Kunciil Oo Qaadaya Heestii Caanka Ahayd Ee Aabihii Axmed Cali Cigaal (DAD HARGEYSA SOO MARAY)

  Рет қаралды 371,282

Mattaanaha

Mattaanaha

Күн бұрын

Somali Week Festival London 2014 Final Night. Munaasibadii Xidhitaanka Bandhiga Todobaadka Soomaalida

Пікірлер: 201
@abdullahiayoub5631
@abdullahiayoub5631 5 жыл бұрын
Ahmed Ali cigaal waxay aheed in loo dhiso taaalo In tow nool yahay waayo Waxow jabiye scores Ahay faquuq dad Somali ah lagu haaaye hadii Aad ila tahay fiker like I saar
@xaliimo5422
@xaliimo5422 4 жыл бұрын
Muusan ogeyn baddu iney madow dahay biyo tahay ma ogtahay
@caqli_same8270
@caqli_same8270 6 жыл бұрын
Kunciil. Ahmed Cali cigaal Fan fan dhalay dadkii Somali ugu wngsanaa Ku dhalay gabooye iyo majeerteen👌👍👍👍
@musekhadir4125
@musekhadir4125 6 жыл бұрын
caqli same qabil inaga dhaaf weynala dagee From your Djiboutian brother
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 жыл бұрын
Fu~k Qabyaalad
@MudaneChango
@MudaneChango 5 жыл бұрын
Majeerteen waxaan ka sheego waa igu dembi lkn waan hubaa oo xaqiiq Ah Gabooye Lama dhaho Dadka gobooye aad leedahay Waxaa la dhahaa Gob waana jclhy Dadkaas anigoo ay Dir Akishe iyo Ogaden iska kay dhaleen❤
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 Жыл бұрын
@@MudaneChango Adeer Gabooye Waa Hawiye Mohamed Gorgaati hawiye iyo mahamoud Gorgaati Hawiye Waana Guursanaa leesuma Joom iyo from muqdisho aan ahay Meesha lagu Dhib i Waa Waqooyoga somalia 🇸🇴 iyo Bariga somalia Lkn anaga waaba isla dhalanay ❤❤❤❤
@yaasir1936
@yaasir1936 6 жыл бұрын
Dad Hargeisa so Maray ,, Hoyga Fanka Iyo Suuganta inta Af Somaliga Ku Hadasha ❤️
@shortayosharmake9045
@shortayosharmake9045 6 жыл бұрын
Macalin legend guru one of the best singers in Somalia Ahmed Ali cigaal .the kid can sing like his father .and he can dance like his mother .so great .
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 6 жыл бұрын
Alla Yaaa Allaaaah Codkiii Abihiiii Ayuu Leeyahay 😍👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻 Kunciiil Noolow
@nazirdjamal9842
@nazirdjamal9842 6 жыл бұрын
Maryan mursal and axmed cali cigaal ayaa ku dhalay Wana labo qof aad loo qadariYo GayGa soomalida Hore usoco
@hebomohamed2252
@hebomohamed2252 5 жыл бұрын
Hargaysa markan maqalo meel baa i dhaqaqda hoygi barbarta beerti horiyada basaney hargaysa kagudomay baqii 👍🏻
@walkm1
@walkm1 9 жыл бұрын
codkii aabahiis iyo bashaashnimadii hooyadiis!
@azlmcl198
@azlmcl198 6 жыл бұрын
walaahi bilaahi been maad sheegin
@maryanali2606
@maryanali2606 6 жыл бұрын
Aabbihiiba waa bashaash
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 5 жыл бұрын
ishaad ka riday👌
@anwarmohamed5806
@anwarmohamed5806 10 жыл бұрын
Eraydii Alla haw naxariisto Abwaan Mohamed Ali kaariye Aabihii jacaylka Umada Somaliyed. Laxankii Axmed Cali Cigaal.
