SABABAHA IGA MASH QULIYE YOUTUBE KEYGA IYO MUHIIMADA AN SOMALIA U IMAADE

  Рет қаралды 41,120

KOKO BULLE

KOKO BULLE

Күн бұрын

Account name Yasmin Foundation
Account number 33986333
Premier bank
Account Yasmin Foundation
Account number 020300954001
Dahabshiil bank
112104408
gofund.me/3456...
Evc 712 *771799099$#
799*33986333$#

Пікірлер: 910
@KOKOBULLE-it5so
@KOKOBULLE-it5so 52 минут бұрын
Waa kanaa link yada iyo meelaha aad ku diri kartaa Account name Yasmin Foundation Account number 33986333 Premier bank Account Yasmin Foundation Account number 020300954001 Dahabshiil bank 112104408 gofund.me/3456... Evc 712 *771799099$#
@Ashasugow99Ashasugow
@Ashasugow99Ashasugow 49 минут бұрын
Kokoye abyo aallah daryeel hasiyo mcnto aniga uma awoodo wansiin lahaa axxx❤❤❤
@meeragalbi6248
@meeragalbi6248 38 минут бұрын
@@KOKOBULLE-it5so inta adi uqawati kabdn jecelnhy inaa u qawano lkn ma awoodo kaliya wxn siin kara doco adgna allh kula garab galo mcnto ❤️
@maanlaki8796
@maanlaki8796 38 минут бұрын
Evc wll sidan sax miyaa malagu so diri kara
@calicad1006
@calicad1006 31 минут бұрын
Thnk u koko, qalbi saafi baa lee dahay❤ we shall contribute insha allab
@baadaayeawdaa5954
@baadaayeawdaa5954 28 минут бұрын
Wx fican baadka hadashay ragii fahmi lahaa allah keeno adne aad baad u mahdsan thy waala qeera Insh allah 😢
@NajmoFaysal
@NajmoFaysal 3 сағат бұрын
Walaahi koko waxay Garat waxay Soomali oo dhan Garanwayday m.a ilaahay Caqligaaga Hakuubarakeeyo Abaayo mcn😢😢❤
@queenfaatma3225
@queenfaatma3225 2 сағат бұрын
Sax
@Zubeir45
@Zubeir45 2 сағат бұрын
@@NajmoFaysal runtii koko kadib waanrajeynaa inay wax isbadalaan
@faadumamohamed3944
@faadumamohamed3944 2 сағат бұрын
Maasha Allah waa gabar caqli iyo naxariis badan
@qweennaaz2316
@qweennaaz2316 2 сағат бұрын
Wlhi saa uoynaye le saiid itagatey koko I feel sorry for this kids wlhi
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 2 сағат бұрын
Haa wllhi😢
@maandeeq2121
@maandeeq2121 2 сағат бұрын
Wllhi ilinta iga imaade koko qalbi wanaag masha allah 😭
@Wllhuudow
@Wllhuudow 2 сағат бұрын
Wllhi shrafey qoraalkaaga markaan aqrinaayey ayaa is celin waayey
@CaabdiraxmanAadan
@CaabdiraxmanAadan 2 сағат бұрын
Inta ooysay like 🎉🎉🎉🎉
@ambassadormohamedalinurame9867
@ambassadormohamedalinurame9867 2 сағат бұрын
Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay 😊
@KOKOBULLE-it5so
@KOKOBULLE-it5so 2 сағат бұрын
Shaqo fiican heysaa ambassador aniga iyo team keyga waan kugu tageraynaa inshallah
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 Сағат бұрын
​@KOKOBULLE❤❤❤❤❤❤-it5so
@mohaabdi8562
@mohaabdi8562 2 сағат бұрын
