Kumuu ahaa Abwaankii talooyinka siin jiray Madaxweyne Siilaanyo ?

  Рет қаралды 41,402

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 77
@AbdilahiHaji-n7k
@AbdilahiHaji-n7k 9 ай бұрын
Siilaanyo wuxu ahaa mar la arag cimri dheer iyo caafimad bn kuu rajaynayaa🙏🏼
@hanadolad2061
@hanadolad2061 9 ай бұрын
Mansha Alaah reer Ceerigaabo
@aliabdi5708
@aliabdi5708 9 ай бұрын
Gesii somaliland thanks Allah ha ku hafido amin 🙏 🎉
@Mark-w8b1g
@Mark-w8b1g 9 ай бұрын
Manshalaah mujaaahid tahayn indro ❤❤❤🎉🎉
@faizaali2889
@faizaali2889 9 ай бұрын
Siilaanyo and muuse biixi labaduba wa geesi qaran ❤❤
@omarabdisalam6807
@omarabdisalam6807 9 ай бұрын
No muse bixi .muuse biixi waa dhagar qabe aan diin islaam iyo soomaalinimo shaqo aan kulahayn .waa curigii dhashiisa cunayey .laakiin siilaanyo waa geesi aan shisheeye dagi karin waa wadajirka soomaali land ilaalinayey waa nin siyaasaddiisu nadiif ahayd .laakiin muuse biixi barigii intuu iibiyey ayuu baddiina xaraashay war nin kula jaar ah xuduud kula leh sideebaad bad iyo bari uga kireeyn waliba 50sano waa laba jiil .war muuse biixi waa cadow ee ha la iska qabto
@nimcomohamed9857
@nimcomohamed9857 9 ай бұрын
Qofkii ugu horeyey hctv caawa ❤
@user-ml9kd5jw7c
@user-ml9kd5jw7c 9 ай бұрын
Masha Allah You worked hard and you have written this valuable song May Allah bless you
@abdighalib595
@abdighalib595 9 ай бұрын
Ninkani kuwa afxumaynayaa waa baqalo fardo ag jooga uun waa laandheere laandheere dhaly oo gobanimo iyo rganimoba gaaruleh oomadax ah jir oojoog you are the great man
@Aarkalaasgeel
@Aarkalaasgeel 9 ай бұрын
Saxiibayaal ilaahey dartiii igu caawiya waxan ahey nin curyaan ah oo saaxibi ciyaal ah oo bilaa camal hada aan heysan cid galab istaag 😢😢😢😢😢
@advyser
@advyser 9 ай бұрын
Waa runtii, dalkan nimanka usoo halgamay ayaa cid kasta xaq uga leh hogaankiisa, Muuse biixina iyo ina kaahina wax kasta oo khalad oo ay galeen waxa loogu danbi dhaafayaa oon loogu qabsan karin marks laga eego waxay dalkan gashadeen Asxaabtii badar joogtay oo kale weeye
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 9 ай бұрын
Wariyuhu waa xaasid muuse naceb fanaanka waan salaamayaa mahadsanid snm guul
@hanaindho598
@hanaindho598 9 ай бұрын
Nin caqli badan ayaa tahay balse ay yartahay in LA helo dadkah la midka 🙏👍
@somalilandguul9852
@somalilandguul9852 9 ай бұрын
Abwaan Geesi qaran hadal Wanaagsanaa oo sharaf badanaa waa rageedii Allah ha Ku xafido
@abdftahhazzan2563
@abdftahhazzan2563 8 ай бұрын
Siilanyo Alle cimriga ha ubarakeeyo
@Masdille
@Masdille 9 ай бұрын
Madaxwayne Ahmed Mohamed Mahamoud Siilaanyo Alle Cimriga iyo Caafimaadka ha u barakeeyo wuxuu ahaa Aabihii Hormarka Somaliland.
