#Kinsi

  Рет қаралды 447,912

Guuguule Channel

Guuguule Channel

Күн бұрын

#subscribe #Guuguule
Heestan muuqaalkeeda iyo codkeeda waa la isu keennay...asal ahaan waxa heestan hore u qaaday Fanaanniinta Shankaroon Axmed Yuusuf (Sagal) iyo Axmed Cali Cigaal, waxaannay ku jirtay riwaayadii #Ninna_waal_ninna_waani ee uu 1972 curiyey Abwaan xasan Qawdhen. Balse muuqaalkan idiin muuqda waxaa #June_1998 dib u soo qaaday alla haw naxariiatee Kinsi x. Aadan iyo fanaanka Maxamed Jaamac Cawaalle (Indho jacayl), waxaana y qayb ka ahayd isla riwaayaddaas oo sib loogu soo bandhigay Cinema Hargeysa.

Пікірлер: 130
@omaregal8543
@omaregal8543 Жыл бұрын
This voices Egal iyo shankaroon Ahmed sagal. Waa la dulsaaray
@abdinurfarah1560
@abdinurfarah1560 4 ай бұрын
Sheekooy Ku nacay waa codkii iyo muusikadii Cigaal ee waa afnuuxis Kinsi iyo indho jaceyl warkoodu
@Africa569
@Africa569 4 ай бұрын
Waan ba kudawaqay show waa ladulsaaray
@HamdkI
@HamdkI 4 ай бұрын
Kkkkkkk codkii cigaal baa la dulsaaray labama koobiyeeyno cod ka cigaal waa fanaan cajiib ah
@khadiirbaxnaan5491
@khadiirbaxnaan5491 3 ай бұрын
Ilaahay naxariisto intii dhimatay kinsi way keentay
@luulabdullahimahmoud1143
@luulabdullahimahmoud1143 10 ай бұрын
Kinsi qurux badneyde Allow ku naxariso ❤❤❤❤❤ wa fanada an jeclahay heesaheda❤❤❤
@RashidAli-ow3jp
@RashidAli-ow3jp Жыл бұрын
Waa codadkii Axmed Cali cigal iyo shankaroon Axmed sagal shaki kuma jiro Waa la dulsarey Yaa la qaldi karaa Waa cadalad darada iyo quriwaga reer waqoyiga
@IbrahimAhmed-kf3lv
@IbrahimAhmed-kf3lv 5 ай бұрын
😂😂😂😂 miskiin, heestaba reer waqooyi ayaa sameeyey. Waa erayadii Xassan Qawdhan. cod hees la saara wax lala yaabo oo macno kuu sameynaysa maha miskiinaw.
@aniisamohamed
@aniisamohamed 2 ай бұрын
Hees ba waqooyi baa laga keenay kkkkkk
@adarkahin3533
@adarkahin3533 9 ай бұрын
Waa Shankaroon iyo Axmed Cali Cigaal.ee codka waa La dulsaaray
@zalabala5176
@zalabala5176 5 ай бұрын
Haa waa codkii shankaroon
@abdinurfarah1560
@abdinurfarah1560 4 ай бұрын
Kinsi codkeeda waa Caan AUN ma ahan
@ilyasrached5481
@ilyasrached5481 8 ай бұрын
Ah sa fait plaisir d'entendre cette chanson. J'avais 3ans a l'époque en 1972.
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
Cigaal & Shankaroon waa Big Legends in Waaberi National Team ,Kinsina Sidoo kale lkn Xariifkaan Cusub ma garan??....Ugu Dambeyn Kinsi X.Aden Allah Yaa-Raxma Aamiin.Aamiin..Sc.
