KUNCIIL AXMED CALI CIGAAL 2019 MULKI OFFICIAL VIDEO (DIRECTED & PRODUCED BY MD PRODUCTION)

  Рет қаралды 64,703

MD PRODUCTIONS

MD PRODUCTIONS

5 жыл бұрын

ERAYADII: MG
LAXANKI: MOHAMUD OMAR
MUSIC: KARAMA STUDIO
CODKI: KUNCIIL
SOOSAARISTII: MD PRODUCTION BY MALYUN DAQARE
COPYRIGHT PROTECTED BY BeingMalyunDaqare

Пікірлер: 97
@mudanemck7884
@mudanemck7884 5 жыл бұрын
Malyun Daqare runtii lagama hadli karo diyaarinta clipka caadi maaha
@walifarah101
@walifarah101 5 жыл бұрын
markaad kunciil u yara fiirsato ...hooyadii iyo abihiiba way ka dhex muqdaan ....imisa kala saariwaayey kuu u eegyahy...mar waa ahmed cali cigaal aan biyo ismarin marna waaba mama maryan mursal cise
@nuuneabdullahi204
@nuuneabdullahi204 5 жыл бұрын
Dhal fanan kun ciil inta tagerta like ta ha ila dhafin
@luckyboy4999
@luckyboy4999 5 жыл бұрын
Wlh aabaha ayad isku cod egtihiin mash allh kunciil fanan jidha tahy Viva👌👌👌👌👌👌👌😍
@zoyahcabdi4932
@zoyahcabdi4932 5 жыл бұрын
Hestan aad ban ugu hely kunciil Abahis bu ucod Egyahy m.a wiilkena allaha ino xafido😍😍😍😍
@drsshacbaan2532
@drsshacbaan2532 5 жыл бұрын
Wooooow Fanaan Fanaaniin iska dhaleen #Moomo Maryan Mursal Ciise Bootaan Iyo #Aabo Axmed Cali Cigaal Cisi iyo Sharaf ku noolaada inshaa Allaah #Aamin
@nuurnaleye5740
@nuurnaleye5740 4 жыл бұрын
Walal An Ku faano kuncil Ahmad Cali Cigal Brother Noloshu kuma xumayso
@ayaanmahamud8897
@ayaanmahamud8897 5 жыл бұрын
Viva ina aderkay kunciil 🤩😍😘😍wiilkii aderkay dhaloow ii noolow oo ii jir 🌷🌷🌷🥀🥀
@axmadamiira2555
@axmadamiira2555 5 жыл бұрын
waaaaaw fanan fanan dahlaye kuncil. axmad ali egal ano odkaga waba ku haasta may fanan igo qaaliya
@superzubeer1678
@superzubeer1678 5 жыл бұрын
Kun ciil ahmed ali cigaal Ciyaalkii hore Hore u soco Taageere number one
@boqorkaumada9562
@boqorkaumada9562 5 жыл бұрын
Fanaan fanaan dhalay fiiri suu ugu raaxesanaayo heesta esh calaa 👏👏 kunciil
@abdishakurkhalif1925
@abdishakurkhalif1925 4 жыл бұрын
Kunciil fanan firsanaya codadkii aabihii iyo hooyadii
@garad7786
@garad7786 5 жыл бұрын
"Midig iyo waxan nahay u bidix u maciintoo kala maarmi meynee..." Beentiis ma aha 😘
@aryanali6527
@aryanali6527 5 жыл бұрын
Dhal fanaan Axyaa hees waxaan xuusanay legend axmed cali cigaal 👏🏼👏🏼👏🏼
@anasyoung4466
@anasyoung4466 5 жыл бұрын
Eshhh Calaa Hees Mulki iyo Fanaan Qaali Ah 😍😍😍
@abdirisaaaqyusuf3854
@abdirisaaaqyusuf3854 5 жыл бұрын
Mashaa alaah kunciil fanaan qaaliya waa ustaad ustaad dhalay
@faqru07
@faqru07 5 жыл бұрын
MD production waa heersare video ga. Fanaan Sara iyo hesta.👌👌👌👌👍
@mulkishuriye6473
@mulkishuriye6473 5 жыл бұрын
wwwwww markii igu horesaa hees mulki thanks indr kunciil.