@omarabdisalam6807
@omarabdisalam6807 9 ай бұрын
Waa runta laakiin muuse waa cadowga soomaali land burburinaya
@ND0564
@ND0564 9 ай бұрын
​@@omarabdisalam6807 daliil ma haysaa?
@buuniyare
@buuniyare 9 ай бұрын
Madaxweynihii hore ee daahir riyaale miyuu heeso u qaaday. Abwaanku..
@FaisaAbdi-d8u
@FaisaAbdi-d8u 9 ай бұрын
Mansha Allah geesi qaran madax weyne silanyo ducadad ugu ducaysay Ameen baan lenahay muse Bixi na Allah ha ufudu deeyo shaqada badan uu wadan ka u hayo Guul somaliland 👍❤❤❤❤❤
@hanadolad2061
@hanadolad2061 9 ай бұрын
Mansha Alaah
@somalilandfirst.bashirtara869
@somalilandfirst.bashirtara869 9 ай бұрын
Anigu waanigii heesta hore kaa abaal mariyey 2014kii😊
@aminamusa5517
@aminamusa5517 9 ай бұрын
Insha allaah
@advyser
@advyser 9 ай бұрын
Maalintay darnayd ninkii muuqday ixtiraam buu idinka mudan yahay dhalintan mucaaradnimamdu waaashay
@ahashi7828
@ahashi7828 9 ай бұрын
Maasha Allah Illaahay caafimaad iyo cimridheer ha siiyo madaxweeyne Siinlaanyo kan maanta joogana Illaahay naarta ha geeyo oo xukunka ha ka dego Aamiin
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 9 ай бұрын
Guulwadenimo illaahey baan ka magan galey iyo qof amaan
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 9 ай бұрын
Qofka dadka iyo madaxda caayiwaaya ayaa lagu yidhaaaa guul wade......
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 9 ай бұрын
Somaliland waa qobcad illaahay dhigay suugaanyahanada af somaliga iyagoo ku darsaday waliba af carabiga inglishka fransiska, waa umad qalbifuran dhamaantood waxkastiba u fududyihiin maasha-allaah
@mrecaps1
@mrecaps1 9 ай бұрын
ahmed silaanyo sharaf karaamo madaxweyne leh
@abdiabdilahi-f2m
@abdiabdilahi-f2m 9 ай бұрын
laandhere rer daahir ah noolow adeer rageedi
@iftin2024
@iftin2024 9 ай бұрын
Laandheere somalilander ah qabiilka jooji😂
@Najmah21371
@Najmah21371 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@xaajishiineaxmednuur
@xaajishiineaxmednuur 9 ай бұрын
AMA ISKA AMUSA AMA SIDASO KALE U GUULWADA WAA NOOCA UMADA NACSIIYAY SOMALI LAND WAR DALKA DADBA INALALEH OO UU INAGA DHAXEEYA
@Gubaddo
@Gubaddo 9 ай бұрын
Layskuma hayo in dalkan la wada leeyahay ee waxa la kala leeyahay qofba intuu tacab gashaday horaa loo yidhi '"NINBA TACABKII TOGOY KAA MAAL'" hogaamintuna waxay kamid tahay abaal marinta ay mudan yihiin halyeeyadii horseedka ka ahaa halgankii dib u hanashada gobanimadii lala marin habaabay 1dii Luulyo 1960kii deelqaafna ma aha haaneedka in ay maraan mujaahidiintii SNM. ogowna saaxiib SNM hayb gaara may ahayne cid walliba way ku jirtay
@xaajishiineaxmednuur
@xaajishiineaxmednuur 9 ай бұрын
@@Gubaddo Waa run saxiib oo taas madiidani in dalka. Loso dhibtooday oo loso dagaalamay lkn hadaynu nahay reer sheekh isaxaaq taynu shalay kadagaalamaynay Mafiicantay inaynu inagu maanta umada kula kacno Shalay cadaalad xumo ayaynu ka dagaalamaynay saw maha
@Zimu.H
@Zimu.H 9 ай бұрын
@@xaajishiineaxmednuur abwaanku waa runtii in ciro loo dhibo waxaan kaga kalsoonahay in tolwaa la doorto ama ina mire ama darawal waayo wadankan duuray usoo galayn laakin ciro iyo faysal Moscow bay iska fadhiyen ciro safaraduna administrator uga aha afweyne marka ragu kala mudan taasuna ka hadalaya abwaanku
@abdinasirmohammed4595
@abdinasirmohammed4595 9 ай бұрын
Legend ❤
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 9 ай бұрын
waxan barha bulshada ka dawan jiray ahmed silanyo o mucariida oo tegaya jeelka iyo hospitalkaba kolay isagna way ku jirtay
@fahiimae7336
@fahiimae7336 9 ай бұрын
Madaxweyne waliba xiligiisii isagoo kabna sita kabna laaladinayaa ayuu talada ka degey. Ma naqaano sharafta ay madaxdu inaga mudan tahay . Allah ayaa dadkiisa kala xukumi.
