Waxan dawanayaa 11-6-2024 Hadad qoraalkayga aragto love isaar❤
@yusufabdulle52957 ай бұрын
Anaa kula mid ah wlshey ❤
@araksan78397 ай бұрын
Ana maanta ayan dawanoya😅
@mohameddahir71555 ай бұрын
Ana hada
@JilibАй бұрын
Ana waxan dawaday1921
@lafahorezt9885 Жыл бұрын
Heestan noloshayda waxyaabo badan bay ka bedeshay 15/11/2023 dadka daawan doona heestan 2030 commenti ha ii reeba waan u soo jawaabi doona haddii aan noolaado insha allh 🥰🙏🏾
Heestaa caawa niyada ku qabtay Mahamed Hassan xuseen lafoole legend
@mohamedduufaan82743 жыл бұрын
Abwaan durunow suugaan dhaxal gala ayuu mooga tagay. Heestan iyo dhoofba waa oo iyana lafoole qaado wax lala simo ma jiraaan. foolaadka fanka soomaalida ee hadda Maxamed Xasan Xuseen.
@abdimohamedabdi48447 ай бұрын
Waa run xassan sheeq aya la hadlooya
@AbdirahmanOsman-sw7bkh7 ай бұрын
Wall xasan kaligi ma ah wayo siyaasisntena baadil bey ku suganyihin marka wax drama Ilahi ha ino gu Badalo😢😢
@najiib_moha7 ай бұрын
Xasan sheikh ayaad ku waalateen reer bahaloow
@cadaaweyare90452 ай бұрын
Hoyadin was hawiye shidal uu qodanayan idinkana Baahi ubaqtiya😂
@inaxiixle2363 Жыл бұрын
Kaligay haddaan booyo haddii aan baroor diiqo baaqa yaa ila garan doona waxaan ahay bukaan socod e.
@qarankatv-2765 Жыл бұрын
Barnaamijka barbaarta ayaan ku dhageysan jiray oo ay astaan u ahayd xiligii 2002-4-5 melahaas
@billecaddebaariyow95108 ай бұрын
Abwaanki Heestan Saneeyey Ee DURUNOW Sida Fanaan LAFOOLE SHEEGAY waxa uu ku dhintay KOOFUR AFRICA Alla Ya raxma Sugaan cajiiba Ayuu Kaga tegay Bulshada SOMALIYED ■Xunkun baadil lagu raadshay Dhibka looga bixi maayo 👏👏👏✋️
@SaedMohamed.7 ай бұрын
I was remember my childhood and didn't know the meaning of the song
@MohammedHassan-k4y6 ай бұрын
Markaan south Africa imaaday ayaa heestan xasuus igu beertay runti mana baxo sidii geedo
@eidfantasticibrahim11267 ай бұрын
Inkastoo aan beri hore heestan maqlay haddana caawa ayaan soo raadiyay kadib markii Tiktok qadsatay. 11/06/2024 12:31am Talaado Nairobi beer-beer u jiifaa iskasbulanimo😳
@Hanijano10 ай бұрын
Heestan aad ban u jecla hadana bariga man wada fahmin jirin
@LibinDoofil-ju4ib7 ай бұрын
😢😢 xukun baadil lagu raadshay dhibta looga biximaayo
@ahmedcabow86722 жыл бұрын
Xukun baadil lagu raadshay Dhibta looga bixi maayo! Cajiib Somali bay heeysataa!
ilaahey ha igu aamansada hada waxan jooga south Africa insha'lah heestan 2028 insha'lah ayaan rabaa in Nairobi iyo sooaamliya Ku dhageysta insha'lah
@HoodoMudug2 ай бұрын
22:16 sun 3 nov 2024
@deeqcilmi34852 жыл бұрын
Heestan waxay ka mid tahay heesaha aanan ka daalin dhagaysigooda
@alinuur47 ай бұрын
2024 Ayn qabiil isku diloona wlhi ciriiri an dareemoona 😢😢somaliya hadey 2050 nabad noqoto qabrigeyga soo faaga porko
@Abdullahgii7 ай бұрын
“Nimanyahow dad lama beero”, Heestan Macno ahaan dadka hore uma fahansaneen ine Qabyaalad kahadleeso hadda ayy kubaraarugeen kadib dagaal laba Qabiil (Mareexan iyo Surre)ku dhaxmaray Gobolka Galgaduud ee Galmudug. Qabyaaladdu waa qurun❌. 10/06/2024 Nairobi🇰🇪.
@kaysesahalofficial72267 ай бұрын
😂😂😂😂
@abdirahmanabdiabdulle70487 ай бұрын
💥
@aaminoabdi81586 ай бұрын
2024/7/4🎉
@waayeelmaxamed44022 жыл бұрын
Wwwwwe
@SamsamAadan-oz4lh7 ай бұрын
😢😢😢😢xasuus
@XasanCali-d6h Жыл бұрын
Awale.adan
@nimcosiyad48587 ай бұрын
Dadki bila music ka dhigi jiray away plse noga dhiga
@Ahmed-j3s6x7 ай бұрын
Iyadoo bilaa music ah ayaa wanaagsan caajib waaye
@Ahmed-j3s6x7 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/onLSnYGaZ7Wifbssi=bJJax5Gvq8zBKFOX iyadoo bilaa music ah waa tan
@AsadNuur-or9tt7 ай бұрын
Still 8..6..24
@abdirizackaden407 ай бұрын
Still 9...6....24
@abshirhaashi72402 жыл бұрын
P
@abshirhaashi72402 жыл бұрын
.
@DowsOsman7 ай бұрын
10/june/2024 Monday hees iyo bar wacyi galinteeda somalidii qaadata allaha naga yelo abwanka ereyo dhagal eh wuu inooga tagaye.