اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد 💓🍂
@أميرإبنالاسد5 ай бұрын
الله اكبر اللهم انصر اخواننا في سوريا وسودان وعزة وعراق وفي كل مكان
@ruqiyohusseinhayle12625 ай бұрын
Amiin yaa Rabbi ❤
@nimcozagalmohamud38505 ай бұрын
الهم امين يارب العالمين
@aragsaninaabdirahm5 ай бұрын
أللهم آمين يارب
@moeses624 ай бұрын
Subxan Allah
@Xamdicabdiwali-k3d5 ай бұрын
Jazakallah xbbti ale maxay jiran kuwa badan an aqano sas ah aya jiro ani xita kule mida shekh abukar xosh waligay wan dhagaysan jiray runtii qisada igu xanunka badan ee an ka maqlo wa qisada umu maxamed nariin iyo jamaled
Wcs scw Wlh Waa qiso cajiib ah naag laqabo nin kale waqti isku dhafinesa no so badi qisada qeebta dambi barista wanba ku heystaa sowda qurux koobkagii shaxa ahaana wan ku reebay ❤
Acm sawda qurux qisoyinkaga dhawan ban kuso biiray mancha allah waan ka hela wan sugaa sida filimada cub café ☕️ ban uso qaata alle haku dhowro wa marki 1aad aan commente kuso qorey
@AsmaLaki-wc9xg5 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤ Sawda jano maxamud qaalib wll wan ku salamay ❤❤❤❤❤❤❤❤
@FadumoShire-t4n5 ай бұрын
Mashalh wa cibra qaadasho mudan sowda adna jazakalah kheyr ❤❤❤❤
Waa dhibaato in aad ninkada qiyaanto xitaa haduu waqti kuu haayin wax kale isku mashquli lkin nin kale maya waa qalad Allah subxanallahu watacalaa wuu kuu qoray nin Hal oo Kaliya Loma baahana in aad nin kale waqtiga u bixiso waayo waxaa Laga yabaa in uu ninkale sheekada jeclaado kadib ninkada ogaado maxaa sameyne nin ogalaanaayo malahan xaaskada nin kale hala hadasho Dil lee kuu yaalo aduun iyo aaqiro seeg 😢iimaanka Allah na galiyo walahi waa dhibaato anyway mahadsanid xbbti ❤️
Hapo sawda saan kuu dhagaysanaayay hooyadayda waxay ii biuxisay gabadhii sawda gurigiina dhan waalagaa partay hadii codkaaga la maqlo horra lagaa aqoonasanaa 😊🎉
@shukriyaMohameed5 ай бұрын
😂😂
@NASRADEEQA5 ай бұрын
Ilaahay ha igaadhsiiyo intaan reer yeelanayo😂 talada sawda qaadan doonaaye