waa wiil akhlaaq leh ilahayow kasaar fanka iyo dhibkisa
@mofarah5689
@mofarah5689 4 жыл бұрын
Waa goob Habargidir iyo Dhulbahante. Like igu qabtaa.
@adiljakatooreahmed3396
@adiljakatooreahmed3396 4 жыл бұрын
What? Hawiye maxaa ugeeye kiin
@iqraa1474
@iqraa1474 4 жыл бұрын
@@adiljakatooreahmed3396 calaf ayaa ugeyay
@deeqaxasan4964
@deeqaxasan4964 4 жыл бұрын
@@adiljakatooreahmed3396 wa dad Nasab ah sasa ba u geysay
@axd_deeqxaanbe1848
@axd_deeqxaanbe1848 4 жыл бұрын
Way jeclatay ayaa u geyey
@mofarah5689
@mofarah5689 4 жыл бұрын
@@adiljakatooreahmed3396 guleed simba ee diiday wiilkaas boqorkana Mohamed Alto na wey racday. Sorry maxaa kuu qabanaa Maskiin laangaabnimo la cuqdadeysan baa tahee.🤣🤣
@fartunahmed2046
@fartunahmed2046 4 жыл бұрын
I really love Alta wa inan ad iyo ad u dagan Kiin wa boqoradi dhuloos 😘 Allah haysku kin barakeyo ina deer Kiin Congratulations 🥳
@maryansaid1011
@maryansaid1011 4 жыл бұрын
Wey isku so baxeen illahey calaf heyskugu daro wa qurux labaduba masha allaah👩‍❤️‍👨❤️
@umuunajma9046
@umuunajma9046 4 жыл бұрын
Abaayo weey isguursan rawaan mar dhoow
@ladanahmed9112
@ladanahmed9112 4 жыл бұрын
Wey is guursDeen
@anabdahir3219
@anabdahir3219 4 жыл бұрын
masha allah laba qof dagan qurux badan
@NimcoGlam
@NimcoGlam 4 жыл бұрын
Asc gabdho fadlan soo BOOQDA channel kayga qurxinta iyo caafimaadka WLC ALL iyo barnaamijyo kala duwan waad ka helaysaan 🌹🌹🌹
@iftiinkaosmaancilmi6308
@iftiinkaosmaancilmi6308 4 жыл бұрын
Alla Kiin jamac diraca ku qurxoona ♥️♥️ masha Allah 🥰❤️
@abdallahussein6326
@abdallahussein6326 4 жыл бұрын
Wlhi kiin jaamc aqlileey waaye nin quruxbadan oo soo saraayo ee guursatay waa idin wataaa Lamanayaasha qarniga
@sagalali5983
@sagalali5983 4 жыл бұрын
kiin jamac yare dhal fanan iyo Maxamed alta niin degan dhaqan leh isku wara insha allah❤💞💞💕💚👑👑 dar alan iidin jecle
@engmohamedbarrebahar5875
@engmohamedbarrebahar5875 4 жыл бұрын
Hamblyo aroos wacan inta aroskoda ugu hamblyeynysa farta taga😂✋
@fadunoelmi6615
@fadunoelmi6615 4 жыл бұрын
I really like Mahamed Alta Chantelle man my inadeero guur qeyr inta igu raacday igu qabo ❤️🌹❤️🌺❤️😘
@Shumeey656
@Shumeey656 4 жыл бұрын
Adeerkey Mohamed Ali ducale kahiye Mohamad Alta 😍🤩😍 Guuleyso iyo kiin jamac
@samiirohusseenigal8412
@samiirohusseenigal8412 4 жыл бұрын
Hambalyo ader mohamed ali ducale
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 4 жыл бұрын
xusuusta fanaanadena aan jecleyn Saado Cali aun janatul fardoowsa allaha geeyo aamiin yaa rabi
@Ismahan12
@Ismahan12 4 жыл бұрын
Ameen
@ashwaaqhasan7233
@ashwaaqhasan7233 4 жыл бұрын
Amiin yaarabi
@hanielmi5683
@hanielmi5683 4 жыл бұрын
Oo hada run miyaa guurka Inta wareersan ani cml 👇like saar 😂😂😂🥰❤️🙏
@nimahassan6258
@nimahassan6258 Жыл бұрын
Vous êtes vraiment magnifique machallah mes deux stars dieu vous protège contre la mauvaise yeux ❤❤❤❤❤❤🎤🎤🔥🔥🔥🔥
@xurmeyoxasan1546
@xurmeyoxasan1546 4 жыл бұрын
Kiiin jaamac. Iyo maxamed Alto xoooga. Xaan aah baan maaqlay hadu ruun yahay hambalye hambalye isku waraa ❤️❤️❤️❤️❤️
@cumardaahir2230
@cumardaahir2230 4 жыл бұрын
Kiin jaamac iyo mahamed alta wey isku soo baxayan❤❤❤👌👌👌👍👍👍
