Gabadhaan illaahey ha u gargaaro ciil iyo calool xumo badan ayaa kamuuqata ilaah subxaana watacaalaa ilmaheeda ha u soo celiyo aamiin aamiin yaa allaah.
@GaniMaxamed-u2h8 күн бұрын
Haa 😢😢😢 amiin amiin amiin 🤲🤲🤲🤲🤲 yaa allaah
@jannaat30078 күн бұрын
Waa gabar caqli badan waa loo quuri waayay maasha allah
@haldhaa8048 күн бұрын
Ilaahay waxaan kaaga baryayaa in ilaahay kaa dulqaado dhibta kaa oohinaysa ee xanuunka badan. Hooyo qurux badan oo adag oo fariid ah baa kaa muuqata. Qalbigaan kaaga ducaynayaa😢😢
@nuurbaafonuurcismaanfarey48738 күн бұрын
Gabadhada cabsi ma heysa ee ilmaha aabahooda ayay wali xeerineysaa oo mustaqbalka ilmaheeda ayay ka fikireysaa waa gabar geesiyad ah allaaha ayaa garabkaaga ku jiro imtixaan waaye
@FalxadoSahra8 күн бұрын
Raga qurbaha intey gabadha laficiltamayaan ilmahoodaa meesha ka baxaya xasbunallaahu wanicmal wakiil Lady you will be fine inshaallah be strong ilmihiisa isagaa ka walwalaya don't worry about them
@umuguled39038 күн бұрын
Asalaamu caleykum waraxma tulaahi wabarkatu Abaayo Ayaan waxan kula dhigan jiirey barnehage wan ku caawen ilahay darti
Allaah ha ku xafido carurta waxwalbo ocoleys ah allaah ha ka qaado abaayo macaan samira ka badii insha allaah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭
@Deqa-xc8bb8 күн бұрын
Aax Allaha ciyaalkeda ha u soo celiyo Abbohood naxariis daranaa muxuu caruurtiss gaalada ugu geeyey
@NimcoCiisemuuse8 күн бұрын
Q
@sadia29556 күн бұрын
😭😭😭 miskiin!! ilahaw cafimad sii caruurtedana USO celi
@AbuuAsad8 күн бұрын
Gabadha wali xaaladeeda caadi maaha subxaanallah
@jannaat30078 күн бұрын
Habaryarey ninkaas salaatu leyl utuko ilaahey ku dacweey xasbiya allah wanicmal wakiil
@shukriamohamed74118 күн бұрын
Wa ixtiram iyo sharaf u illhey siyey ❤❤
@ashasalah28358 күн бұрын
TOLKEED AAWAY, YEY TAHAY, DAD AYAN U RAADIN LAHEYN SI AY UGA WAR HAYAN MASKIINTAN.
@ubahabdullahi20748 күн бұрын
Waa Mareexaan baan Maqlay
@nimosuleiman8 күн бұрын
Somali nimo ku caawi
@naimaabdi38768 күн бұрын
Waraa cabsi maahee ee qofaad adi doortay oo ilmo ubax kaala dhaxeeyo seed u ceeysaa afkeed is deep wallaahi laakiin waa insha Allah qeer abaayo qaali
@abuukarHussein-pm9pn8 күн бұрын
Aabo nacas weya nin rerkisa dayacay nasib xumo Ku habsatay
@1000ZXCVBN7 күн бұрын
Somalida , dhaqanquur aa laguridey- xaga dharqadashada." Caado lagatakey , Caro ilaahey ey leedahay". Waa in ey la qabsadaan, dhaqaka dadka ey la nool yihiin, ayakoo toodana heystaan. Taas aa keentey, in ilmaha laga qaato. Maxkamada daahir ,ka ilaali ,dadka iska hadlaayo- sida ninka dhahaayo ,jifa kasta soo gali.
@jamilaisaackabdullahi60577 күн бұрын
Gabdha ilaahay qalbiga allaha u qabojiyo ilmaheeda Allah ha ku soo celiyo si fudud
@ashasalah28358 күн бұрын
AMIIN....AMIIN....AMIIN YAA RABBI.