@iqbaalistareex5332
@iqbaalistareex5332 4 жыл бұрын
Dhal poqortooyo👑👑👑👑👑💙💙💚💚💛💜💜 jigjigasn kaa soo salamaya kunciiil axmed cali cigaal halyeey geeesi dhaloooow
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 жыл бұрын
Amar aleH fanaan ay dhaleen fanaanoH........😂
@suldaansuldaan1798
@suldaansuldaan1798 7 жыл бұрын
nimanyahow majeerteenka waa reerka kaliya Somalia oo dhan ugu faraxsan iskuna kalsoon kkk viva Mj
@samyhassan249
@samyhassan249 6 жыл бұрын
Suldaan Suldaan wa u dhalanay 🤣🤣🤣🤣
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Suldaan Suldaan hoohoho nin is faanshay waa ri is nuugtay isku kalsooni iyo majeerteeniya kala daa
@hamdiamiin9138
@hamdiamiin9138 6 жыл бұрын
Kkkkk Ina adeer horaa loyiri heybad alle kusiiyay cidi kama qaadi karto😍
@amalchanaal3683
@amalchanaal3683 5 жыл бұрын
Max iga reebtay ma dhibaanki dhalay 😅
@aminaahmed3779
@aminaahmed3779 5 жыл бұрын
Kugu raacsnhy
@fathiyaahmed5411
@fathiyaahmed5411 7 жыл бұрын
horaan usheegay iney somali cadow thy cuqdadna kala qabaan lkn kuqiimeya waa wiil dad magac kuleh bulshada calamka dhaleen hamiga hakajabina somali biyuur ah kunciil Viva
@muslimcouples5267
@muslimcouples5267 5 жыл бұрын
Waaba maryan xarakaadkeedii oo wejigii Ahmed Ali cigaal iyo codkiisii lagu ladhay🤩💋💘
@caqlicade534
@caqlicade534 5 жыл бұрын
Kunciil Keep Going And Legend Macalow Salan sare
@mali219
@mali219 10 ай бұрын
Refreshing with memories of the last forty years ❤😂🎉
@hiboabdillahi400
@hiboabdillahi400 4 жыл бұрын
Masraxiyadii hoyadii codkii abihii😍😍
@raxiilyusuf7987
@raxiilyusuf7987 6 жыл бұрын
Abwaan kii jacaylka Mahamed Ali Kaariye oo ka soo Jeeda beesha sheekhaash ayaa ereyada Heestan lahaa ilaahow u naxariiso
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Raxiil Yusuf aamiin yaa rabi, qiso wacan bay ku saabsanayd
@abdinasirhusseinhassan3418
@abdinasirhusseinhassan3418 7 жыл бұрын
Ina Adeeerkey❤
@umukheiruthman8569
@umukheiruthman8569 8 жыл бұрын
Wow ninkan waa nin jira qataroos waan kutaageera hhhhhhhh funny
@gaban69
@gaban69 9 жыл бұрын
Like father like son mansha Allah waa axmed cali cigaal oo heesaya isu ekaa iskuna cod .........Cajiiiiiiib
@Hooda36
@Hooda36 9 жыл бұрын
Kunciil waaaaaaw awlaad jacaayl dhalay yasalaam inabacaadi maaha wwwwwwwee
@asiyadahir5758
@asiyadahir5758 7 жыл бұрын
axmed Cali cigaal ninkan dharaar buu dhalay c
@ridwanmohamud5134
@ridwanmohamud5134 5 жыл бұрын
Ninkan ciyaariisa ayaan ka helaaa wlhi fan fan dhallay Ciyaartii iyo shaxshaxdii hooyadii maryan iyo codkii aabihii ahmed cali cigaal ayuu isla helay
@genyohussein5862
@genyohussein5862 6 жыл бұрын
kunciil kal iyo laba ay kujclhy warsan iyo farxd warto Amiin Amiin Amiin Ya Rabi
@iqbaaljalaqsan8598
@iqbaaljalaqsan8598 11 ай бұрын
Kunciil.ahmed cali cigaal❤❤❤❤❤
@hayfacadey9898