@umufaatimaandfartuun177
@umufaatimaandfartuun177 5 жыл бұрын
Woow habar wadag hore usoco kuncil
@abdiabdirashid2782
@abdiabdirashid2782 5 жыл бұрын
HeesTan 2014kii Ayuu Soo saarey Fanaanku hadda Wallaga saarey KZbinka Haddaa lagusoo celiyey 💖Axyaa Hees weeye 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖✋🏽
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
Im glad you like it walalo, igu bashaal
@abdiabdirashid2782
@abdiabdirashid2782 5 жыл бұрын
@@BeingMalyunDaqare .✋🏽😍. haa wllo wallee..Cajiib 💖😗 thnks 😉
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
🙏
@ilhaanmohamuud7010
@ilhaanmohamuud7010 5 жыл бұрын
Waw my song mulki naftaydani ❤️❤️❤️
@mulkiabdullahi1749
@mulkiabdullahi1749 Жыл бұрын
Jaaah mulki 👌
@biche1984
@biche1984 5 жыл бұрын
Kuuunciiiiil Nolooow
@MohamedHussein2
@MohamedHussein2 5 жыл бұрын
wow hees shidan iyo Muuqaal Yaab leh
@penramijuni0r410
@penramijuni0r410 Жыл бұрын
Caawa oo ay igu danbayso xamar waxaan ku qaatay Xasuus aad uqurux badan .. runtii waann soo raadin commentigan markaan meeshaan rabo tago i.a 😢..❤ 11:27. 19/5/2023 ❤❤ bye mudisho cadeey 😢😢
@mulkimaxamuud9229
@mulkimaxamuud9229 5 жыл бұрын
Kuncil wlhi ad aya u mhdsnthy wlhi wili ma arkin hes ani igu socoto wwwwww
@sharmakeabdukadir1961
@sharmakeabdukadir1961 5 жыл бұрын
Mulki Maxamuud ana ku iri u soo qad ma ogido 👆😍
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
Hahahaha Sharmarke lol
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 жыл бұрын
❤🔥🔥kunciil axmed cigaal nin culus
@abdifatahqoordheere1876
@abdifatahqoordheere1876 5 жыл бұрын
Nice song being malyun daqare
@sheeno1410
@sheeno1410 5 жыл бұрын
Awww eeesh calaa hees hada kahor aya laso galiyay ano so shuban rabo laga baxshay KZbinka thnx for the return 😍😍😍
@reo9475
@reo9475 5 жыл бұрын
Cute little one dancing in the back ground Mashallah ♥️♥️♥️shoot shoot
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
Thats a Boy , his name is Imran Cigal...... his uncle is Ahmed Ali Cigaal 🙏
@reo9475
@reo9475 5 жыл бұрын
BeingMalyunDaqare Malyun Daqare The child dancing in the back ground is a boy named Imran? My bad
@mustafesuleimanofficial703
@mustafesuleimanofficial703 5 жыл бұрын
Masha alla director malyun daqare Editing nagu cusub
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
Thanks walalo
@hiboabuubakarhiboabuukar3481
@hiboabuubakarhiboabuukar3481 5 жыл бұрын
Waaaaaw heestan wey igadan tahay walahi haaaaa heeeee ah
@hiboabuubakarhiboabuukar3481
@hiboabuubakarhiboabuukar3481 5 жыл бұрын
ish calaa hees walahi
@xudayfesahal7211
@xudayfesahal7211 4 жыл бұрын
Kunciil Ali cigaal magaca ha jirro
@cadeymuridi6790
@cadeymuridi6790 5 жыл бұрын
Wwww mash Allah 😘😘
@nimcaanahmed5717
@nimcaanahmed5717 5 жыл бұрын
Kunciil Fanaan Waadku Banaantahy Shoode👀
@xidigtahargaysa4995
@xidigtahargaysa4995 5 жыл бұрын
Kunciil calool hore usoco
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 5 жыл бұрын
maasha alah nice songs l liket this songs
@maxamuudmaxamed4915
@maxamuudmaxamed4915 4 жыл бұрын
Walala An ku Faano 😍🥰🥰😍💯💯
@ahmednaleye1351
@ahmednaleye1351 3 жыл бұрын
My brother Kunciil Ahmed Ali Egal ❤️❤️❤️
@abd1wahab
@abd1wahab 5 жыл бұрын
Welldone Sister 🔥 Malyuun 💯👏🏾
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
Mahadsanit walaalkey Abdiwahab 💕🙏
@nadiiramaxamed4927
@nadiiramaxamed4927 5 жыл бұрын
Eesh calaa hees kunciil
@kaysesaidofficial
@kaysesaidofficial 5 жыл бұрын
Nice song kunciil keep going bro 🙏🏼🙏🏼👑
@abshirobashir9857
@abshirobashir9857 5 жыл бұрын
Thanks
@amalmire6363
@amalmire6363 5 жыл бұрын
Wooooooooooooow
@mulkiali1132
@mulkiali1132 5 жыл бұрын
waaw afkada cana lagu qabay erayo iga dheh
@mireaxmed3761
@mireaxmed3761 5 жыл бұрын
Dhal fanaan
@CARABTAAKOWSTUDIO
@CARABTAAKOWSTUDIO 5 жыл бұрын
LEGEND LEGEND DHALAY MY BIG BROO KUNCIIL I LOVE YOU BROOOO I LOVE THIS SONG
@stayblue759
@stayblue759 5 жыл бұрын
Wow Wlhi DhinaC kasta waa azall heestu wxaabba Ka Daran SiDa Loo DuuBaY #Sweden 😉😉😉 The #Rocke stone Zalaan iga gaadhsi ninkaasi caadi maahe ..
