Kooxda Qayladhaan ma koox siyaasadeedbaa mise waa fanaaniin waqtiga la socda. Abwaan Cabdi Shire....

  Рет қаралды 26,279

SMS Somali TV

SMS Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 324
@Cabdiyare1Media
@Cabdiyare1Media 14 күн бұрын
Asc wll Xasanow, waraysiga sidii larabay uma qaadin, waxad modaa inuu kaa ilaaliyay Fursadii aad ku waydiin laheyd Su,aalaha, waxa larabay inad waydiiso Qaraxii Soobe kii exkontarol dilkii yariisow dhiibistii qalbi dhagax iyo dilkii Jnrl Galaal, wariyhii H.Gidir ee dal jirka la isku qarxiyay iyo inkaloo bdn oo aan kaydiyay xsnow
@AbdisalamMatan
@AbdisalamMatan 14 күн бұрын
Hees jaban ayuu ka sheekeenayaa ,isagoo damiirkiisi iyo dadnimadiisii jaban tahay,yaahuu
@ShamsaAbukar-z2p
@ShamsaAbukar-z2p 13 күн бұрын
Dalxureeye guleeyso jir oo joog ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yasinali-gz5cq
@yasinali-gz5cq 13 күн бұрын
dalxureeeeye ha noolaado qabyalada qaylo dhaan hajbto
@Daacad12Cabdi
@Daacad12Cabdi 9 күн бұрын
Waa labo qabyaaladiistayaal wariye xasan cade iyo cabdi shire
@Abdifitah1988
@Abdifitah1988 13 күн бұрын
Koox maaha kuwan baqtiga uqdad ayaa kabuuxdo habiyo naceeb lkn anaga lee talineeno inta kale haku tagnaato
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 13 күн бұрын
Kuwa hada taaliiya sow iyaaga guryeehii naagu dul ibsaanaaya hawiiyeniimo danbe laa isku tageeri mahaayo
@libanomar9769
@libanomar9769 14 күн бұрын
Dalxureye guleysa jiiro joog i.a
@samiryeelo143samiryeelo2
@samiryeelo143samiryeelo2 14 күн бұрын
Kuwaan danyuusiinta ah 5tii sano ee handcap farmajo wadanka qasaayey xageey jireen ma suuxsanaayeen oo hada meesoonaaxeen Wlh dhagaxaan idinkudileenaa
@AdanMohamedSaid
@AdanMohamedSaid 14 күн бұрын
Heysta qaranka kulahaa😂😂😂 Hawiye turub bara sxp Famaaajo intuu jogay wuxu sameyay heys kama adan samen ! 1-Qalbi dhagax ayuu dhiibay 2- qaraxii sobe ayuu masul ka ahaa 3-qabadhii nisa u shaqeneysay gacantiea ku maqan wali meyl laguma hayo 4- madaxwenayan wadanka soo maray ayuu malincad weraray 5-labo sano oo xoog eh ayuu ku darsaday oo sharci ehen 6-cabdirahman cabdishakur , ayuu gurigiis ku weeraray 10iyo dhor kudilay Intas kabadan ayuu sameyay lkn hada qabil ayee hassan shiikh ku heystaa😂😂😂
@garaadzabrie129-jq1ob
@garaadzabrie129-jq1ob 13 күн бұрын
Shekadaan caadi baa loogu fahmay kooxda qabyaalada dishay😂
@mowcade2361
@mowcade2361 13 күн бұрын
waa cibadadaas 😂😂😂😂 waagii hore waxaan la qiiroon jiray layaabanahay😂😂😂
@jeimoha3286
@jeimoha3286 14 күн бұрын
Qeylo dhaan maahee waa qabiil dhaan..waa qabyaaladii oo heeseysa , intey ku maqnaayeen waqtigii ina farmaajo u dalka bur burineyey
@axmedmustafcumar6577
@axmedmustafcumar6577 13 күн бұрын
Daarood marka uu hayo 5sano koomo galaan lkn marka hawiye hayo kooma waa laga soo kacaa yaa loosheegaa
@Saxiix-h3g
@Saxiix-h3g 12 күн бұрын
Jooqle maa hada soo caafimaadey marka 😂😂😂😂 waa kan aay nagu soo kala qabteene😂😂😂😂
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 12 күн бұрын
