Kooxda Deegaan heesta kacday Kuftay (OFFICIAL VIDEO)

  Рет қаралды 5,130,300

Xusuus media

Xusuus media

11 жыл бұрын

Kooxda Deegaan ayaa Muqdisho ku soo bandhigay hees dardaaran iyo hogo tusaaleyn u ah Madaxweynaha dalka Mudane Xasan Sh Maxamuud

Пікірлер: 1 700
@imzimraan239
@imzimraan239 3 жыл бұрын
2021 ayaa jooga ☝️ hesstan wn jeclahay 😍💯 from Djibouti 🇩🇯🇸🇴
@ifraaxraage7952
@ifraaxraage7952 2 жыл бұрын
Gp0p3l4kTK4u46a6470v7g7ptppypiyiyiyyyutþ045858tttrtt7t7ur pģotktjyjtjfgjtuthf z
@deeqodaahir-in3ls
@deeqodaahir-in3ls 5 ай бұрын
Yaa ila midah 2024 in badan waa maqalay heesta
@mkhmahamud2394
@mkhmahamud2394 Ай бұрын
Too late
@user-ci6cr9wp9g
@user-ci6cr9wp9g 15 күн бұрын
Ani 😂
@user-vd2iq4ix8k
@user-vd2iq4ix8k 10 күн бұрын
In aan laparotomy dhaagYsto Usoo radiYaY Lkn maxaY kugu Talaa aan qiroodaY😢😢😢😢
@abdimajiidcilmi723
@abdimajiidcilmi723 2 жыл бұрын
2022 qofka fiirsanaya marka la doortay xurmad badane madaxweyne hassan sheikh mohamud like saar🇸🇴🙏🙌
@abdimuncim
@abdimuncim Жыл бұрын
Ani 2023
@mohammedeeqibrahim8335
@mohammedeeqibrahim8335 Жыл бұрын
Mxaa isku tihiin Hassan
@Tutulisho
@Tutulisho Жыл бұрын
2023
@user-jp6oe6pd5l
@user-jp6oe6pd5l 8 ай бұрын
​@@mohammedeeqibrahim8335Wqqqqqqq😮inp😊 AA😊
@kinghunterhaaland4969
@kinghunterhaaland4969 5 ай бұрын
2024
@mohamedawil8994
@mohamedawil8994 2 жыл бұрын
Yaa hestan dhageesan doono asigo hassan sheikh maxamud so laabtay like isii hanbalyo madaxweyen
@muadabdirizak
@muadabdirizak 5 жыл бұрын
Heestaan sidaan u macaan Abwaanki sameeyay ee Abwaan Maxamuud Cabdullahi Ciise(Sangub) maantu geeriyoday Allaha u raxmado😭🇸🇴
@daadirdaadir5629
@daadirdaadir5629 5 жыл бұрын
Allah u naxariisto abwaan naku qaali ahaay
@araleisak4048
@araleisak4048 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto aamiin
@abdirahmanabdullahi539
@abdirahmanabdullahi539 2 жыл бұрын
Allaha unaxaristo
@farhiahassan6373
@farhiahassan6373 2 жыл бұрын
Ameen yarabi
@tuugsigajoojidiraacoowruun3994
@tuugsigajoojidiraacoowruun3994 2 жыл бұрын
ol9
@hoodomohamed9350
@hoodomohamed9350 2 жыл бұрын
Hassan Sheikh markale ayaa madaxweyne loo doortay 15/5/2022 heestana isaga loo samyay 2012 ♥️🥰. Hambalyo mudane markle Hassan, Mahadsanidin fananinta reer jabuuuti inta nool Allha usiyaadiyo inta dhimatayna AUN😢❤️ abwaan maxamuud cabdullhi ciise (sangub) oo mirahan qurxoon sameyay, laxaneyay heestan AUN.😭🙈
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 4 ай бұрын
dalxureye✍️❤️
@mohamedabdullahifarah4343
@mohamedabdullahifarah4343 2 жыл бұрын
After five and half years H.E Hassan sheikh mohamud has elected the president of Somalia again Hambalyo md madaxweyne 🙌🇸🇴✅
@lechimiste3547
@lechimiste3547 2 жыл бұрын
🇩🇯🇩🇯❤️❤️🇸🇴🇸🇴
@foosmaxamed7245
@foosmaxamed7245 2 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤩😍
@hassanmahamud4944
@hassanmahamud4944 Жыл бұрын
​@@foosmaxamed7245
@shaaficiqabrigale2283
@shaaficiqabrigale2283 Жыл бұрын
Yesssss🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-rj9ln2cy5h
@user-rj9ln2cy5h 11 ай бұрын
I'm from Djibouti 🇩🇯 and I love Somaliland and Somali people ❤❤❤ #WE ARE THE BROTHERS
@missneehamissneeha8511