Somalia qofka xaqiiiqada ka hadla xaladiisa risk Bay usii dhawata koko wll mcn ilahay haku amaaansado adna taxadarka badi 😢 ilmahaaasna ilahay ha garab galo amiiin amiin
@Super_Aic
@Super_Aic 3 сағат бұрын
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️
@CabdirisaaqSuudi
@CabdirisaaqSuudi 2 сағат бұрын
Waa sax
@Omar__farech
@Omar__farech 2 сағат бұрын
صلي الله عليه ؤسلم
@RidwaanTakhaldiiriye
@RidwaanTakhaldiiriye 2 сағат бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
@CabdirisaaqSuudi
@CabdirisaaqSuudi 2 сағат бұрын
Scw
@FadumoMaxamed-h6u
@FadumoMaxamed-h6u Сағат бұрын
Scw Scw Scw ❤❤
@egalabi9724
@egalabi9724 2 сағат бұрын
Koko Bulle waa qof cajiib ah oo damiir wanaagsan leh, ilove you Koko
@meeragalbi6248
@meeragalbi6248 Сағат бұрын
Wlhi ilinta ceshan waayi koko bulle ilhy caqliga iyo garashada haku zaidiyo wx thy qof kudayasho mudan 😢😢
@Abdihashi_qorane
@Abdihashi_qorane 2 сағат бұрын
Qof sida Koko u wanagsan qarnigi halmar ayu soo mara dunidan respect walaasheyda Mahadsanid inbadan!❤
@AkramMoha-vu2oy
@AkramMoha-vu2oy 2 сағат бұрын
Run ahanti dad badan oo Caan aha 1m qof ku xiranthy oo somali jogo waxay qaban waayen baad isbuucyo kuqabatay so keep going caanimada waxay faaido leedahy marka bulshadada wax ugu qabanaysid.
@suhebaadan7409
@suhebaadan7409 Сағат бұрын
Absolutely 💯
@ridwaanibraahimmohamed
@ridwaanibraahimmohamed Сағат бұрын
Wlhy waan ilmeyey inkastoo aan la ilmeye marknku arky tiktok waa run kumataryso casino hadan eegan dadka bartaa kugadhsiye waxaad noqonaysaa xawaan am kiish dabada kadaloola oo aan waxba laga fa.iidan Koko please please anagadaa jalanjiyada oo noosodhig sida video ookale oo bulshadan bargain unoqonysa bashal 🇲🇾 bay inoo ahanyesaaye allah ku xifdiyo wll qali waxatahy bilsodhalnysa ee allah kaa xifdiyo dhaman waxkasta
@maryancabdi116
@maryancabdi116 3 сағат бұрын
Allow isiii lacag aan ku caawiyo dadkaan dhibaateesan oo aan Mar weliba dhibaatadooda la ilmeeyo😢❤
@FadumoMohamud-re9ym
@FadumoMohamud-re9ym 2 сағат бұрын
Aamiin yaarabi 🤲 ♥️ ❤️ 💖 😢😢😢
@Wllhuudow
@Wllhuudow 2 сағат бұрын
Uniyeeso bes shrafey intaas ayaa ku filan okey 😊
@maxamedyare4429
@maxamedyare4429 2 сағат бұрын
Aamiin
@Mulkiyeyyyyy
@Mulkiyeyyyyy 2 сағат бұрын
Aamiin yaa rabi😢
@QadroSalaad-s4s
@QadroSalaad-s4s 2 сағат бұрын
Amiin yaa rabi walaahi ani xitaa waan jeclaan lahay Inaan caawiyo balse ma awoodi 😢
@bardaaleabdi285
@bardaaleabdi285 45 минут бұрын
Woow Mashallah thé is super video ilike hanbalyo walalo from Dijbouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥇
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 3 сағат бұрын
Uma maleyn dooni gacmahan quruxda bdn iney dhaafi doonaan saliga nabiga scw 🕋😘😍
