KULMIYE BACSADAY SY.SIYIN BADAN BIRAY WADANI XASAN SHAHAR IYO CUKUSE M.MOOGE OO YAABAN 😱

  Рет қаралды 2,897

KING RIDWAAN JOHOR

KING RIDWAAN JOHOR

Күн бұрын

Пікірлер: 31
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 4 сағат бұрын
Kkkkkkkkkk guuuuul kulmiye guuuuul
@NaasirCarab
@NaasirCarab 25 минут бұрын
Man shalha. KULMIYE KULMIYE GuuuuuL Somaliand GuuuuuL 🎉🎉🎉🎉🎉
@IbrahimAhmed-yk5ls
@IbrahimAhmed-yk5ls 3 сағат бұрын
Ridwan halyay Qaran kulmiye yaynu nahay guul iyo gobanimo
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 4 сағат бұрын
Doorashadu markey dhamaato wax yaabo badan ayeynu wax iska waydiin doonaa hadaynu nahay kulmiye
@gorgorproduction
@gorgorproduction 5 сағат бұрын
Kulmiye laga yaab muse biixi laga yaab maxaa rag waawayn halkaa uu baacsaday tawadh tawadh 😂😂😂😂😂😂😂😂
@IbrahimAhmed-yk5ls
@IbrahimAhmed-yk5ls 3 сағат бұрын
Kabash, Kabash, waxoogaa dhaameel ah ayaa loo daadiyay😂😂😂😂😂
@aminamohammed5902
@aminamohammed5902 Сағат бұрын
Ilaahayaw waa sacadii ijabade muuse guulaysta isaga ayaad inta ilaahay Ka sokaysa soomaalilaan badbaadinaya Insha Allah guul iyo gobanimo
@shibaneshow
@shibaneshow 5 сағат бұрын
Imaan laawoow halkaa ku qaadi kulmiye waxaan qudhun ahayn kalamaad tagin eeee😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 2 сағат бұрын
Guul soomaliland iyo kulmiye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Jannah-m4o
@Jannah-m4o 3 сағат бұрын
Ilaahay ayaa ka sifaynaya tuugtii insha alaah inta khayr ka leh ayaa kusoo hadhi kulmiye
@ilyaasmedia24k
@ilyaasmedia24k 5 сағат бұрын
Ninka maayar moge ha ladaayo nimankaa imaan la.aantu wada ha la baacsado
@saadalimohamed3899
@saadalimohamed3899 2 сағат бұрын
SUBXALLAH RUNTII DHIBAATOOYIN IYO HALIISTA DAGAAL AMA SIYAASADAY IYO KALA QAABINTAAGAN MIDNIMADA REER SOMALILAND SAMADAA KA MA YIMAN EE GAAR DADGEENA U XISBIKAN WADDANI SOMAALIYEED MASUULGA U KA YAHAY IYO FAQASHTII IYO XULUUFADEEDI AYAA KA WAADA GUDOO IYO DIBAD.
@Somaalistartv
@Somaalistartv 5 сағат бұрын
Maayar mooge meel uu kaga gaajo reer hatgaysa ayuu laayahay 😂😂😂😂😂
@anoor7560
@anoor7560 Сағат бұрын
Way u dhamaatay kulmiye nabadeey ana waan iska casilay
@safa-w8f8u
@safa-w8f8u 5 сағат бұрын
Waxaad modaa rag kulmiye sharaf iyo cod kala tagay 😂😂😂😂
@AminaAbdullah-m1z
@AminaAbdullah-m1z 4 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂wadani stop drama 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 3 сағат бұрын
Hala daayo maayir mooe waa wiilkeeni yaan la ceebayn hala sugo hargeysina waa hargeysa dhinicii la dhisaaba xiitaa xusbiguu ka tirsanyahayba waa keenii from Sacad Muusa
@TaaroAli
@TaaroAli 3 сағат бұрын
Waar xasan shaharku wuu soo dhukurmayaa oo markuu maanta muraayada isku eegay ayuu is yidhi oo maxaa saaxiibadaa kaa reebay markaasuu tuushka rooray!!?😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@IsmaGaba.
@IsmaGaba. 4 сағат бұрын
War ninkan xasan shar anga aya ug oo nin tajira oo ay muuse ilader yihiin aya lacag siiyay oo yidhi ka bax kulmiye lakiin shaqsiyadii ayuu iska dilay