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Ай бұрын
Codku wa ahmed cali cigal maahan indha jacayl
@abdifarah7778
@abdifarah7778 Ай бұрын
Nice song
@mohamoodhassan9068
@mohamoodhassan9068 11 ай бұрын
Waa codkii orginaalkaa ahaa ee Ahmed iyo shanka -roon
@xaragoofficial9464
@xaragoofficial9464 9 ай бұрын
Alle cimriga hakuu barakeeyo Aabo❤ sidoo kale alle haw naxariisto kinsi xaaji Aadam🤲 codkani waa Codkii original ee Axmed Cali cigaal iyo Shankaroon Balse iyadoo labadan Fanaan qaadayaan waxay ku jirtaa riwaayada Nina Waal Nina waani jaceylku🙏
@maadhiintube1077
@maadhiintube1077 Ай бұрын
Waa la dulsaarey
@halbowle0187
@halbowle0187 10 ай бұрын
Wax badan baa Idinka qaldan heestan codkii cigaal iyo shankaroon uma dhawaa wayse dadaaleen kinsi allaha yaa raxma aamiin
@ahmedaar7424
@ahmedaar7424 4 ай бұрын
Maxaa kaa qaldan codkii Cigaay iyo shakaroon waaye bee. Lacala hadee qaadi lahaayeen ma saas ayaad usoo qori laheed.
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 Жыл бұрын
waa codkii cigaal iyo shankaroon wax kale keena xishooda
@deeqsiwarsame324
@deeqsiwarsame324 Жыл бұрын
Hhhh codka waa lagu dul duubay. Labada cod waa shankaroon iyo Cigaal
@Gamboole
@Gamboole 4 ай бұрын
Wa hargeisa cinema waan jooogay barigaa manaha allh
@nabaadradshe3341
@nabaadradshe3341 9 ай бұрын
Waa yaab!! Codku waa Cigaal iyo Shankaroon..kuwan afka ayey nuux-nuuxinayaan.
@shafleabdi9790
@shafleabdi9790 Жыл бұрын
Heestan yaa soo dulsaaray codkii cigaal iyo shankaroon labadanu mayagaaba codkaaba leh reer waqooyiyow joojiya qabyaalada xun qof kale waxaasu kasuur toobeene
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 Жыл бұрын
Heesta way ka daba qaadeen
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 Жыл бұрын
xataa heesta xasan qowdhan malaha sharkoon igu tidhi walaahi, waxaa leh nin kale ee riwaayaday ku jirtay ayuu lahaa xasan qowdhan kadibna sidaas ayaa lagu sheegtaa ayay igu tidhi, shankaroon
@abdimagan3482
@abdimagan3482 Жыл бұрын
Waxaad lasoo boodey reer waqooyi qofba youtube ka soo qaatay oo iso saaray lakin way ku jirta youtube ka kinsi iyo ninkan oo googoos ka qaaday .
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 Ай бұрын
Waxba laysma dul saarine kuwana😂way qaadeen kuwii hore way qaadeen lkn laxanka iyo music midna lagama bedeledin codka way soo dhaweeyeen lkn originalka mar walba ku leh
@mhassan0163
@mhassan0163 10 ай бұрын
Codka waxaad moodaa in kii shankaroon lagu kor duubay, ma aha aun Kinsi, waa Shankaroon codku cid kasta weydii 100%
@muktaribrahim7397
@muktaribrahim7397 9 ай бұрын
Dadki hore isma xaasidi jirin Xalaal dad fiican maskax leh
@user-rl9tp7qo7g
@user-rl9tp7qo7g 10 ай бұрын
Waala.isasaaray.magaranayo.anigu.codku.waa.shankaroon.iyo.axmed.c.cigaal
@zalabala5176
@zalabala5176 10 ай бұрын
Codkii cigaal iyo shankaroon ayaa korka laga saaray
@zalabala5176
@zalabala5176 10 ай бұрын
Beenta dhaaf codkii cigaal iyo shankaroon weeye
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 Ай бұрын
Isu dhagaysta isuma dhawa laysma saareen ee way soo dhaweyen laxanka musiga midna lagama bedelin waana sababta isugu ee dhawaadeen
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
Codka waa kii orjinalka ahaa ee Cigaal iyo Shankaroon.
@MDacar
@MDacar 10 ай бұрын
Isma leh codka iyo fanaaniinta masraxa,codka,Waa Axmed Cali Cigaal iyo Shankaroon Axmad Sagal. Dhinaca Masraxa,Waa Fanaanadii Kinsi Xaaji Aadan iyo fanaan kale. Hadalkaygu ma ahan male ee waa xaqiiqo.
