LAFOOLE NIMANYOHOW DAD LAMA BEERO

  Рет қаралды 245,031

Lafoole official

Lafoole official

Күн бұрын

Пікірлер: 473
@NAJAXAhmed-n6o
@NAJAXAhmed-n6o 4 ай бұрын
Ala Fanaan lafoole Thankz ❤qalpigii somali oo dhagax ahaa oo qabiilku madobeyey baad gilgishay dareeen somalinimo 🇸🇴❤️
@sharmarkejibriil6026
@sharmarkejibriil6026 4 ай бұрын
1987 ubixii soo baxayey ayuu kamid lafoole alaha xafidee Hoboladii waaberi mirihii ay inooga tageen ayuu kamid yahay lafoole Waxaanse aad uga xumahay in binti cumar gacal ayadoo lug xabad uga dhacday aan xamar ku arkay xili aan ciyaar unimid xamar anagoo gobolada puntlnd somaliya kanimid Hotel kuyaal cabdicasiis ayan daganayn hotelkaas ayey aroos hees ka qaadaysay Markaan arkay waan ooyey waliba 15dlr bey ku qaadanysY hesta😢😢 Almuhiim anagoo dhan waan ilmeynay maamo binti waan soo wadnay lcg 600 dlr ah baan iska aruurinay waan siinay runtii aad bey uqiirootay 😢😢j Almuhiim lafooloow sideen kugu heli karaa lcg anaa haya wxn rabaa in fankii aan dib usoo celino muhiimadu lcg ma aha ee soo celintii bulshadeena Ilaahow xmar oo nabad ah mar itus runtii dadka xamar jooga dhib fara badan way soo arkeen😢
@MsKeyf
@MsKeyf 4 ай бұрын
❤❤❤
@abdialasow4881
@abdialasow4881 4 ай бұрын
Masha allah muwadin damiirleh guleyso sxb ❤
@Najmamo-g6s
@Najmamo-g6s 4 ай бұрын
Msha allah wadani dhab ah ❤❤
@Wazirka99
@Wazirka99 4 ай бұрын
It's emotional walaal you totally changed our moods keep the love and the sprit.
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 4 ай бұрын
Ameen ya allah qof dad nimo iyo wadan jaceyl iyo dad jecel aa tahay alaha ku xifdiyo 😢
@mahadmcc
@mahadmcc 4 ай бұрын
best fanaan ever fadlan isoo soo badi codka bilaa musik ah fadlan adigoo mahadsan,, hada codkaa kama dhargeysid waad kusoo cel ceshaneysaaa , PLZ SIDAAN OO KALE INOO SOO BADI
@lafoolemusicchannel
@lafoolemusicchannel 4 ай бұрын
Asc Mahad aad baad u mahadsantahay waa samaynayaa sida aad i fartay Insha allaah. Mahadsanid markale
@q.a7698
@q.a7698 4 ай бұрын
Maasha allaah bro aniga madhageesto hesaha music leh lakin heeskaan tiro 20 jeer waan dhagestay niyahow heesaha nuucaana bilaa music nosobadi ❤shukran
@mahadmcc
@mahadmcc 4 ай бұрын
@@lafoolemusicchannel guuleeyso bro
@mahadmcc
@mahadmcc 4 ай бұрын
@@q.a7698 aad iyo aad weeyb laba qaraxday ma arkinoo
@abdiraanyare6183
@abdiraanyare6183 4 ай бұрын
Soomaalidu haddii ay dadnimo, diin iyo iimaan leedahay heestan ayaa waano ugu filan. Balse saddexdaas midna malaha.
