Marwo qadiijo nin kale miye la seexatay maxkamada dahir calsow

  Рет қаралды 9,865

KULAN 24

KULAN 24

Күн бұрын

Пікірлер: 33
@SamiiraSaleban-fd7hi
@SamiiraSaleban-fd7hi Күн бұрын
Tii hore fariid bey ahyd wey kaa tashtey waany ka reestey Yaa la nooln kara dumrku wa anigo kale
@barwaqofarah9650
@barwaqofarah9650 13 сағат бұрын
Dahir Dulaqad badaniidaa Ninkanu Ilahaay ha so hadeeyo
@shukrijama5399
@shukrijama5399 Күн бұрын
Subxan allaha waa cajiib dadka American jooga sanag ka dhan kuma baxdo
@hawohosh9198
@hawohosh9198 Күн бұрын
Waa dad isku qalma ninkaan iyo qadiijo mana kala haraayaan qadiijana waa qiyaanadiiyo qof ah ninkaana waa nin waalida dhaqanta ah
@ashasalah2835
@ashasalah2835 12 сағат бұрын
JAWAAB KASTO WU KA FIKIRAYA, CADEYNTU BEEN AYU SHEEGAY, BALWADDODA AYEY QARSANAYAAN.
@SahrujaSheikh
@SahrujaSheikh Күн бұрын
Daahiroow ninkaan iyo naagtaan waa labo fadaro ciyaar bay kugu wadaan ee labadoodaba ugooy masaaki kale baahan lacagta aad ku caawin siiso walaahi kuwaan bombarded kaa dhigteene iska jooji walaahi kuwaan waad ku danbaabi ninkaan iyo naagtaan ajir kama heleysid mardanbe shaashada ha noo soo saarin bedelkooda tafsiir iyo wacdi noogu bedel kuwaan iska tuur
@barwaqofarah9650
@barwaqofarah9650 13 сағат бұрын
Wa qof lagaa quusataay Ilahaay ha so hadeeyo
@kahanur1663
@kahanur1663 Күн бұрын
Ninkan iyo naagtaan lacagta halaga daayo
@amaljamaa8478
@amaljamaa8478 Күн бұрын
Ninkani😂 dahiroow iyo naagtan xoolo danbe ha siin because waa dad bilaa dhaqana masaakiinta wadankii joogta sii waa xoog dadkani nacasyahow inanta sacad muuse way ka reysatey gabadh sharaf leh ayey aheyd haduu helay mid la caqli ah oo fudud
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Күн бұрын
NINKAN IYO NAAGTISA BALWAD AYA WAASHAY, CAQLIGA HA SHAQEYO, WAALLIDA IS DABA YAACA, ADINKABA WAAD ARAGTAAN.
@amedfarah299
@amedfarah299 Күн бұрын
Asc walahi weligii qof ka nacasisan ma a arkin 16,ooo Iyo intii uu u dirayey Daraagis iyo khamri Ku dhameeyey
@mohamedmuuse-ck5gm
@mohamedmuuse-ck5gm 23 сағат бұрын
Kuwan kuma baxayso sadaqada waa laba qof balwqd leh 16000 kun dollar muku shaqaysto naagta meel dajiyo
@fartunfartun8152
@fartunfartun8152 Күн бұрын
😮
@amedfarah299
@amedfarah299 Күн бұрын
Asc kii nebiga iyo ilaahay caynayey Manakusoo laab xabsigiisii kuceliya
@abdiqanitriple914
@abdiqanitriple914 Күн бұрын
dadkaan dunida ma joogeen cajiib
@osmanreyd1603
@osmanreyd1603 Күн бұрын
Dantiisi wuxuu Ku seegay in uu cabarka dumar ilaaliyo odaygan duqa ah
@mohamedmuuse-ck5gm
@mohamedmuuse-ck5gm 23 сағат бұрын
Ninkan iyo naagtu waa bal wadiista yaal ka jooji mar hadii ay sidaa yihiin ma baahna
