KUFSI DIL DULMI IYO DEYSMO UMADA MUQDISHO ALAA UMAQAN

  Рет қаралды 505

nafisa family  chanel

nafisa family chanel

Күн бұрын

##like #subscribe #share #nafisa #family #chanel

Пікірлер: 18
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 13 күн бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Aamiin Aamiin Allhuma Aamiin mashallh
@Ayanmohamed-xl9so
@Ayanmohamed-xl9so 12 күн бұрын
Subxanalaah ilaahow kuwaan oo kale wadanka nooga qabo yaa rabii
@tressahassan8947
@tressahassan8947 13 күн бұрын
Walllah😢soomalida xayawaan duurka🎉joga ayaa dhama subxanalah🎉galabwanagsan nafisa❤❤
@nafisafamilychanel8080
@nafisafamilychanel8080 13 күн бұрын
Wanagsan wllo❤❤❤❤
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 11 күн бұрын
Xaguu gabadha ka helay war soomaaliyeey dadkaanu daroogey cunaan waa xoolo qofku haduu daroogeysan yahay xataa heeyaha iyo ariga ayuu kufsanaa war hooyooyinoow caruurta dayaca ka ilaaliya oo faruurtiina dadka xataa abtigeed adeerkeed haku aaminina😢😢😢😢😢😢
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 13 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@nafisafamilychanel8080
@nafisafamilychanel8080 13 күн бұрын
Scw scw scw❤❤❤❤
@Hanan-h4
@Hanan-h4 13 күн бұрын
Wadankan allaha dajiyo
@sahruja5777
@sahruja5777 12 күн бұрын
Tuugaas shareecada halagu xukumo ninkii cunug saqiira dilay
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 13 күн бұрын
Wcs walshey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh acdubilh
@ashaomar6719
@ashaomar6719 12 күн бұрын
Waxaan ku hadlo ma aqaano. Somali in aan sheegto xataa waan ka xishoodaa. Inkasto oo aan lu dhashay oo ku koray ma niyeeysanin in aan maalin ku noqdo bahalo galeen iyo shayaadiin ayeey moqdeen dadki that's the reason oo qarax yada aga dhacaan. Waa wadan burburay oo kuwadowladda na u shaqeeyan munaafaqiin oo ummadda masaakinta ah si bareer ah lagu dulminaayo. Allow faraj kheyr qabo u soo deji. Ameen yaa Rabb 🤮😭 🤲🤲🤲
@ashaoali8020
@ashaoali8020 13 күн бұрын
5 jir silba malahan ee loo fuulay yaa Allah
@nafisafamilychanel8080
@nafisafamilychanel8080 13 күн бұрын
Wala yaban yahay abaayo
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 11 күн бұрын
Ninmanku waa waalan yihiin maxaa gabarta hoosgeeyeey war dumaroow caruurtiina ilaashad wardumaroow maxaad u dhaleysan hadaadnaa ilaa shan karin gabadhaas hooyadeed ayaa daayacday
@Hanan-h4
@Hanan-h4 13 күн бұрын
darogadey isticmalan askarta qarkod tas badisay dilka iyo kufsiga
@NimcoGedow
@NimcoGedow 12 күн бұрын
😭😭😭😥😥🤲
@RoodaIshwaaq
@RoodaIshwaaq 13 күн бұрын
5 jir mxu ka helya bal inkaarta eega cuqubadooda buu no gashan cuqubada sawtan dalka burburisay ninka tiirka hla.geeyo hdii cadaalad jirto hdi klena de Dumar hdaan nhy somaliya waa ka dulmnhy e madaxweynha isga wadanka u dhaarty hso faragashado arimhan nma qabtaan wxasi wadan aan hos ka dhisnen kor lgma dhise
@nafisafamilychanel8080
@nafisafamilychanel8080 13 күн бұрын
Ad iyo ad walhi
CEEBTA IYO FADEXADA DUL HOGANEEYSA JAMACADA SOMALIYA
14:41
nafisa family chanel
Рет қаралды 507
SAXIIBADED AYEY DISHAY SI AYNINKA UGA QADO!!@sawdamqaalib
42:37
Sawda Qaalib
Рет қаралды 6 М.
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 27 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 233 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
Kiin Jamac oo Salma Riana la caweysay
6:18
Salma Hared
Рет қаралды 97 М.
CODKAS MA ILOBIKARO/WAA QISO AMAKAAG BADAN!@sawdamqaalib
38:56
Sawda Qaalib
Рет қаралды 61 М.
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
Goray Podcast
Рет қаралды 120 М.
ARIN MUCJISA OO NEYROBI  KINYA  KADHACDAY? MASEERKU MA SAANBA DUMAROW
17:17
nafisa family chanel
Рет қаралды 1,6 М.
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 27 МЛН