@fardowsamohamud9613
@fardowsamohamud9613 5 жыл бұрын
Heestii walashay macan mulki Hassan farah noolow abaayo
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
Yeeeees abayo Macan
@ahlaminas3324
@ahlaminas3324 5 жыл бұрын
wwww wan ka helay heestan
@mulkiyusuf7567
@mulkiyusuf7567 5 жыл бұрын
viva mulki
@Lii-gm7lw
@Lii-gm7lw 5 жыл бұрын
MashAllah thanks kuncil 😍😍
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
Ku bashaal Mulki cadey 💕 to all the Mulki’s out there , i made this song for my twin sister
@abdullahimusehassan4879
@abdullahimusehassan4879 5 жыл бұрын
Hees masha allah hadhihin walaleey
@shookarichannel2853
@shookarichannel2853 5 жыл бұрын
wax laga qaban karo majirto wllshy malyuun daqre horaan kuu cimaamday ani the only one an aminsanhy hore u soco wllshy mash allh inba cadi mahan clip kan waqti badan aya galy 12H ayan dhegysan heestan 😍
@omarxaaji4914
@omarxaaji4914 2 жыл бұрын
Cute girl 💃❤🙏
@xapupg3924
@xapupg3924 5 жыл бұрын
*Ahmed cali cigaal*
@cmcproductionxd9449
@cmcproductionxd9449 5 жыл бұрын
Waxan ku farax sana hay inaan dawado codka halasiga ah kunciil ahmed cali cigaal mahad gaara malyuun daqare horay u soco wllo muqaal qurux badan
@ahmednaleye4285
@ahmednaleye4285 4 жыл бұрын
Wooow
@yuusifjamaal4296
@yuusifjamaal4296 3 жыл бұрын
Mahad
@BADER7777
@BADER7777 5 жыл бұрын
Heestu waa top blse qabashada codka ayaan yara dhaliishanahy waayo codka neefsasho ayaa ku jira am neef sidaa u taqaano
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
Hahahahaha wayahay, mahubta ina adiga neeftaada aheyn
@BADER7777
@BADER7777 5 жыл бұрын
@@BeingMalyunDaqare aad iyo aad wllo kole dib u dhageeso adigaa garan doone micnaha maaha in aan fanaanka wax kasheegaya blse cilada heesta ku jidha yaan kuu shegaya fanaanka maaha ee waaa qabashada codka un aan leeska jeer garayn
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
Wanku fahmay walalo lakiin Studio laguso duubay sifiicanah ugu noqo ado raali ah
@mofmorales
@mofmorales 4 жыл бұрын
Kunciil waa fanaan cod macaan. laba xidig oo caan ah ayaa dhalay. heesta mulki waa hees isku buuxda lacan iyo midho iyo music mashalaa.hambalyo. lakinse clipka heesta macaankeeda si dhan uuma so sooraayo. iga raali naqda. si fiican ayaa loo dubay lakinse madowga ayaa ka badiiseen clipka. Kunciil waa nin shaqsiyaad buuxda leh o tvka marka ay heesihiiso ka soocdaan si buuxdaa ayu ku raali galinayaa. waxaan ka leeyahay Kunciil waxaalagu mooda fanaan waligiiba soo heesi jiray, hibo ayu eebe ku siiyey runti e ka ku kolsoonow waligaa
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 4 жыл бұрын
Anigo sameeyay waan kuugu raac Sana Haye walaal, inshallah waan saxeena kuwiisa kale
@mofmorales
@mofmorales 4 жыл бұрын
@@BeingMalyunDaqare waxaa tahay runti gabadh professionnal booxda ah sababto ah wax isku sheega kama ad xanaaqin waqti na waad isiisey si ad iigu jawaabtid.mahadsanid.way yaryihiin somaalida sida garata.horey ayaad u socota ayey ka dhigantahay walaal.hambalyo