@Som-somalimedi
@Som-somalimedi 5 сағат бұрын
Wlee nimankaa yaacaya hunguri ayaa eryana kulmiye se waxba umay dhibin ee kul iyo abaar ayay la dhafeen 😂😂😂😂😂😂😂
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 4 сағат бұрын
CUKUSOW. IN AY. HUNGURI. KU QAADEY, OO LAGU. NACAY, WELINA KULMIYE QALBIGA. KA TAHAY, AFKAAGAA. SHEEGEY
@aishaaidid
@aishaaidid Сағат бұрын
Rer Somaliland inamadena maxan kor ùgu qadi lànay
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 4 сағат бұрын
Waz GOORMA ??? IMISAA LAGU. IIBSADEY XAAJI BIDAAR SHAHAR ???
@Sam-t4p4r
@Sam-t4p4r 4 сағат бұрын
Maayir Mooge ma waxa uu haystaa in ay sax tahay in uu xidhiidh la sameeyo wadamo kale oo Somaliland ka soo horjeeda oo uu lacag ka qaato, kadibna uu shaqo ka raadsado dalkaas isaga oo Somaliland xil ka haya??? This is another level of corruption that many people in our country has compted and still are doing it. Subxanallah 😢😢😢😢
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 4 сағат бұрын
SHAHAR. Xaalkiisu. Waa WAXBAA. LA. II DIRAN WAAYEY ! XASHIISH KII HORE LOO NACAY UUN BAAD. KU BIIRTEY... WAXBA. KALA MAAD TEEGIN KULMIYE, KAA AAD ISKU TUURTEY NA. WAXBA KU BIIRIN MEYSID...OO WAA LAGU IIBSADEY, NIN. LA. IIBSADEYNA. SHARAF. KU YEELAN. MEYSID
@trikabdi7554
@trikabdi7554 3 сағат бұрын
Waxaad taraysaa yaraa Hiliblahaagii ood kubiirtaa kuu dhaamay
@MawliidIimaan-xz8nz
@MawliidIimaan-xz8nz 4 сағат бұрын
Isbaadalku matuugtii qaranka dhacday ee khiyamada ku kacday ee cukusaw adka mid ahaydba wax badalaya ma xiirsiba isbadalkeenaya oo adiga ka dara osheegay inu 40 jir 4o malyan haysta ma mashrucii xunba waynee iyo lacagdii hawada iyo lacagtii abarah dadwaynuhu dadkoogi afadu gaadhay u uruuriyeen ina xaashigi dhacaybad isbadaĺ iga shekaynaya umadu reer wadanaw way idiinka war haysa madaxweyne bixii ragu iska fogeeye xolah umada ugabaqay inay isbadalka sheekeyan waxay ceebku tahay umada reer somaliland ee ay waxaka hor sheegayan xusbigii huwanta tageersana cod inu naga heelo habeen xalaytagay
@Mohamed-un8tk
@Mohamed-un8tk Сағат бұрын
Tuug weeye beenaale ah adeer haddii dhibaato dhacday ninka ciro waa kii qaranka qaybiyay ciidanka buurta saaray ciidanka ku laayay shuftada buurta saarayd ee dhiigyacabka ahayd dhibaatada qayb laxaadle ayuu wadani kagaystay tuugii ina khaliifna wadani buu ahaa noo keen mil ay isaga bariueelayaan codka shacabka caasimadu khasaaro ayuu kugu ahaa in sida faysal aad laynka gadaalkasoo gasho ayay ahayd 😂😂😂😂
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 3 сағат бұрын
Beenale😂😂😂😂😂
The Chris Hedges Report: Noam Chomsky, Pt 1
30:08
The Real News Network
Рет қаралды 204 М.
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 26 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 353 М.
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,7 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 11 МЛН
ابشروا الطوفان الثاني بدأ الآن
29:01
ايمن السلحدار Ayman Elslhedar
Рет қаралды 244 М.
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 26 МЛН