@hayfacadey9898 6 жыл бұрын
kunciiil mnzha Allah dhal fanaaan waaalid qiime leh baa kudhalay adna hore uzoco wllo 😍
@zahrasahin8145
@zahrasahin8145 7 жыл бұрын
Mansha alaalh ilahay ha barakeeyo dad qali ah baa dhalay walee aad baan ufarxa markan arko wiilasha Maryam iyo Ahmed iska dhaleen nuur calaa nuur in adeer waliya Salam sare to you and to all your family
@suadabdalla9863
@suadabdalla9863 6 жыл бұрын
Wow. !!! Inaba caadi maha inankan yar ee ina ahmed cali cigal iyo mama maryan mursal cise botan
@anharfarah6747
@anharfarah6747 6 жыл бұрын
Alla Maryn mursal makana kasoobaxy bhhhhhhhhhh
@mahadhuseen8631
@mahadhuseen8631 5 жыл бұрын
Kkkkk
@aminaahmed3779
@aminaahmed3779 5 жыл бұрын
Wllo wenaan laguma dhasho
@azlmcl198
@azlmcl198 6 жыл бұрын
subxaanallaah waa hooyadii iyo aabbihii oo halkan soo taagan xataa charisma waa la isaga eegyahey ibnu xalaal fawqal ibnu xalaal
@sundus52
@sundus52 8 жыл бұрын
abihiis codkiisa xataa wuu keeney nice
@saidaboodaye7730
@saidaboodaye7730 9 жыл бұрын
edoomacan abaaha waa ku banantay
@darodali6364
@darodali6364 8 жыл бұрын
Walahay anigu aabihiis ayaan umaleeyey waa isku cod isku qaab buurnida mooyee axmed cali kan Maalin cad ayuu dhahay
@abdirazakmohamedmusa1684
@abdirazakmohamedmusa1684 2 жыл бұрын
Wiil waa aaabihiis legend legend dhalay waku wada walal kun ciil
@Samira-su9xp
@Samira-su9xp 5 ай бұрын
Dad what are you doing 🤣🤣
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Khatraaaaaaadahir
@shakirshakir1490
@shakirshakir1490 9 жыл бұрын
Wlh wuu gaarayaa ee wiilka meel ha uga dhicin
@burhanyusuf7223
@burhanyusuf7223 9 жыл бұрын
Wow cadii mahaan kuncil waa heestan ugu jeeclahay heesaha ina cigaal
@abdlleawil1347
@abdlleawil1347 8 жыл бұрын
war wuxu intee le egyhy
@fatumamohammed4887
@fatumamohammed4887 6 жыл бұрын
Hooyadii ayou zaid ugu egyahay maryan mursal cise botaan ❤️💋👌👌
@AliKhan-sq9iz
@AliKhan-sq9iz 3 жыл бұрын
Thanks walaale
@ibrahimbileh8924
@ibrahimbileh8924 6 жыл бұрын
Subxanallah !
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Nin ihelaaa Nasiibleh.ihihihihiiii. waaba kujiraaaaa.yarta5 xamarwadajir.asww
@egranabdullahi4469
@egranabdullahi4469 2 жыл бұрын
Like the song
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Waatan 5👋
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 6 жыл бұрын
Kun cil Cali Cali Cigaal Wallhy waa fanaan Aabhii iyo Hooyo diba barbar dhigay
@burhanfarah19
@burhanfarah19 8 жыл бұрын
War abihi maa dhimn axmed cali cigaal waa nool yhy
@shimbirtamadow4457
@shimbirtamadow4457 9 жыл бұрын
wwww masha allaah kunciil adeerkay dhal nolow
@samiyamohamed500
@samiyamohamed500 5 жыл бұрын
mash Allah Allah
@sucdijama3653
@sucdijama3653 8 жыл бұрын
best kunciil
@apdymawel5237
@apdymawel5237 3 жыл бұрын
14 september 2021.