@ummuisra62717 күн бұрын
ILLAHAYOW ugar gaar carurteda galada ALLAHA oga sooqado cadowga ALLAHA ka dhiciyo
WAR NIMANKAN GALADA QANIISYADA U DHIIBAYA ILMAHOODA ISKA JIRA
@MohamedAbiib-n3w8 күн бұрын
Walalo alle hawuusahle culumada udir.ok
@aqoonkororsichannel9368 күн бұрын
Amin amin amin
@jamilaisaackabdullahi60577 күн бұрын
Waxaan ilaahow uga baryeen in ilahay qalbiga
@abukar63 күн бұрын
Dhibta allaah an ka baryaa in uu ka dul qaado😢
@umusara9968 күн бұрын
Alllaah ha caawiyo gabadhaa yar ee khuruxda badan habo khaali Allaah bari oo u ooy Rabi ayaa xaqaaqka ku siin Rabiyoow dad xun wax ha noogu darin anaga iyo awaadeena iyo dhamaan muslimiinta oo dhan Aamiin
@MinaMoha18 күн бұрын
Aamiin
@XubiXayaati8 күн бұрын
cadaow aan nin eheen malihin gabdhoow aad isku ilalasha jecel ma jiro ixtiraam ma jiro allaha ka cabsigi wa yaraaday gabdhoow aan is ilaalino nolsha 1 lug hano ahaato allaha haha xafido yarabi
@kafiakhaire8218 күн бұрын
DUMAROOW IS JIRA KOOW NINKA INTADAN ILMO U DHALININA ISKA BARA MASKAXDIISA UR HA U QADININA KANINI QATA FIRIYA INJ AABO U QALMO
@XubiXayaati8 күн бұрын
sis lama baran karo baahal 4 ciyaalaa kadib qof badweeyn kugu turay 1 Mar 😢wax aad iska dhowri kartid maaaha allaha naga haayo cadawgaas o kale
@@Rimj-ur4be adiga ma waxaa difaacaysaa nin xaaskiisa dilay oo nafta ka goyn rabay meesha qabiileeste iyo waxaa ka daran dhiiga oo la daadiyo oo gabadha Allah ayaa badbaadiyey ee asaga inay dhimto uu rabay
@ifraaxkulan14448 күн бұрын
Ha oyin abayo
@jamilaisaackabdullahi60577 күн бұрын
Ku qabojiya ilmahagu week ku soo noqon
@anabbile3868 күн бұрын
Amiin
@Monopolyeggs_yrsago8 күн бұрын
Iam so sorry my sister my name is ayaan too may allah help help you ameen😢🎉❤
@ifraaxkulan14448 күн бұрын
Ha oyin is daji
@kafiakhaire8218 күн бұрын
AABO DAHIR ANI WEXEY ILA TAHEY NINKA WUXU RABA LACAGTA QAXOTIGA ILMAHA LA SIIYO
@SS.TOONAMI7 күн бұрын
Ax ax ax sory wallshy
@ayshamohamed42548 күн бұрын
💔💔💔💔
@kafiakhaire8218 күн бұрын
GALADA AYA OGATEY SOMALIDA WEXEY ILMAHA U DHALAN LACAG KU QATA KA DIBNA LACAGTA AYEY ISKU DAGALAAN
@nimosuleiman8 күн бұрын
Dikrigana badiso
@MohamedAbiib-n3w8 күн бұрын
WAAR NAGTU WAYII WALANTAHAYE ISKA TUUR.OK WAKH.TI HAKULUMININE CULUMADA UDIR OK
@ifrahmohamed44628 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@sidrasirad94758 күн бұрын
aniguwaxna wayyay ninsomaliacaruurtiisa u ooyaya
@kafiakhaire8218 күн бұрын
ILMO GAALO QANISYO QATEEN WAXA LA QATEY INAAN LA DHALIN
@Rimj-ur4be8 күн бұрын
Iyada dayacdey ilmaha. Sahal looma qaato naagaha daarood waa losers walaahi waa lid shaqo kumalahan in lawaso waxba lagadhalin bay nudanyihin
@Rimj-ur4be8 күн бұрын
Naagtaan way xanuunsantahay qabiil baa haya cudur ah
@ER-qw6fh8 күн бұрын
adiga ma fiyowdahay nin naagtiisa ka dhex shaqeenooso ma ninkaad rabtaa