@SamiiraSaleban-fd7hi
@SamiiraSaleban-fd7hi Күн бұрын
Ajar lagaaga qori mayo Dad masakina u bahan sii
@amedfarah299
@amedfarah299 Күн бұрын
Asc ninkal ay ka dhaansatay afweyn
@FarxanXasan-l2v
@FarxanXasan-l2v Күн бұрын
Kani waa nindawakhsan daahirow
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Күн бұрын
Qofkan doqonka ahbaa sacadyoonis sheeganaya, sacadyoonis nimankii kululaa ee dhiiga badnaa soo maaha, waa maxay kan mandheerta ahee hindiga ahi
@SamiiraSaleban-fd7hi
@SamiiraSaleban-fd7hi Күн бұрын
Dadkodi aawey miyey naceen
@sahrajelleali414
@sahrajelleali414 Күн бұрын
😂😂😂😂😂🤔🤔
@ugbadmustafemohamoud4899
@ugbadmustafemohamoud4899 22 сағат бұрын
😢
@SamiiraSaleban-fd7hi
@SamiiraSaleban-fd7hi Күн бұрын
Laba mid ban garn waayey Inuu waaln yahy iyo inuu doqan yahy
@fowsiyacookingfood3058
@fowsiyacookingfood3058 Күн бұрын
Subxaanallah 😮 Qamri Ayaan Ku Cabay Kulahaa, Ninkaaaan Iyo Naagta Wax Weeyn Ayaa Ka Qaldan Indhahooda Fiiri Balwad Eey Isticmaalaan Ee Waxbo Ha Siin Ajar Kama Heleeysid Yuusan Ku Sasaban Daahiroow Nin Weeyn Oo Aan Shaqeeysaneen Mustaqbal Laheeyn 👎👎👎👎👎👎👎👎
@hawohosh9198
@hawohosh9198 Күн бұрын
Qamri ma cabo ayuu ku yiri ee lacagta dalxiis iyo gaari qaali iyo miqaayad ayaan ku bixinay waa laba isu qalanta
@املمحمدالهاشمىالهاشمى
@املمحمدالهاشمىالهاشمى 12 сағат бұрын
Wale wa yaab tolw ninkan maxa laga fa ida tolw
@AsmaAbees
@AsmaAbees Күн бұрын
😂😂😂😂😂
@FartunAli-bf3yk
@FartunAli-bf3yk Күн бұрын
War ka quuso taasi naag kuu noqonmeysee hooyadaa saan ogaa u caayeysay ee sharmuutadii kudhashey was kulaheed lagu qaadye tasho
@amalquule84
@amalquule84 Күн бұрын
kwaadigii sheegaye
@amaljamaa8478
@amaljamaa8478 Күн бұрын
Ninkani😂 dahiroow iyo naagtan xoolo danbe ha siin because waa dad bilaa dhaqana masaakiinta wadankii joogta sii waa xoog dadkani nacasyahow inanta sacad muuse way ka reysatey gabadh sharaf leh ayey aheyd haduu helay mid la caqli ah oo fudud
@abdiaziz8682
@abdiaziz8682 19 сағат бұрын
😂😂😂😂😂
KALAMAAN 01 DECEMBER 2024
10:22
KALAMAAN
Рет қаралды 38 М.
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 2,3 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 79 МЛН
Creative Justice at the Checkout: Bananas and Eggs Showdown #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 33 МЛН
KIIS LALA WADA OOYAY CAAWA DHIBKA AY KU JIRTO GABADHAAN MAXKAMADA DAHIR ALASOW
21:28
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 11 М.
DEGDEG DAAHIR CALASOW OO KENAY AJFAMYL XASKIISA KALE OO UU QARIYEY 🫣🤬
18:04
AABE DAHIR IYO GURIGEEL MAXAA KALA QABSADAY 🤭😳
14:30
INDHAYARE MEDIA PRO
Рет қаралды 2,3 М.
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 2,3 МЛН