Waa sax dee. Dhaqankaas qofkii laga waayo maba ahan Somali. Dowlad qabiil kudhisan. Maxamadow Villada kasobax Farmaajo waa mareexaan. Intaa ceeb ma ahen, tan hada socotana ceeb ma ahan. Shaqsi naceb majiree waa qabyaalla aan kushaqysano
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 14 күн бұрын
Walau fahmay qabyaaladaadiii yaaahuuu Beenloow Hawiye neeceeb baa kaabatay yaaaahuuuuuu
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 14 күн бұрын
Hhhhhhh hassan hawiye maahan hada waa madaxwaynne somaliyed see camal
@AbdilahiMohamed-zk9pd
@AbdilahiMohamed-zk9pd 14 күн бұрын
Isaaq iyo hawiye soomaali uma arkaan xaaroodku
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 13 күн бұрын
Hawiiye maa hassen aya jecel sow isaaga guryaaha masakiinta kudul ibsaanaaya
@FoosiJaamac-e9e
@FoosiJaamac-e9e 14 күн бұрын
Kooxdu farmaajo waa ka qaleysey, laakin bahasha waa laysku fahmay, Ha noolaato Qabyaaladu Ha noolaato Qabyaaladu Ha noolaato Qabyaaladu
@hassankhalif1223
@hassankhalif1223 13 күн бұрын
Madaxwayne ku sheega haduu baasabuur yahay sow in la sheego maaha?
@joblessarts
@joblessarts 14 күн бұрын
😂😂😂😂 Maanta canshuur shabaab lagasoo cararay Muqdisho, shalay oo dekada muqdisho shabaab xafiiska kulahaana kamasoo qixin 😂😂😂
@RobleBarre-xz6kt
@RobleBarre-xz6kt 13 күн бұрын
Awalba fanaanintu Qeyr maleh ((ألم تر انهم فى كل واد يهيمون )) ((وأنهم يقولون مالا يفعلون ))
@XaliimoSacdiyo-n5z
@XaliimoSacdiyo-n5z 13 күн бұрын
Maamul goboleedka ayaa dhibka wadaan may ka hadlaan qalodhaan way qaldan yihiin
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 14 күн бұрын
War kaasi waa isgowracay cidna eersan maayo waayo soobe 1500ayaa ama kabadan ayaa wax soogaareen qalbi dhax wuujoogay ku makuukaay ayeey ahaayeen adiguse mamaneed dulli yahaw duufkale
@sahraAli-e9h
@sahraAli-e9h 14 күн бұрын
Xildhiban iyo Abwaanba uma qalmo Madaxwanahaga waad dhaliilli kartaa balse caay qaawan cid laga yeelaayo ma jirto qabyalad dhaan waaye iygana baas abuur iyo balaayo wado
@xalwoWadani
@xalwoWadani 14 күн бұрын
Ilma shire maha cidad modan aygana way og yihin ciday yihiin
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 14 күн бұрын
Adigu qabyaalad miyaa hassan udifaacee
@sahraAli-e9h
@sahraAli-e9h 14 күн бұрын
@@BadelFaraholad Waxan u difacayaa Xasan waa astaan qaran waa madawaynahena qaranka qofku waa inuu garbaxo Abwaanimo iyo ciyaalasuuq nimo waa in lakala saaro rag waa wayn oo caaytamayo waa maxay may dhaliilaan may wax tusaalayaan
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 14 күн бұрын
Farmaajo waa Mareexaan markii aad lahaydeen astaan qaran Muusan ahayn miyaa?! Kkk Hawiye dulqaal xumaa waa dad Cuqdad aay u shasheen aay indho tirtay!!! From Gedo
@siraajdiin7185
@siraajdiin7185 14 күн бұрын
Bad baado qaran maxay ahayd xasan kusobaxay
@Daacad12Cabdi
@Daacad12Cabdi 9 күн бұрын
Fahat yaasiin baa u diidey inuu xildhibaan noqdo qabyaalada baana lagu nacey
@jeimoha3286
@jeimoha3286 14 күн бұрын
