Xildhibaanada xaaraanta ku yimid ma hor istaagi karaan mustaqbalka Somalia dastuurka waa la ansaxin insha Allah somaliyana waa guulaysan waana la ilaalin bad iyo bari nin waayay kursi hadalkiisa ma joojin karo horumarka socda dawladnimadana waa la adkayn insha Allah
@ShaaficiMaxamed-q3w10 ай бұрын
kkkkkkkkkkkk mustaqbalka soomaliya maxasa dhiiqaahaya shalay wuxuu diiday ee uu lahaa wada ogol iyo in cod looqaado mooyee dastuurka lama.taaban karo oo waa xaaraan haduu farmaajo isku dayo waan uga digayaa miyaan maanta ka yeelaa malin taayda waasax malinka farmaajana waa qalad yas kayeelaya tuuga adeer soo dhagaayso xasan sheekh badal kiisii hore bal walaay katahay mashaqaaynayo hadiikale xamar haka shaqeeyo
@alisalah2787 Жыл бұрын
Mashaa Allah, I like your explanation of the reality. RABI HA XAFIDO. AAMIIN YAA RABI AAMIIN
@hassanahmed5534 Жыл бұрын
Waa. Kuwaas wadamadoodii ka soo waramaya sharcigoodii ery baasaboorada ku qaateena wuu fadhiyaa ilmahoodiina wadankooda ayeey u joogaan intana weey u soo shaqatageen Umaga ogola degenaansho iyo dastuur wa kala hago
MW. XSM, wax ma garanayo, waa in dhaqatarka maskaxda loo diro.
@alisalah2787 Жыл бұрын
Fadlan! Maxaa ka qaldan mas'uulidda xildhibaanada iyo dastuurka? Waddanka waxaa ka 14:58 14:58 maqan qeybo aad u farabadan, hadda waxaa ku soo biiray SSC KHAATUMO DFS. Maxay talooyinka iyo tusaalah laga sugayaa SOOMAALI WEYN. ASC
@ahassan3661 Жыл бұрын
Somaliya wax dastuur ah ooo shaqeeya ma jiro, shacabkana maba aaminsana dastuurka la dhoobdhoobay
@abdiali8044 Жыл бұрын
Dad inay ku nooladaan raba qabiilkegaa ikeenay nin aan igu qabiil ahayn yuusan wadankaan hormarin
@MohamedAhmed-pj2ww Жыл бұрын
It's OK in dastuur nadiif ah dalka yeesha laakin haddi XSM ku dhexjiro ma noqonaayo nadiif, so let us wait next president.
@ilhanhassan9813 Жыл бұрын
Baarlabankan qadhmuun halaga gudbo xassan sheekh walee waa geesi ilaahay ayaa idiin soo celiyay ducaysta Dadwaynaha ayaa inshaalaah codayn doona looma baahna baarlaman soomaali madaxwayne madaxa ka garaaca ayay u baahanyihiin
@ahassan3661 Жыл бұрын
Parlamanka hadaba wax shaqo ah ooay qabtaan ma jiraan , waa in hobolada metalan aadaan oo ka guuraan muqdisho oo online ku shaqeeyaan , hadii naftooda halis ku jirta ? Waa in laga doodaa in magaalo madax kale la doortaa, waayo uma qalanto dadka dowlada ka shaqeeya waa maxaabiis
@abdiali8044 Жыл бұрын
waxaa kaloojira haadii cod iyo qof la aado raga tagaya waa og yihiin maraka waxay rabaan inay dad kudul nooladaan
@ilhanhassan9813 Жыл бұрын
abdiali8044 Ku dul noolaashe wayn 😅😅
@luljisow9028 Жыл бұрын
Wa run barlamaan an lasoo dooran tastuur iyo madaxweyne wada dadban ku yimid se tastuur umada uqorayaan xasan shiiq boobkiisa qaati ka taganahay ehel uma aha tastuurka inuu maroorsado!
Nimanka doel Ada u masala darood Gani good waa Joran yihiin ee hal Dita rad Turk iga naga Freya oo lava sano oo jiro baar is ah wa Zaan maqli horay Debbi Bastos hada jiro baris Xasan cadens alla kadhoog zageman Reer Antigua bow cudurka ka qaday ee curbarid darood Xasan Cade baris cudurkow Reer abtigiis hood raacay
@mohamoudmusse6144 Жыл бұрын
DALXA HE IS WELL EDUCATED AND WELL BEHAVIOR BUT .?????.
@حليمهسعديهمحمد Жыл бұрын
warnagaamusa.waxmagaratayahay
@mosman12 Жыл бұрын
the first caller he said he did not opted for the MPs. did he voted for the President 😂😂😂😂
Dood la iska dhaxgalaayo dood lama dhoho, meesha TikTok Miyaa. Aaway nidaamka doodka, mexey tahay saan.