@Khadarrooblemaxaduud-pu1sx
@Khadarrooblemaxaduud-pu1sx 4 ай бұрын
🎉❤
@alinoorofficial6038
@alinoorofficial6038 4 ай бұрын
Thank you Al Fanaan, you are an entire Nation's spokesman. This poem contains everything a living person needs
@HabonMohamed-r2h
@HabonMohamed-r2h 24 күн бұрын
This is icon hope of Somalia nation, divisive politics and tribalism ruin our existence in de geopolitical map... we need more Lyrics that we'll restore of lost glory "the lions of Africa" proud of you alfanan ❤
@umutaajudiin592
@umutaajudiin592 4 ай бұрын
Waano noma dhina Allah ya cizak aaqil heesah sidn cml guubabada ah e bila musica lagama dhargayo dhageysigoda mnsha Allah alle hku jneyo wll 😢😢😘
@fatimaahmed4226
@fatimaahmed4226 3 ай бұрын
Lafoole walaal soo badi heesaha waanada oo bilaa musicga dhalinyarada baa ku dhageysanayso, heestaan Aad baa looga helay
@abdinasiryerow4077
@abdinasiryerow4077 4 ай бұрын
True this depicts the lives of our society today which no one thinks of tommorow
@nuurdj
@nuurdj 4 ай бұрын
Iskumaqan Kalamaqan Wada maqan Yaa umaqan Soomaali😢😢
@hamdiqaalinuura886
@hamdiqaalinuura886 4 ай бұрын
Illaahay Ayaa U Maqan
@hamseomer4277
@hamseomer4277 4 ай бұрын
Soomaaliya
@abukarabdulahihasan4134
@abukarabdulahihasan4134 4 ай бұрын
Laguna maqan Somalia waa la hestaa Karka victimka inàn isticmaalo ma jecli lkn waa runta xalane fiiri qof somali ah kama soo agdhawaankaro xitaa American citizen haduu yahay ka sheekee hee
@MustafaAbdiAli
@MustafaAbdiAli 4 ай бұрын
Walah, wakaa fankii xalaasha ahaa, Bal wakaase ninkii fanaan sheegtaa codkiisa oon waxba lagu ladhin sidaa ha ugu raaxaysto, Axyaa Fanaan Waad na wacdisay Ee Allah haku xafido !.
@ahmedsheikh-hassan
@ahmedsheikh-hassan 4 ай бұрын
Maasha alah ilaahey Codka iyo xikmada haku xafido waa waano dhaxal gala ee ilaahay hana garawsiiyo nafta qiimaheeda waa qaali ee Sahal qudha yaan loo Jarin qiyaama na sugaayee . Axmed khan
@hamdimohmed89
@hamdimohmed89 4 ай бұрын
Lafoole allahow cimrii dheer iyo cafimaad kusiii 😢
@kinanaomar
@kinanaomar 3 ай бұрын
Masha’Allah baraka Allahu fiika, afkaaga caano iyo malab laguu qabee
@axmeddhaqane8545
@axmeddhaqane8545 4 ай бұрын
Thanks alfanan nation's spokesman ❤
@SagaljaamacSagaljaamac
@SagaljaamacSagaljaamac 3 ай бұрын
Lafoole isn't easy ❤ thanks fananka 2024
@oamaer
@oamaer 4 ай бұрын
salaan sare from SSC Somalia. thank you Abwaan!!!
@abdulkadirmohamed5332
@abdulkadirmohamed5332 4 ай бұрын
Mohamed Husein Lafoole waa legend Somali Dhabi ah.
@yarabbi5472
@yarabbi5472 4 ай бұрын
I m from tiktok 😢 "waxan ahay bukaan socod" with amazing voice 👌 ❤
@LuulMowliid
@LuulMowliid 2 ай бұрын
Tiktok ka arkay😢
@dayax11
@dayax11 3 ай бұрын
big big bro lafoole,,,,,,ilaahbee igu og...fanaanka kaliya ee qabyaalada si dhab u neceb ayaad tahay 20 sano ayaan heesahaaga la socday...horumarka somalida wax aan ahaeyn kama hadashid....my bro nooloow wadani sax ah 100%
@cuptainarkey144
@cuptainarkey144 4 ай бұрын