@abdirahimabdi6748
@abdirahimabdi6748 4 жыл бұрын
Macalow nuur fanan sare
@arfonhassan489
@arfonhassan489 7 жыл бұрын
Jeestadii h\barta iyo Aabihii buu isgu daray
@ahlama9985
@ahlama9985 6 жыл бұрын
Mom aabe ayaa dhalay oo somalia ku qaali ah
@najahmahamedmahamud7849
@najahmahamedmahamud7849 7 жыл бұрын
hees xasuus leh iyo fanaan dhal fanaan ah, well done
@mohamedraamoole4072
@mohamedraamoole4072 3 жыл бұрын
Wale kunciil ninkii dhalay nin buu,ahaa waaba fanaan caadiya kawarama bal 😟
@somaliclassmates
@somaliclassmates 7 жыл бұрын
what performances kunciil well done pig up the keyboard legend
@abdiahmed7878
@abdiahmed7878 6 жыл бұрын
Cige Ali good job
@sudeiscali5827
@sudeiscali5827 8 жыл бұрын
wowo mawa
@neslihaanf5803
@neslihaanf5803 7 жыл бұрын
Is cadee sxb majeerteen inaa tahay see lagu garan ☺️😋😘
@kiimo2811
@kiimo2811 7 жыл бұрын
Neslihaan F
@ahmetthashi6753
@ahmetthashi6753 6 жыл бұрын
Neslihaan F Hahhahaha May iscadeyan majertenku
@abirmahmud1895
@abirmahmud1895 6 жыл бұрын
Neslihaan F naayaa akhlaaq xumada kadaa wiilka eedada unahay
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 жыл бұрын
Is cadee mise is caatee ?
@farhanalmani1772
@farhanalmani1772 2 жыл бұрын
Heeztan waxan kat dhegaysan jiray Internet coffee ku yaalay burco lana odhan jiray modern, sanadihi 2012-2013 melahas
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Khatraaaaaycaday qiimoquruxxaasadiis yarta. Xanarwadajir.mameeshee dharaartii casarkii heeee ihihihihhihihiii istaaagaaaa.
@abdallahhassan927
@abdallahhassan927 7 жыл бұрын
In Badan Somalida Ka Mid Ah Wax Waliba Qabil Ayeey Ka Fahman Warada Ku Raxesta Fanan Ka Codkisa iskda fikrada Qaladan
@husseinsaid8424
@husseinsaid8424 9 жыл бұрын
WLHI WAA AXMED CALI CIGAAL OO ITAA TAGAN CODKA XITAA YASALAM
@bokorxamed6247
@bokorxamed6247 4 жыл бұрын
Abtii kunciil alle haykaa sooo hadeeeyo abtii qaaali ayeeeyo maryanba faaan waxbaa kamaa haysee abtiigey qaali
@xapupg3924
@xapupg3924 5 жыл бұрын
*Eey Eey **#Kunciil*
@AL_shahada
@AL_shahada 3 жыл бұрын
Fananinta iyo culimada gadatay kanisadaha yaakuhoreyay yurub
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 8 жыл бұрын
Mohamed Cali kaariye Hargaisa waa u hagar baxay Iyo Ahmed Cali Cigaal
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 5 жыл бұрын
Maama maryan reerka gabooye katahay iisheega geesiyaal garaad badan bey dhalaan soomaali baan wasaqda kasifeynayaaye
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 8 жыл бұрын
Kkk war kan faniintii dhalay mey wax u shegan
@syl1318
@syl1318 8 жыл бұрын
walahay waa codkii aabihi
@abdixakiinmohamed5837
@abdixakiinmohamed5837 5 жыл бұрын
Ka music tumaya macalin aabihiis dheh
@GuletCiise
@GuletCiise 28 күн бұрын
Nio walahi waa legend waa halis cid live sidaa ugu tumi kartaa ma jirto amazing omg😱