@AYNIABDIYUSUF
@AYNIABDIYUSUF 2 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@ShamsoAbdullahi-r8h
@ShamsoAbdullahi-r8h 2 сағат бұрын
Sallaahu caleyhi wasalim ❤❤❤
@SacdiyoXuseen-q1n
@SacdiyoXuseen-q1n 2 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@NasteexaAbdalla-z9t
@NasteexaAbdalla-z9t 2 сағат бұрын
Scw😊
@nathifamursal1425
@nathifamursal1425 2 сағат бұрын
Scw scw scw scw ❤❤❤❤
@hodanahmed4877
@hodanahmed4877 Сағат бұрын
Koko wan kugu oga qalbi wanaga iyo waxd ku fikirisysid hore u soco wllo miisanka xasanadka alle ha kugu daro ❤
@marwaibrahim5811
@marwaibrahim5811 2 сағат бұрын
Inta ila oysay like 😢👍 koko gabar malaria badan manshalaha we love you abyo keep going
@UmuMaida99
@UmuMaida99 2 сағат бұрын
Wlhi wan ilmeeyay waxan soo qoro xita ma garanaayo allah ku barakeeyo queen Koko boqoradeyda❤👸😢😢🙏🙏
@Bahjoabdirizakxussen-ls7nz
@Bahjoabdirizakxussen-ls7nz Сағат бұрын
Dadkoo dhan mee koko oo kle mee iska noqdaan ama sideeda oo kle ufikiraan wllhi way yartahy qof maanta aduunkana joogo oo sida koko okle ufikiraayo apyo abalkaaga janno alle haka dhigo maanta intaa garatay dad badan magartaan respect 😢 wllhi👸🥹
@aishamohamed6531
@aishamohamed6531 2 сағат бұрын
Hodan naalye da nool waxa ledahay Karti aysan lehen kuwa kula midka ahaa alle haku xifdiyo waxaa na darensisay waxana ku bararugsanen Sido kle waxa iso xasusiyay wlshy aan hada ka hor waynay dhiig mirtadana uqonsatay nolosheda adna allh haku xifdiyo wll kuwi shalay hodan dilay wali way jogan somalia
@dhemaninaqasimali76
@dhemaninaqasimali76 Сағат бұрын
Koko maxaaad ku jeclaatey ayaan is lahaa lkn sababta waan ogaadey caaawa thanks you koko bulle Aniga ardey ayaan ahay weli aniga ayaaba buugagta la ii gadaa shaqa kheyr leh iyo lacag kheyretsan allah isiiyo Waxaan jcelahay oon weligeyba ku hamin jirey inaan noqdo qof caawiya masaakiinta dadka mudan ina la caawiyo riyadaasna allah ii rumeeyo
@YahyeGuuyo
@YahyeGuuyo Сағат бұрын
Sad uqurux badan tahay bad u aqli badan masha allah allaha ku guleyo
@ashaabdulahihassan
@ashaabdulahihassan 3 сағат бұрын
Waa jeclan laha inaa caawiyo lkn ma aawodo ilaah ha ku xafido abyo😢😢
@Wllhuudow
@Wllhuudow 2 сағат бұрын
Wax walba waa niyad okey
@SacdiyodaudQasim
@SacdiyodaudQasim 2 сағат бұрын
Sidokale 😭😭
@ashaabdulahihassan
@ashaabdulahihassan 2 сағат бұрын
@@Wllhuudow ok wll
@Muxsinahmedgaashaan
@Muxsinahmedgaashaan 3 сағат бұрын
Waaba soo gashay aan kusalino xabiibkeena scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@SmilingAirboat-ky2dk
@SmilingAirboat-ky2dk 2 сағат бұрын
Scw
@ShamsoAbdullahi-r8h
@ShamsoAbdullahi-r8h 2 сағат бұрын
Sallaahu caleyhi wasalim ❤❤❤
@Ĺaylamaxamed-g8q