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 10 ай бұрын
Taasi waa run waa cigaal iyo shankaroon ciyaarta masaajidka ka daaya
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 Жыл бұрын
Codka waa shankaroon sawirkana waa kinsi, kinsi cod danan ah ayay lahyd oo gariir leh
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 3 ай бұрын
Alle ha unaxariisto 😊
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 4 ай бұрын
kinsi xaaji aadan AUN ❤❤❤❤
@ainanyacinovic1506
@ainanyacinovic1506 9 ай бұрын
Runtii heeskani anu waxan siiyay ama aan idhi wa heesta heesaha o dhan labo fanaan o qaaliya codad macaan. Alaha caafimaadka u daayo waliba midhaha iyo musiga kala daran waye
@SiciidMaxamed-tc6tr
@SiciidMaxamed-tc6tr 10 ай бұрын
Codku waa cigaal iyo shanka roon axmed waa lasaaray balse waxan layaabay qaabka laysugu aadiyey cajiib
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 8 ай бұрын
Waa codkii shankroon. Codkii kinsi maha.
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 4 ай бұрын
Waa fanaaniin.
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 Ай бұрын
Shankaroon iyo cigaal codkoodu ma adkayn siwacan ayay u keeneen
@cllhiwaliyulahi8082
@cllhiwaliyulahi8082 3 ай бұрын
Haayeey waa dulsaaray
@QAAMUUS
@QAAMUUS 11 ай бұрын
waa wax lagu qoslo inaad tidhaa cod bay keeneen iyada oo la is dul saaray labada cod. heeskii Cigaal iyo shankaroon ayaa la dul saaray.
@omaregal8543
@omaregal8543 Жыл бұрын
Kinsi iyada ka cod qurxoon shankaroon
@abdibirre4281
@abdibirre4281 11 ай бұрын
DADKAAN WAX WAALAN AYAY U BADANYIHIIN SIDEE CODKAAN LOO SAARAY KINSI IYO NINKAAN CODKOODU XABEEB AYUU LEEYAHAY LAAKIIN SHANKARON CODKEEDU WAA KHADIIF OO WAY YARAYD CIGAAL WAA SIDOO KALE MIDA KALE KU DHAWAAQISKA ERAYADA KINSI IYO SHANKAROON ISKUMA DHAWA
@MounaAden-gf2wl
@MounaAden-gf2wl 3 ай бұрын
C'est vrai
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 9 ай бұрын
War codka waa la saarey waaba codkii cigaal iyo shankaroon oo biyo is marin
@khalidMohamed-rw9ij
@khalidMohamed-rw9ij 10 ай бұрын
Indho jacayl walaahi fanaan buu ahaa
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 4 ай бұрын
CAD/CAM waa Sagan axmed yuusuf kinsi mahan
@Sharkou_Nuh
@Sharkou_Nuh Жыл бұрын
Amazing tone! Both of them have a smart voice. Cod halaasiyaoo ka fiican kii shankaroon ayey soo bandhigtey Kinsi AUN
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 10 ай бұрын
Way uun matalayaan ee cidka waa Orginalka ahaa ee Cigaal iyo Shankaroon.
@Sharkou_Nuh
@Sharkou_Nuh 6 ай бұрын
Just understood bro. Thnks😊
@mohamedahmedmohamed9606
@mohamedahmedmohamed9606 6 ай бұрын
Muusiga iyo Codkuba waa mid hore oo waa Muusigii Waaberi Cododkuna waa Shan karoon iyo Cigaal .
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 10 ай бұрын
Ilaahy haunaxariisto kindi xaji aadan
@Qaasaali123
@Qaasaali123 Күн бұрын
muuqaalka iyo heestu isma laha.
