Geeluba Naq Doogliyo Nugaal Waa Ku Dararaa _ Hibo Nuura iyo Cabdi Qays _ Qaraami Xul ah With Lyrics

  Рет қаралды 444,636

MUDUG BOY

MUDUG BOY

Күн бұрын

qaraami,
qaraami macaan,
qaraami waayo waayo,
qaraami xul ah,
qaraami heeso,
qaraami khadra daahir,
qaraami kaban,
qaraami cumar dhuule,
qaraami jacayl,
qaraami xasan aadan samatar,
qaraami macaan jaceyl,
qaraami magool,
qaraami astaan tv,
qaraami axmed mooge,
qaraami axmed cali cigaal,
qaraami astaan,
qaraami aamina faarax,
qaraami aad u macaan,
qaraami axmed gacayte,
qaraami album,
qaraami axmed aarshe,
qaraami axmed naaji,
axmed yaasiin digfeer qaraami,
axmed cali cigaal qaraami,
astaan qaraami,
axmed aarshe qaraami,
aamina faarax qaraami,
axmed naaji sacad qaraami,
astaan tv heeso qaraami,
abdikarim ali shaah qaraami,
abdiwali kingeero qaraami,
astaan heeso qaraami,
qaraami bilaa music,
qaraami beerdilaacshe,
qaraami banaadiri,
qaraami boy official,
qaraami best,
qaraami macaan xasan aadan samatar,
qaraami baxsan,
qaraami bk,
qaraami balwo,
qaraami boodhari,
beerdilaacshe qaraami,
best qaraami songs,
bk qaraami,
balwo qaraami,
banaadiri qaraami,
bari shalay to may noqon qaraami,
best ever kaban qaraami no 1,
bilaa music qaraami,
binti cumar gacal qaraami,
baxsan qaraami,
qaraami cusub 2023,
qaraami cusub 2022,
qaraami calaacal ah,
qaraami cabdi tahliil,
qaraami collection,
qaraami channel,
qaraami calaacal,
qaraami cigaal,
qaraami cabdikariin cali shaah,
qaraami cabdi baadil,
cumar dhuule qaraami,
cabdi kaamil cawaale qaraami,
cabdikariin cali shaah qaraami,
cigaal qaraami,
cabdi raxmaan dheere qaraami,
cimraan qaraami,
cabdi nuur alaale qaraami,
cawaale aadan qaraami,
cabdi hani qaraami,
cabdi tahliil qaraami,
qaraami digfeer,
qaraami daadis ah,
qaraami dib loo qaaday,
qaraami dhuule,
qaraami dhexe,
qaraami danbe,
qaraami dagan,
qaraami dardzac,
qaraami djibouti,
qaraami daadis lyrics,
digfeer qaraami,
dhuule qaraami,
dararamle qaraami,
dhaanto qaraami,
daauud xanfar qaraami,
dalmar yare qaraami,
dalays qaraami,
dhulka meel barwaaqo ah qaraami,
dhaanto qaraami ah,
daadis qaraami,
best qaraami ever,
heeso qaraami ah,
heeso qaraami,
ethiopian music qaraami,
ahmed ali egal qaraami,
best ever kaban qaraami,
qaraami farxaan qaboojiye,
qaraami fiska,
qaraami farxiya fiska,
qaraami faysal cumar,
qaraami foorjo,
qaraami films,
qaraami faysal muniir,
qaraami foorjo ah,
qaraami fartuun birimo,
qaraami full,
farxiya fiska qaraami,
faysal muniir qaraami,
filim hindi af somali qaraami,
fartuun birimo qaraami,
farxiya cali qaraami,
filim hindi af somali qaraami jacayl,
faarax murtiile qaraami,
faadumo axmed dhimbil qaraami,