Hadey koomadii kasoo bexeen intey jireen ...dhiibistii qalbi dhagax ,kiiskii ikraan tahliil , qaraxii soobe, weeradii lagu qaadaayey mamul goboleedyada, 4tii dekadood ee itobiya loo sexeexey muwaadiniintii guryaha lagu weeraayey iyo qaar kaloo badan...ka xishooda umada nimayahow
@Saxiix-h3g
@Saxiix-h3g 12 күн бұрын
XASAN SHEEKH QARAN BILE DALXOREEYE MAGACYADAA MARBEEY BEXEN YAA WAX KA BADALI KARA NABADA XAMAR NAGA BADAN EE BILAA QARAXA ALXAMDULILAAH NOOLOW MADAXWEYNE 🎉🎉❤🎉🎉
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 13 күн бұрын
Kooxda qeeyladhan waa lagu fahmey heesaha qabyaladeeysan
@safamubarak411
@safamubarak411 14 күн бұрын
Qabuuraha waxaa fagay Maxamad siyad bare if iyo aaqiro sow qaburo mahen maxa qaldan kadibna xamar bile loobixiyay Somali oodhan aya qabyalafa
@Daacad12Cabdi
@Daacad12Cabdi 9 күн бұрын
Tii qalbi dhagax inaad cod u noqotaan ma qabyaalada baa idiin diidey yes or not bahasha qirta si raganimaa iska daaya madax geed ku garaaca caruur garatadaa
@dahirwarsame7528
@dahirwarsame7528 13 күн бұрын
Cabdi shire waa somali ,been iyo qabyaalad iyo faan waa meherada qofkii intaas aan lagu arag somali ma ahan,
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 14 күн бұрын
Darood waxay ku qancaan kaliya Madaxwayne I dhaha. Wadan jacayl kama ahan 😢😢😢😢😢😢😢😢
@Saxiix-h3g
@Saxiix-h3g 12 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 run sheeg waa ceeb sheeg aan mali jiray
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 14 күн бұрын
Waa loo jawaaabaa qabiiiisteyahooow war naga tuuur
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 14 күн бұрын
Marki qaraxi soobe maxaad uga soo hadliweeysay yaaahuuu
@Caliya7
@Caliya7 14 күн бұрын
Halmar qarax dhacay oo alsheydaan qarxisey ma isagaa qarxiyey? Midkaan orodka badan ee dalkii bad iyo beri xaraashaya miyuu lamidyahay.
@iscoxayow8049
@iscoxayow8049 13 күн бұрын
@@Caliya7farmaajo daalim wadanka soomaray buu ahay danbana soolaaban maayo
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 13 күн бұрын
Qaraxa liido iyo zoope 2 kwrn iyo dhulboobka iyo qabuuro faagida iyo leeynta ciidanka uu xasan abiye u sajuude badgate uu wado
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 13 күн бұрын
@@iscoxayow8049 Qaraxa liido iyo zoope 2 kwrn iyo dhulboobka iyo qabuuro faagida iyo leeynta ciidanka uu xasan abiye u sajuude badgate uu wado
@iscoxayow8049
@iscoxayow8049 13 күн бұрын
@@mohamedabdullahisaid2457 farmajo nin ciilan buu ahaa qalbidhagax buu dhiibay musiibadii uku weyned ee somalia ka dhacdo baa dhacday qaraxii soobe 4 dekad buu abiy u saxiixay xamar qaraxyada kadhacayay xad maleheen hooshii uku weyned uu qabtay waxey eheed warbaahinta inuu iska amaano lana buunbuuniyo waxkale uu qabtay malahan nin aargoosi usocday baan madax ka dhiganay lkn dib danbe udhici meeso
@muktara.9989
@muktara.9989 14 күн бұрын
Waa sax wakaa u sajuudaye Bakhatiga Itoobiyaanka oo wiilashii iyo aabayaashii iyo hooyinkii iyo Gabdhaheenii laayaye Xasane Xabaaleqote cidnamaqarinkarto