@missneehamissneeha8511 11 ай бұрын
No somaliland only soomalia 🇸🇴🇩🇯❤
@user-rj9ln2cy5h
@user-rj9ln2cy5h 11 ай бұрын
@@missneehamissneeha8511 Jamais de la vie frère tu te trompe sxb donc va faire fondre
@momedmina9197
@momedmina9197 10 ай бұрын
​@@user-rj9ln2cy5hwar from Djibouti mahine hadad idoor tahay hanagu daba dumane Anagaa 😂😂
@kaderabdi809
@kaderabdi809 2 жыл бұрын
Abwaan singub alle ha naxariisto 😭 Abwaan Soomaaliyeed oo dhaxal ka tagay Usoo duceeya
@xuskaxaaji609
@xuskaxaaji609 Жыл бұрын
kooxda deegaan 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 ❤❤❤ sharaf baan ayaa nii heeynaa hadii nahay umada soomaaliyeed ❤❤❤
@waxsoosaar
@waxsoosaar 2 жыл бұрын
SOOMAALI HESHIIS AH 🇸🇴🤝🏾🇸🇴 DUNIDANA HESHIIS LA AH. GUUL & GOBANIMO! MUDANE XASAN SHEEKH GARABKAADA ALLAHA GALO. XILKAA CULUS EE LAGUU IGMADAYNA ALLAHA KUGU GUULEEYO. MAAMULE, MIDEEYE, MAAREEYE, MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD SOO NOQOSHO WACAN. SOOMAALIYA HA NOOLAATO! SOOMAALIYA HA ISRAACDO!! 💙🇸🇴💙 ALLAAHU AKBAR ✊🏾 ALLAAHU AKBAR ✊🏾✊🏾 ALLAHU AKBAR ✊🏾✊🏾✊🏾
@mandekwarfa4817
@mandekwarfa4817 2 жыл бұрын
2022 After 8years...ninka sari lahaa ayaa so noqday Sir Hassan-S-Mahamud from Djibouti🇩🇯
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 2 жыл бұрын
Walaalaheena somaliyeed ee gobta ah ee reer jabuuti sidaad umada somaliyeed u jeceshahiin wlhi waa la ilmeeyay 😥😥😥😥😥😥😥😥😥
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 3 жыл бұрын
Abwan Sangud rabi hau naxaristo😢ereyo cajibu no rebay viva Somali wayn🇸🇴🌍❤
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 Жыл бұрын
legend samale 😂
@haykalak7375
@haykalak7375 5 жыл бұрын
Ilahy ha u naxariisto abwaan sangub wuxu ahaa qof jirtaanka umada somaliyeed. U halgamay wuxuu ahaa tiir dhexaad zuuganta
@cabdiraxmaancabdilaahi9737
@cabdiraxmaancabdilaahi9737 5 жыл бұрын
wllahen reer jabuuti waa dad weli jecel somalinimada wlh allow idin xifdi
@40156
@40156 8 жыл бұрын
i like heestan, kariimkaan anana barinee Allah ha ka dulqaado dalka somalida dhibta Big love from hargeisa S/L
@anigawaaye7933
@anigawaaye7933 2 жыл бұрын
Who is watching after he was elected again for the second time as a president of Somalia! Congratulations our new president! May Allah help you with the responsibility Aamiin Yaa Allah. Let’s move forward, because that is how the developed countries become successful by moving forward and not backwards!
@maryaanali4401
@maryaanali4401 2 жыл бұрын
Anigaa😂
@ogaalsanmedia2214
@ogaalsanmedia2214 2 жыл бұрын
Inta soo booqatay kadib markuu mar labaad xasan sheekh madaxweyne noqday like 👍🏿
@user-xj2hp8to5k
@user-xj2hp8to5k Жыл бұрын
2023 yaa ila daawanaya guul madaxweyne dalxoreeye Hasan shiikh 🇸🇴🥰🇸🇴
@MohamedAhmed-zm1tf
@MohamedAhmed-zm1tf 10 жыл бұрын
Heesahii wadaniga ee kacankii ban so xasustay reer jabuuti hadan nahay somalia kor hanoqoto ayan lenahay insha alaah
@ayanledangarad9033
@ayanledangarad9033 10 жыл бұрын
oo jabuuti makacaan bay lahaan jirtay bro mise kii somalia ayaad sheegaysaa
@omarmohamoud5892
@omarmohamoud5892 5 жыл бұрын
Thankz walaalkey mohamed. Love hiil walaal/ from Beledwayn.