@Ĺaylamaxamed-g8q Сағат бұрын
Caawa koko iyo team keedaba emotional wada noqonay koko waa gabartii bulshadeeda wax ka badalilaheed illahay haku sharfo maalikadeena qof kastoo caawimaad ubaahana illahay wax lama ahan😭😭
@FaaraxWarfaa
@FaaraxWarfaa 3 сағат бұрын
Gabadh wax baratay waa bulsho wax baraty noolow inti nololi jirto wlashey ❤😊
@sumayoosmanchannel
@sumayoosmanchannel 2 сағат бұрын
Aad io aad😢😊❤
@ameyra1
@ameyra1 2 сағат бұрын
Qalbiyeey saa kusugaayey😭😭❤️🫶finally im happy to see you again
@CabdinasirCabdirahman-h2e
@CabdinasirCabdirahman-h2e 2 сағат бұрын
M.a wxaa imady gabadhii badali lahyd dadka qaar arintan xanuun wye wllhi 😢😢😢😭😭😭😭
@MaxamedkahiyeDhignaas
@MaxamedkahiyeDhignaas 2 сағат бұрын
Kooko buulle maashaallaah ilaahey ha ku asturo aakhiro iyo aduunba
@ayuubjeylaani1065
@ayuubjeylaani1065 2 сағат бұрын
Koko buule runti shaqo fiicana qawatay mida waaku saxan tahay dhiira gilinta iyo sadaqada iyo xasuusta allh waa muhiim inta iyo in ka badan waka sugena insha allh wll mcn ❤❤❤❤
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 2 сағат бұрын
Yasmin Foundation shaqo fiican ayeey wadaan waana waajib in la taageero, adigana mahadsanid!
@haruunbey2203
@haruunbey2203 Сағат бұрын
Koko inten ayn ku jecelhy Aniga Wlhi marka dhahayo gabdhan wa gabar wngsn wa San Ilhy haku xafido abyo mcn 😢🥹😭🙏
@NasteexaAbdalla-z9t
@NasteexaAbdalla-z9t 2 сағат бұрын
Kokoyeyy abayo wllh madaxa isarantehe tagerinimadadana kuman qasariin ilove you so much abayo❤😢
@Yuukey011
@Yuukey011 Сағат бұрын
Koko Rabigii samawaadka iyo arladha abuuray haa ku jeclaado. “GABAR WAX BARATAY WAA BULSHO WAX BARATAY” masha allah ❤️
@asaidiyare7563
@asaidiyare7563 2 сағат бұрын
Wlhi abayooh waad iga ohinsisay caawo respect 🙏
@sacdiaxasan1169
@sacdiaxasan1169 39 минут бұрын
Qof kasta adi cml uma caqli iyo garasho badno Allaha ku xifdiyo❤️ i cried so hard wlhi 😭
@cusmaanyarow2108
@cusmaanyarow2108 2 сағат бұрын
Boqorada geeska Africa guuleyso walaasheyda qaali mahadsanid
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 3 сағат бұрын
Guulayso wll koko gabar aad noogu weyn ayaad tahay wax qabadkaasi waa mid lagaa filayey alle ha ku barakeeyo Alxamdulilaah wllhi maqal iyo dhaayaba waa qabnaa iyagane alle ha u soo celiyo🤲😰
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 40 минут бұрын
Somalidu waa dad 100% og inay qabyaaladu xuntay hadana 100% ku dhaqma waxa sidaa inoo galay waa qabyaalad midba ka kale xaasidayo oo u dhulka la jarayo waxaynu maraynaa waqtigii andalus iyo tataarkii oo kale Inaynu inagu is gumaadno aakhirka inta yar ee soo hadhayna laga faraxasho waato cadow badan ayaynu leenay
@Fatxiya-ky6jb
@Fatxiya-ky6jb 2 сағат бұрын