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Kunciil natural talent, orod hargeisa tag heeso ha laguu sameeyee fanaan baad tahay laba caniiba ku dhalay waad hido haysaa
@farhiyoinaqolifhi1045
@farhiyoinaqolifhi1045 7 жыл бұрын
naagta ka ag qayli naysa yaa naga aamusiya cadaabti ka dhix qayli maxaa nahay naagaha marki heesta fananku qaadayo kadaba qaada qaylo ayagaa ka qaylo dheer fananka dufku baxa naagaha saas u dhaqma ma feecna fananka waalaga cod danbeeyaa si sifecan loo dhagaysto meel walba qaaq daas bay kahayaan naagaha haday vt tahay iyo haday xaflad tahayba dulooba sida daan yeerka idamala
@abuuye758
@abuuye758 7 жыл бұрын
farhiyo ina qolif hi hhhhhhhhhhhh
@manaashmaanka2584
@manaashmaanka2584 7 жыл бұрын
farhiyo ina qolif hi link km KKK wx kle
@manaashmaanka2584
@manaashmaanka2584 7 жыл бұрын
farhiyo ina qolif hi link km KKK wx kle
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 жыл бұрын
farhiyo ina qolif hi kkkkkkkkkkkkk
@jablibaax
@jablibaax 7 жыл бұрын
farhiyo ina qolif hi hbaar bdanida m hbar bd tahy hhhhh
@shabcaanabdilahi968
@shabcaanabdilahi968 9 жыл бұрын
Yaasalam waale wad uqalaanta fanaan waxad tahay dhaal fanaan
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 7 жыл бұрын
Dadka caaar daaca qurunkooda yutubka laga fadhinkayahy War maxaa fananka dhasha fananiinta ugu qaloocinaysaan qabiilka maxaadse mj afkiina u shaadhysaan Dad dhintay ayaatahiine markaanoo kle qabiil lamashoogo heestu qofkay marysoow dhagyso
@muztaqiinhassan9457
@muztaqiinhassan9457 2 жыл бұрын
Dhal fannan 💯👍🌹
@shakirshakir1490
@shakirshakir1490 9 жыл бұрын
Www nice
@sucdijama3653
@sucdijama3653 8 жыл бұрын
suurihii majeerteen bal siduu is Lee yey yaa faanay mj
@shabcaanali8377
@shabcaanali8377 8 жыл бұрын
sucdi jama hhhhhhhh
@hiboismail6312
@hiboismail6312 7 жыл бұрын
waaaaaaw
@farhannuut4000
@farhannuut4000 7 жыл бұрын
kadaa heesta qabyaalada doqonyahoow hargeysana waa magaalo soomaaliyeed maxaa qabiil meesha ulasoo aadaysaa majeerteena waa dad qaran ah
@sucdijama3653
@sucdijama3653 7 жыл бұрын
farhan nuut. majeerteen iyo isaaq aqas labada qabiil somali ugu xun. uguna qabyaalad badan. midgaano wada fool xun.
@liinahaajihaaji4029
@liinahaajihaaji4029 7 жыл бұрын
sucdi jama wallo faan mahaa ee wuxu waa abuur alle
@mohamadabdie1694
@mohamadabdie1694 8 жыл бұрын
duqon waye jiima gal
@ayderaetn212
@ayderaetn212 7 жыл бұрын
Majerten amaan jacaylka 😂😂
@khalidgaabi3430
@khalidgaabi3430 3 жыл бұрын
Allew ma egyahay midgantii dhashay hadii aan danbabey towba yaa raahman
@deeqamuse9791
@deeqamuse9791 7 жыл бұрын
waa abhiis oo biyo ismaarin wale
@abshirdamacciyaalwaaberimu3497
@abshirdamacciyaalwaaberimu3497 6 жыл бұрын
Daarood Somali Soo naqda Yemeni
@abdi-hamidyahyayusuf7725
@abdi-hamidyahyayusuf7725 9 жыл бұрын
Kunciil waligaa gaarimeysid jiniyaddii aabahaa... Isku day lkn ogoow kaa dheer heybaddiisi.
