WAREYSIGII FANAANIINTA LAFOOLE & KUNCIIL PART 1

  Рет қаралды 96,476

MD PRODUCTIONS

MD PRODUCTIONS

5 жыл бұрын

WAREYSIGII MOHAMED HASSAN HUSSEIN LAFOOLE & KUNCIIL AHMED ALI CIGAL
FARSAMADI: ALI DE ROCKSTONE
DIRECTORED & PRODUCED BY MD PRODUCTION AT BEINGMALYUNDAQARE
STOCKHOLM,SWEDEN 2019

Пікірлер: 158
@mohaburhan222
@mohaburhan222 5 жыл бұрын
Akhlaaq daganaan cod wlhi fananka kaliya ee fanka an tagero nolow legend lafoole👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
@hamdiqaalinuura886
@hamdiqaalinuura886 5 жыл бұрын
Maasha allaah tabaarakallaah illaahoow ii xafid meel walbuu joogo xaajigeeyga legend always is legend Kun ciil aad baan u salaamayaa isga iyo labadiisa waalid waloow aan aad u jeclahay hooyadiis maama maryan mursal ciise allaha xifdiyo
@oskarcapitiano465
@oskarcapitiano465 5 жыл бұрын
Hamdi Awil Hassan
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
Amiin Dumashi 🙏
@abdiraxmansudaysi8087
@abdiraxmansudaysi8087 5 жыл бұрын
Hamdi adiga iyo lafoole isku wara abid
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
Amiin Ya Allah
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
Rerkiina Allaha dhowro Dumashi
@qalinjacayl1315
@qalinjacayl1315 5 жыл бұрын
Lafoole inaan legend Iraahdo Oo uu somali yahay ayaan ku Faanaya codkiisa Noloshayda ma arag wax leh viva Lafoole
@user-jo2hy4qv6g
@user-jo2hy4qv6g 5 жыл бұрын
nimcaan hilaac fanaanku uugudaydo alfanaa lofoole
@amiiratulquluub3945
@amiiratulquluub3945 5 жыл бұрын
Allaa lafoole cod macaaanaaa mshllh iska hees maaha wlhi fnn ka cod mcn waann garanayn ❤
@ahmedhassan7870
@ahmedhassan7870 5 жыл бұрын
Heesta aduunka dhan ee ulafoole qaday xasuus ayay iledahy 2012 ayan ku qayli jirey wakhtiga ciyalnimda ashptydi qar way dhinten ilhy haw naxristo qar ba yurub ila jooga qar baa gursday nin iyo wakhtigi😥 addunka waa xasuus nio
@abdiraxmansudaysi8087
@abdiraxmansudaysi8087 5 жыл бұрын
Heesta magaceed bro
@LibanLS
@LibanLS 5 жыл бұрын
Mahamed hassan lafale and kuun cil salan sharfed I Noloda inta eey Nolaal jirto and my walashey maryuun 🙌🙌
@awalehbadhi1812
@awalehbadhi1812 5 жыл бұрын
Walwal iyo walaaciyo Kama baxo wareero Qurbaan waaya joogoo Dhamaantod kuwasheen Wadankaan jeclaa iyo Gacaladii wacnaydiyo Waalidkii i dhalay iyo Kama helo waraaqo Waydiimaha aandiro Warba iima keenaan Dadoow yaan wakiishaa Iiga soo warama oo Anna iga wargeeyoo Janna weyne geeyaa!!
@abdulkadiraialithanks1304
@abdulkadiraialithanks1304 5 жыл бұрын
lafooloow heestaas maryaney bashiir cali xuseen wuu joojiyey ee la soco, waana macalinkeygii hore ee sanadkii ugu danbeeyey ceel jaale aad baan u salaamayaa
@faqru07
@faqru07 5 жыл бұрын
Good stuff .amazing video editing and interview.