Fananinta manta wa labo... 1:Kuwa reer u heesa oo qabyalada kor u sii qaada. 2: kuwa qooq iyo xumaan ka heesa. Haddana qashinkas aya logu jecel yahay. Millions aya ku xiran Chanel-koda. Lafoole oo xaqiqada jirta ka heesayana 18 kun oo qof aya ku xiran😢 Dal iyo dad ahaanba wa liidanaa manta🤦🏽‍♂️💯
@officialramosta6797
@officialramosta6797 3 ай бұрын
I.a jiilkeena iyo jiilka so socda dawlad inay arkan Ayn rajeynaya illahow no ruume🤲🤲
@dayax11
@dayax11 3 ай бұрын
as long as i remember lafoole.....he hated qabyaalad and qabiiliiste.....the only fanaan that cares only about somalia, no qabiil, no bullshit-----i loved lafoole....since 1995
@timacaddechannel6602
@timacaddechannel6602 4 ай бұрын
Alfanaan Lafoole please dhamaan heesahaada ayagoo bilaa music ah soo qaad🎉🎉🎉
@MoIntertains-hk1ix
@MoIntertains-hk1ix 3 ай бұрын
Howl culus baad ninka galineeysaa 😅😅
@foziamohamed7456
@foziamohamed7456 Ай бұрын
Mashalla Mashalla Mashalla, every single word u said is true ❤
@ahmeshasan9626
@ahmeshasan9626 4 ай бұрын
Somali waxaa qeybiyay 6shay qori iyo qabiil qaad iyo qiiq qurba joog iyo gaal lajoog. 😢😢
@ashanur7166
@ashanur7166 4 ай бұрын
Saxiix
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Ай бұрын
Mnsha allah afku kuma go ❤❤❤ lafoolow codka rabbi ku barakee❤❤❤
@adnanshanaana5614
@adnanshanaana5614 4 ай бұрын
Best fanaan somaliyeed cod aan caadi aheen Mr lafoole legand
@bashaahmed300
@bashaahmed300 3 ай бұрын
I love my people and my country laa ila dareemaayo lafoole waa walaal fican qof kasto dhalan yaro soo dhaweeyo is la weenin masha allah bro noolow kun iyo 100 insha allah lafoole
@ubahahmed1740
@ubahahmed1740 3 ай бұрын
Soomali waa dad aad u dunfiican mar maran wa dad annwangsaneyen fanaanken lagoole inuu intas hayesto xaqa ma ah Soomaali wayen wa ina lo saara sabskabka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 🙏🙏🙏💯💯💯👌👌👌
@WllkingCx
@WllkingCx 4 ай бұрын
Cimrga allah kuu barakeyo ❤alfanaan lafoole 🤲
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 4 ай бұрын
Codka lafoole musig uma baahna👋🔥
@faisaali3498
@faisaali3498 4 ай бұрын
Heesaha dhan saan yaakadhiga👌👌👌👌👌👌
@AasiyoKhaliif
@AasiyoKhaliif 3 ай бұрын
Ala fanaan kaan oo kale may noqdaan fanaaniita ❤❤❤❤❤
@faisalformerchannel5228
@faisalformerchannel5228 4 ай бұрын
one in million voices 👌 i like this walal illahey amrkiis 👏👏👏
@SareyFarah
@SareyFarah 3 ай бұрын
Legend Mohamed Hassan Lafoole❤👏💯
@FardowsoMohamed-ex7ws
@FardowsoMohamed-ex7ws 4 ай бұрын
Lafoole maskaxdii fiyow baa wx fahanta😢😢❤
@Houska-w3p
@Houska-w3p 4 ай бұрын
wlhi ilmada ceshan wayey 😢😢 from Djibouti
@GoojeCade
@GoojeCade 4 ай бұрын
Siilkga udhigo fansiiska hooyda ilinmey was dhilo
@Houska-w3p
@Houska-w3p 4 ай бұрын
@@GoojeCade hhhhhhhhhhhh
@LuulMowliid
@LuulMowliid 2 ай бұрын
​@user-ds9zt2nb9oxoolo cay badnida
@baraarujin
@baraarujin 4 ай бұрын
Halkeedi ayaad dhigtay. Ee Sxb kusoo xiji heestii "soo dhalo hooyo" iyadoo muusik la'aan. Maxaa yeelay isku mawduuc ayay ka hadlayaan. Mahadsanid.