Aniga xitaa 13sano ka dib ban Somali ku noqday waxan iyo wax ka daran waa arkay lkn codkeyga meel dher ma garayo 😭😭 ilahey wadanka ha noo hagajiyo waxan ey iska indho tiriyan ilahey ha tuso 😭😭😭😭
@RuqiyoIbrahim-pl2sn
@RuqiyoIbrahim-pl2sn 2 сағат бұрын
Koko walshey waxad kahadashay mawduuc xasaasi ah I like inad arki donto commentigeyga but Mawduucan aya ah mid muhiim u ah bulshada coz ilmahan naftigoda wexey leyiin xuquuq waxan rajeynaga farintada iney dowlada garto si caruurtan mustaqbalkoda loga fakaro Aad baan kuu so dhaweynaya ruzeyqa fro degmada afgoye❤️ lower-shabeelle ❤
@IsraMahamoudMoussa
@IsraMahamoudMoussa Сағат бұрын
Koko iyo wallashed wa dad fican oo bolshada sosocota rabta inay wax ka badalan Machallah ❤
@SaxardiidXasan-k9z
@SaxardiidXasan-k9z 2 сағат бұрын
Koko naxariis tii oo aduunka lakeenay walaahi ballaahi ❤❤❤ hora usoco Koko bulle
@yahyayasin1861
@yahyayasin1861 2 сағат бұрын
Mahadsanid koko wax yabo badan oo ardayda dhagoolada ka maqan aa iftiimisay hal mida kugu darsana dowlada kaliged ya lagu fiirsan shacabka ha is xilqaamo us dhalinyaro ahaan ❤
@RiyanAxmed
@RiyanAxmed 2 сағат бұрын
Koko abaayo hor Mar wacan intaas in ka badan ayaa dalka hooyo u qaban karataa ee ku soco caruurta in aad cawiso io in aad bulshada kula wadagto waa wax aad io aad u fiican abaayo inoow inta ay nolol jirto nolosha kuma ciiso koko bulle❤❤❤❤❤❤❤
@SiciidaAxmed
@SiciidaAxmed 2 сағат бұрын
Walaahi qalibigaga waa uu jilcsanyahay hada markan Soo qorayo qaraalkaan waan limaynayaa wanaankula qiirooday
@Bilanbaari-c4w
@Bilanbaari-c4w 2 сағат бұрын
We love you koko diyaar Ayaan unahay kaqaybqaadashada cawimaadooda oo adigu aa diyaarisid barnaamij lagucaawiyo
@umuomar1782
@umuomar1782 2 сағат бұрын
Hada ayaa ilinta ceshawaye Ilaahey olada noo xafid 😢😢😢
@AlvaroYaya9
@AlvaroYaya9 Сағат бұрын
Sidaan waxa sameyn karo kaliya qof duceysan Alle u naxariistay damiirkisa nool ALLE HAKU XAFIDO KOWTHAR MOHAMUD BULLE.
@Ahmedlajoya10
@Ahmedlajoya10 2 сағат бұрын
Walhi m.a koko caqli iyo qalbi wanaag isku darsaty Quruxley m.a ilaahy hakuu siyaadiyo❤❤❤❤❤❤❤ Aakhirana jannatul firdowsa haku geeyo saa dadka u caawinayso m.a❤❤❤
@HooyoMcn-x2o
@HooyoMcn-x2o 2 сағат бұрын
Sbbta aan ku tageero weye in aad tahay qof damiirkeedu nool yahay o cad cad ❤hore usoco Wlshey ❤
@abdullahi-ibra
@abdullahi-ibra 2 сағат бұрын
Guuleyso apaayo koko wanaagaaga wuu muuqda really masha allah😍
@Zamzam-t4j
@Zamzam-t4j 33 минут бұрын
Ilhay haku xfdo qali
@Amalmaxamad-mu4rx
@Amalmaxamad-mu4rx 2 сағат бұрын
Wlshy koko qalbi wanaag allah kuu siyaadiyo caqligaaga Waan rajaynaya inaan maalin un kula kulmo wlshy from jigjiga dds
@Somali24.