@maymuunahmed8368
@maymuunahmed8368 9 ай бұрын
Ninkani waxuu aaminsanyhy SNM
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 9 ай бұрын
SNM dalka ayey xoraysay adeero wax lagu faano ayey ahayd adigoo Adoon ah ayey ku xoraysay
@ahmedomaraadan1545
@ahmedomaraadan1545 9 ай бұрын
Kkk kkk kkk kkk kkk kkk kkk Hadaad guulwadayn siilaanyo wax kaga heshay waa taad ku godaa inaanad muuse koob shaaha kaga helayn
@maxamuudxuseen8436
@maxamuudxuseen8436 9 ай бұрын
Iskadaa heesaa waaxaarane maaha wax fiicaan baro quraanka oo iska cibaadayso
@fowsiyaabdulla2942
@fowsiyaabdulla2942 9 ай бұрын
Daad walaan
@aminamusa5517
@aminamusa5517 9 ай бұрын
Mujahid Waa runtii kuwan kale maba garanayaan illaa ay tababartaan way Ina iibinayaan ba
@AFRICANITV24
@AFRICANITV24 9 ай бұрын
tuke xooga faankii reerku ku daraayaaye lkin waa geesi waddani ah
@aminamusa5517
@aminamusa5517 9 ай бұрын
Maan maqal anigu heestan musa waxaan u malaynayaa in mucaarad ay heesta muse qacanta u gashay markaa edu maaha dadka ee waa masuliyiinta fidisa xayaysiiska ayaa ka gaabisay wal 31:45 iba idaacad radio hargeis 31:50 a
@AhmedHandule-b5p
@AhmedHandule-b5p 9 ай бұрын
Ninka halagu daro Golaha guurtida ama Jago heer qaran ah
@aminamusa5517
@aminamusa5517 9 ай бұрын
Ma istaahilaan Cid kale
@axmedcabdi9087
@axmedcabdi9087 9 ай бұрын
kkk, markiii hore hadalkaadda aad baa ula socday lkn waxaa kaa leexday markaad tiri aqoonsibaanu helaynaa oo xafladdii uun baa hadhsan, hadda ayaan kaa leexday abwaan.
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 9 ай бұрын
Ma cid daba taagnaada ayaad odhan lahayd umadaa dhan ma halaydiin taliyo ayaad odhan Lahayd biLaa caqlibaa tahaye shacabku waxay rabaan ayaa hirgelaya awooda shacabkaa leh
@mawliidhussein6927
@mawliidhussein6927 9 ай бұрын
Dalkii muusaa waalay silaan qof sharafle ayuu ahaa wax dhuuranaya
@zakirboss143
@zakirboss143 9 ай бұрын
Niow oday muuse maanta intaas ba ka dhiman .... Ina kaahin iyo Saleban oo jala ah ayaa labada daraf ka jiidanaya
@Zimu.H
@Zimu.H 9 ай бұрын
Cuqdad ba ku ahayse Saleeban iyo Ina Kaahin baway ka dheeryahin jaaleyn waa rag wadankoda usoo halgamay waliba Ina Kaahin sargaal sare isaago ah ayuu dadkisa iyo dalkiisa difaacoda duurka ugalay wadanka cid uga leexojeclo badani ma jirto
@muhiyoabdirahman5562
@muhiyoabdirahman5562 9 ай бұрын
Ninkii Somaliland qabyalada galiyay
@farhanqalib5481
@farhanqalib5481 9 ай бұрын
Hadaad baydhay awal waad roonayd ma xabashi baa ku citiraaftay waa jabtay waxaad noqotay xuma arag baa tahay
@akam3835
@akam3835 9 ай бұрын
Meel aar ka kacay Attor fadhadhisay
@saidb6881
@saidb6881 9 ай бұрын
Laandheere habar jeclo aha....