@soulamina8394
@soulamina8394 4 жыл бұрын
@@ayanledangarad9033 jahile ba tahay gacanka Bada case ma ada joogo
@ahmeddauud7112
@ahmeddauud7112 4 жыл бұрын
@@ayanledangarad9033 dhilooy, kacaanku Somalii oo dhan ayuu ka dhexeeyey.
@noonanoona2145
@noonanoona2145 4 жыл бұрын
ameen
@abdiazizqorane5652
@abdiazizqorane5652 8 жыл бұрын
Sangub waa abwan ilahay maskax siiyay. waxan ka yabay waxa eray uu mesha isugu keenay ee dhaqamada somalida ay ciyaarto oodhan ka kooban, waxaa la sheegaa inuh xifdiyo gabayadiisa iyo heesaha usameyo ee uusan iloobin runtii waa haybad ilaahay baxsho Sangub wan taageeraa waayo waxuu ka hadlaa markasta Isku duubni iyo Midnimo. MAXAMED CABDULAHI CIISE SANGUB. Noolow.
@nordicsom5947
@nordicsom5947 6 жыл бұрын
Sxb anigabo waan layabay walahy waan mid aan layabanahay
@zohorbintmohamed2909
@zohorbintmohamed2909 6 жыл бұрын
Walhy heestaan wa midho dhaxal gala allh hacaafiyo abwaan sangu walhi wa Nin adag manshaa allh
@liibanaxmed2236
@liibanaxmed2236 6 жыл бұрын
Raadiyamuqdish0
@husseinyasin6466
@husseinyasin6466 5 жыл бұрын
adeer sangub la yaaban tahay ee abwaan cali sugule dun carbeed ma maqashay waxaad hees wadani maqashay isagaa sameeyay
@ninweynweeyaan4024
@ninweynweeyaan4024 4 жыл бұрын
Alle haw naxariiisto janadi haka waraabsho,😪😪
@osmandjama9997
@osmandjama9997 5 жыл бұрын
Viva walalaheen somalia illahaw nabad
@noonanoona2145
@noonanoona2145 4 жыл бұрын
nabad iyo midnimo
@tuugsharafleh1001
@tuugsharafleh1001 2 жыл бұрын
Aamiin
@tuugsharafleh1001
@tuugsharafleh1001 2 жыл бұрын
Aamiin I.a
@aaminocali4939
@aaminocali4939 Жыл бұрын
Aamina Yarabi from muqdisho 🇸🇴🇸🇴🤲🤲❤🇩🇯🙏
@sumayosiidcali2866
@sumayosiidcali2866 Жыл бұрын
Somali ha noolaato 🇸🇴😩🥺
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 5 жыл бұрын
Mashallah Tabaraka Laah Abwaanka Sharafta iyo Cisada leh ee Abwaanka wey waa Dadka ka Haraay inta Xalaasha ah ee Maadi iyo Diinba ku Danbayso ee wadaniga ah ee wadankisa Dalkiisa iyo Diintiisaba Jecel Allaha Xafido Sankub Amiin.
@Khader315
@Khader315 5 жыл бұрын
Abwaankii heestan curiyey waa inaga dhintay allow ku naxariiso maxamud cbdilahi sangub 2019
@yaabtv3028
@yaabtv3028 5 жыл бұрын
Alloow kuu naxariso
@nalkanaftauroon4037
@nalkanaftauroon4037 5 жыл бұрын
Ameen 😭😭😭😭😰😰😰🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@moismail6233
@moismail6233 5 жыл бұрын
Watching from Mogadishu 2019😍😍😚😙😘👌💪✌
@deeqaliban7674
@deeqaliban7674 3 жыл бұрын
Amazing talent Sangub. He will always live among us. Allah haw naxaristo.