@KeegHashi
@KeegHashi 14 күн бұрын
Haben iyo Malin wad cabadi kartaan xasana waa qoslayaa
@Saxiix-h3g
@Saxiix-h3g 12 күн бұрын
Xawaalaha waa la qodaa waa xoolo dowladeed waana shaqa dowlada u taal diintana kama soo hor jeedo ee wax kale la kaalaya
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 14 күн бұрын
Hada qof somali galbeed ah oo mogdisho jogo hadey Ethiopian sodalbato oo dhahdo ninkas oo muwadin Ethiopian ah oo dalkina jogo nosodhiiba ma diidi kartaa dowlad da fadaralka somaliya
@Saxiix-h3g
@Saxiix-h3g 12 күн бұрын
Haa waa diidi kartaa qalbi dhagax waa soomaali dhalad ah passport dhalasho maaha kan wadamada aan joogno citizen baa noogu qoran that means in aanan pure British eheen hadaa dhalashada wadanka aad ka qaadatay u celisana muwaadin baa tahay wadankiisa jooga
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 13 күн бұрын
MD Hassan sh guul iyo gobanimo
@OGAALKA_CHANNEL
@OGAALKA_CHANNEL 13 күн бұрын
Sangub waxaa loo diiday 2014 xiligii hore xasan sheekh Qalbi dhagax oo markii horeba itoopain ahaa isagaana doortay inuu halkaa aado waxaana dhiibay sanboloshe somalidu cadaalad yaraa marka labo nin oo ilma adeer ah sangib iyo qalbi dhagax mid qaata
@Mowliid2024
@Mowliid2024 12 күн бұрын
Waa runtiis waan ku hun gownay
@OGAALKA_CHANNEL
@OGAALKA_CHANNEL 13 күн бұрын
Thanks xil. cabdi shire ciyaar jecel
@abdulqadiradamali
@abdulqadiradamali 14 күн бұрын
Indha adeeg badnaa. Bisinka. Waa iska samraynaa maxaa yeelay wadankaa naga wada dhexeeya!!!!
@shamsonuur9781
@shamsonuur9781 14 күн бұрын
DAL XOREEYE MUDANE DR HASSAN DHEEKH MOHAMUUD IYI XAMZA CABDI GUULEYSTA CADOWGIINA CAGTA HOOSE ALAH GELIYO❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@BisharoNor-tq7fu
@BisharoNor-tq7fu 14 күн бұрын
Xasan dhiiqo dhulka allah la goyo kooxda ad bad u mahadsantihin shacabka hawiye bad u hadashen lkn doqon bad idin garan wese abwan guure adban ugu xumahay inu doqonta toosh ugu ifiye
@husseincaatoofficial4321
@husseincaatoofficial4321 14 күн бұрын
Qof cuqdad u qabto dad muslimiin ah ILLAHEY DUCO IYO HABAAR KAMA AQBALO ee maskii qabyaalad dilootay ayaa tahee iska dubo canjeeradada 😂😂😂😂😂
@libanalifarah7246
@libanalifarah7246 14 күн бұрын
dhulku haduu go'o soo isma raacayno oo nalama wada goaayo nin ridooba oo dinta caawa wax cusub maaha sax odaygaan ilmo cayaar jecel waa niman hawiye nimada boos ka waayey oo mreexan galay marka ha iska soo caayaan
@sarahaden8314
@sarahaden8314 13 күн бұрын
Xaarkaaga dhiiqadiisa iska dhaq qabyaaladu ku dishaye yahuu yur yur
@Kingmoha001
@Kingmoha001 14 күн бұрын
Abwaan wadani cabdi shire jamac fanan qaaliya 🙏🏾 guulayso landhre sharanshuur kuna ha mudaharaado
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 14 күн бұрын
QAYLODHAAN👍👍🌺🥰♥️🎊💖💖❤️❤️GUKLEYDTA🫶🫶🫶🎊🎊🙌♥️♥️🫀🫀🫀👍👍BOOWEYAAL🫡✌️
@AbdisalamMatan
@AbdisalamMatan 14 күн бұрын
Heestii Adeer qoraga ha iidhiibin oo Xussenn soo saaxibadii soo qaadeen 3 sano ka hor ,Cabdi Jooqle ma jirineen miyaa???