@Somali24. 26 минут бұрын
Gabar walba oo somali ah koko ku dayo wayo nafteeda ayey qiimaisay kabacdina bulshadeyda masha allah
@istarmaxamedbare470
@istarmaxamedbare470 2 сағат бұрын
Queen of Queens ❤ Waxy garan waye kuwa kle baad garaty allaha garashada haku siyaadsho abyo halka kasi wad role model baa ithy somalina ina unoqota rajeyna i.a❤
@naciimadaacad
@naciimadaacad 2 сағат бұрын
arntaa sobandhigty mid guuleysato illaahey hakadhigo amiin aamiin amiin yarabi😢
@ikraamboy5702
@ikraamboy5702 3 сағат бұрын
M.a m.a m.a 😢❤ qofta kaliya nolosha wx bdn ka og abyoh alle hakaa jasa mariyo 😢❤
@Dhaansuge275
@Dhaansuge275 Сағат бұрын
The result when we made the right person famous
@QueenFaatuush-s2j
@QueenFaatuush-s2j 2 сағат бұрын
Mashaallah koko naxariisbadan cimri dher allh kusiiyo abaayo iyo cafimad 😭🥰👏
@fariidainahaji9650
@fariidainahaji9650 2 сағат бұрын
Koko caawa emotional 😢 😭 💔 😢ba inaga dhigteee insha allah waxan awoodo waan ku saacideynaaa sadaqa yaraan malahne
@qadroali1997
@qadroali1997 Сағат бұрын
Koko wllhi madax dalka garan weyday Ayay gararatay wllhi Allah ku xifdiyo Abyo
@Munasar17
@Munasar17 Сағат бұрын
koko runtii meel dheer ayey kafikirtee ilahi hakudaayo caqligaa ❤
@mariamhazzan1103
@mariamhazzan1103 2 сағат бұрын
I'm agree with u habibt ❤ u made me cry 😢 😭 but it's okay it's gonna be KHAIR inshallah ❤
@mohamedgabow7312
@mohamedgabow7312 Сағат бұрын
Best lady ever keep going siz mcn...actually caanimathatha luguu maqasaarin❤
@SalmoSiman-cs5tx
@SalmoSiman-cs5tx 2 сағат бұрын
Guys muqaalkan aan meel dheer garsino xitaa haddaa awodin inaa cawiso uducey because ducada waa waxa ugu quruxda badan ee qof walalkaa ah aad usamekarto 🥺
@NourLegend77
@NourLegend77 25 минут бұрын
😢❤ Allah ha caafiyo Caruurtaas iyo inta xanuusan oo baahiyaha qabta
@Wllhuudow
@Wllhuudow 2 сағат бұрын
Guuleeso waan ogahy inaad dadadaaleeso oo wax qabaneeso dadka caanka waxa bdan ayaad dheer thy waa sabab taan 😊Mhadsanid 😊
@muhiyoarab2207
@muhiyoarab2207 2 сағат бұрын
Hodon naleye labaad ba somalida uso baxday. Wa muqaaal qiimo badan runtii
@FaraxDahir-qp5hp
@FaraxDahir-qp5hp Сағат бұрын
Wllhi Waa ilmeyeyy😢 Runtii Koko waa Gabdh Caqli badan O Damiirkedu ShaqaynaYo😢fiiri dheerna leh m.a Wa gabdh Kudayasho Mudan Barara rujina karta dad Badan ❤wa Mahadsan Tahyy Hpptih
@asc5398
@asc5398 Сағат бұрын
Somaliyey koko plz garis 1 million
@SimranAbdiNor
@SimranAbdiNor 2 сағат бұрын
M.a boqorada caqliga u saaxibka ah dawlada waxay garan wayen ba garaty keep going abyo 😢❤