@abdiazizabdille2711
@abdiazizabdille2711 5 жыл бұрын
Labo fanaan oo aad aan u jeclahay 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@abdihakimwarsame8728
@abdihakimwarsame8728 5 жыл бұрын
Lafole. Cadi mahan wlh legend Kunciil axmed Cali igaal
@djkamkazi5742
@djkamkazi5742 5 жыл бұрын
Awesome Video
@abdulkadiraialithanks1304
@abdulkadiraialithanks1304 5 жыл бұрын
lafoolow collageka ma xusuusataa CABDULQAADIR MACALIN CALI (KUYUUYA)
@suhufboy2738
@suhufboy2738 5 жыл бұрын
Mash allh awoowe malyun hambalyo si qurux badan video gaga wali HD ah kaliyaha makarafonka Naga fariisi
@kaysesaidofficial
@kaysesaidofficial 5 жыл бұрын
Mashaa allah kunkiil lafoole iyo malyuun ❤️ huray u socda
@zahallastjonior9611
@zahallastjonior9611 5 жыл бұрын
KunCiiiiiL waapa Zuuufi Show😂😂😂😂
@mukhtarhagar2847
@mukhtarhagar2847 5 жыл бұрын
Ciyalada iminka heesa car sida lafoole codkiisa faseex ha u ahaado
@Ayub_252
@Ayub_252 5 жыл бұрын
mancha ALh lafole wu cayile
@ibrahimiiman2587
@ibrahimiiman2587 5 жыл бұрын
Lafoole fannaan wayn ; laakiin ciyaartaa anba waan soo gaadhay. waanan kaa da'yarahay runtii inbaddan.
@Xaqiiqooyinka
@Xaqiiqooyinka 5 жыл бұрын
Ax! Lafoole codkiisa waa naxariis. Fan Soomaaliyeed ma dhagaysteen Lafoole la'aantiis. Allow janada ku gali Maxamadow Samiyow😢😢
@yuusufdhanto8237
@yuusufdhanto8237 5 жыл бұрын
Lafoole the best
@ikhwaanudiinno-size3761
@ikhwaanudiinno-size3761 4 жыл бұрын
Lafoole waa legend after waaberi ciyaalkan danbe hyska ciyaan
@wazgoin6926
@wazgoin6926 5 жыл бұрын
Lafooleh iyo kunciil fanaanin fiican 👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤👌👌👌👌👌
@abdirizakomar8290
@abdirizakomar8290 5 жыл бұрын
yaa salaaam lafoole codka mcn wuu u dhashy ❤
@shidayarefilms
@shidayarefilms 5 жыл бұрын
MUDO BADAN AYAAN WADAY MAA WEELADA NAFTAADOON KUU MIRIYA HADALKOO SI AAN KUU MAQSUUDIYO MEER MEERI NAAYEE WAAH WAAH @BALYUN DAQARE
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 5 жыл бұрын
j
@sadiosureera370
@sadiosureera370 5 жыл бұрын
Waa xasuusisay ciyaartiii yaranteyda
@Mahdi-yl4dw
@Mahdi-yl4dw 5 жыл бұрын
Gabadha waraysiga qadaysa walahi wan kahelay sharafta hadalkeda mashalah
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
Dahir Ali Mahadsanit, wa labo qoof oo xishmat naga wada mudan 🙏
@Mahdi-yl4dw
@Mahdi-yl4dw 5 жыл бұрын
BeingMalyunDaqare Malyun Daqare aad iyo aad wll somalida se hadalka wanagsan madooran yaqanan badana tosaale manoo samen karta iyo eray yasha kuwooda an tagtagnen inla adegsada waa wax an uriyaqo shaqsiyan mashalah
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
Igalasoco inshallah BeingMalyunDaqare KZbin Channel walalo 🙏
@fathiamuhammad9645
@fathiamuhammad9645 5 жыл бұрын
Alla lafooole cod mcnaa legend😢😢❤fanaan ka cod mcn mlha qarnigan
@filsanahmed4870
@filsanahmed4870 5 жыл бұрын
M.a legend lafole axsan fanan cod macan
@wazgoin6926
@wazgoin6926 5 жыл бұрын
Mashalah abihii ayuu u cod eegyay
@adderashid2169
@adderashid2169 5 жыл бұрын
Masha allah lafole wat cayeshe
@abdiyaremohamed6809
@abdiyaremohamed6809 5 жыл бұрын
Cadi mahan Lafole heesta qurba walahi wad la hashay qurbaha waa sas wan jaclahay heesaha Lafole
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 жыл бұрын
Malyun dakhare horay usoco👉❤❤❤
@baasheabdi9963
@baasheabdi9963 5 жыл бұрын
Al fanaan Mahamed Lafoole ❤😍 Legend weye runti
@calawis140
@calawis140 5 жыл бұрын
fanaan hakaa ahaado lafoole inta kale cayaarta hanaga daayaaan
@Hanuuniyamedia
@Hanuuniyamedia 5 жыл бұрын
Maxamed xasan xuseen Lafoole fanan ka Cod macan somali kama dhalan mana Ka dhalan dona Xaqiiq.