@shiresaid-l2f
@shiresaid-l2f 14 күн бұрын
Ustaas xasan dhibco badan ayaa nalaka wataa waakusalaamay ❤❤❤❤❤❤
@OGAALKA_CHANNEL
@OGAALKA_CHANNEL 13 күн бұрын
INTAAN HADII YIRAAHDEEN WAY IXTIRAAMEEN LAAKIIN MUU MUDNAYN IN LA IXTIRAAMO WAAYO WADANKA WUU BAABI'IYEY BAD BARRI IYO XITAA DANGUUD MACAL QABUURO QAYLO DHAAN WAY MAHADSAN YIHIIN DAD XASAN DIFAACAYA WAXAA U MUUQDA QABIIL LAAKIIN WADANKU UMA MUUQDO WAR 35 SANO AYAA REER HEBEL LA IDINKU DHAMEEYEY E WAX FAHMA WAXA XASAN KA QAYLINAYA WAA IDINKA WAXA U HIILINAYANA WAA IDINKA
@AliHassan-uo2oh
@AliHassan-uo2oh 14 күн бұрын
Jooqle alah caafiyo shalay Wuu jiranaa mantayna wali waa jiranyahay lakiin soobe lagama amuusi karin
@XamasNasri
@XamasNasri 13 күн бұрын
soobe ma farmaaja qarxiyay 😂😂😂😂 war yaa alla yaqaan
@muktara.9989
@muktara.9989 14 күн бұрын
Maqabiil baa mase waa madaxwayne mase waa Vil Soomaaliya buu madaxwayne uyahaye
@abuukaraxmedabuukar7108
@abuukaraxmedabuukar7108 14 күн бұрын
Waa fanaaniin xaqa kasoo hadashey oo runta ka soosheegtey Xasan xaraash iyo boobka dhulka uuwado
@samir7657
@samir7657 13 күн бұрын
Wa run Hassan gurgurte wa baas abur wa in la dhaafiya xagiiska
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 14 күн бұрын
Xasanow mdaxweynaha MA aduu kaaqima badanahay miyusan aheyn baas. abuur MA been baa miyusan xasan aheyn xarash. Qaran waxba indhaha haistirin waad aragtaa wuxuu kudhaqmayo maxad qabiil. Ugu meyreysaneysan waa. Saxiix hestaa
@mcnncm1318
@mcnncm1318 13 күн бұрын
Moqdisho waa goof hawiye faqasheey ILKA YAR GAAJO AGOONTII FAQASHTA
@abdi258sh
@abdi258sh 14 күн бұрын
kooxda qeylodhaan maxa lola yabaya waxa ay sheegeen waa wixi ay sheegeen xil abdirahman abdishakur , sharif sheikh, hassan Ali kheyre ragaas ayaga ah ma qabyaalad ayay ka ee heedhe war somaliyey run hala qaato Waxaan ka codsanayaa fananinta somaliya in ay badbaadiyaan dalka sidii kooxdi reer Soomaaliland ay muse bixi ugu badbaadiyeen Soomaaliland
@KuromiStarz-kx8rz
@KuromiStarz-kx8rz 14 күн бұрын
Danbas ayaa si caadi ah loo soo marsaday waa soo wada baxdeen. Kow kow noo wada sheekada.
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 14 күн бұрын
Qalbi dhagax yaadhiibey Hawiyaadhiibey waatuu qirtay ninkii dhiibey Mfarmaajo waalaga been aabuurtay wanalagu xumeenayey
@MoHarago
@MoHarago 13 күн бұрын
Waqtigii qalbi dagax ethio lodhiibay farmajo aya dhiibay kow xitaa hadaa dhahdo hawiya dhiibay ma hawiya wadank masuul ka ahaa mise farmaajo koleey masuliyada farmaajo ayaa leh xaqa allaha natuso dhamaan mideeda kale meeqa musiibo ayaa watigii farmaajo dhacday wlhi xassan garguurta dhama coz farmaajo waadan sanyaay waxna magalo mana gudo sidaa ubaro abaayo
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 13 күн бұрын
@@MoHaragoqalbi wasaq jaajus Etiopia 🇪🇹 Tplf buu ahaa maantana Etiopia 🇪🇹 buu joogaa uu siyaasi kayahay ruwayada Tplf isla Qalbi wasaq dilay teeda kale kwrn adoon Xasan abiye u sajuude badgate shalay inta Ankara la geeyay bada xoog looga saxiiday shalay galabna adisababa lagu sajuudsiiyay taalada 77 🇪🇹 lagu ubax dhigay ciidanka bada Etiopia 🇪🇹 loo soo safay qabuuro faagid iyo dhulboob leeynta ciidanka uun wada 3 sano
