Lafta gareen oo fahmay Shirqoolka Xasan sheekh, Marna ha u baqin Siyaasada Koonfur galbeed

  Рет қаралды 8,866

Aftahan Production

Aftahan Production

Күн бұрын

▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment

Пікірлер: 24
@FaadumoCismaan-ew7oz
@FaadumoCismaan-ew7oz 6 сағат бұрын
Lafta garden HABRYAR guuleyso inshaaaaaalh Xamar haa tagin inshalh RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@CaliNuur-pq2hp
@CaliNuur-pq2hp 5 сағат бұрын
Weriyenogoinglaftagareenxamar
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 5 сағат бұрын
Guul laftageen iyo Koonfur galbeed
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 6 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤yes yes yes❤❤❤❤❤
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 3 сағат бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi mw lafta gareen wa geesi libax wu diiday inu tago muqdisho gama qeyb galo sharki watashika 25_9/2024 xasan gorgurde marxun xamza argixisada damajid wey jaban bye
@sudiissa5701
@sudiissa5701 5 сағат бұрын
Balwaaan hassan kheikh haduu ku soo garikaro u daata ayuu dhihi Laha cidamadiisa War nin yohow Allah ku xafido ilaahay ayaa jecel Qofka dulmiga diida cadaalada u Hadala runta sheega Allah ku xafido brother❤❤
@aasuf119
@aasuf119 5 сағат бұрын
Qofaan balan lahayn waa qof aan meel gaarayn allaah na raali kama aha
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 5 сағат бұрын
Wcs
@bakarkulow6312
@bakarkulow6312 5 сағат бұрын
Laftagareen iyo reer KGS GUULRYSTA Balwaan. Halyeey baad tahay , Wallahi taariikhda ku cud I doonto, isku haynta Soomaalida qayb ween baad ka tahay, Somaali adiga oo kale ayey u baahan tahay, Allah ha ku Xafido.
@MaxamedxasaMaxamed
@MaxamedxasaMaxamed 6 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 5 сағат бұрын
Wariye waa mahadsan tahay
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 5 сағат бұрын
Hauguyerin dawlad matalo mesha wadharciga duurka.😮
@Ruun-finder
@Ruun-finder 5 сағат бұрын
Maalmuhu isu ekaa kii villa soomaaliya galaba wuxuu shaqo ka dhigan burbur burinta dowlad goboleedyada oo sharci daro ah halkii ay shaqada dhankooda ka qaban lahaayeen waxay rabaan in ay meel walba haystaan koox iyaga u shaqaysa si ay xukunka u joogaan iyaga oo aan shaqo fiican qabanayn dan gaar ah shaqo xumo musuqmaasuq iyo colaad.
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 4 сағат бұрын
Ha u tegin axdi iyo aamin midna maleh ninkaasi
@AliHasan-zt7sw
@AliHasan-zt7sw 6 сағат бұрын
Scw balwan
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 6 сағат бұрын
XASAN XUMOOWOOW MAAD SACIID DANI TIRAAHDI IMOOW MUQDISHO KUMA DHACDID
@maxamedcabdisalaan7496
@maxamedcabdisalaan7496 5 сағат бұрын
Xassn shirqool buu wadaa muu iskaga joogo
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 6 сағат бұрын
Xasan tuug wuxu aaminsanyahy xamar bad somaliya ka xukumaysan tasi waa mid aan mar danbe abgaal somali xukumin
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 4 сағат бұрын
Odey beeleedka shacabka somaaliyeed kuwa dhaqanka Suuban oon qabyaalad ku dhaqmin hadana Aan ka daneysan shacabkooda waxey ubadan tahey iney ku guuleystaan masiirkooda waayo ma Ahinba kuwa iiiiiiibsan masiiirka Shacabkooda waase haddii ay fahmaan masiiiiiiiiirka shacabkoodu ee lagu Aaminey in aysan iiiibin oy say tahey danta Shacabka iyo tan dalkaba ay Si dhab ugu Adeegaan Shacabkooda oysan ku daneysan waa TaaS tan Runta Ahoo qofkastoo masuuliyada shacsbka lagu Aaminay inuu ka soo baxo oo shacabkiisa xaqooda uso dhiciyo. Taasna wa yankaliyahoo shacabka somaaliyeed iyo danta dadka iyo dalkoo dhanba wax loogu wada qabankaro koorner to koorner dalkoo dhanba oysan wax khiyaano ah Aan la saneynin saas yeyna ugu guuleysteyn reer koofur galbeed iyo maamulada kaloo taas mid la eg looga baahan yahey iney kuligoodba reerahooda ugu Adeegaan dadka iyo dalka soomaaliyeed odhan wax loogu wada qaban karaa dalkoo dhanba.
@Ruun-finder
@Ruun-finder 5 сағат бұрын
Inta Madax wayne sax ah laga helayo 10 Madax wayne oo mid walba dadka u matalo dantooda ka shaqeeya kana difaaca kuwa burburinaya baa xal ah.
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 6 сағат бұрын
XASAN XUMOW BALLAN MALAHA WAAYO HORE AYUUW BALAMO BEEN UGU SAMEEYEY SAAXIBIDIISII GURSIGA SAARAY EE LAFTAGAREENNOW DEEGAANKAAGA SHARAFTA BADAN IYO SHACABKAAGA KU JECEL HADDA WAAD DHAX JOOGTAA EE MUQDISHO HA ISKU IMAANIN WAA IGA TALLO WADAHADAL MAAHA WAA SHIRQOOL UUW WATO XASAN DHIIQO WAA BEENLOOW
@mohamedabowmayoow2250
@mohamedabowmayoow2250 6 сағат бұрын
MAHADSANID BALWAAN !
@aasuf119
@aasuf119 5 сағат бұрын
Qof waliba dadnimadiisa iyo sharaftiisa inuu ilaashado waa muhiim maxaa yeelay dadka dhan baa ku jeclaan
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 6 сағат бұрын
Xasan wuxuu sheego waa been sidee heshiis loo helaa waa maya odaygaan xasan ah waa mental sick
Hamas: How Israel created its own nemesis w/Paola Caridi | The Chris Hedges Report
51:44
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 19 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 39 МЛН
Iran's most difficult front: Why did Pakistan attack?
17:35
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 19 МЛН