Soomaaliya waxaa Kalia gumeysiga ugu xun ,ayaa ka jirta
@FartaAbdi-yd3wyАй бұрын
Wax kale maqabaan damiir umada lagu nacay
@ShuukowXuseenАй бұрын
Asc
@ShuukowXuseenАй бұрын
Asc
@ShuukowXuseenАй бұрын
Isooqawo
@FartaAbdi-yd3wyАй бұрын
Waxa iga sii daran dad uqdadaas uhaayo ayaa hada dhulkooda udifaacayan federal ba nahay ku leeyihiin askarta ayagaa ubadan damiir umadana waa la isku nacaa wllhi😊
@IbrahimJahuurАй бұрын
Waxaa la ogyahay inaad daba dhilif tihiin weligiin oo liidatiin
@charmarkecabdullahi8765Ай бұрын
Wali godoon ayaa leydin galin cir iyo dhul ah
@charmarkecabdullahi8765Ай бұрын
Waa tuugsanayaan shababna wey ku dhexjiraan waa been
@cadomediaАй бұрын
Waar ninyahow arintani mid idiin shaqaynayso maahan marka kasta waxaad dhahdaan reer somaliland somalinimadii way diiden yaa ku dhahay reer somaliland waa dad somali ah balse maaha reer somalia 🇸🇴 ee waa reer somaliland somali waa mid balse waxay ku kala dhaqan yihiin wadano kala calaamo duwan Djibouti 🇩🇯 waa somali Kenya Nfd 🇰🇪 waa somali somali ethiopia waa somali somaliland na waa somali
@charmarkecabdullahi8765Ай бұрын
Majeceshahay in aan gurigaa hortiisa korton hortiisa ku seexdo ku xaara ku kaadiyo malin iyo habeen ku tuugsado marabtid dadku waxaa ayey idinku nacen