@farxiyo153pasto4
@farxiyo153pasto4 4 жыл бұрын
Mohamed Cali duuale kaahiye in adeerkyga war caaqil ninka igu salan dumashi kiin welcome 😍😍❤❤👏👏👌👌
@hananhappy9814
@hananhappy9814 4 жыл бұрын
Farxiyo153 Pasto abayo dhulbahante miya yusee ka yahay
@samiirohusseenigal8412
@samiirohusseenigal8412 4 жыл бұрын
Hanan abayo wiilka waa wiil hwgidir
@mohamedadan1518
@mohamedadan1518 4 жыл бұрын
waa habargidir iyo shiiqaal iska dhal ah wayay
@somalitv9331
@somalitv9331 4 жыл бұрын
@@hananhappy9814 waa hg iska dhal ah mxa dhulbahante ka dhigay
@hadiyamohamed439
@hadiyamohamed439 4 жыл бұрын
Woooow walhi way isku so baxayaan amanab allah waan ku farxay guurkooda heestana si ficana bay u qadeen anigaba jaceyl dareemay. Walhi anu intii is jecel waan isla jeclahay amanah allah alla ha barakeeyo jaceylda noloshu waa jaceyl iyo kalsooni ixtiraam
@ilwadquruxinanurilwadqurux8073
@ilwadquruxinanurilwadqurux8073 4 жыл бұрын
Marki is gursaden ka dib qufki sideyda cml so radisay like dhac ku sii 🤣🤣
@cabdigaladxusenudowai3334
@cabdigaladxusenudowai3334 4 жыл бұрын
Ma is guursadeeen
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
😁✋me
@deeqomohamed8068
@deeqomohamed8068 4 жыл бұрын
Meel walpo jooh😡🤣🤣
@ubahabdirashiid4588
@ubahabdirashiid4588 4 жыл бұрын
Wow queen kiin jamac iyo maxamed Alta fananin aan jeclahy ❤❤
@safiyamaxamuud8940
@safiyamaxamuud8940 4 жыл бұрын
Mashallah queen kiin gabadh maskax leh ninkii fanka ugu dagana ayey dooratey isku wara ubad kheyr qaba kala hela isha cadawga ilhy haydinka hayo gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax
@abdullahiahmed1212
@abdullahiahmed1212 4 жыл бұрын
Mxmed alta wuu uqalmaa kiin waa boqor xishood iyo dad-nimoba ilahay siiyey sxb 100 geela iyo faras nookeen aynu hawsha dhamaynee
@Cawooy
@Cawooy 4 жыл бұрын
Ha waaro jacaylku Maxamed alta kaso maydho wixii kusoo maray♥️🥀
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 3 жыл бұрын
My favorite song ❤❤❤❤❤it keep going my dear br😍😍😍😍🙏
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 4 жыл бұрын
Maxaynu soo doonay hda inaynu eegno inay isku qurux bdanyihiin😂😂😂😍💘m.a say iskugu nuuryaan lma qiyaasi karo
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 yes xan fresha soo raadiney
@hooyosoomaaliyeed1921
@hooyosoomaaliyeed1921 4 жыл бұрын
Wlhy itaaney isguursan baan ku riyooday iyagoo isguur sanaayo oo wiil u dhashay iyo waliba alltto oo wiilka hodan cabdi rahmaan dhiig looga qaaday oo aabaha dhabtaa ee ilmahaas noqday yac hambalyo
@princessayanaragsan4243
@princessayanaragsan4243 4 жыл бұрын
cade ka cade dhilow Ma hodanba Qarac dhazhy mrka teeda kle Nagtan miyaa Zharaf leh Kiing Canjirdeeda qaawiza 🤮
@aizaana7031
@aizaana7031 4 жыл бұрын
Riyadaadu reerkii cusbaa beerkay ka tuntay 😅
@ramlomsaid9291
@ramlomsaid9291 4 жыл бұрын
@@princessayanaragsan4243 wiiilkan wa isk hdlayaa princess hodan sharafsan kana sharafsan maanlaawuhu ha ciyo wn wadaa fanaanadena
@mohamettabdulkadir729
@mohamettabdulkadir729 4 жыл бұрын
Dadkaan wada calaacalayo oo like isaar dhahayo maxey kuhelayan yaaab war maanta bal ani igudaya aan idin kaga warkeene like dhac kusiiiiii habayaaree