@ahmedhersi6491
@ahmedhersi6491 3 ай бұрын
Macha Allah jir o jog papa Med Hassan Houssein
@wariyejamartiyahye
@wariyejamartiyahye 4 ай бұрын
Mansha Allah Lafoole Fannaan qaalli ah Cimriga iyo Caafimaadka Alle Hakuu Barakeeyo oo Nabad Ku Waar
@FatumaHassan-m7n
@FatumaHassan-m7n 4 ай бұрын
Yaa rabi 😢😢😢
@maxamedismaaciil4681
@maxamedismaaciil4681 4 ай бұрын
Qodhaa iyo xearadaa heesahaagii xulka wada ahaa sidan noogu soo bedel❤
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 4 ай бұрын
Mnshlh fanaankii Somali oo dhan alle ha barakeeyo
@IbraahimMaxamed-f6d
@IbraahimMaxamed-f6d 3 ай бұрын
M.a legend somali nimadu kuween tahay ❤
@deeqomaxamaddhiiga3215
@deeqomaxamaddhiiga3215 4 ай бұрын
Masha Allah hakuxafido inshallaha warunra ee Allah hanosaqiro inshallaha 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@husseinhassanadhan3916
@husseinhassanadhan3916 3 ай бұрын
Wlhi beel wax tari meyso 😢😢😢 Allow somali mar uun midey wlhi garan marayo inaa arki doono somali oo mida 😢😢 waligeyna horey uma arag
@ikramabdi2332
@ikramabdi2332 Ай бұрын
Intuu jogaa lafole hada
@zerabdi1216
@zerabdi1216 4 ай бұрын
Mohamed Hasan Hussein lafoole legend ustaad waxaan jeclaan lahaan lahaa in aad sidan oo kale u soo qaado heesti Qorshiihi mirqaan kee qadiradu lumisay 🙏🙏🙏
@abshircarab18
@abshircarab18 4 ай бұрын
Masha allaah lafoole fannaan sare salaama qiso igu dhacday in hees leyga sameeyo rabay adne qaado heeskas soomaliweyney fannaanka haloo kala kiciyo youtube ka
@CabdicasiisMaxamed-i8i
@CabdicasiisMaxamed-i8i 3 ай бұрын
wah wah. Best fanan. Maxamed
@shaajacsheekh
@shaajacsheekh 4 ай бұрын
Lafoole my role model legend ❤
@khaalid1445
@khaalid1445 4 ай бұрын
MAANSHA ALLAAH WAA MURTI AAN MUUSIN LAHEEN AFKAADA CAANO LAGU QABAYEY ❤❤❤
@ymmmu7734
@ymmmu7734 4 ай бұрын
Legend lafoole niman yahow dad lama beero wlh xaqiiq
@ibtisamvideos946
@ibtisamvideos946 4 ай бұрын
Lafoole legend ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ibrahimcali1377
@ibrahimcali1377 4 ай бұрын
Mash allh Lafoole Ilhay Cimriga Haku Barakeeyo Codkagaga Ilhay Ilhay Haku xifdiyo ❤ ma ogtihin Barbarteeno baba iyo Xarasha ma ahaan
@ayaanleabdule4715
@ayaanleabdule4715 3 ай бұрын
Asc Jaamac Wadani waan ku salaamay Soo dhawoow
@hannahersi7058
@hannahersi7058 4 ай бұрын
Baaqa yeyla garan doono waxaan ahay bukaan socod hamdi awil baa ku garaneysa isku filantii ila dhalatay fanaankeena mudane lafoole illahey hanoo kaa xafido dumashigey qaali salaan baan kuula taaganahay masuul🎉❤
@abdikhaliqmatan8382
@abdikhaliqmatan8382 4 ай бұрын
😂😂 waa tanaa beel beeshuu Ka hadlaayey adoo xuurtaysan oo la ordaayo 🎉🎉🎉🎉
@umadamedia24
@umadamedia24 4 ай бұрын
Legend is back 🙌 Ustadii