@caydruussomaliofficial5606
@caydruussomaliofficial5606 5 жыл бұрын
ismail Adow ma waxa so socda ogtahy
@blamemenotreligion2225
@blamemenotreligion2225 5 жыл бұрын
ismail Adow 👂 makugu raacsani bro. 1TUBEEC 2 DHUHLE 3 ABDIFITAH YARE 4 LAFOOLE
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 5 жыл бұрын
@@blamemenotreligion2225 labada hoore Allaha u naxaristo abdifatah yare wa ka toobad kenay fanka
@blamemenotreligion2225
@blamemenotreligion2225 5 жыл бұрын
Allaleh miguil 🎧 haa bro lkn wixii fanaan ahaa oo Somali udhashay buu kujiraa maahoo
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 5 жыл бұрын
@@blamemenotreligion2225 haa lakin abdifatah yare iyo lafole aniga ahan lafole ila cod macan
@muhiyoabdirahman5562
@muhiyoabdirahman5562 5 жыл бұрын
LaFoole Fanaan si weYn u Tageroo 😍poqorka codkaa
@carlozdejunior9443
@carlozdejunior9443 3 жыл бұрын
Wlhi legend lafoole fanan taarikh gala
@kareemy1012
@kareemy1012 5 жыл бұрын
Fanaan jira lafoole ✌
@allowadaaweyn6559
@allowadaaweyn6559 5 жыл бұрын
Awesome lafoole
@mawiabdirahman7900
@mawiabdirahman7900 5 жыл бұрын
Lafoole 😍👏👍🏼🌹
@AbdulkadirMohamad
@AbdulkadirMohamad 4 жыл бұрын
lafoole legend n the kings son
@abdijabarjumbo6433
@abdijabarjumbo6433 5 жыл бұрын
Legend
@sahusni8008
@sahusni8008 5 жыл бұрын
Lafole adba utageraa codkisa macan waxaba ideer vry humble daganasho naxaris kamuqa wlh sxb adba kutagera nolaw yaqhe jacelka walaltinimo iyo mid fananimo ankuqabo mel an kagashega an garaneyn nway hesahaga oo hal album ayan jeclanlaha maaqano saa uradinaye wadLay mise ana sixun wax uradiyay
@quensamra7989
@quensamra7989 5 жыл бұрын
Woow maxamed xasan xuseen lafoole waa fanaan aan aad utagero kunciil mahadsanid adna kaabe
@quensamra7989
@quensamra7989 5 жыл бұрын
@@abdulah5624 kuncil iskaba daayoo axmedna cali cigaal baad leedahay laga cod macaan miyaa taas waa hadaan kaa yeelno
@Ayub_252
@Ayub_252 5 жыл бұрын
lafole cod Alah siiye
@fatimaosman2114
@fatimaosman2114 5 жыл бұрын
Maashalh heestaan taloow taloow yaa iga wargeeyaa anna iiga warkeenaa inaantaan jeclaa👈 .cajiib waa hees aan aad u xasuusto waqtigii la soo maray iyo waayadii wacnaa😂😂 waa xasuus aan ilaawin waligeey waagaas oo markii igu horeeysay aan maqlo. heestaan u ka qaaday kuleejkii afgooye 😍
@malyuunhassan9892
@malyuunhassan9892 4 жыл бұрын
Heestaas igu caawi plz
@blamemenotreligion2225
@blamemenotreligion2225 5 жыл бұрын
Leebkii jaceylkoo lalayay haleeloo laabta igaga yaalee👂👂👂 Qofwalba marbuu gaadaa leebkaas🔨🎧
@mohamedqadarcadde7445
@mohamedqadarcadde7445 5 жыл бұрын
lafole my lengd fananka kliya aan dageero
@aliistheonlyaliis8978
@aliistheonlyaliis8978 5 жыл бұрын
Lafoole miss u
@djao2212
@djao2212 5 жыл бұрын
waaw lafoole ahaaa wanku salmaya ee nolow
@Fagarpodcast
@Fagarpodcast 5 жыл бұрын
Gunciil Hor mar wacan 👏 👏
@bilanahmeddheere1631
@bilanahmeddheere1631 5 жыл бұрын
lafoole best fanaan gobanimo