@abdikaadirmohamedissa6382
@abdikaadirmohamedissa6382 2 ай бұрын
Hestii waxaa iska leh shamuuri iyo sahdo cali miraha waxaa iska leh yuusuf maxamed muumumin yusuf yare adeerkey macaan
@ubahabdirashiid4588
@ubahabdirashiid4588 4 жыл бұрын
Wlahy markan maqly wy is gursadeen heestan ayaan daawo uso raadsady labada fanan ilkal cayl ayay isku eegayaan cadi maha 🌹🌹🌹🌹🌹
@Barwaqo-Hasan
@Barwaqo-Hasan 4 жыл бұрын
Alta waxan la jecla gabadh aan fanaanad ahayn waa wiil ilahay akhlaaq siiyey hodan ba ku ciyaartay
@quenofmind4667
@quenofmind4667 4 жыл бұрын
Ma adaa isku wadey
@Barwaqo-Hasan
@Barwaqo-Hasan 4 жыл бұрын
Quen of minD May wll lkn wankala hanweyna naag fanaanad ah
@quenofmind4667
@quenofmind4667 4 жыл бұрын
@@Barwaqo-Hasan isba waa fanaan qliyey ma iyada waslad xaraana horta mxy dumarka somalidu isku yasan😑
@ebyanbarkhadle7632
@ebyanbarkhadle7632 4 жыл бұрын
Hawaaro jacayalka Queen 👑 and king Alto❤️💕🌹👏😍👌🥰
@hamdihassan1083
@hamdihassan1083 4 жыл бұрын
Mahamed iyo kiin guurkiina guur qeer gurugiuna guru nagi guuloiw ka yeel. ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👌👌👌👌👌👌👌
@ladanahmed9112
@ladanahmed9112 4 жыл бұрын
Mashlah congratulations isku waara allow owlad baari ah kala sii guur lagu nagaado allow ku arsaaq I am so happy with you guys hodan ilko badan xalay snapchat ka baqbaq laheyd ma fahansaneen waxey ka hadleysay tolow ma guurkooda mey ka xumeeed hodan iyo kiin cadow bey isku noqdeen
@samrahassan396
@samrahassan396 4 жыл бұрын
Ladan Ahmed 😂😂😂😂 Xaley waan u jeedey Somalisnap ayey ku dhaganeed, ma garanin waxey ka hadleysey, Ma arooskey ka xumeyd ? Lool ma ogi
@queenzuu6333
@queenzuu6333 4 жыл бұрын
@@samrahassan396 igadaba gey sxbey😂
@ijabosiyat6021
@ijabosiyat6021 4 жыл бұрын
Waaw da best nd most discipline musicians I respect
@mahadoamina9109
@mahadoamina9109 4 жыл бұрын
Mashallah best couple que dieux vous protégé mes deux stars
@deeqacllaahi4995
@deeqacllaahi4995 4 жыл бұрын
Mansha allaha inanta kiin jamac ika gadhsiya inay diraca iyo shalmada ku Qurux badantahay kuna dhaha iska daa surwalka iyo dharka qaqawan insha allaha waa ika talo kiin jamac ika gadhsiya
@biche1984
@biche1984 4 жыл бұрын
Ka qurux badan ka codmacaaan mashAllah alta iyo kiin nolada
@muxudiinmoddel916
@muxudiinmoddel916 2 жыл бұрын
28..10..2021 dhagesanaya inta iga dambeso lke iku cimamada
@ayanhassan2177
@ayanhassan2177 4 жыл бұрын
Yaa ila arka xindho jacel labadan qof Allah allah waa hada xindha wax ka fahamto ayad daremi karta🤣😍😍
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 жыл бұрын
Af carbeedka garanwayay lkn lagama jeedhe waa losaxa☻
@sadaksiso6535
@sadaksiso6535 4 жыл бұрын
ZXP SRE MAHADSANID WAX WALBO AAD II SAMEYSAY " NOLOW INTEY NOLOL JIRTO " 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@ubahshideraage3442
@ubahshideraage3442 4 жыл бұрын
Ilbaan uuga baqay walaahi lamaanahay runtii alto isdaan ugu farxay waxaad moodaa curadkii hooyaday mnsha allah waa qof akhlaaqle iskuwaara abid lamaani isku qalma ❤️❤️❤️❤️🎂🎂🎂🎂
@dagancadey123