@daadirahmed7264
@daadirahmed7264 9 жыл бұрын
Waaaw wa hees dardaarn iyo ducoba islugu jirto xasan na waa ka so baxay balanti uu umada ka qadaY gobaladi u dhibka badana ee somalia wa u dhisay maamulkoda inta dhiman allah ku la garab galo madaxweyne inshallah 2016 iyo dorasho dhacdo ayn rajayn neyna
@jamiilecali646
@jamiilecali646 Жыл бұрын
F
@ayeeyosoomaaliyeed8592
@ayeeyosoomaaliyeed8592 8 жыл бұрын
Soomaalidu kadeed aragtay ka baxday kuftay kacday jabtayoo kabatay💋qabiilbaa kala geeyee kii ka saari lahaa waakan👈 dal koriye waa kan👈 isu keene waa kan👈 Kariimkaan barinayoo karaamaan ku saarnaye kaalmeeye noqo 👏👏 insha allah madax daacada wan heli doonaa oo noo xukuma nimanka qaxoontiga naga dhigay ee xaaraanta ku naaxay
@user-uc4qi4oi2f
@user-uc4qi4oi2f Жыл бұрын
BIRMADE XASAN SHIIKH heestii ugu horeesay oo loo qaado. AUN abwaan Singub wax aan waagaas arag buu MD XASAN SHIIKH ku arkay. ♥️
@hassanadan3468
@hassanadan3468 3 ай бұрын
Im from kenya but i really love somalia and always i pray to Allah one day itakuwa sawa
@zahraxasan3554
@zahraxasan3554 5 жыл бұрын
maasha allaah rer jabuuti wa dad an ad u jeclahay wa dad somalida ku weyntahay allah dhowro noolada
@Bushr944
@Bushr944 5 жыл бұрын
Adeer Maxamuud cabdillahi cise singub hailobina inan uduceyno 😭😭😭
@abdiabukar5400
@abdiabukar5400 4 жыл бұрын
Hafsa Ahmed
@housseinfarah8275
@housseinfarah8275 3 жыл бұрын
p pp a p mmpm
@yaallah2558
@yaallah2558 3 жыл бұрын
Allaha unaxariista janada geeyo aamen
@jamaalmuuse7280
@jamaalmuuse7280 3 жыл бұрын
Ilaaheey ha u naxariisto😭😭
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 3 жыл бұрын
Allaha u naxariis
@aisha665
@aisha665 2 жыл бұрын
MAAH,ALLAH,HEESBA HEESTEEY KA QATARSANTAHAA MD BAABA XASAN SHIIQ LO QAADAY ALLOW NO DAAY O DOWALDIISA GARAB GAL O SHABAABKA KA QABO,AAMIIN
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 4 жыл бұрын
Abwaan sangub ilahayow ku naxariiso 🇸🇴❤️🇸🇴❤️ halyey qaran buu ahaa . Heestan somali maxamed baa iska leh , #garguurte way agmartay
@saprinaebrahimmohamed6858
@saprinaebrahimmohamed6858 2 жыл бұрын
🇸🇴❤️😩heestan farmaaajo baaa loga talgaleyyy wlhi❤️😭🇸🇴aaabw farmaajo we Love you😩❤️🇸🇴
@haniOmar-ew5hx
@haniOmar-ew5hx 5 ай бұрын
Farmajo muxu yahy majnunka hunka ah
@libinalale3254
@libinalale3254 7 жыл бұрын
Wale waxeey ka wanaagsan yihiin reer QAADLAAND. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 viva
@haniali6680
@haniali6680 2 жыл бұрын
lion 🦁 is back mudane xasan sheikh maxamuud iftiinkii xamar haduu shitmay❤❤
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
8 April 2020 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 👇👇👇🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤😂😂😂🙏🙏🙏soomaalidu soomaalidu kadeed aragtay kuf kacday jabtay insha allh waanu ka bixi doonaa
@najmaaadam74
@najmaaadam74 4 жыл бұрын
2020 abti
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
@@najmaaadam74 2030
@abdulazizhashi8449
@abdulazizhashi8449 4 жыл бұрын
A, yyyyy
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
@@abdulazizhashi8449 zzzkkk
@youngcaabud2719
@youngcaabud2719 4 жыл бұрын
Jiifka majoogi lakin sabanka ayaka dawanoya lakin wakusara
@alexlucaz1132
@alexlucaz1132 10 жыл бұрын
Sangub caadi ma ahan allah ku xafido abwaanka Qaranka
@bilanali6394
@bilanali6394 Жыл бұрын
Still 2023/2 xasan sheekh maxmud madxwaynaha shanta somaliyed from somaliland ❤
@abdulismaisma5069
@abdulismaisma5069 3 жыл бұрын
Alle haaunaxariisto Aabe Maxamuud C/Lilaahi Ciise(Singub). Ala maxuu rag qiimo iyo qaayo lahaa tagay! Muxuu iskudayay inuu Soomaali iisukeeno muxuu dhanka wanaagsan uifiyay. Ilaahow adiga ayey baryo kuusugnaatay Rabiyow Raxmaanow. Ilaahow unaxariiso. Aamiin.