@raxmanuuriye6095
@raxmanuuriye6095 5 жыл бұрын
msh Allh lafoole
@abdihakimhussein9153
@abdihakimhussein9153 5 жыл бұрын
Heesta Qurbo fadlan xagaan kahalaya, midhiheeda aad i soo jiitaya. Fadlan halaysheego thanks somali wayn 🇸🇴 ❤️
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
Abdi Diini Qurbo
@abdihakimhussein9153
@abdihakimhussein9153 5 жыл бұрын
BeingMalyunDaqare Malyun Daqare thanks wllo lakin isku midho maaha, fanaanka maad i waydiisid hadaad awoodo
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
Ana kuso radinayo walalo
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
Balan
@shamsshams4125
@shamsshams4125 5 жыл бұрын
masha allah lafoole wijigiis nuur buu kaboxo saaladan wey ka muu qata alle ha uziyaadiyo
@gamayare2767
@gamayare2767 5 жыл бұрын
Alafoole wlhi wa fanan dhamaystiran Codkisa isma badalayo
@nimcodheman3613
@nimcodheman3613 5 жыл бұрын
Lafoole nolw aad ban utageera
@thabetmohamed8306
@thabetmohamed8306 3 жыл бұрын
Yasalaam noolow lafoole
@triplea8269
@triplea8269 5 жыл бұрын
Lafoole waa fanaanka kaliya ee hees walba uu qaado aan jeclahay oo ninku hees xunba malahan.
@adnociid635
@adnociid635 5 жыл бұрын
Lafoole fanan aan si qaasa utaageero illaa yarantaydii noolow sdkle heestaad nooqaadey naftu doqon sanaa damac waalanaa
@sarhayeamedia8802
@sarhayeamedia8802 4 жыл бұрын
Lafoole fananweyn dheh
@ikraanladan8497
@ikraanladan8497 5 жыл бұрын
cisag waa fanaanka kaliya aan taageero lafoole
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 жыл бұрын
Lafoole fanaan uga taageero badanahay majiro
@abdishakuur3791
@abdishakuur3791 5 жыл бұрын
Lafoole lengen
@kingabdirizakmukhtar
@kingabdirizakmukhtar 5 жыл бұрын
9:43 intaas ayaan kahelay🤣🌹
@learntorest4090
@learntorest4090 5 жыл бұрын
Maaha Allah tabarakallah gabadha waraysiga qaadaysaa waa qof anshaxa iyo asluub badan walo dhamaan waxaan kuu rajaynayaa guul waanan kuu subscribe and like gareeyay cause of anshaxaaga
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
Ma Shaa Allah & Mahadsanit Walalo 🙏
@alxmdulilahalxmdulilah1803
@alxmdulilahalxmdulilah1803 5 жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@shernm5551
@shernm5551 2 жыл бұрын
Qoful quful Qul naar dabo masaabiir Darabnaa heeleeyaa rab rab Bugle teenis kubada gacanta Ayaan dheelijirney fooriyow Kkk
@Israabdourahim
@Israabdourahim 7 ай бұрын
Lafoole funny weyan 😅😂
@mohamadabdulqadir278
@mohamadabdulqadir278 5 жыл бұрын
My favorite Somali singer lafoole noolow
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 5 жыл бұрын
leebkii jcylka💔💘💘💘
@omarmungani7989
@omarmungani7989 5 жыл бұрын
Bein Malyun into big fish lafoole iyo kunciil fanka somaliyed hadii la doonayo waa kan by OSMANETO
@heartlightqueen3985
@heartlightqueen3985 5 жыл бұрын
Lafoole waa Abwaan jira runtii erayada isaga samaysta laxankana sarta heesta qurbee haddan ba dhagaysanayaaa..!!