@ilhanhassan9813 Жыл бұрын
Ninkan madaw ee caytamaya maaxaa laga soo xidhay ee cuqdadaysan
@MaymunaMukhtar Жыл бұрын
Lacgta aad qaadataan ku dhistta
@califaarax7052 Жыл бұрын
Dalku wadadii kaligi talis ayaa Durban lootumayaa
@fartunmohamed8079 Жыл бұрын
LIVES
@maimounhassan2890 Жыл бұрын
Madaxweynaha casan shekh wa ninkii u barerey in raiisulwasare iyo laba ku xigo sidas ay ku ahayen raiisulwasare ku xigen iyo ku sii xigen wuxu ku so rebey raiisulwasare raiisulwasare iyo ku xigen oo hal nin ah wuxuna ku bilabey fowsiyo wa madaxweyne dowladda ka sii dambeyso gogosha u sii xaaro hadda waxa uu sameynayo mahan wuxu asaga ka faiideysanayo ee wa dowladda ka sii dambeyso side dektater ku noqonaya haddu asaga weli raiisulwasaraha la dhameysanayo dowladda ka sii dambeyso ay noqoneyso kuwa ayaga madaxweyne ku xigen ku shaqeyn donto ma waxa degtater moqonayo madaxweynaha iman dono oo ka dambeyo xasan shekh oo lo diyariyey madaxweyne ku xigen mase xasan shekh oo diyarinayo hadda wax asaga ku shaqeyn donin miyu dektater ku noqonaya wa waxan la arag la maqal doodda qalafsan jojiya ee hawsha sida saxda ah loga dooda waxad shegeysan wax jiro mahan wayo waxa xasan shekh sameynayo ma 4 sano miya mase 4 sanno so socdo
@fartunmohamed8079 Жыл бұрын
LIVE
@AA-ze7zk Жыл бұрын
DADKA IDIN DHAGEYSANAYO BARLAMANKA MAHA INEY IDINKU GARAB ISTAGAN WAX ADANKALA TASHAN UMMADA SOMALIYEED MISE ADAN SO HIR DHIGIN. WAXA MEESHA U JOOGTA MAHA MADAX WEYNAHA EE WAA SHICIBKA LKN ANAGA ISAGA KAYA DHIGEYSAN DAD KHATER AH CABSI CABSI 😂😂😂 WAXAD SHICIBKA U GEESATAN HOOSTINA RABBI HA IDINKA SIIYO
@ibraahimmohamed1222 Жыл бұрын
Ogaden maahee daarodka kale wax hormara ma.ogola
@maimounhassan2890 Жыл бұрын
3 xisbi qarashka ya bixibayo mareykan wa diidey annago mareykan nahay shacab badan ah aya madaxweyne iyo ku xigen leh iyo turkiya oo shacab badan ah aya leh madaxweyne iyo ku xigen kenya itobiyo maxay somali dheer tahay shacabka mareykan iyo turkiya iyo kenya itobiyo wa hal xisbi ma ka shacab badan tahay somalida siyasiyiinta ma arkan deriskoda sida ay yhiin
@Ahmed-i5n8o Жыл бұрын
Hasan all of them r not constitution educated even they r 4.5 tribal elders elected members of Parliament I.e why not call constitution executive all members of Parliament speaking now in the sms they did not learn old constitution of 1960/1968 . President and deputy president issue is correct in order to make change in constitution and understand that somalia cannot be 4.5 tribal ??
@fartunmohamed8079 Жыл бұрын
SLeepS
@salebanomar76 Жыл бұрын
KKKKKKKK 😂 WAA HANTI RADIS WAA XILDHIBAN MOWSHIN RABA SI XASSAN SHEIKH QABYO LAGAC LOOGA QATO 😂😂
@GaabsheKoke Жыл бұрын
Tuugo tuugo Nama matashiin tuugyahay 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
waxaa wanagsan in logah tagoh xamar moryantan waxaan dowlad ha ku sheginah
@magafeabtigiis1852 Жыл бұрын
Xamar hadii laga guuro tuladadi aad ku dhalatay horta magalo ka dhig xiqdiga cuqdad nacab kad u qabto hawiye u dhimo yaa dameer
@ilhanhassan9813 Жыл бұрын
abobasement346 Xamar kuuma baahna ee tag meeshaada aflagaadada ka daa dadka markii la tashaday miyaad ka xumaatay Waxaan moodayay inaad xamar 91 kii ka kaxdeen wali miyaad rabtaan waa lagu kala yaacay adeer meesha ragii lahaa ayaa ka talinaya idinkuna maamulgaboleedka ayaad madaxwayne ka tihiin iimaansada huuno
@QodarAbdulahi Жыл бұрын
Wadankaan siyasiin waxey cunaan ma ahee aan wax kale u jeedin tuug waaye