@rtghfc
@rtghfc 5 жыл бұрын
Ar waa hubaa kan inuu isagu dhaly shaki kuma jiro & gbadhaa aad moodo inay hollywood la shaqeeyso clipkaa qtarta ah
@Aarke
@Aarke 5 жыл бұрын
Nice song 🔥🔥🔥
@gamestonediomond6017
@gamestonediomond6017 5 жыл бұрын
U eekaa aabihi yaa ila arkay
@garad7786
@garad7786 5 жыл бұрын
I like the editor 🤔
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
Thanks
@maxamedmuuse5026
@maxamedmuuse5026 5 жыл бұрын
hhh carab gs
@marla_arag6880
@marla_arag6880 4 жыл бұрын
My name Long life fanan jira
@MohamedHassan-wi4tz
@MohamedHassan-wi4tz 4 жыл бұрын
Mulki official
@abdiazizabdille2711
@abdiazizabdille2711 5 жыл бұрын
Heees iyo bar
@qowlsametube970
@qowlsametube970 5 жыл бұрын
Ar Somalaay ilahyban idinku dhaarshe subscribe iisaara wa wallkiin muslim ah plz plz plz plz plz plz plz plz #subscribe iisaara
@raadraacreviews5560
@raadraacreviews5560 5 жыл бұрын
Malyuuney Kol haduu kunciil soo laabtay aan heeso u hadyeeyeye Ma iga gaarsiin Contact me wllo😊
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
Diyar abowe macane.... iso qabo facebook , Malyun Daqare
@raadraacreviews5560
@raadraacreviews5560 5 жыл бұрын
@@BeingMalyunDaqare hagaag walaashey.
@hudeyfaadam1098
@hudeyfaadam1098 5 жыл бұрын
Aniga waxaan rabaa in aan dhiibo hees waligeyna ma samayn lkn wax badan aan isku dayay marka hala igu tijaabiyo bal hees aan samaynaa ee waa kula soo xariiraa
@fadumoahmedfadumoahmed4762
@fadumoahmedfadumoahmed4762 5 жыл бұрын
Salfakiirkii aa dalmar kucaynaysay aa ninka kasoo dhigta ina adeer
@wiilwanaaagsan6794
@wiilwanaaagsan6794 5 жыл бұрын
Xaliimooz ku yaaca faarxan
@fadumoahmedfadumoahmed4762
@fadumoahmedfadumoahmed4762 5 жыл бұрын
Kuma yaacayno
@wiilwanaaagsan6794
@wiilwanaaagsan6794 5 жыл бұрын
@@fadumoahmedfadumoahmed4762 .cigaaal baad ku hystaane wiilkiisana ku dara noh
KUNCIIL AXMED CALI CIGAAL HEESTII DAD HARGEYSA SOOMARAY.
6:59
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 50 М.
WAREYSIGII KUNCIIL AXMED CALI CIGAAL ee Stockholm,Sweden Part 1
10:29
MD PRODUCTIONS
Рет қаралды 32 М.
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 111 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 23 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 18 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 32 МЛН
WAREYSIGII FANAANIINTA  LAFOOLE & KUNCIIL PART 1
10:27
MD PRODUCTIONS
Рет қаралды 96 М.
AXMED CALI CIGAAL IYO HEESTII DHIIN 2018
9:45
SomaliSwiss
Рет қаралды 44 М.
Hooyadey iyo Abahey DNA hala iga qaado maxaa dhacay….
11:54
Sheeko jecel official
Рет қаралды 237
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 895 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 45 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 2,1 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 9 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 123 МЛН