@dagancadey123 4 жыл бұрын
kiin jaamac iyo maxamed alta wa isku qalaman 😘 haday is guursdan👍🏽❤️she’s beautiful women and handsome man ❤️🥰👑🥰👍🏽😘
@abdallahussein6326
@abdallahussein6326 4 жыл бұрын
Gabdhoow niman qurxoon guursada aa ilmo qurxoon dhashiine
@aragsancadey3222
@aragsancadey3222 4 жыл бұрын
Nagu hale
@ishwaaqali8305
@ishwaaqali8305 4 жыл бұрын
One love kiin jaamac mahmed alta hore usoucoda 💓💓💓💓💓💓💓💓💓
@ayanmoh6078
@ayanmoh6078 4 жыл бұрын
Waaw waan ku farahsanahay alta iyo kiin jaamac
@abdullahibashir2308
@abdullahibashir2308 4 жыл бұрын
Wwwww masha allah hambalyo hambalyo faraxad ku waaro abayo iyo dumashi qali kanaxawo nafata waa ❤❤❤♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️❤❤
@khadriinohooyo8916
@khadriinohooyo8916 4 жыл бұрын
Alta indhihisu kiin kumaqanyihiin meelkale egimaayo horay usocda idin yageera😍
@princessamina9363
@princessamina9363 4 жыл бұрын
Lamaanaha 2020 Kiin iyo Alta We isku So baxeen ❤️❤️
@ubahissehassan4213
@ubahissehassan4213 4 жыл бұрын
Hambalyo congratulations en gefeliciteerd Maxamed Alta iyo kiin jaamac Yare Dumaashi Nooloow❤❤❤✅🥳😍🥰🥰
@inamaxamedjaamac42
@inamaxamedjaamac42 4 жыл бұрын
Jacaylku ha waro kin iyo alta lamanaha qarniga noqda ul iyo diir my queen kin king alto
@hanacasaanyo9512
@hanacasaanyo9512 4 жыл бұрын
Dhal boqortooyo indrtay kiin jamac yare darwiish iyo halyey caydid ka so jeedaa cidiisa is helay duma hambalyo hadaad guursatay gayaal iyo gabar darwiish maxamadow
@kafiyasheikh10
@kafiyasheikh10 4 жыл бұрын
Sas wye mcnto sacad siciid iyo dulbahante is helay iskuwara
@qurxdumar6100
@qurxdumar6100 4 жыл бұрын
Mohamed alta aniga jecly qurxlow lakin hambalyo kinn iyo mohamed
@aminouk3581
@aminouk3581 4 жыл бұрын
Horta Run miya iney is guur sadeen kiin io Alto? Waxan ka naxsanahay iskaabuladii ku riyoon jiirtay kiin jamac Hello iskaabulo Alle in maqan
@ilwaadaragsan8480
@ilwaadaragsan8480 4 жыл бұрын
Maasha allaah kiin iyo maxamed alta waad iskusoo baxdeene baaqi isku ahada
@nacimanoor8057
@nacimanoor8057 4 жыл бұрын
Inta comment kuso oroday aniga cml war jecel like dhac kusii
@fardus5305
@fardus5305 3 жыл бұрын
Yasalaam cajiib🙋💝💕💝💕
@khadrahassan7894
@khadrahassan7894 4 жыл бұрын
Intii isjecelba alaw isu daa 💕 jacayl ku hawaaro ❤️❤️❤️
@ceeblaofficial5520
@ceeblaofficial5520 4 жыл бұрын
Wey iskusobaxayaan inkasto inanka aad udaganyahay inantana maxuma isqaawiska xad dhaafkaa maahee waisla afgabanyihi wana
@jawahirmuuse5205
@jawahirmuuse5205 4 жыл бұрын
Waw Alta baraka allah reer abtigay marwo ah ayad heshayy
@aboubaismael3164
@aboubaismael3164 Жыл бұрын
Chapeau pour le couple et c'est ma copine qui m'a recommandée
@najmaabdihakim6310
@najmaabdihakim6310 4 жыл бұрын
Walaalay Kiinay dharkan ayaad ku qurxoontee weligaa ogow
@arwamohed3805
@arwamohed3805 4 жыл бұрын
Hahaha saas oodhan muxuu uga eegaya inanta😂 mid aan crush isku nahay baan soo xasuustay Hahahah imika lockdown ka dhacay baa nakala fogeeyay😂😂😂🙋🏻‍♀️🙋🏻‍♀️
@dheemandaahir6059
@dheemandaahir6059 2 жыл бұрын
Ma is hesheen😂
@ninam1000
@ninam1000 4 жыл бұрын
They look cute together with 🔥 song
@umufarah3532