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej 10 ай бұрын
Hadeey Kinsi saan codki shankaroon uu keni karto ani waxan uu qirti kinsi iney ba top 10 ugu jiirto fananimada. Jano iyo raxmo Allah kawarabiyo
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 10 ай бұрын
Codkada waa kuwii asalka ahaa .ciddaan waa matalaad 😂😂😂kaalaya annaga na waala.😅😅😅😅😅😅😅
@abdulhashi7317
@abdulhashi7317 4 ай бұрын
Codka Waa original waxa kale lagu fahmi karaa iney original tahay musik mid la keeni karo ma ahan balse aniga Kinsi baa cod qurxoon Shankaroon
@muktaribrahim7397
@muktaribrahim7397 9 ай бұрын
Talent dadki hore Maskax
@hoby2official334
@hoby2official334 2 ай бұрын
Dadka yaan laqaldin Muqalkan iyo codkan ismaleh
@YusuphMusa-oh7bj
@YusuphMusa-oh7bj 3 ай бұрын
Waa kinsi x. Aden lkn hada nunka waa iga bacsaday magacijsu
@MaxamedCabdi-yw5du
@MaxamedCabdi-yw5du 3 ай бұрын
3:07
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 Жыл бұрын
Codadka waaladulsaaray muuqaalka
@bayalhabohurguf575
@bayalhabohurguf575 Жыл бұрын
Waaaaaaaw
@JamalAhmed-en7en
@JamalAhmed-en7en 5 ай бұрын
Vare nayes
@crahmandahir6628
@crahmandahir6628 10 ай бұрын
Waa la dul saaray waa axmed iyo shankaroon
@hassanomer2863
@hassanomer2863 10 ай бұрын
Waa erayadii xasan qawdhan AHN
@abdibirre4281
@abdibirre4281 3 ай бұрын
DADKA SOOMAALIYEED WAXBA ISKU RAACIMAAYAAN MARKA YA LEEDAHAY KINSI GARAAD XUME JACAYLBAA HEERO IGU GANBIYAYOO IYO SHANKA ROON SIDAAS DARTEED CODKAAN LA ISMA SAARIN EE WAA KINSI XAAJI IYO ABWAANKAAN ILAAHAY HA U NAXARIISTO WALAASHEEN KINSI AADAN LIICLIIC
@abdikarimsamatar7226
@abdikarimsamatar7226 3 ай бұрын
cigaal buu yiri waa matelaya shankaron bey tiri waa metelaya ma saan baa wax loo metela? ma caruur bey ugu tala galeen?
@baashiqoobeey4402
@baashiqoobeey4402 Жыл бұрын
Wanka diiday xariif codka waa ladulsaaray heestii aan dhagaysanayo waa Cigaal iyo shankaroon
@ikhahin3532
@ikhahin3532 10 ай бұрын
Sxb heestu wa original waxa qaadaya cigaal iyo shankaroon
@muktaribrahim7397
@muktaribrahim7397 9 ай бұрын
Hhhh Kinsi ba ka garanysa marmar codkeeda
@badrigass4135
@badrigass4135 3 ай бұрын
Waar waanku tawakhey codka ma kinsibaa mise waa shankaroon waa sidee?
@muumincumar7417
@muumincumar7417 10 ай бұрын
Ninku xarakaad hees ma leh aun kinsi wuu ku dilay heesta laakiin waa xusuus waayo waayo cigaal iyo sagal
@cabdiraxmanxassan1111
@cabdiraxmanxassan1111 4 ай бұрын
Dadka ha waalin
@waaremediaproduction582
@waaremediaproduction582 9 ай бұрын
Hees iyo badh weeye
@jimcaalemuusegaab9958
@jimcaalemuusegaab9958 Жыл бұрын
SAwirkana yaaleh sxb
@khalidMohamed-rw9ij
@khalidMohamed-rw9ij 10 ай бұрын
Walaahi labadooduba halkeedii bay dhigeen boqolkiiba laba boqol
@deeqsiabdilahiahmed1038
@deeqsiabdilahiahmed1038 10 ай бұрын
Codku waa original kii waa lagu dulduubay. Codku waa cigaal iyo shankaroon Ahmed Sagal
@JamalAbdulahi-gz9ls
@JamalAbdulahi-gz9ls 3 ай бұрын
Jamal
@jarteh3837
@jarteh3837 10 ай бұрын
Codkan waa lagu duubay ee maaha kii fanaanitan waa axmed iyo shakaroon
@abdullahiguled
@abdullahiguled 9 ай бұрын
Joojiya beenta iyo huuhaada labada cod ee aynu maqlaynaa waa labadii fanaan ee heesta iska lahaa waana Ahmed Ali igal iyo Shankaroon Ahmed sagal
@ahmedisse9165
@ahmedisse9165 5 ай бұрын
Kinzi AUN tee waxba ma keenin codka Shankaroon ee waa la dul saaray iyagana way jilayaan
@Iimaanbaas
@Iimaanbaas 5 ай бұрын