@mkrdahran6783
@mkrdahran6783 9 ай бұрын
Ciyaala muuse ka xishooda social mediaha
@mmaarena6494
@mmaarena6494 9 ай бұрын
wa sax, Mujaahid Oofwareen baa Madaxwayne Noqonayaa!
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 9 ай бұрын
Oof wareen muxuu ahaa
@Zimu.H
@Zimu.H 9 ай бұрын
@@cabdalacawilyoohiye3 waa gacan ku dhiiglahi cidanka ku layay godaweyn ee buurta koray
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 9 ай бұрын
Abtio , you should be the president of Somaliland InshAllah. I hink you can do it you are very intelligent Masha Allah !
@hassanmkconnect1779
@hassanmkconnect1779 9 ай бұрын
Mujaahidow ba ma musaa ku sheegtay dhuumatay qaate
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 9 ай бұрын
Dee wuu yahey ilahey iyo umaduba waa ogatahey lkn adigu Dee Ku dhuus wakaase 😂
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 9 ай бұрын
Waxan nacdalkii wariye maaha wlhi siduu u hadlayo ayaad ka garaneysaa inuu duli yahey
@basraahmed6726
@basraahmed6726 9 ай бұрын
Dalka snm malaha jaahil Baa tahay abwaan isaaq wakaa Waan ka xumahay
@mmhhgg22
@mmhhgg22 9 ай бұрын
Kan balwad baa googaysay
@aminamusa5517
@aminamusa5517 9 ай бұрын
Wadani dhaarsan baad tahay guulayso dagaal adag ayaad ku jirta abaalkaaga alle ayayy ku siin
@ahmedalisudi6046
@ahmedalisudi6046 9 ай бұрын
Ma sii ridna kani
@hassanmkconnect1779
@hassanmkconnect1779 9 ай бұрын
Waar bal noocan eega
@CabdilaahiZaahid-vq4ce
@CabdilaahiZaahid-vq4ce 9 ай бұрын
Abwaanow magac
@CabdilaahiZaahid-vq4ce
@CabdilaahiZaahid-vq4ce 9 ай бұрын
Abwaanow magaca be، 😊sN
@CabdilaahiZaahid-vq4ce
@CabdilaahiZaahid-vq4ce 9 ай бұрын
Tuke guulwade waa eray bilcagsi macnihiisu yahay ismahadiye arooskeeda.kamashxaraddo
@abdirahmanmohamed593
@abdirahmanmohamed593 9 ай бұрын
Waa beenaale garanuugle ayaad ka timi
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 9 ай бұрын
Hoyada muuse waas naag naag dhaley
@TufaaxMarket
@TufaaxMarket 9 ай бұрын
Akhlaaq yeelo
Madaxweyne Siilaanyo iyo Atlantic Council
8:09
Dirie Green
Рет қаралды 11 М.
Happy birthday to you by Secret Vlog
00:12
Secret Vlog
Рет қаралды 6 МЛН
Gudida Doorashooyinka oo war soo saaray hadda.
7:35
Saxafi Apdirahman Bulshaawi
Рет қаралды 1 М.
war Deeg Deg Ah oo
9:16
MUQDISHO MBC TV
Рет қаралды 4,3 М.