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 14 күн бұрын
ciidaan waxay kaxun yihin faramaajo wuxu qaban wayay ayu xasan sheeq qabatay ader xasan waa joogaa hadan rabin awal qabyaldiin ayan xasan uhesena. 21. ,sida adeerka siyaad bare
@umuclahimaxmudumuclahi
@umuclahimaxmudumuclahi 14 күн бұрын
hhhhh xasn sokiii matadaa barakiicinayo soomahn qab yaladu d ba kuhyso😅
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 14 күн бұрын
,reer jooqale markay hawiye xilka hayo inad nagu qalisan oo marka daarood hayo xalkana laga amuso waxan u aragna faanaanin qabayaldista xasan bad inu dhiibo iska daye tii hore nagu qabsatay oo cumar cabdi rashid siyay keenya ayu soo ceeliyay
@AbdikadirAhmedMuse
@AbdikadirAhmedMuse 13 күн бұрын
Wr ninkan xasan ah wariye mahan e yaa sms so farisiyay hadalkapa dadka kama sugaayo . Adeer bilaa calaykum wariye ninmada iska sax hadalka dulucdisa abaar. 🙏
@muktara.9989
@muktara.9989 14 күн бұрын
Qalbidhagax waxaa kadarane dalkii iyo badii ooladhiibaye 20milyane oo soomaali ah baa xasane Dhiibaye
@joblessarts
@joblessarts 14 күн бұрын
Lol No, Muwaadin Somaliyed oo Caasimasa qaranka jooga in aad xirto oo ciqaabto oo diyaarad usaaryo xabashi isagoo haayo howl aad gabtay oo ah xoraynta somali galbeed waligeed ma dhicin wax labarbardhigana ma jirto.
@bulohus8548
@bulohus8548 14 күн бұрын
Qalbi dhagax! Asaga muxuu ‘Ahaa Xagee buuse ku danbeeyey!! Haa waa ku Haboonyahay! Muxuu Wanaag Ah ! Oo soomaali u - Sameeyey ! ilaa Ceeb! Iyo ihaano! Dadka ilaa hadda Qabyaalada u - Oo man Maxay ka helaan Aakhiro Iyo Aduun? Acuudu billaahi Mina- Ashaydhaani Rajiim !
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 14 күн бұрын
Walalaha besha hawiyow heestan xaqiiqda ayey kuqotontaye jawaab sugaanned ma heleysan Lkn waxad kaga jawabi kartan kiliya inad leysan darood ka wixii deganadina joga taas na tariikhda haqorto xalkele majirto
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 13 күн бұрын
Qof muslim ah hada tahay maa dad muslim ah haala diilo ku taaliinaysa.
@husseincaatoofficial4321
@husseincaatoofficial4321 14 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 weyn hakuu dambeysee xayawaanow MARKAA XILDHIBAAN AHEYD MAXAA U QABATAY DADKII AAD MATALEYSAY EE KU DOORTAY WAA AYAGII MACLUUL BAAHAN HEYSEE?
@SakariyaShigow-o5e
@SakariyaShigow-o5e 14 күн бұрын
Laba 2500 yaa qaraxii sooba ku dhimatay hal maalin ku meey dhaliilin Farmaajo Waa nasiib xumo Waar reer jooqle xawayaan ka ayaa caqli dhaama😂😂😂😂
@saidahmed3524
@saidahmed3524 13 күн бұрын
Madaxweyne xasan isagaa aduunka u sheegey shirkii AU da dhexdeeda in itoobiya dili gaadhey madaxweyne Ismail cumargeele uu soo badbaadiyey maanta intuu adis ababa ku noqdey sujuudna ugu soo darey Abiy axmed dhul iyo bad uu bixiyey iska dhaafee.Waa madaxweyne u dhaqmaya sidii maafiyada.
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan 14 күн бұрын
Waxan jooga Ethiopia waxan leeyahay walaalaha reer somaalia Tartanka heesiha welcome Waberi isbuuc bal jawaab 😂😂😂😂
@Daacad12Cabdi
@Daacad12Cabdi 9 күн бұрын
Beenloow Mareexaanimaa kaahadashiineysa waxbo heys qarin
@mdahir8578
@mdahir8578 12 күн бұрын
Heestu xasan si fiican bay u sifaynaysaa.