@susuqalanjo5313
@susuqalanjo5313 5 жыл бұрын
Heestas waban wayay igu caawi ifrah
@mohamedqadarcadde7445
@mohamedqadarcadde7445 5 жыл бұрын
lafole hhhh wlh qosolka ika dhamesy ku kuun lamina lamina tabaraka wayki ciylka xfda iyo ciyaal kulej wa laso maray
@xamsehalaazi3700
@xamsehalaazi3700 5 жыл бұрын
oo kun ciil wuu ciyayaaye
@alfaalfa3165
@alfaalfa3165 5 жыл бұрын
Fooriyow asxaabtisa lafoola utaqan
@raxmanuuriye6095
@raxmanuuriye6095 5 жыл бұрын
lafoole ku tageera rabi kuma qaado
@kaysesaidofficial
@kaysesaidofficial 5 жыл бұрын
Fanaanintu cod dahabsana 🔥malyuun waad ka baxsatay weriye nimada
@raadraacreviews5560
@raadraacreviews5560 5 жыл бұрын
Kunciil dhinac walba aabihii kalmid waaye
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 5 жыл бұрын
Wareysi mataqano qoftan ala fananiin ayey heshay
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
Mahadsanit abowe.... qoof ku dhashay majiro 🙏
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 5 жыл бұрын
@@BeingMalyunDaqare waa runtaa Abaayo zry hore usoco wad gaari
@Halaasi09
@Halaasi09 5 жыл бұрын
Lafoole sowkaa naaxay
@naimahasaen3041
@naimahasaen3041 5 жыл бұрын
Waaaw lafoole lkn adeer waad buratay miise waad ayniyoowday masha aallah kaftan waaye
@hamdiqaalinuura886
@hamdiqaalinuura886 5 жыл бұрын
Kkkk saas lee iska dheh
@abdinhomohamed3573
@abdinhomohamed3573 5 жыл бұрын
8:35 heestaas magaceed Wllayal ?
@apdikarimpilot2641
@apdikarimpilot2641 5 жыл бұрын
lafoole tageera khasan ku ahey
@abdirahmanilkacade3348
@abdirahmanilkacade3348 5 жыл бұрын
Wariye Meesha jgo
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
Thanks 🙏
@mohamoodibrahim30
@mohamoodibrahim30 5 жыл бұрын
kun ciil heestu waa saameysay Heesta uu ku Bilaabey Lafooole.
@hamdasoudi1673
@hamdasoudi1673 5 жыл бұрын
Aar lafole gadhka ku quruxbadana
@engzayidmohomedjuube4711
@engzayidmohomedjuube4711 5 жыл бұрын
Gadhku waa quruxxx hamday
@onkodhilaac3516
@onkodhilaac3516 3 жыл бұрын
LaFoole sxb kadhimeey kadhim iyo barood ma soo dheelin miyaa
@abdifatahosmanmahamed899
@abdifatahosmanmahamed899 5 жыл бұрын
WaxanQiraya lafole'inuyahay1wan,magaranayo'lafole'inuu'hido'raac^Uleyahay xaga walidkii;lafole'you're LaJan brother come'back jigjiga please and'please fadlan
@abdiyaremohamed6809
@abdiyaremohamed6809 5 жыл бұрын
Heesta dayaxiyo cad cada dagan lamudyay dahabko iftimay iyo heeso badan Lafole u layahay
@jallam
@jallam 5 жыл бұрын
Maxamed Xasan Lafoole Cid Cod kugu gaartaa ma jirto legend
@axmadamiira2555
@axmadamiira2555 5 жыл бұрын
saalan saare inabte kuncil
@fahadmohamed2686
@fahadmohamed2686 5 жыл бұрын
Laandheere murarsade ah oo cod macaaan lafoole khayre ugeeyaa
@abdirahmanyareyare1130
@abdirahmanyareyare1130 5 жыл бұрын
Lafole waa Gari kombe walal aniga aqoon oo lah
@fahadmohamed2686
@fahadmohamed2686 5 жыл бұрын
@@abdirahmanyareyare1130 okey sxb xaaskiisa kujirto kala cadayn e
@dulmidiiddhagaweeyne7537
@dulmidiiddhagaweeyne7537 Жыл бұрын