@FarhiaMohamed-yo1hm
@FarhiaMohamed-yo1hm 4 ай бұрын
Musik alaan tardet ayan kudhegeysanaya mashaa Allah
@nurfunny6411
@nurfunny6411 4 ай бұрын
Big respect Maxamed Xasan Xuseen Lafoole keep going 💪
@jimalebiyo4397
@jimalebiyo4397 4 ай бұрын
Xaqiiq wuxuu ka hadlayaa dhalainta maalin layska dilayo wuxuuna lahadlayaa Dawlada somaliyeed. Dhalintii quruxda badnayd ee maalintii dhawayd la tiigtay iyada loo cafain karayay 😢😢😢😢
@abdullahiisseofficial6971
@abdullahiisseofficial6971 4 ай бұрын
Al Fanaan Lafoole Leged Gold Voice ✨️ 💛
@FardowsaFardowsa-c4h
@FardowsaFardowsa-c4h 3 ай бұрын
Hal mar aan kusalino nabi Muhammad scw scw scw scw scw
@maymunaahmed-zv8ju
@maymunaahmed-zv8ju 4 ай бұрын
Musik dhan iska daa saan ba ka macaan danbina maaha
@ibraahmed963
@ibraahmed963 3 ай бұрын
al ustaad lafoole wax waad noosheegtay
@moapdikarem144
@moapdikarem144 4 ай бұрын
ILAHAY HAKA RALI NOQDO LAFOOLE ❤
@ahmedmo5495
@ahmedmo5495 3 ай бұрын
Taladii BK wuu qaaatay song with OUT music
@Hasnkafi
@Hasnkafi 4 ай бұрын
Wlxi Allah aya iga sareyo wan ilmeyay....wa wacda kaamil ah 🫶
@dayax11
@dayax11 3 ай бұрын
word
@maxamedzaahid
@maxamedzaahid 4 ай бұрын
Soomalida waligeedba gabay ayaa lagu kala kaxayn jiray intay quràn iyo xadiisba ka dhaga adaygaan ,ee fanan nooso badi heesaha nocana ah ee bilaa music ah waqica dhabta ahna xanbarsan mahadsanid.
@AbdishakurTuule
@AbdishakurTuule 3 ай бұрын
Fariintaan Qofkii ay Gaadho Hasii Faafiyo si Ay ugaadho dhagaha Soomaali badan wallkeen Lafoole Allah hak siiyo Xasanaad aad uwayn
@SadiiqSudi
@SadiiqSudi 4 ай бұрын
Lafool al fanan aan qadin garanyan fanan soomaliyeed❤
@yahyaadam8288
@yahyaadam8288 4 ай бұрын
Mohamed Hasan Husien lafoole Fanan somaliyeed
@AaminaMualim-abdule
@AaminaMualim-abdule 4 ай бұрын
Mashallah saan xaakudiday intan baba codkaga kufilan waxkale iskada ❤❤❤❤🎉🎉
@maskiinta90
@maskiinta90 4 ай бұрын
fananka kali an amin sanahay ❤ fanka
@keysegabobe2160
@keysegabobe2160 3 ай бұрын
Waar fanaan long time no see waa abwaan Keyse Gabobe Burco ayaa iskugu keen dambaysay
@mapaacha4552
@mapaacha4552 4 ай бұрын
Ma Sha ALLAAH Waxaatahay qof Wadani ah, (Lafoole) Mahadsanid,
@Poqran7
@Poqran7 4 ай бұрын
Waaaw codka💯 Erayada 💯 Laxanka💯 The legend erayo qalbi taabad eh😢😢😢
@bashaahmed300
@bashaahmed300 3 ай бұрын
Lagen Aniga garabka tagan bro balse Aniga sidaan dareemayo qof kasto dhalanyaro ma dareemaa Aniga qabiil firineen boss 😢
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 4 ай бұрын
Bal wakaase Fanan sidaas ugu raaxeysan codkiisa hala helo ciyaal Playback ah baa fankii kufsadey😅ilaahow ku xafid Lafoole waad na waanisey hadey dadku wax ku qadan taladas Somali waa lagu daalyee.