@BashiirNoor
@BashiirNoor 13 күн бұрын
Waa nasiib Daro in madaxwayne qaran shaar qabiil tasho
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 14 күн бұрын
Warsanow lagu hel war Soomaali ha Israamsatee daa 🙄 Dowlad Sharaf iyo leh lama Rabee daa 🙏 Isku filan lama rabee ha tuugsatee daa🙃
@hallad598
@hallad598 13 күн бұрын
Soomaaliyeey labada reer (Hawiye iyo Daarood) waa in laga tashtaa oo 100 sano laga mamnuucaa in ay xukunka qabtaan. Bal eeg meel kasta way isku haystaan. Xintan, is xasad, iyo xifaaltan ayaa ay dalkii Soomaaliyeed ku baabiiyeen. Iyaguna kala hari waaye dalkiina lugahay ku dhageen.
@XABIBSYL
@XABIBSYL 12 күн бұрын
Kooxda qaylo dhaan waa geesiyaal qaran ah markastaana codkooda ugu hiiliya qaranka Soomaaliyeed Ma.ahan qabiil ee dadka dhaliilaaya waa dad qabiil kutaageeraaya haasan
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 14 күн бұрын
Abwaan Abdi Shire Geesi geesi dhalay❤❤❤❤❤❤❤❤
@axmedxuseen9044
@axmedxuseen9044 13 күн бұрын
Ninkaan waa ciilqabe Qabyaalada noowada waan is fahannee😂😂
@fabdule4845
@fabdule4845 9 күн бұрын
Asc ma aan garan hayo waxaad xasan ku difaacdid waa sax heestu xasan wadanka waa baabi iyay xasan waa kharan dumis
@SiimSaam-l3m
@SiimSaam-l3m 14 күн бұрын
Waxan halkaan ka salmay xusen shire aader kusoco hore usotey qayloow dhan abwasn wasn ku salmay
@samsam-vt3hk
@samsam-vt3hk 14 күн бұрын
Mareexaan wadanka kacararay caydiisa waxba ma aha. Fanaan iyo xildhibaan ma aha waa tuug. Xamar ayaad imaan doontaa kandidada ayaa lagu cabsiinaa. Hargeysa waxaa aad ka tahay Faqashtii adeerkaa maxamed Siyaad Barre
@maan732
@maan732 14 күн бұрын
Qabiiil mahaa xasan waa madaxweynaha soomalia maaaha madaxweynaha hawiye moqdisho waaa caasimada soomalia taaas ogoooow😊
@Kingmoha001
@Kingmoha001 14 күн бұрын
Kwrn hadaaan Ku wasno ileen dhilo uraysa tahaye sabiil Wayney😂😂
@omarmaxud3211
@omarmaxud3211 14 күн бұрын
XASAN SHEIKH WAX KASATA OO LAGA SHEEGO WAA WAX UU SAMAYEEYO,
@Saxiix-h3g
@Saxiix-h3g 12 күн бұрын
Yaa wax ka badali kara hee😂😂😂😂
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir 13 күн бұрын
Somali goormay waxa xun iyo waxa fican isku si u arki doonan?mw hasan sheikh qofki difaca wa qof qabyalad dilootay
@rashkaarow45
@rashkaarow45 13 күн бұрын
Unuka waan wareernay .
@CaamirMuuse-qd5hw
@CaamirMuuse-qd5hw 13 күн бұрын
Nimankaan shalay dadka qaar ayaa ogaay Lakin maanta somali oo Dhani ayaa aragtay ee naftiina kashiixa
@aliabdale4836
@aliabdale4836 10 күн бұрын
Wa ku salamay
@kinghaji473
@kinghaji473 14 күн бұрын
Abdi shire waxaa tahay abwaan qaran guuleyso
@qafijohirsi7662
@qafijohirsi7662 14 күн бұрын
Koxdu mawada daaroodbaa horta mida kale wariyuhu muxuu ula ordayaa qalbidhagax yaa dhiibey muxuuse Ahaa waayaabee
@foodeey-nh1ky
@foodeey-nh1ky 13 күн бұрын
Tuugo qabyaaladiistaa waaye ilmo cayaar jecel qurun
@museali8972
@museali8972 13 күн бұрын
KOOXDA QABIIL DHAAN WAA QABYAALAD TUUG MAREEXAAN ILKA YAR
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 14 күн бұрын
Hassan tuuug Somalia god dheerbuuu ku riday
@Aragsan.official
@Aragsan.official 13 күн бұрын
Ninmankan waxaan soo ogaadayba inay sheegato yihiin 🤔 halaga wareejiyo waa dad reerkooda kasoo boxoo ciil u qaba
@amiinxirsi6105
@amiinxirsi6105 14 күн бұрын
Dadkaan magaalada muqdisho ma joogeen xiligii m siyaad bare?????