filin hindi af somali qaraami,
film qaraami,
qaraami gii hore,
qaraami gacayte,
qaraami gaywarow,
qaraami geela,
qaraami gaasira,
qaraami gabaraw,
qaraami giriig,
qaraami yurub geenyo,
qaraami sure games,
gacanla qaraami,
gacayte qaraami,
gabarow qaraami,
gabaraw qaraami,
guduudo carwo qaraami,
gulled simba qaraami,
giriig qaraami,
gulled simba 2022 qaraami,
gabayo qaraami ah,
geenyo qaraami,
kaban qaraami,
qaraami hees,
qaraami hore,
qaraami heeso jacayl,
qaraami hibo nuura,
qaraami hanuuniye,
qaraami heeso macaan,
qaraami hindi af somali,
qaraami heeso xul ah,
qaraami hargeysa,
qaraami heesihii hore,
hees qaraami,
heeso qaraami xul ah,
hanuuniye qaraami,
hibo nuura qaraami,
hees qaraami macaan,
heeso qaraami jacayl ah,
heeso qaraami ah oo macaan,
hindi af somali qaraami,
heesihii hore qaraami,
heeso bilaa music ah qaraami,
qaraami ismaaciil aarka,
qaraami ina mooge,
qaraami iyo qaaci,
qaraami if iyo aakhiro,
qaraami iidle yare,
qaraami ismail kaban,
qaraami iyo layaab,
ismail qaraami,
iskushuban qaraami,
qaraami muuse ismaaciil qalinle,
ismaaciil aarka qaraami,
ibraahim baadil qaraami,
iidle yare qaraami,
qaraami jecel,
qaraami jabuuti,
qaraami jacayl macaan,
qaraami juba,
qaraami jooqle,
qaraami jaiib,
qaraami jigjiga,
qaraami jacayl xasan aadan,
qaraami jabuti,
jooqle qaraami,
juba qaraami,
juweeriya jano qaraami,
jacayl qaraami,
jeego qaraami,
jaangoo qaraami,
jacayl kala awood weyn qaraami,
#jibo_qaraami_media,
jibo qaraami,
jaango qaraami,
qaraami kaban macaan,
qaraami kaban xul ah,
qaraami khadra daahir cige,
qaraami kooshin yare,
qaraami kuluc,
qaraami kaman,
qaraami kaban xul,
qaraami kinsi xaaji,
qaraami khaalid dhoobo,
qaraami khadar keeyow,
kabanle qaraami,
kuluc qaraami,
khadra daahir qaraami,
kinsi xaaji aadan qaraami,
khabiir qaraami,
khadar keeyow qaraami,
koshin qaraami,
khaalid dhoobo qaraami,
khadra silimo qaraami,
kaban qaraami heeso 1,
qaraami lafoole,
qaraami laac,
qaraami liilalow,
qaraami love,
qaraami lay lay,
qaraami lamaane,
qaraami lyrics 2022,
qaraami laac lyrics,
qaraami live,
riftoon qaraami lyrics,
lafoole qaraami,
laac qaraami,
liilalaw qaraami,
lafoole heeso qaraami ah,
luul jeylaani qaraami,
laylalay qaraami,
lulumaha xasan aadan samatar qaraami,
lyrics qaraami,
laki xaaji wacays qaraami,
ladan qaraami,
qaraami maxamed mooge,
qaraami media 1xbet,
qaraami media,
qaraami macaan xul ah,
qaraami mooge,
qaraami macaan cumar dhuule,
qaraami maxamed saleebaan tubeec,
qaraami music,
qaraami mix,

Пікірлер: 110
@abdurahmanshiikh6923
@abdurahmanshiikh6923 6 күн бұрын
Cimriga allaha U Barakeeyo Cabdi Qeys iyo hiba Nuura habeen Axad ah 07/09/2024 South Sudan 🇸🇸 Juba City