@ridwaanibrahiim7760
@ridwaanibrahiim7760 Сағат бұрын
Wlhi waxa tahay gabar aqli badan illaahay ha ku siyadiyo abayo wana kugu tagersanahay waxadna na tustay in naxariista ay tahay dabecadada iyo dhaqankaga keep going my sis 🙏 🙏 🙏
@SumayaAbdi-p6j
@SumayaAbdi-p6j 2 сағат бұрын
M. A koko waxad tahay gabadh caqli badan waxad garatay waxay garan wayeen dad badan oo cana alle haku xifidiyo aabayo❤
@samdasummar501
@samdasummar501 Сағат бұрын
Koko Bulle we made the right person famous wallahi so proud of you huno ❤❤ Also we should make ASL a stable course in schools deaf and blind people should be treated as normal people pleasee add that thankyou so much and i love you ❤
@YahdiinkaBaryare
@YahdiinkaBaryare 2 сағат бұрын
Koko.Abayo.Dowlad.wangzn.iLahey.Hanasiiyo,Aamin🤲
@cabdiqays0423
@cabdiqays0423 35 минут бұрын
Mnzha Allah wllo ilahay haku xiftiyo akhiro iyo adunba hore u soco koko
@ZadiiqApdi
@ZadiiqApdi 2 сағат бұрын
Koko masha alaah ilaahay khayr hakuugu bedelo lacgtaada
@hiboabdi9784
@hiboabdi9784 Сағат бұрын
Koko you are so kindhearted ❤❤😢
@queenmarinya3927
@queenmarinya3927 2 сағат бұрын
Mash allah. Koko ilahay Garadkaga ha Ku siyadiyo abayo walahi wan oyey cawa aniga waxan Ka cawada xanon yar aan ganin markan cawo kaficnado lkn walahi adunka walakala Daran yahay alxm alxm alxm yarabi 🤲
@CUMEERMOHAMED-y5l
@CUMEERMOHAMED-y5l 39 минут бұрын
M.a garabkaaga Allah hagalo wlshy mcn
@AsiaCali
@AsiaCali 2 сағат бұрын
Walhi wan ilameya ilahayowo lacaga isi ana ku cawiyo dadaka dhibatesana yarabi 🤲😭🥹😭💔
@qeriyayasin4141
@qeriyayasin4141 42 минут бұрын
Masha Allah walal qali ah ❤❤❤❤
@DHUUBO-e8w
@DHUUBO-e8w 2 сағат бұрын
Wllhi wax in laga hadlo mudan ayaad so bandhigtyy koko❤😊
@sagalahmedcade834
@sagalahmedcade834 Сағат бұрын
Masha allh kokoo qalbi wanaag😢😢😢😢👍🏻
@NimcaAbdimaxamud
@NimcaAbdimaxamud 2 сағат бұрын
Wlhi naxaristi o qofa weye koko kumanan qof wax ey garan wayeeen bey kahadashay manta waxana rajeyna in jwb dag dag ah laga bixin dono lana siin dono wax xuquuqda ey wadanka kuleyhin😢
@fathidiamond7821
@fathidiamond7821 Сағат бұрын
Haa walhi😢
@Asas_Sheikh7684
@Asas_Sheikh7684 Сағат бұрын
Ma Sha Allah walalo abayo Koko. Ilahey haa ku barakeyo sida aad bulshada o wacya gelisay. Thank you very much. Lets please continue supporting that Foundation to supplement what sister Yasmin has initiated. Koko fadlan drop the link or the bank account details in the comment section for easier access.