@AbdisalamMatan
@AbdisalamMatan 14 күн бұрын
Hhhhhh Cida jiratey Adiga maaheen ee walaalkaa ayuu ahaa Cabdi Jooqle. Maxaad fanaaniin kale ugu dhiibi weeydey.
@nrx8684
@nrx8684 14 күн бұрын
Qalbi dhagax waxaa ka darnaa qaraxii Soobe dilkii ikraan tahliil iyo so many other things that happened during farmaajo
@hassandaher3563
@hassandaher3563 14 күн бұрын
Xasan sheekh. wadanga in laka badbaadiyo waye wadanka waxaa u gacan galiyay .cadawki somaliyed ee ETHIOPIA. shacabku waa in mudaharaad kaga horyimaado. Wadanga labad baadiyo.badu xarash maha.dhalinyarada mustaqbalkoda labad baadiyo.
@hibaq123
@hibaq123 13 күн бұрын
Hawiye ma xishoodan
@omarmaxud3211
@omarmaxud3211 14 күн бұрын
QALBI DHAX BAY KU EERAYSATAA WAX CILADA BAY FARMAAJO U WAAYEEN,QALBI DHAGAX WAXAA DHIIBAY SANBALOOSHE IYO GALMUDUG IYO HAWIYE DHIIBAAY
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 14 күн бұрын
Xildhibaane shaqa kale sii abuuro inta aad mar kale xildhibaanimo ka heleeyso
@mohamedali-im1kh
@mohamedali-im1kh 14 күн бұрын
Waligeed beey qalbi dhagax ku waalataa!!!😂😂😂😂😂😂
@AdnoabdiqafarhassanAdnoabdiqaf
@AdnoabdiqafarhassanAdnoabdiqaf 14 күн бұрын
Xasan iyo xukuumadiisa hadii afkaartiisa xun lagu soo qaado heeso ceeb miyaa maya waa saxanyihiin kooxdu
@ahmedwais1763
@ahmedwais1763 14 күн бұрын
Qaran ma jiro tuugan’madaxweyne yuuna’sii ahaan dalka halaga badbadbaadiya
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 13 күн бұрын
Qeylodhaan waa koox sharfan kooxda waaberi waa in lakala diraa
@TechSiyaad
@TechSiyaad 14 күн бұрын
Heerka soomaali u dulowday waxay maraysaan nin Aamin ah oo dalkan horumarkiisa ka shaqeynayey (Farmaajo) iyo mid dalkii oo dhan gaday, baylihiyey lays barbar dhigayo, dawlad ba eedo waa leedahay laakiin marna laysma barbar dhigi karo Farmaajo iyo Xasan.. qabyaalad dheh ama wax kale dheh.. shacabka Soomaaliyeed waa markhaati..
@ibrahim.haajihusse
@ibrahim.haajihusse 14 күн бұрын
Wawa qaday koxda wa. Bari
@SkogenNr
@SkogenNr 13 күн бұрын
heestan waaa qabiiil kama nayeeyleeyno
@SaciidoMohamed-qv7mc
@SaciidoMohamed-qv7mc 10 күн бұрын
Dad aan waxba Dawladnimo ka aqoon baa Dalkii qabsaday qabyaaladi qalad u fahmen Xassan Shiiq waa M.D Somaliyeed waa ladhalii kara bal umadan mxay la ooyayaan
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 14 күн бұрын
Adeer ninkaan waa ciilqabe qurun iyo qabyaalad aan qiimo laheyn warkiisa maad naga deysid xasan cadow
@aliastur6777
@aliastur6777 14 күн бұрын
Bal waxaad sheegtaa hal eray oo been ah intaadan qabyaaladan eboow
Maxaa keenay in heesta Qaylo-Dhaan si kale loo isticmaalo?
32:11
She wanted to set me up #shorts by Tsuriki Show
0:56
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
-5+3은 뭔가요? 📚 #shorts
0:19
5 분 Tricks
Рет қаралды 13 МЛН