@ahmedsheikhmohamed8896
@ahmedsheikhmohamed8896 3 ай бұрын
Waarun walahi
@shuaibgallo
@shuaibgallo 4 ай бұрын
Wllhi wan qiiroooday hees bila music ah meelo badan taaabatay aduun iyo aakhiro
@shamsoabdullahi4220
@shamsoabdullahi4220 4 ай бұрын
Badrad iyo anaa xoog leh Iyo power lagu faano Bukasiyo nabruudiyo Hitler hool ku bogan waayay😢
@LiibanXasan-o2j
@LiibanXasan-o2j 15 күн бұрын
Haa wll mcn Somalia haa noh laato taliye
@han47722
@han47722 3 ай бұрын
Waano inama gasho allaha wax ina fahan siiyo allow dhulka noo nabadeee😭 allah ayunbaa wax walba islaaxin kara. Beentu waaba ta ina rogtay allow umad run badan naga dhig
@maslahabdi7220
@maslahabdi7220 4 ай бұрын
Legand allaha ku xafido
@abdifatahdahir9112
@abdifatahdahir9112 3 ай бұрын
Somalia allaah ha u naxaristo 23/6/2024
@MiciCabdulaahi
@MiciCabdulaahi 4 ай бұрын
The legend of the legend lafoole noolaw , wlle
@idilbarkhadomar
@idilbarkhadomar 4 ай бұрын
Udtaad lagen that is true well done maxamed Hassan huseen /Lafoole 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👏👏
@Miimisom
@Miimisom 4 ай бұрын
Waa wareey lafoole orod nagu soogalee Isaga KZbin kiisa mamoodeen dadkale inaysoo qaateen moodaayey hadaan hoos ufiiriyey mise waa alfanaan bidaar weyne lafoole Malayga weynaayo masraxa lafoole Waa kuwadanaa fanaan lafoole 👍🏾well come to the KZbin 🫶🏻🙌🏼
@farhiahassan8893
@farhiahassan8893 4 ай бұрын
That’s true❤
@AbdullahiShadali
@AbdullahiShadali 3 ай бұрын
Legend guuleyso lafoole 🙏🙏
@gamer5Real
@gamer5Real 3 ай бұрын
Masha Allah 😢😢😢😢❤❤❤❤
@MohaAltaa
@MohaAltaa 4 ай бұрын
Fananka aan 100k subscribed aan garsiino waana awoodnaa. Aniga waan u saray ee adigana haka tagin🤝
@omartoukaleh
@omartoukaleh 3 ай бұрын
Lafoole fanaan qaali ah
@FadxiyaMaxamed-ki2sr
@FadxiyaMaxamed-ki2sr 4 ай бұрын
FanaankA lafoole iLaahow CimriGah UdheEreEh❤😂
@xaawo-q6z
@xaawo-q6z 3 ай бұрын
heesta waa iga baxday ina awooda qabiil ahay iyo reer bari police ah oo awooge dilay allah how naxariisto xasan gulled😢
@NasraIsmail-z1b
@NasraIsmail-z1b 3 ай бұрын
Allah ku xafido lafoole
@RaxmoMaxamed-j7c
@RaxmoMaxamed-j7c 4 ай бұрын
soomaaliyeey heestaan ku camal qaata wexey taabaneysaa qalbiga❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MiskiHuseinMohamed
@MiskiHuseinMohamed 2 ай бұрын
Mohamed hassan husein lafoole ❤
@Barwaaqo2005
@Barwaaqo2005 4 ай бұрын
Anagoo shacab ah aabaaqa kulagaraneyno kulabaroordiqeyno good job 👍
@Videos2012som
@Videos2012som 4 ай бұрын
Waaqici ayuu kahadlay wadankaan dad yar ayaa kasooharay inta qabyaalada kamadax fayoow ee allow somaliya qaran nimada dareensii
@osmaanifunyboy1859
@osmaanifunyboy1859 4 ай бұрын
nimanyahaow dad lama beero mana baxo sidii geedo ma ogtihiin barbaarteenu beec iy xaraash maaha naf hadaad bilaash moodeen dhul badrool ku jiro maaha macdan buur disheed taala
Lafoole Hargeisa Show || Cilad Li'i Ku Nooloow 2024 ||
8:02
CAROOG TV
Рет қаралды 454 М.
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 714 М.
Lafoole | Nimanyahow Dad Lama Beero | Official Audio
9:05
Ma Ogtahay ?
Рет қаралды 195 М.
LAFOOLE |WEHELKAAGI SHALAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
4:04
Lafoole official
Рет қаралды 2 МЛН
LAFOOLE| HEESTII LAXOW#hawraar
7:40
Doogsan media
Рет қаралды 126 М.
Bukaan socod, Lafoole [ Hees ] Somali Lyrics by Somali Literature Media
9:14
Somali Literature Media
Рет қаралды 63 М.
Amina Xasan & Maxamed Xasan Lafoole | Amar Alle
4:55
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 2,6 МЛН
Warraysi : Qisoosinka Heesaha lafoole iyo waayaha noloshiisa.
32:57
Galaydh Media
Рет қаралды 169 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 16 МЛН
Lafoole iyo Heestii Sucaad Lyrics
8:30
Lafoole official
Рет қаралды 297 М.