@@abdirahmanyareyare1130 wll lafoole maaha murusade ee waa qabiil murusade la dhashay oo la yidhaah sexaawle karanle hooyadiina waa xwdle. Waxaa la dhashay caruur Geri koombe kablalax ah maxamed xasan xuseeyn fooriyow ayaa la dhahaa. Aniga waxaa igaga aqoon badan lafoole hooyadii,aabihii & walaalahii oo kaliya. 2badiinaba waa mhdsnthiin lkn waan idiin baryayaaye Somaalinimada xoojiya oo qabiilku hanoo ahaado bis wax aan isku garano. Thank you guys markale
@dulmidiiddhagaweeyne7537
@dulmidiiddhagaweeyne7537 Жыл бұрын
@@fahadmohamed2686 wll murusade maaha ee waa niman la yidhaah seexaawle karanle hooyadiina waa xwdle waxaa la dhashay caruur Geri koombe ah
@shaaxiyoliin5385
@shaaxiyoliin5385 5 жыл бұрын
heesta lafoole u qaadayo magaceed iso qabta plz
@cumaromar7470
@cumaromar7470 5 жыл бұрын
cali siciiid qurbo aya la dhaha wll
@hilaalbinelhemudy6302
@hilaalbinelhemudy6302 4 жыл бұрын
Naagtaaan wariyaha wax weyn ayaa kaaqaldan sida wareysi looqaado mabataqaano
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 4 жыл бұрын
Kaley hee ibar
@abdihassan6934
@abdihassan6934 5 жыл бұрын
Lafoole la gartee Kunciil muxu aha
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
Markat soo baratit naguso noqo
@abdihassan6934
@abdihassan6934 5 жыл бұрын
BeingMalyunDaqare Malyun Daqare Maxaan ku bartaa o u qabtaa bal esheeg
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
Walalo dhib maleh waxa laga yaaba meesha at joogtit television iyo koronto maleh
@abdihassan6934
@abdihassan6934 5 жыл бұрын
BeingMalyunDaqare Malyun Daqare kaliya hoosha u qabto no sheeg
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
Madax Weeynaha Somalia waaye 🙏
@mustaqbaltravelagency9934
@mustaqbaltravelagency9934 4 жыл бұрын
war yaa warkahaao keenadiid kadafi manoolyahay nin weyn
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 4 жыл бұрын
Walaalo, Keenadiid wu Cafimad Qama Alxamdulillahi
@yusufhusen1700
@yusufhusen1700 5 жыл бұрын
Subscribe ta waxan kugu saray sida sharafta iyo xushmada leh ee waraysigaga labada fanan we love you #inadhaqane hore u soco
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
Ina Hussein heesta soo socota isbuucan lasoco walalo
@naimoabdirahmaan8789
@naimoabdirahmaan8789 5 жыл бұрын
Kkkkk
FARIIN KUSOCOTA DALINYARADA SOMALIYEED, LAFOOLE & KUNCIIL PART 2
6:57
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 3,4 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,1 МЛН
SHOW LAFOOLE || HEES LADI WAA HURDADA  || 2024 SHOWGA HARGEYSA.
5:36
FAYNUUS STUDIO
Рет қаралды 16 М.
Fanaanka Lafoole oo riyadiisii Arabsiyo loo rumeeyay.
6:12
MM Somali TV
Рет қаралды 12 М.
Maxaa ka taqaanaa Taariikhda Banaadiriga "Wariye Abdisalaan Hereri"
18:20
waraysi lafoole fanka iyo kaban kii filfil
36:11
MrKaban10
Рет қаралды 143 М.
KUNCIIL AXMED CALI CIGAAL WAA I HALEELAY CASHAQA 2018
5:56
Faiza Amir
Рет қаралды 807 М.
Warraysi : Qisoosinka Heesaha lafoole iyo waayaha noloshiisa.
32:57
Galaydh Media
Рет қаралды 160 М.
AXMED CALI CIGAAL -  QISO CAJIIBA - Live DAD HARGAYSA SOO MARAY - LONDON
6:39
Abdirahman Somali
Рет қаралды 1,4 МЛН