Illahay idamki wad so noqonaysaa madaxweyne 🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@SabahDjamaMohamed4 сағат бұрын
Amin amin inchaallah ❤
@AFROMAN20254 сағат бұрын
MASHA ALLAH MADAXWAYNE INSHA ALLAH WAA GUULAYSANAYSA. GUUL KULMIYE IYO HORSEED.
@yassinessa7752 сағат бұрын
Masha Allaah Madaxwayne Muuse❤Biixi❤Cabdi❤Xildiid. Waxan Alle (Swt) Kaga Baryayaa Cimriga & Caafimaadkaba uu Kuu Barakeyo. Walahi hadii Alle (Swt) nafta ii daayo 13/11/2024 codkayga adaan ku siinayaa ILLAAHAYNA ha ku garab galo. Aamiin
وعليكم سلام سيد ريس الارضنا ، الهمعك، صمعنا واضعنا،
@MrBiniyaamiin4 сағат бұрын
ILAAHAY cimriga iyo caafimaadka haku siyaadiyo M. wayne Muuse Biixi Cabdi Xildiidi, INSHA ALLAH wad ku guuleysan doorashadan ,aqoonsi iyo hormar badanna wad ino keeni INSHA ALLAH, we love you , waxad geesi jecel dalkisa iyo dadkiisa, , wxad tahay geesi garab waayey ee hadaanu nahay dhalinyarta so koraysa anaga ku og kuna tageersan ❤❤❤
Mansha allah Mudane madaxwayne ku bishaarayso inaad sida ugu quruxda badan ugu guulaysanysid doorashada insha allah codkayguna waa kuu diyaar insha allah guushuna waa adiga❤insha allah tacaala
@qani.m13 минут бұрын
Alle ha kgu guleyo Madaxweyne. Insha Allah wad so labaneysa🙏
Madaxweyne, mahadsanid 7sano oo waxtar leh, 5sano oo Cirro ah ayaanu hayaanka soosocda la qaadanaynaa, wixii Alleh nagala kulan siiyana raali baanu ku naqonaynaa sidaanu 7sano raali uga nahay.
@abdillahinuux75835 сағат бұрын
Hadal fiican baad ku hadashay caynaa weeye inaadeer. # madaxweyne muuse waxaan leeyahay dadka kale fursada ubannee adiga ku aragnay ee .
@mukhtarmohammed30015 сағат бұрын
Maansha allaah MBC Diyaar Codku ❤❤❤❤❤❤❤❤MBC❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Guuulayso waanu kuu ognahay inaad naftaada u biiimaysay dartayo ilaa hada a aad u taagan tahay si dalkan iyo dakani hore u maraan kana mid noqdaan caalamka Guuuul Guuuul MBC ❤❤❤❤❤
@MAROODiJEEXl-j6y9 минут бұрын
Sida uga dhakhsiyha badan colaadaha socoda waa inaad ku joojisaa lascaanood wada hadalo ergo u dirtaa wixii dhacay laga wada xaalaa InshaAllah markastana iyagu siday rabaan loo tixgaliyaa oo la dhageystaa cabashadooda inkastoo marki hore kaa ahayd hadana carab iyo ilko wa isqabtaane alle colaadaha haynga damiyo somali melkastooy joogto barwaaqo sooran nabad xasilooni alle umada somaalida haw siyaadiyo wax dhibna alle ma tuso ya rabi Allow quluubteen mideee 😢
@ubahtahir87674 сағат бұрын
Mash allah allawu hadu khayir nooleyahay nodor amin
@naasireid86385 сағат бұрын
Ethiopian yuhuuda africa ayaad dalka ku sò wadaa alle ku qabay
@khaliifabdi81395 сағат бұрын
Masha allaah Mhdsnd mdne mwayne nimcadan Ad karantay wa wadarunta shicbka Rar sland na way lasocdan qadiyad oda iyo qaranimadoda sonoqo 5 kle
@ahmedabdigahair69223 сағат бұрын
Wuxu danemay waxa u taala suaashi ah waxaad shalay qabanwayday ma mantad qabandoonta !!!
@shicimbirbaarcadeoomaar33402 сағат бұрын
Madaxweyna Ethiopian wuxu yiri haddii aan anigu saxiixwaayo ilmahayga sixiixi doona😂 caqliga alle kaaqad