@nasroseid5923
@nasroseid5923 5 жыл бұрын
Calankaygiyooow cawaale....jir o jooog magacaa hajiro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💘💘💘💗💖💖💗💗💖💖💗💖💕💗💗💗💗💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙viva somalia😙
@somaligirlsomali1442
@somaligirlsomali1442 5 жыл бұрын
Nasro Seid exactly sis Soomaalia Hanolaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@muqtaarshilale9278
@muqtaarshilale9278 5 жыл бұрын
abwan sangub allh hawnxristo mirahn mucjisda ahbu inoga tagy e inta 2019 dawnysa #like
@M.Duran71
@M.Duran71 2 жыл бұрын
Maashaa Allah H.E Hassan Shiekh Mohamud ilaahay ha ha ku xafido, Salaam from Gaalkacyo Puntland State
@ruquyohuseen9457
@ruquyohuseen9457 2 жыл бұрын
Waxaa ayadaro ah halgamaa sangub oo ahaa muwadin dalkiisa iyo dadkiisa jecel ilaaliyaha dhaqanka suudanta iyo dhaqanka afsomaliga ee mudnaa aas qaran ee mudnaa in taalo loo dhiso shantii sanee farmaje joogay itobiya uu waligii necbaa in lagu aasay oo asigoo ogeyn lageeyey so saad dadkeenii ugu wanagsanaa sidaba ugalnay
@haredibroomar3889
@haredibroomar3889 5 ай бұрын
Yaa dawanaya 2024 hestaan
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 Ай бұрын
Somali jacel ❤ somaliaa cadey waa nolashenaa hada nahney reer jabuti, waaayo in badan iye nacawiyen dhib nala qensaden , anakanaa diyaar iyaa u nahney , madax iyaa no sarantihin wlhi 😢😊love all somali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aliyare4801
@aliyare4801 3 жыл бұрын
Fadlan inta daawaneyso 03.08.2020 wadanka u Duceeya Somaali iney Lugaheeda ku istaagto Alllow mid kadhig Somaali aamin yarabi
@bashirosman3386
@bashirosman3386 6 ай бұрын
Ducadii abwaan singub oo allah aqbalay Masha allah
@shushumalin3110
@shushumalin3110 6 жыл бұрын
madaxweyne xasan shiikh illaahey cimrigaada ha dhereyo waan ku darsany runtii
@zakariyemohammed582
@zakariyemohammed582 5 жыл бұрын
Heestan NabdIyoNolol kuhabuneed 😭😭😭😭 danbigiisa allaha dhaafo Abwan #Sangub
@suaddualeh1456
@suaddualeh1456 10 жыл бұрын
waxaan u mahad celinaayaa sangub, kooxda deegaan, kooxda musikada iyo website dhamaantood. i really like it very good song!!! haddii lagu waano qaato.
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 5 жыл бұрын
Somaalida Heeskan Dhagaysaya Haw Duceyaan Abaan Sangub in Alle Caafiyo oo ka qaado Xanuunka Haya u mar Fataxada oo iskugu dara Abwaanka in Alle Caafiyo oo Cimri dheer iyo Cafimaad buuxo Siiyo Bidnilaah Amiin.