@nafisahassan3677
@nafisahassan3677 5 жыл бұрын
Ina adeero kunciilow ma landon baa gym la aani kajidhaa maax isaya dhinto cod iyo masriciyadba wad ahusaaye fanana noonoqo hadaad rabto hesihii abahaa cigaal copy noso dheh lkn
@shabcaanawjamac4047
@shabcaanawjamac4047 8 жыл бұрын
labo qof oo qaaliya ayaa ku dhalay oo waxba kaa odhan mayno
@sadaharir9138
@sadaharir9138 8 жыл бұрын
yaaa Alla abaha oo dhiintay intaad Quran ka daaba gayin lahayiid miyaad heesihiisa so cusbonysinaysa alle ka caabso walidka caadab haa uu shaaqayiniine
@najadahmed5664
@najadahmed5664 8 жыл бұрын
+Naima StyliSh dadka ha habeerindhe qadhmunka
@fahimani6107
@fahimani6107 7 жыл бұрын
Sa'da Harir inder aabihiis waa nool yhy ha habaarin fanaanka
@cabdicasiismacalin2453
@cabdicasiismacalin2453 8 жыл бұрын
Kkkkkkkk waa sooo dhowaysay good kunciil lkn axmed cali cigaal meeluu habeenimo maray maalin ma mari kartid
@calijacaf4120
@calijacaf4120 6 жыл бұрын
mj cilmi badanaa kkkkkkkkkk
@khadarboy5831
@khadarboy5831 2 жыл бұрын
Waa isku coda macal yab
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 6 жыл бұрын
Yarku free size buu noqday
@mahadljama4578
@mahadljama4578 6 жыл бұрын
Saido Elmi abaayo wiilka beerka ayuu ka xanuunsaday marka dawo lasiiyey baa saas u gashay
@cabdaledirir3176
@cabdaledirir3176 3 жыл бұрын
Waaba odayguu oo halkaan Taagan Codka iyo siduu uhaysayo
@salmasaid7815
@salmasaid7815 6 жыл бұрын
Hees iga dhe
@kadraali9180
@kadraali9180 5 жыл бұрын
suu ugu egyahay aabihisa kaaga daran waa isagoo copy ah
@abdallejama7086
@abdallejama7086 3 жыл бұрын
Kkk
@abdifatahahmed7782
@abdifatahahmed7782 7 жыл бұрын
Kan wax jira maahee ereyadu ma kaariyaa. Aabihii somaliland janada iga soo wac ilayn duriyadii baad tehee.
@yaxyemohamed3918
@yaxyemohamed3918 5 жыл бұрын
Sheekhkhaas ayuu ahaa isaaq mu ahyn sidaas u ogow indr
@calaffarah2299
@calaffarah2299 7 жыл бұрын
Wankii maryan mursal iyo axmed ali egal kkkkkkkkkk
@drsmanaalsaed9539
@drsmanaalsaed9539 6 жыл бұрын
Xaaam Xaaam kaare
@munaismailsoomxaanalahwaxa7481
@munaismailsoomxaanalahwaxa7481 7 жыл бұрын
noolow inaabte
@MsCirro6666
@MsCirro6666 2 жыл бұрын
War waxa iga dami haa iyo hee buu lq yomid meesha nin waalan oo laandhee ka soo jeeda iga dheh
@mustafeabdilahi5613
@mustafeabdilahi5613 10 жыл бұрын
dad hargeysa soo maray, hargeysaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
@hdhheeuue8173
@hdhheeuue8173 7 жыл бұрын
😘😘😘😘😘😘😘👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@mohamedmohamud8072
@mohamedmohamud8072 6 жыл бұрын
Ninka heestan sameeyay maahan reer waqooyi ee waa nin sheekhaal ah yaan lagu khaldamin
@mohammed-jama
@mohammed-jama 6 жыл бұрын
Mohamed Mohamud ooo inadeer MAXAMED CALI KAARIYE ayaa heesta sameeye ma SHEEKHAL BAA ?
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Waaba waayahayga noloshayda taakotaako baan u aqaaaan.👋
KUNCIIL AXMED CALI CIGAAL HEESTII DAD HARGEYSA SOOMARAY.
6:59
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 80 М.
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,3 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 62 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 15 МЛН
Abaalmarin Hees Ahmed Ali Cigaal Habeenkii  Somali Museum 2021
9:21
The Somali Museum
Рет қаралды 166 М.
Qaraam-ka Iyo Mahadhooyinkiisa, Sheekooyin Xiiso Leh (XUDAYDI)
23:42
Raxma By Sir Maxamuud Cumar Yare Somali Week Festival London 2014 HD
4:47
Axmed Cali Cigaal Heestii Hargeysa
7:34
Xogmaal Media
Рет қаралды 97 М.
AXMED CALI CIGAAL - HEESTII HARGEYSA
6:51
Farhan Jimale (Farhan Jimale)
Рет қаралды 1,9 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,3 МЛН