@umufarah3532 4 жыл бұрын
kiin jaamac waa gabar shafa leh kiiney maxamed alta waa nin culus sifiican xaji isku waara
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 4 жыл бұрын
ALTA, Naag Nasiib LEH uun baa hesha!! Kiin Jaamac is just the one who proved to be the best LADY👍👍👍👍🙄💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ (MASHA'ALLAH TABARAKA'LLAH)!!! Ka faa'iideyso fursadaa DAHABIGA, It's once a LIFE TIME FOR A PERSON!! , Mar uun bey qofka soo martaa!! Kiin baan La hadlayaa, (GOD DALOOLADA ISKA ILAALI)!! XAASIDKA IYO NACABKA LABADABA KA FEEJIGNOOW, (ISHA NACASTU IDINKA DEYRAN)!! (ALLAHUMA AAMEEN)!! Caaqil Yare adna HUUNO, LIKE N SUPSCRIBE. waan kugu dhuftay👍
@amiiramaxamuud7171
@amiiramaxamuud7171 4 жыл бұрын
Manshallh wlhi isku nuurayaan lamaanahan wanku heystaaa👑❤💞🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@maryammahmoud4341
@maryammahmoud4341 2 жыл бұрын
aadbey iskugu nuurayaan mashallah
@hodancabdirihman674
@hodancabdirihman674 4 жыл бұрын
axyaa heez saado cali alleh how naxariizto 🤲❤🙏 kiintayda cazhaqa fanand aan taagero🙏💋❤
@adontiallhswtadoontialle1056
@adontiallhswtadoontialle1056 3 жыл бұрын
Waaan ku faarxsnahy guurka alt waa nin qalbi nadif aah Viv my dhig nolash kuma xuumeso ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🥰😘😘🤩♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@sundusindho2557
@sundusindho2557 4 жыл бұрын
Wow waad isku sooo baxaysaan nice👏👏👏👏👏👏
@mohamedhassanmohamed6207
@mohamedhassanmohamed6207 2 жыл бұрын
Wow kiin jamaac
@atisardias9622
@atisardias9622 4 жыл бұрын
alto kiin.wu.ka.dhex baxay
@ugasoloveas6115
@ugasoloveas6115 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣Aniga kula arkay
@abdiqadarsaid5
@abdiqadarsaid5 4 жыл бұрын
😂😂😂😂 saaqajan
@ladanahmed9112
@ladanahmed9112 4 жыл бұрын
Waa xaaskiisa xalaal u ah ha daawado
@atisardias9622
@atisardias9622 4 жыл бұрын
@@ladanahmed9112 hhhhh 24 h kama so wareegin ee is daji wll
@drsbushraibrahimali2293
@drsbushraibrahimali2293 4 жыл бұрын
inaguna yagaynu ka dhex baxnay sawmaha 🤣🤣
@user-qt8bx9wg4p
@user-qt8bx9wg4p 3 жыл бұрын
Aqyarta ciinwanka kin jamac ayaan rabaa
@xaawoibraahim9684
@xaawoibraahim9684 4 жыл бұрын
waa muna thnks walalow
@nuuradde4988
@nuuradde4988 4 жыл бұрын
mohamed alto hodan wad ka resatay
@amanyedd8432
@amanyedd8432 4 жыл бұрын
nuur adde u darsadey beenta iska yaree arooski kabayare sidu u ekaa arag hodaba caan ka dhigto nuurisay
@mohamedjubba8747
@mohamedjubba8747 4 жыл бұрын
Eradayadii aderky abwn yusuf maxamed muumin (yusuf yare) allow cimrigaaga raaji waayo wyo waqtiga wa is dawa gurayaa
@quenkowsargabo8963
@quenkowsargabo8963 4 жыл бұрын
Hpplhyo 🌷💘⚘kiin jamac wishy iyo Mahamad alta😙💋💏💜🌷💔💔💔
@duceysanemohamed7559
@duceysanemohamed7559 4 жыл бұрын
Shamuuri iyo Saado ayaa heestaan horay u qaadeen
@ifraahmohamed1441
@ifraahmohamed1441 4 жыл бұрын
Somali miyah naag iyo badh quruxdii reerka❣🥰
@farxiyomaxamed3899
@farxiyomaxamed3899 4 жыл бұрын
Waa gob dhadhii darawish Kama qomamyn dontid
@qadar4yare257
@qadar4yare257 4 жыл бұрын
Heesta cudub kadib inta dawaneysa heestaan liketa cml