@laapjaceylofficial9225
@laapjaceylofficial9225 5 жыл бұрын
Abwaan San Gub Allah U Naxariisto Runtii Maanta Nalama Joogo Wuxuu Tagay Gurigiisa Runta Allah Qabrigiisa U Iftiimiyo Runtii Waxuu Aa Nin Wadani Ah Oo Aan Halkaan Lagu Soo Koopi Karan Aan U Duceyno Wllkeena San Gub😭😭😭😭😭Runtii Wuxuu Ku Dhex Nool Yahay Qalbiyadeena Allah Samir Naga Siiyo Anaga Iyo Ehelkiisa Somalia Guul Insha Allah Allow Wadankeena Nabad Nooga Yeel Oo Umadeena Qalbiyadooda Is Jecleesii Yaa Allaah Aamiin😍😍😍😍😍😍😍😍
@soomalimidnimowadajir5688
@soomalimidnimowadajir5688 4 жыл бұрын
He was a national treasury may Allah rest his soul in peace Mohamud abdullahi isse Singub
@saidojama1170
@saidojama1170 2 жыл бұрын
Allahumma Amiin Allahumma Amiin Yaa Rabbi Amiin
@farhiahassan6373
@farhiahassan6373 2 жыл бұрын
Ameen yarabi
@pristineforest4399
@pristineforest4399 5 жыл бұрын
Maxamed Bbdillahi(Sangub) a Somali treasure and songwriter of this anthem - May his soul rest in God's Mercy and Bliss - Ameen
@soomalimidnimowadajir5688
@soomalimidnimowadajir5688 4 жыл бұрын
Ameen Ya Rabb 🙏🙏
@mooahmedbaar5449
@mooahmedbaar5449 2 жыл бұрын
Aamiin
@walterwyatt7522
@walterwyatt7522 2 жыл бұрын
instaBlaster
@abukarmacalin9319
@abukarmacalin9319 2 жыл бұрын
@@mooahmedbaar5449 Touch and hold a clip to pin it. Unpinned clips will be deleted after 1 hour.Touch and hold a clip to pin it. Unpinned clips will be deleted after 1 hour.
@xuseenmaxamudxasan949
@xuseenmaxamudxasan949 2 жыл бұрын
@@mooahmedbaar5449 ...
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 4 жыл бұрын
illahow dalkeena noo Hagaaji 😭 still... mushkilo ayaan dhexda Uuga jirnaa Iyo qabiil 😭❤️
@rayanranii67
@rayanranii67 2 жыл бұрын
Aabe Hassan sheikh Mahamud wusoo labtay madaxweynaha 2022-2026❤💪🇸🇴
@galgaduudboy9433
@galgaduudboy9433 2 жыл бұрын
President hassan sheikh is back after 5year and half and Today This song 🎧 is very very Effect
@afrah1736
@afrah1736 Жыл бұрын
Wa salaamayaa qof walba oo dawanaayo 2022 xili madaxweyne wadanka kayahy xasan shiiq maxamuud 💯💯💯
@ayaanali1663
@ayaanali1663 6 жыл бұрын
saxiiix masha allah Ex madax weenaha somali thanks inbadan cadawgaaga cagta kahoos
@AbdijabarIman
@AbdijabarIman 6 ай бұрын
2024 ❤❤❤❤😂😂😂😂 Like saara ku wa nool had 🎉🎉
@cabdikareem7650
@cabdikareem7650 7 жыл бұрын
kooxda deegaan waa shidan yihiin sangubna allaha barakeeyo xamar asaga kusoo hogaamiyay
@Sayidka_Exchange
@Sayidka_Exchange 6 жыл бұрын
Waa Hees aad U qiimo Bdn Iyo madaxweynihii Ugu wanaagsanaa ee dalka Soomara Aabe hassan sheikh. NIN FARXAD BDN👏👏👏
@ogadenqueen
@ogadenqueen 9 жыл бұрын
Halyeey Sangub greatest abwaan alive, noolow oo waligaa jir oo joog
@bashirosman3386
@bashirosman3386 2 жыл бұрын
Ducadii abwaan singub buu helay Masha allah
@hamzmo774
@hamzmo774 Жыл бұрын
Gulesta somalia 🇸🇴 ♥
@maxamedabdullahi9950
@maxamedabdullahi9950 8 жыл бұрын
wlhi waa hees wacan balse ilaahow garan sii madax waynaha wadanka ilaahoow umada somaliyeed mid kadhig aaaaaami aaaamin aaamin
@mahdiahusen
@mahdiahusen 5 жыл бұрын
Allaha u naxariisto abwaan sangub oo maanta 18 june 2019 geeriyooday.
@axamedyare2418
@axamedyare2418 4 жыл бұрын
Aamiin
@nuuraxmed7131
@nuuraxmed7131 8 ай бұрын
7 /11/23 Ayaan dhagaysanayaaa heestan , waa heesaha ugu fiican, ugu farshaxasan ee madaxwayne soomaaliyeed loo qaaday.
