Wa n waa wada walaaqeysen ee wax b ha isa kal gurin wa ven waxs mago waa Wayne sy tahiin Ilaaheye Ka xishood
@MiskiNuurxaaji22 сағат бұрын
Kkk farta waxaatahay qof wacan ee horey usoco huuno
@casalasal64667 күн бұрын
Qof haduu i qayaanayo alxlilah allaah wuu i tusaa qayaanadiisa
@رحمه-ذ1ح7 күн бұрын
Hhhhh adigu sow adigi la hurday oo bustaha kula jiray
@fatmayoutube11517 күн бұрын
Salma wa xaasid 😮😮
@HassanAhmed-i6w7 күн бұрын
Hhhh cawo fashil Aya socdo, cajib,
@ummuisra67217 күн бұрын
Waa naago iyo nin wareeray
@HodanDualle-h4u6 күн бұрын
Dhiig la’aan waa wixii aad ugu dhooftey nin aanan ku qabin oo aad gabar baxdey adigana diyaarad oga daba qaadatey labadiinuba waad is bah disheen qiimaha aad laheydeena waad garan weyseen.ee iskaba aamus sidaas ayaa kuu qurux badan.
@waaqicichannel6 күн бұрын
Tan dadkiina waa iskudirty rabigeedna kama xishonin Mxeey thy wxan eey ka shekeyneso diin lma so barin miya lalabadan ma dhageysn karo jaw alha ku so hadeyo braha bulahada wax kasta waa ku arke
WAA QOF NOGA SHEKENEYS 1-- INAAN LA RABIN. 2-- EY NINKI AY TUSTEY BAAHI BADAN. 3-- ILA HADANA QARAR HAYO 😂😂😂 WAA NASIBDARO.
@AminaLuckyOfficial7 күн бұрын
Waxay iska dhige naag nadiifa, adba waad u dhooftay ninka saaxiib, maxaa hoteel uu joogo ku geeyay
@saafi13024 күн бұрын
Bustayaal la isla huwanyahay baaba la soo dhigay video taas la ilama jiifin waa yaab naag naag kale rabta iney fadeexayso
@Ismail-io4ho8 күн бұрын
Guul
@ZakariyaAbdille6 күн бұрын
Dee sowka labadiiniiba ka tegay maxaad uga hadlaynaa naa waxas oo kale hakasherkayn mardanbana niin hal islasoo duubin muuqaal maxad uugu dhoofaysaa muu isagu Soo dhoofo naago ma riraan wsy hadlaysaaba
@sidrasirad94757 күн бұрын
dumar waxba ha uga shakaynina weligiin sababto ah iminka eeg gabadh ayaa dhibteeda u shegaysa waxay leedahay eeg ugu jawabaysa marka nag somalia weliga dhibtada ha u shegin mid aad hubto mooye
@NajaxMohamed-bc9ed2 күн бұрын
Fariid adigaba soo bustaha hoostiisa kulamajirin ma abahaa ba
@HamdkI4 күн бұрын
Farta waa yare weershe sawirka surka qaawan hadii la fiiriyo
Wa oox dhan waa qalad yaa u baneeyey nin aan ku qabiin ha kugu dhagdhago subxan allaha
@kowsaralihassan7674Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Warsuganmedia5 күн бұрын
INTAASAA BAHDIL KUUGU FILAN FUTADA XAAJI...
@Abdirizak-nt3tg3 күн бұрын
Adi ga maxaad u aaday meel aan cidina wakhti kula qadanayin oo lagu rabin nin kaa bisle maaha nin tunta inuu qabo ayaa laga yaaba
@FutoXar7 күн бұрын
Muxuu kaaga cararay ma siilkaadan dhuujin aqoon😂😂😂iiwad sheekada dumarka aan wax toobin aqoon way ka cararaan ragu😂😂naagaha qaar nin jacayl iyo si loo haysto aqoon laaanteed baa dishay😂😂😂😂😂😂
@lailaismail13175 күн бұрын
Ninka wa ku waalatay yahuu tii kale wa isaga hartay iyadoo hadal haysa Miya aragteen
@mayAdam88883 күн бұрын
Somalidii waay waasheen rag iyo dumarba 🤪
@MohamedBuule-h7n6 күн бұрын
Isilali
@SMATransportКүн бұрын
Nagtan wey maser San tahay war iskuma haayso
@samiraamira-xo4wg7 күн бұрын
hadaadba aragti naag naag kale cayneyso' wey ka masyrsnthy' markuu sidii KAJAL & SHAHRU KHAN camal kuu xambaarayey' ka warran hee' yaa kuu baneeyay' anaga ayaad khatar isaga kaaya dhigee miyaa' MASEER AA KU HAAYO WAA MUUQ MUUQATAA' 😏🤣😂😅
@shonahmed98217 күн бұрын
🍇🍇🍇🍇🍇🍇🍇🍇🍇🍇🍇
@hodan82546 күн бұрын
Nikaday ku ficntahy naag ninko macan nin makafogado