@SamruuAhmed-ix6ij
@SamruuAhmed-ix6ij 2 сағат бұрын
Aad Ayaan ugu farax sanhyy sida quruxda badan aad noogu so gudbisay Keep going abaayo 😊❤❤
@abdirashidabdi272
@abdirashidabdi272 Сағат бұрын
MasHallah Wlshey koko Aqliga Allah haku barakeeyo❤
@MohamedAhmed-sk4be
@MohamedAhmed-sk4be 3 сағат бұрын
wa ka xumahay dhibka ka jiro meeshaas ilmahaas ku jiraan😢😢
@DeeqDarajo-y5i
@DeeqDarajo-y5i Сағат бұрын
Koko thnks sidaad Ugu hadashay dhagoola yaalka😢 Xaqiiqdi meel dheer baad wX ka aragtay
@Suheip-zj6be
@Suheip-zj6be 2 сағат бұрын
Inti nabiga jecel scw scw❤❤❤
@NastehahuseinJimAale-zs7ld
@NastehahuseinJimAale-zs7ld Сағат бұрын
Koko dad bdn dhaanta walee m.a apyo ilahay haku dhooro ❤😌
@LajanYuukazi-nm5kb
@LajanYuukazi-nm5kb 3 сағат бұрын
Kusali nabi muxamed sallahu calehim waslam wll qaali okok
@DahirMaxamed-l8v
@DahirMaxamed-l8v 37 минут бұрын
Mashaallaah boqortooyo
@SadiaBillow
@SadiaBillow 2 сағат бұрын
Kokodena mashaallah boqorad wanagsan o naxariis bdn o lawadajeclhy siz hormar wacan kurajeyna walashey adunka farxad kunolow akhirana may Allah grant u to jannatul firdaus Ameen 🤲.be happy always farxadadu wa teyda mcntoo keep going 1M coming soon you dream will gonna be successful soon inshallah my queen.really you are best role model may Allah bless u🤲
@CdulqhiGurey
@CdulqhiGurey 23 минут бұрын
Soomali adoo isbuuc joogto wax walbo arkaty adaaa soomli joogi sacaan Mar hore dadk dhakoolyaasha wax u qawan laheed guuleso
@Odaybahal-i8k
@Odaybahal-i8k 2 сағат бұрын
Waa barnaamij fcn, midna ogaada sadaqa aad bixisay ama qof aad caawisay kama shalaayi doontid ee badal fcn ayaaba heli doontaa
@laylahappy4017
@laylahappy4017 2 сағат бұрын
Wlhy walshy koko waa gabadh yaroo fariid ah ilayhna caqli io aqoon isugu daray guulayso wllo dadka islamka ee waladana caawi waxaad ku dhaanto abaalkaga xag rabi baa ka helaysaye horayna usoco walshy qurux badan ❤🙏👍😢
@nuraawiosmaan
@nuraawiosmaan 2 сағат бұрын
²koko guulayso wll wllhy wxaan umalaynayaa ma arag KZbin bar somlia oo ka naxariis badan
@AhmedHussein-ws3iq
@AhmedHussein-ws3iq 43 минут бұрын
Thank you KOKO. Waxaad nala wadaagtay wax anaga wadanka joogno xitaa oegeyn ama noo muuqanin , sidaa adigabo aadan isdhaheynin balse wane ka qayb qaadanena Instagram allah. Again and again thank you
FROM QOL TO GURI WEYN ALHAMDLULAH NOLOSHA WAA IS BEDEL
21:16
Samia AHMED
Рет қаралды 27 М.
GABAR CAAN AH OO HADDA MALAYSIA IMAADAY AYAA KU JIRTO KASOO SAAR
14:12
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 133 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 79 МЛН
Dr Zakir Naik Program #5 October night #live #zakirnaikbayan
3:05:51
Wey Iga Xanaajiyeen 😡 ROG CADAAGII SOO ROGAAL CELIYEY!
9:19
FILO PART 129
30:03
Abukar Mahdi
Рет қаралды 213 М.
MY ROUTINE IN MUQDISHO iyo MAALINTA GABDHAHA ADUUNKA
9:46
KOKO BULLE
Рет қаралды 279 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA: IRAN | RUSSIA | SOMALIA
29:41
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.