@Clkariimdaahir
@Clkariimdaahir 4 ай бұрын
28/4/2024 habeen isniin ah iyo mugdisho waa habeen qorsha yaal badan i horyaalaan oo xaga nolosha ku saabsan ilaahay midii khayrku ku jiro ha iwaafajiyo
@caashanuurofficial6220
@caashanuurofficial6220 3 ай бұрын
Aaamiiiin
@cabdisalaancabdilaahi6354
@cabdisalaancabdilaahi6354 Күн бұрын
Makuu Hirgaleen Legnd
@yusuf-nabadaxmed262
@yusuf-nabadaxmed262 6 ай бұрын
Nugaal Erayada: Cabdi Aadan X. Qays Laxanka: Cabdi Aadan X. Qays Kabanka: Cabdi Aadan X. Qays Codadka: Cabdi Aadan X. Qays iyo Hiba-nuura
@abshirali9018
@abshirali9018 8 ай бұрын
maalin Arbaca ah 27 . 12.2023 degmada Balcad gobolka sh. dhexe somaliya ayaan ku dhagaysanayaa
@zakarianorshine9085
@zakarianorshine9085 5 күн бұрын
old is gold
@maxamedgalgale
@maxamedgalgale 3 ай бұрын
Dadku wuxuu ku negi yahay neecawda weeye ma noolaado ruuxey❤❤😢
@maanmohamed
@maanmohamed Күн бұрын
Maraan xalay niskii dhexe Neyruus ka eegay Ninla gigay ka faashaday Wuxuu sheegay nuur dhacay Iyo Naaf galbeed saday.... Neyruus Nuur Naaf Ninla gigay. Waxaso dhan waa xidigo alla mxuu abdi qays cilmiga hawada yaqaanay m.a
@LibaaxDhunyare-fe2sz
@LibaaxDhunyare-fe2sz 9 ай бұрын
Xasuus ayey igu leedahay heestaan wlhi habeen aan Eratariya aan joogay baan dhegeystay 😢😢
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 5 ай бұрын
Kaamkii qaxootiga ee Emkulu miyaad ku dhagaysatay sxb 2007 baan kaamkaas mar joogay 3 bilood
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 ай бұрын
Naagtii walaalkaa Shalay qabay ninkeed noqo Kii oon dhimanoo nooloo Heestan waa qiso iyo dhacdo run ah sidaan in badan maqlay Cajaaib
@AbdikariimBarBarBarBar
@AbdikariimBarBarBarBar 29 күн бұрын
NuGaaL ma idinkasoo salamay SoomaLi wayn🇸🇴❤
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 4 ай бұрын
Made in somaliland ❤ cabdi qays
@maxamedbeyle2661
@maxamedbeyle2661 24 күн бұрын
Cagaaranwayne 2018 habay nimo ani io zxpkay. Aan heestaan wada dhagaysanynay. Anigoo aroos usocona. Soo xasuutay. Hees io bar❤🔥
@abdullahiabbey6175
@abdullahiabbey6175 5 ай бұрын
Galab Axad ah 14/04/2024 Mombasa kudageysanaya😢😊
@HamseHamse-ge3wf
@HamseHamse-ge3wf Жыл бұрын
Geeluba naqdooniyo nugaal waa kudaraa meelay nabadi joogtee
@SiciidYare-wv6tb
@SiciidYare-wv6tb 10 ай бұрын
Haa wasidade zcpkay❤
@nuurhubane
@nuurhubane 3 ай бұрын
Waxaan ku dhagay sanayaa muqdisho gaar ahaan dagmada dayniile 23/05/2024 22:38 am cimri dheer ale ha idin siiyo abwaan qays iyo hibo
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 9 ай бұрын
Erayadii abdi qays Laxanka abdi qays ❤❤❤❤❤❤❤
@MubYus
@MubYus 4 ай бұрын
Hiba Nuuura, ayaa ugu cod macaaan.