@Kother484
@Kother484 4 жыл бұрын
congratulations to them alta is good guy
@hanadlp9305
@hanadlp9305 4 жыл бұрын
😊😊😊War heeesta aad sowadaaan waligeey hees lamid eh ma Arkin JCl caashaq walleeee balayo ba tihiiin.😂😂😂😂😂😂😂😂
@safiyamaxamuud8940
@safiyamaxamuud8940 4 жыл бұрын
Mashallah kiin say diraca ugu quruxbadantahay markaa marwo noqon rabto waa iska sidaan hhhhh kaftan lee
@qamarhassan2689
@qamarhassan2689 4 жыл бұрын
Masha Allah Kiin Jamac iyo maxamedAlto ❤❤❤
@hanidhameenyrtdoolo1657
@hanidhameenyrtdoolo1657 4 жыл бұрын
Wwwww wlhi alta wan jacelahay
@deeqawarsame6082
@deeqawarsame6082 4 жыл бұрын
I can't wait this love bird
@umufarah3532
@umufarah3532 4 жыл бұрын
maxamed alta iyo kiin jaamac isku waara hanbalyo labadiina ha jiro jacaylkiina
@nimcocadey1888
@nimcocadey1888 4 жыл бұрын
heestan inkaaran jacayl inkaaran ayay igu kicisa
@sahrayousof9968
@sahrayousof9968 4 жыл бұрын
ManshaAllah mubruk 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
@kowsarkafeeya3740
@kowsarkafeeya3740 4 жыл бұрын
Manshaalh
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 жыл бұрын
Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaa
@suleekhaaxmed6006
@suleekhaaxmed6006 4 жыл бұрын
Alta garadada soo doon qori iyo laba boqol oo geela noo keen waa isku qurx badan tiin
@saciidbuu2239
@saciidbuu2239 4 жыл бұрын
Labada boqol intee u socotaa labo siil mee leedahy kiin jaaman kkkk
@myisseartan3618
@myisseartan3618 4 жыл бұрын
Saciid Buu ceeb always positiva
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 жыл бұрын
Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaannnnnnnnnnn
@khadriinohooyo8916
@khadriinohooyo8916 4 жыл бұрын
Hees aan tageero alta iyo kiin😘
@oubahtrickybija4595
@oubahtrickybija4595 4 жыл бұрын
Wa marqi iqu horeyse kiin oo firaq sidata aan arqo Is the first time I sow kiin jaamac wearing dress😂😂😂😂😂
@zahraadan8384
@zahraadan8384 4 жыл бұрын
Mansh alllh isku wara hunayaal ❤
@drottnin
@drottnin 4 жыл бұрын
Allh isku kin dayo alto iyo kiin waa labo. Qof style ah isku so baxayan
@samiiraaadan8463
@samiiraaadan8463 4 жыл бұрын
Kiin jamac dhal darwished weye somali maxamed mashqulka daya waxay gursaneysa iyda. Xoor u ah inder hadad donto nin jumeykiyna no keen ada xora
KIIN JAMA LADIES NIGHT XASUUSTII SAADO ALI FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH
4:22
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 48 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 57 МЛН
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,8 МЛН
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 48 МЛН
Cabdikarin Jago | Ilayn Dumar Ma Quustaan 2024
5:59
Djib-LiveTV
Рет қаралды 141 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,7 МЛН
KIIN JAAMAC ft ISKALAAJI - Official Video AHOW NOLOSHAYDA.
5:17
Abdirahman Somali
Рет қаралды 3,4 МЛН
KIIN JAMA LADIES NIGHT XASUUSTII SAADO ALI FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH
5:23
samatar said salah
Рет қаралды 1,5 МЛН
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 12 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 48 МЛН