@rimaabdinour7640
@rimaabdinour7640 Жыл бұрын
Yaa soo laabtay kadib markii madaxweynaha dib loo doortay madaxweyne laga maarmi waayay xasan🦁🥰👏
@AhmedOmar-wb5qr
@AhmedOmar-wb5qr 8 жыл бұрын
Masha allah walalaha jabuti waad ku mahadsan tihiin saad uga qosli siisan madax weynaha umada somaliyed hassan shiiq maxamuud
@xamdafaysal1200
@xamdafaysal1200 5 жыл бұрын
Xaqiiq abwaanka sameyay heestan wa abwaan cajiib ah 😱alh haku xafido ❤❤ soomliya haysa raaacdo
@user-ip2vm1qp5r
@user-ip2vm1qp5r 6 жыл бұрын
Aloow adeer sangub cumrigiisa dheereey 😚😚😚🍬🌹
@maxamedxusen4039
@maxamedxusen4039 5 жыл бұрын
Mar uu dhintay ka bacdi fir sanayaa
@aminaakaadir2964
@aminaakaadir2964 5 жыл бұрын
دنيا حلوة ilahey ha unaxaristo
@soomalimidnimowadajir5688
@soomalimidnimowadajir5688 4 жыл бұрын
Alla Ya Rahma abwaan Sangib
@ayuubjafaal5247
@ayuubjafaal5247 4 жыл бұрын
Rabbi ha u naxariisto
@axmedsuuley12suulay41
@axmedsuuley12suulay41 3 жыл бұрын
Alle haw unaxariisto
@bromy5469
@bromy5469 5 жыл бұрын
Nin adag wadani lawo maaha Sangub allow kuu naxariiso
@baladiofficial6764
@baladiofficial6764 5 жыл бұрын
Somalinimada dhiiga ayay iiga jirtaa walahi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏
@ninasaed2025
@ninasaed2025 Жыл бұрын
lyrics ka heesta💯 somaaalidu soomaliduuu somalidu kadeed aragaty kabaxday kuftay kacday jabtayoo kabatay qabiil baa kala geeyayee kii kasaari laha waakan nabda koriyee waa kaan isku keenay wakan kariimkaaan barinayoo karaaman ku saraanayee kaaalmeeye noqooo kadeeday ciyaara saylada karwiya dheeray dheeray kor u qaaada saylici ku weyrax quuulana ku darso soobane kaaalmayso haddiiii heello hiya aha haddii heeelloo hiya aha walasaqo ku weyn bortor ha kor dhabo cerigaaabo ha kaahdo widhwidho kusoo xidh dhaantada ku booda wareegtay ku kalah haddii heello hiya aha haddii heello hiya aha kariim kaan barinayoo karamaan ku saarnaye kaalmeeye noqoo our president xasan shiikh nolow
@bakaalabdimohamed6673
@bakaalabdimohamed6673 7 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😢😮
@amidnight
@amidnight 2 жыл бұрын
Kariim kaan barinayoo karaamaan ku saarnaye kaalmeeye noqo madaxwayne Hassan sheikh maxamuud allah kuu sakhiro xilka laguu doortay illahay ha kaa dhigo kii barwaaqo u horseeda wadanka somalia dhamaan Aamiin
@user-wu1bc6jp8k
@user-wu1bc6jp8k 7 ай бұрын
Madaxweyne HSM 2023 isagaa usha noohaya
@zahrayusuf684
@zahrayusuf684 10 жыл бұрын
waa markii labaad oon arkay fanaaninta degaan,inaba caadi maha jabuutiyanka manshallah,
@khalifaomer9893
@khalifaomer9893 5 жыл бұрын
fadlan inta daawaynaysa march 2019 like iisaara
@abdullazizahmed9593
@abdullazizahmed9593 4 жыл бұрын
October 2019
@fardosayusuf5858
@fardosayusuf5858 3 жыл бұрын
Ooo kabatay beena maha 30/3/2021 ayaa dawanoyaa walina qabil iyo qabyalad kamane dhaman qofki damir leh somalinimona kuwayntahay jirka iyo qalbiga ayu kadaremay heestaan wlhi 21 ayaan jira waxan rajayn wadankayga oonabad ah oo isracsan maba arage ilmahayga dalwanagsan inay arkan ayaan rajayni💪❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤💪💪💋💋🇸🇴🙏
@apdipozz1535
@apdipozz1535 2 жыл бұрын
Abwaan Sangub ilaaahay ha unaxariisto qof qiimo badan buu ahaa 👏
@umumaahir7870
@umumaahir7870 2 жыл бұрын
2022 bn dhageysan haya doorashada soomaliya wxey ku aadan tahy 15may 🇸🇴😭
@suhra2000
@suhra2000 11 жыл бұрын
Waaaaw Nice song Thanks walaalaheena qaaligaa ~Reer Djbouti we love u Abaalkiina maba gudi karno walaaal sida reer djbouti baa lagaa yiraaah
@mkkcadi313
@mkkcadi313 6 жыл бұрын
Happy somalia Independence Day 🇸🇴🇸🇴♥️
@MohamedMohamedAhmedMouss-pi4mj
@MohamedMohamedAhmedMouss-pi4mj 4 ай бұрын
Vive la Somalie !!!!❤ De tout mon coeur, je prie Dieu de proteger ce pays exteaordinaire, son merveilleux peuple ! Amin!❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤, infiniment de tout mon coeur, Somalie de mon coeur, soyez benie pour l*eternite ! ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ !
@mahdialihersi1233
@mahdialihersi1233 8 жыл бұрын
Allow Somlida ka dhig umad heshiido
@deeqaluula3828
@deeqaluula3828 4 жыл бұрын
Mahdi Ali Hersi amin
@mahamedhassanallaleh3379
@mahamedhassanallaleh3379 8 жыл бұрын
waw habalaha ya ga allow dhowr jabuti iyo umada reer somalia
@sagaldheyman6526
@sagaldheyman6526 3 жыл бұрын
2021 February 7 Yaa ila dhageysanayo Berina thy 8 February Maalinta farmajo dhici dona Wadankena Nabad Allah Noga dhigo Hestan marka maqlo wa qiiroda wlhi 😢🤲 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ❤❤
@maqoslemaquuste9089
@maqoslemaquuste9089 4 жыл бұрын
8/3/2020 ayaan dhageesa sanayaa. Waan wada jeclahay 5 ta ina soomaal👏🏾✊🏾☝🏾❤️🇸🇴
@sahardiidali1132
@sahardiidali1132 8 жыл бұрын
masha allah super top ree djibouti tts mes félicitations
@alipapa1309
@alipapa1309 Жыл бұрын
Qofki dawanaya 2022/9/23 Friday Waxaan ku duceysanaynaa ina aan mar uun aragno inaga nool somalia oo horumar wngzn gaadhey 🤲
@rufaciterso2409
@rufaciterso2409 2 жыл бұрын
Welcome back our president #hasen sheik mahamud
@Rama____1
@Rama____1 2 жыл бұрын
Hambalyo madaxweyne mar kale❤️
@hubuubali672
@hubuubali672 10 жыл бұрын
Love jabuuti♥♥♥♥♥ Sokeeye ileen madaalo
@bilanitafarah5108
@bilanitafarah5108 3 жыл бұрын
Tnx luve you skle wllhen Somalia
@mustafekarama2492
@mustafekarama2492 2 жыл бұрын
2022 again.. .. CONGRATULATIONS 🎊 PRESIDENT HASSAN SHEIKH MOHAMOUD
@mohakhaliif9739
@mohakhaliif9739 7 ай бұрын
Dalxoreeye birmada HSM❤2023
@AGUUN
@AGUUN Жыл бұрын
Rabi adoomadiisa si joogta ayuu u arzaaqaa, balse badankood arzaaqadu wey helaan misne iloowan rabigii siiye
Kooxda Deegaan iyo heestii Salaan ka timid Djibouti
4:40
xusuusonline
Рет қаралды 2 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 3,9 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,7 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
Hees Qalbiga Taabanaysa ❤️ Hooyoy Yaa Ku Heli Kara🙏
4:49
Dal Jire Tv
Рет қаралды 760 М.
**Kooxda Gurmad | Heesta Dareen Soomaliyeed
5:51
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 65 М.
HEESTII:SHUUSHOW BAX  IYO KOOXDA HIDDO
8:39
ILAYSKA WARARKA.
Рет қаралды 522 М.
Hees Shirkii Carta UMADU WAY DAALANTAHAY
6:20
Nawad Hassan
Рет қаралды 517 М.
HOBALADA WAABERI HEESTA CALANKA SOOMAALIYA
9:44
xusuusonline
Рет қаралды 858 М.
HEESTII / SOKEEYE ILEEN MA DAALO
5:35
RTD WEB TV
Рет қаралды 1,5 МЛН
Djib-Talent | Troupe Gourmade  - Dareen Somaliyeed
5:42
RTD WEB TV
Рет қаралды 176 М.
Qeylodhaan, Qaylodhaan
7:11
KOOXDA QEYLODHAAN
Рет қаралды 4,8 МЛН