@mohamedabdillahi3249
@mohamedabdillahi3249 4 ай бұрын
Heestan waa hees cajiib ah 30.4.2024 oo ah maalin salaasa iyo mirqaan weyne
@Sadsaciid
@Sadsaciid 4 ай бұрын
Best hees iga dheh geeluba naq dog liyo nugal wako dirita❤
@user-wf8nb5lz1b
@user-wf8nb5lz1b 8 ай бұрын
15/1/2024 maalin isniin ah jawi waxkale ah iyo south africa Hibo/cabdi qeys cimri dheer iyo caafimaad
@farxaancabdi6170
@farxaancabdi6170 Ай бұрын
Walee dadkii hore dad dun ah xariir ah dhaqan yaqaan dhinac walba ka dhisan walee dabadood lama furo.. waa haben khamis so gelayso aaan sii seexanayo..la kulmay heestan ..11.24 hbnimo. 17.7.2024.....ilaahy abwaanka cimri dherer caafimad taama ...❤❤❤hargaysa cadeey
@CaydaruusMustafe
@CaydaruusMustafe 7 ай бұрын
Dadku wuxuu ku nagi yahya neecawda weeye❤
@abdishakuurmaxamedfantasti4603
@abdishakuurmaxamedfantasti4603 7 ай бұрын
Tarikhada waa: 1/2/2024/ Waxaan ka baxay magalada burco xaruntaa gobolka togdheer . Waxaan sidaa aroos miyaa gadhigu wataa waa landcruser . ❤❤❤❤ ax yaa xasuus
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 7 ай бұрын
Waa hees said umacaan 9:2:2024
@strongmaama2288
@strongmaama2288 7 ай бұрын
17.2.2024 🇸🇯
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 ай бұрын
Somalida la sheegaaba waa reer somaliland iyo wax lagu qurxiyey dadkaasa leh somali ma tihidin ee oromo tihiin
@awedyare1232
@awedyare1232 8 ай бұрын
2024/Jan/04 Nugaal ayaan idinka Soo salaamaya❤
@AbdulHakim-mg7dm
@AbdulHakim-mg7dm 8 ай бұрын
Wan ka qaadnay badhyo culusay waxan isku hayno wxa ka wayn waxaynu isku nahay from idoor
@hassanharago7861
@hassanharago7861 8 күн бұрын
5/9/2024 hameen jumco ah ayaan dhagaysanayaa.
@user-ep2kt7to5k
@user-ep2kt7to5k 3 ай бұрын
Habeen jimce soo galaYo 23/5/2024
@husseinjees6225
@husseinjees6225 9 ай бұрын
Axyaa hibo iyo cabdi qays❤
@BarkhadAbdirisaaq
@BarkhadAbdirisaaq 6 ай бұрын
Waa heeso macaan oo xikmad ku dheehan Tahay soonalida heesaha xikmada ku dhahan Tahay uma firsadaan waayo waxa yaabo badan Bay isku jiraan jacayl wanaag gubaabo dagaal dhaqan wayo aragnimo dhiri galin balse hadeer waxaan la qaado wax ay ka hadlayaan lama garanaayo micno malha xikamada malaha waa xbbi isku kay duub😂
@ilkacase9916
@ilkacase9916 4 ай бұрын
Heesta aad ban uga hela waxan ku dhagaysanaya 2024 5 29 ... mirqaan kuna waa baxaya
@caashanuurofficial6220
@caashanuurofficial6220 3 ай бұрын
2024 illah baan talada udhiibtey 😢
@muhzinibraahim4669
@muhzinibraahim4669 3 ай бұрын
25/5//2024 Habeen Jimce ah qorshayaal badan oo Noloshayda ah i horyaalaan ayan dhagysanyaa Heestan Alle Hamigeena ha'inoo wada Rumeeyo💚👏
@ceebla82
@ceebla82 7 ай бұрын
Yaaa Hibaay❤️🙏
@cabdiyare6864
@cabdiyare6864 4 ай бұрын
Habeen axda 28/4/2024 waa habeen aan kafakirayo qorsha nolaleedka sida aan udhigi lahaa ilaahay hay fududiiyo🤲🤲
@Kurbo_gaming_x77
@Kurbo_gaming_x77 4 ай бұрын
Allaha kuu fududeyo walalka
@AbdisalanSalat
@AbdisalanSalat Ай бұрын
yali dawanaya 2024❤❤
@blueve.1857
@blueve.1857 4 ай бұрын
Habeen salaasa ah magaalada hargeisa ku dhagaysanaya 29/4/2024
@CaliCabdilahi-x8z
@CaliCabdilahi-x8z 5 күн бұрын
hadad naaxdo jilaal waa cajiib
@MohamettAlu
@MohamettAlu Ай бұрын
Waxaan caawo oo ay saacadu tahey 11:12 daqiiqoh sanadka yahey/8/9/2024😢😢 heestaan xusuus ayey igu lee dahey
@cabasyare7909
@cabasyare7909 4 ай бұрын
9.5.2024 saacadu tahay 23:33:00pm habeen jimce sogaleyso waxan kudhageysanayaa muqdisho amuuraha allah nosahlo dhamanten
@user-dg4wm3cs1v
@user-dg4wm3cs1v 4 ай бұрын
Waa ku salaamay saaxiib.