Liibaan.cabdi
@bazherahmedjama936
@bazherahmedjama936 11 ай бұрын
Heestan waxaa ku dhageysan jirey anigoo jooga magaalada Daroor ka tirsan dowlad deegaanka somalida
@inacige
@inacige 6 ай бұрын
This is original song from Cigaal and Shankaroon
@calinuuriyedhimbil344
@calinuuriyedhimbil344 10 ай бұрын
cajiib sheekhow 😢
@jarteh3837
@jarteh3837 10 ай бұрын
Isba waabri buu ahaa riwayaduhuu dhigay waxaa ka mid hahh waa maadeys aduunyada
@axmedtigta7323
@axmedtigta7323 10 ай бұрын
Gaaruf kiisee
@cnajax..officiallychannel3384
@cnajax..officiallychannel3384 9 ай бұрын
sorrq xsp Kudhi niso Jawab
@abdiyusuf8729
@abdiyusuf8729 9 ай бұрын
War wa beenale cad wa cigaal oo sax ah iyo shankaroon is just pictures
@abdibirre4281
@abdibirre4281 11 ай бұрын
KINSI XAAJI AADAN ALAHA U TAXARIISTE CUDURKA AY U DHIMATAY DHUUNTA AYUU MUDO BADAN KA HAYAY CODKAAN WAA 2002 IYO JABUUTI
@gababisaaq2666
@gababisaaq2666 6 ай бұрын
Aniga waa ku wareeyey😂😂😂
@C.kariimSharma
@C.kariimSharma 9 ай бұрын
Muuqaalkan codkiisa waa la' aamusiyay Kadib waxaa lasaaray heeskii orginal-ka ahaa Codka aad maqleysaan waa Shankaroon & axmed cali cigaal
@cabdulaahiqaliifmaxamuud2088
@cabdulaahiqaliifmaxamuud2088 Жыл бұрын
Ilma miyaa wax u sharaxe Ebow codka shankaroon iyo axmed cali cigaal waye
@HassanHassan-rh2eg
@HassanHassan-rh2eg 10 ай бұрын
Kinsi x aadan
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 4 ай бұрын
Lip singing R.I.P. KINSI beautiful soul gone too early.
@gababisaaq2666
@gababisaaq2666 6 ай бұрын
Heesta yaa lahaa miraha????
@SadiqBashe
@SadiqBashe 10 ай бұрын
xataaa music gu waa kii heesta hore loogu tumay uun
@ibraahimSulub-zm3no
@ibraahimSulub-zm3no 8 ай бұрын
Abu raas Buu u eegyay
@AbdullahAli-yy9yy
@AbdullahAli-yy9yy 10 ай бұрын
Wacigaal codku iyo shan karoon wa la dul tagay
@Mahuraan979
@Mahuraan979 10 ай бұрын
Codkaan waa shankroon
@faizalabdulla1104
@faizalabdulla1104 6 ай бұрын
Waa been may metelin ee qofka sidan yeelay muxuu uga jeedaa
@SadiqBashe
@SadiqBashe 10 ай бұрын
codku maaaha labadan heesaya ee waa codkii original wllo iska hubbi
@SharmaAbdi-dl6in
@SharmaAbdi-dl6in 4 ай бұрын
0k
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 9 ай бұрын
Codka iyo muuqaalku ismalaha team barbarad
@Maxamuudburaale
@Maxamuudburaale 3 ай бұрын
Maya maya heesta waa lagu dulduubay cigaal iyo shankaroon ayaa qaadaya beenta dadka kadaaya
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 6 ай бұрын
Isa saar waaye.
@workenahusheburu360
@workenahusheburu360 10 ай бұрын
Asc
@ruushalijamac638
@ruushalijamac638 Жыл бұрын
wasidee
@ruushalijamac638
@ruushalijamac638 Жыл бұрын
waa sidee imika dadkan maxay ahayen
@mohamoudibrahim8153
@mohamoudibrahim8153 10 ай бұрын
Waar waa codkii cigaal iyo shankaroon weli sawirka ayuunbaa kinsi iyo indho ah
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 170 МЛН
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,8 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 122 МЛН
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 283 М.
Xulka heesah khadara daahir cige heeso ad uu macan oo Ań kala dhicin
1:01:13
RUWAAYDII BEENEEY WAA RUN
2:07:30
Universal Somali TV
Рет қаралды 2,7 МЛН
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 159 М.
saalax Qaasim & Khadra Daahir
10:57
Hassan Hassan
Рет қаралды 202 М.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 170 МЛН