@CumaristiinSoomali
@CumaristiinSoomali 13 күн бұрын
Ok
@cabdisalaancabdilaahi6354
@cabdisalaancabdilaahi6354 4 ай бұрын
Hbn Arbaca soo Galayso 23/4/2024 Diri dhaba Wxan ku soo jeda Qorshihii Aan Wqtiga Kaga hor tagi lahaa
@user-yd7tr7bt2garaad
@user-yd7tr7bt2garaad Жыл бұрын
Habeen xususleh arbaca 16/08/2023 togwajaale ku barjaynayey
@MKMuzak
@MKMuzak 7 ай бұрын
Wali Alee kumaan nicin Nasiib darose waxay tahay Naftu waanay yeelayn 🥲🥹
@SharmaakeAhmettali
@SharmaakeAhmettali 8 ай бұрын
I listen 29/12/2023 waxan jooga caabudwaq waa malin jume ah
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 10 ай бұрын
Hees xasuus weyn igu leh waxaa iigu horaysay oon dhagaystay heestan 2012 anaga oo gaadhi ku safrayna inta udhaxaysa qabaleyaasha iskoyska barri iyo lebisagaala ee ka tirsan degmada daroor DDS masaafo ahaana isu jira 110km
@raagebusinesscenter1372
@raagebusinesscenter1372 Жыл бұрын
Wah wah
@hamseshukri152
@hamseshukri152 9 ай бұрын
War ninku muxuu gabadha saan ugu galayaa agah
@xaliimomaxamedonlineshop183
@xaliimomaxamedonlineshop183 8 ай бұрын
Hamseshukri hhhhhhhhhhh arinta dhex martay ayaa sidaas ahayd
@cabditashadm
@cabditashadm 8 ай бұрын
Adiga walalaka oo noola nagatisa ma gurasan laheed
@Kurbo_gaming_x77
@Kurbo_gaming_x77 4 ай бұрын
29/4/2024 Caasimada umadda Soomaaliyed muqdisho ku dhageysanayaa✊️❤️
@MohammedBarre-j7o
@MohammedBarre-j7o 4 ай бұрын
Habeen jimco ah 9/5/2024 ilaahow tawfiiqda nawaafaji ❤❤❤
@cabasyare7909
@cabasyare7909 4 ай бұрын
4hours bad iga horeysay sxb
@seidabdi751
@seidabdi751 5 ай бұрын
NAFKU WUXUU KU NEGI YAHAY NEECAWGA WEEYEE!
@axmednurali
@axmednurali 3 ай бұрын
26/5/2024 habeen isniina dhageysana joogo Mogadishu gar ahaan dayniile
@MahadCabdi-yp9ib
@MahadCabdi-yp9ib 2 ай бұрын
@zakariaabdi505
@zakariaabdi505 4 ай бұрын
14/5/2024 galab talada ah 18: 37 kampala Uganda ka dawanaya ❣️😢
@MohamedNoor-un3sq
@MohamedNoor-un3sq 2 ай бұрын
hapeen isniina 1:00pm bishu tahay 6/20/ 2024 ❤
@Ayaan-z6o
@Ayaan-z6o 9 күн бұрын
3 September 2024 😮 5:30 pm
@user-dg4wm3cs1v
@user-dg4wm3cs1v 4 ай бұрын
Habeen talaado ah 13 May 2024. Laascaanood Ssc khaatumo.
@muusesiciidjire4609
@muusesiciidjire4609 4 ай бұрын
Malin jimce ah wdank yemen sandk 2024
@BaxasanXasan
@BaxasanXasan 2 ай бұрын
Hestan waxay igu hiraysay 2010 ano carura haben nin qayilya o gadhi wata so racay markas ayay hestan igag dhagtay
@abdelkadirahmad611
@abdelkadirahmad611 29 күн бұрын
Af somaali waaweyn ahaa
@dhashadhalinta-ph7cl
@dhashadhalinta-ph7cl Ай бұрын
Asc asaxabey qisada hestan yahaayo ama garanayo
@user-qf9sj4mu2l
@user-qf9sj4mu2l 3 ай бұрын
Waxan dhagaysanayaa Malin jimce ah 7/6/2024 hargaysa
@MaxamedDeeq-dq6ws
@MaxamedDeeq-dq6ws 3 ай бұрын
29 /5/2024/ habiin arbaco ah guur shegto ay thy 9:15daqiiqo waxaan ku dhageysanaya dalka south africa gaar ahaan magalo xeebtka captown ya sallam ilahow wadanka nabad iyo xasaloni inoga dhig
@MaxamuudCiisecawad-ph7vi
@MaxamuudCiisecawad-ph7vi Жыл бұрын
Yes
@jamilanor653
@jamilanor653 4 ай бұрын
Hiba Nuura io fatxiyo Cabsiye maisku egyihiin mise anaa u maleyo⁉️
@fadxiyaroble4097
@fadxiyaroble4097 3 ай бұрын
Waxaan jooga jabuoti gar ahan balbal 2024 6 9 whti
@HamseMohamed-o5d
@HamseMohamed-o5d 2 ай бұрын
25.jun.6.2024 // maalin zabti ah caasimada hargise
@user-mf7id8ze4y
@user-mf7id8ze4y 3 ай бұрын
Waxan dhageysanayaa malin axada 2/June/2024
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 6 ай бұрын
Waaya waayo
@Deeqacawil-ik6lq
@Deeqacawil-ik6lq 5 ай бұрын
Wfdd😢❤
@cabdikariinlado3556
@cabdikariinlado3556 2 ай бұрын
Habeenkii 2aad ee iidi 17/6/2024
@JimmyRuth-o5s
@JimmyRuth-o5s Күн бұрын
Thomas Ruth Clark Donald Robinson Carol
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 7 ай бұрын
9;2:2024 Habeen jimce ah borama
@ahmedabdi6888
@ahmedabdi6888 6 ай бұрын
1/3/2024 ban xazuuz ahan udhagysanyaa
@Football_highlights271
@Football_highlights271 11 ай бұрын
kalinimo+ hees macaan
@fadxiyaroble4097
@fadxiyaroble4097 3 ай бұрын
2024 6 9 malin axad
@Jamaalabdiow
@Jamaalabdiow 8 ай бұрын
Reerkoonfureedka midhaha mafahmayaan6/1/2024
@Fawziamuuse
@Fawziamuuse 7 ай бұрын
😂😂heedhe waa runtaaye Intan maxa laga wadaa “Wali alee kumaan nicin nasiib darose wexee tahay naftu waanay yeeleyn”
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 3 күн бұрын
​@@Fawziamuuseqisada heesta hadaad lasocatid waad fahmaysaa cabdi qays iyo hiba nuura hore isku jeclaayeen, dabadeedna markii danbe calaf iskumay yeelan hiba nuura waxa guursaday cabdi qays walaalkii beri danbe ayaa cabdi qays walaalki intuu dabada aaday ayaa la waayey mudo badan muu soo hadlin, dabadeedna hiba nuura ayaa cabdi qays ku leh walaalkaa la waaye awalba inaga is jeclayne wax ila qabo ,Isna wuxuu leeyahay gabadh walaalkay qabaa tahee iminka waxba kula qaban kari maayo "wali alle kuma nicin, macnaha wali anba waan ku jeclahay laakin nasiib daro waxay thy naftu waaney yeelayn macnaha gabadh walaalkay uu qabo hadaan guursado armuu hadhow soo hadlaa ama soo noqdaa markaa waa ceebe iga wareeji😅
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 3 күн бұрын
​@@Fawziamuusewuxuu ka wadaa wali waan ku jeclahay aniguba laakin nasiib daro waxay thy naftu waaney yeelayn macnaha gabadh walaalkay qabo qalbigu isiin maayo inaan guursado
@FaadumoFanka-wj2no
@FaadumoFanka-wj2no 3 ай бұрын
Haben arboco ah bishinu thy 11 2024 waqti aan exkaygii kala .aqanahay dagal ilahayow isukayo soo ceeli😅😅😅😅😅
@HalisTa..22
@HalisTa..22 3 ай бұрын
Wali allee kumaan nicin!! Nasiib darrose waxay tahay Naftu waanay yeelayn!! Naagtii uu walaalkaa!! Shalay qabay ninked noqo Kii oon dhimanin oo nool🤦‍♂️ Alla khadhaadhaa hadalku🥵
@jibriilabdishakurali614
@jibriilabdishakurali614 7 ай бұрын
Kanalakii la odhan jirey Galmudug boy, miyuu gubtay xaguu ka dhacay?
@Fawziamuuse
@Fawziamuuse 7 ай бұрын
Mgca ayu badalay walal waa kanaalkan
@jibriilabdishakurali614
@jibriilabdishakurali614 7 ай бұрын
​@@Fawziamuuse May walashayeey kan ama ah. Galmudug boy 2006 ayaa la sameeyey, halka kanna 2022 la sameyey ama Galmadugu Boy wuxuu haystay ku dhawaad 400kun oo subscribe kana 30k. Isku mid maaha markaa walaal
@mahrezyare233
@mahrezyare233 2 ай бұрын
Galmudug boy wax la yirahdo ma jiraan ee mudug boy dheh
@SayidMaanka-rf2wr
@SayidMaanka-rf2wr 10 ай бұрын
AHN
@xaliimomaxamedonlineshop183
@xaliimomaxamedonlineshop183 8 ай бұрын
Inkasta oo ay naxariis rabaan marwalba lkn Way noolyihiin labaduba caafimaad iyo cumri wanaagsan alaha siiyee
@JubboJalaalo
@JubboJalaalo 7 ай бұрын
𝚑𝚊𝚋𝚎𝚎𝚗 𝚡𝚊𝚜𝚞𝚞𝚜𝚕𝚎 23/01/2024
@xaliimomaxamedonlineshop183
@xaliimomaxamedonlineshop183 8 ай бұрын
Ninka channel kaan gacanta ku haaya MUDUG BOY ma yahay horta ???????🤔🤔🤔
@Mudugboy1
@Mudugboy1 8 ай бұрын
Maya walaal Mudug Boy maaha ee muuqaladisa ayaan soo Galiyey
@xaliimomaxamedonlineshop183
@xaliimomaxamedonlineshop183 8 ай бұрын
@@Mudugboy1 ok mahadsanid
@Mudugboy1
@Mudugboy1 8 ай бұрын
@@xaliimomaxamedonlineshop183 adaa mudan wll
@engneerismaaciil1406
@engneerismaaciil1406 6 ай бұрын
​@@Mudugboy1 war ninki mudug boy war maka haysa
@dukaamaysom
@dukaamaysom 6 ай бұрын
old is gold
@MubYus
@MubYus 4 ай бұрын
Hiba Nuuura.. ayaa ugu cod macaaaan.
@user-jj6id2nm2e
@user-jj6id2nm2e 9 ай бұрын
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 72 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,7 МЛН
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Russo
Рет қаралды 23 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 122 МЛН
heestii adumbaba gabadh yahay abdi qays iyo hibo nura
9:05
QAADIRI
Рет қаралды 488 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 284 М.
HEESTA XAMDI, AUN M AXMED KULUC IYO AUN SAADO A WARSAME
11:15
Arrale Media Production
Рет қаралды 59 М.
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 72 МЛН