Iron = Kaawiyad Clean the house = aqalka masax or nadiifi Bankeek =loxoox Frej =galaseer Socks = sharabaad Tails = marmar Water melon = xabxab From Ethiopia🥰🥰🥰🥰 Team idin jeclhy❤❤❤❤
@Habibty20243 жыл бұрын
Another level I learned something from you from Kenya🥰🥰
@libinabdale43163 жыл бұрын
Aqlka fiiq waaye xaaq Aqlka masax waa dirdir
@habonaden20803 жыл бұрын
Jacques why do you insult our dialect?🤣🤣🤣. 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 I am from Marish with you 💙
Qaraf kaasi muxuu ahaa kabriid baa la yidhaah lipah from galbeed 🤣
@abdishakuur83462 жыл бұрын
Legend. Meel baad iska dhigtE wllhi 😂😂
@najiibhassan3 жыл бұрын
Inta lahajada wada fahmaysa is muujiya😂🥰✌🏼
@aragsanabdi50173 жыл бұрын
Wiilkan jack hadaanu reer woqoyi nhy ictiraaafka ma inanu kala noqono buu rabaaa Marish waanu aqoonsanay ku wadanaa from hargaisa cadey more love sis😍😍😍
@mubarakmahadmohamed3 жыл бұрын
Reer somaliland hadaanu nahay reer waqooyi lanama yidhaahdo 1991 wixii kadanbeeyay. From baligubadle somaliland.
@ismailqurbaawi78583 жыл бұрын
Miss waqooyi .... the one only marish beauty 😍✨.... si fiican ayaad noo matshay
@xasancadde55813 жыл бұрын
The three lions is back I'm very happy keep going forward brother's and sister mariish ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abshiranshax3 жыл бұрын
Welcome back 🔥 Three lion 🦁 Inta sugaysaH 7 days dubai 🙋♂️😘
@abdiasiisxasandiinow9953 жыл бұрын
Masha Allah Amin iyo qurux ku dhigle iyo wllsheyda marishtena allaha idin barakeyo guleysta
@xamomohametcumar11113 жыл бұрын
Maxamed Bashiir maxamed A.rahman Hirzi chama 《 always Legend 》 From Hargeiza
Wllhi waxad tihiin team ka kaliya aan muqaaladooda qosol ku bilowdo kuna dhamaysto guuleysta mai team ♥️💪
@kasmaltv71473 жыл бұрын
Ani xataa sidas aya iga qosliyan sadax daan goleysta 😍😍😍
@yusuffarah36053 жыл бұрын
marish welcome dhalashada somalinlad ah iyo roga cas oo lagu dhigi doono 🟢⚪️🔴
@abumardaadi76183 жыл бұрын
Legend Qurux ku dheegle from Hargeisa👉❤
@Kingpp73 жыл бұрын
Team kaygı idin wataa all qurux Ku dhiigle dumashi marish so amiin key idin wataa my team mar naba no hoos 💯😍🥰🌹💖❤️💞
@Muslimah5363 жыл бұрын
waqooyi Vs koonfur firinjeer- talaagad canjeelo-loxoox darmus-falaas aqalka hagaaji-aqalka fiiq tintaana shanle-timaha feedho wakas sas ukala fahma 😂
@abubakarnimcan45013 жыл бұрын
Keep going brother jack & team wa yaab zallan zare zaxiip qurux ku dhiigle coming soon 400k from jig jiga city
@mobambam45943 жыл бұрын
ANAGU MID GOONI AH BAAN LEENAHAY HADAANU SAY WALLAHI NAHAY🇨🇦🇨🇦😂😂💖✌🏾✌🏾
@rodakiinabdi84873 жыл бұрын
Iron=kaawiyad, clean the house =aqalka masax ama nadiifi, bankeek=loxoox ama bideeno,fre=galaaseer, timaha feedh, socks =sharaabaadyo, marmar, xab xab, from Ethiopia
@xidigshorts73423 жыл бұрын
Three lions are back 💖💗💗 team qurux kudiigle salaan sare💖💗
@ubahali28463 жыл бұрын
Assalaama Maashaa’allaah love it saasaa larabaa allaha idinbarakeeyo waa wax wanaagsan mom Somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴 jack waalagugu khasaaray reer waqooyi ma tihid, maariish waad ku sugtay aabe iyo hooyo see isu shukaansadeen. Aaway afkii qurxanaa ee Maay isagaan rabnay maxaa loo reebay afmaay, we ❤️ af maay nabadeey team waayeel.
Kkkkkkkkkkkkk maasha Allaah asxaabeey caadi matihiin waan idinka qeeliyay siiba amiin english ♥️ waan kahelay sida aad udishay salaan sare asxaabta sharafta badan waa taagere number 1
@queenzelmizh10163 жыл бұрын
Iron::kaawiyad Clean the house::aqalka soo fiiq Bancek:: loxoox Socks::sharabaado Frej::galaaser Tails:: marmar Come your hair:: timahaga feedh Saaban u aqaana from BOORAMA JANO FULL RESPECT 🙏MARISH JACK IO AMIN 🥰🥰
@mahadkartiile40263 жыл бұрын
Qurux ku dhiigle taagero qaas sxb keep going
@fatimamohamed67313 жыл бұрын
Clean the house means...aqalka nadiifi Sweep the hause means...aqalka fiiq
Iron kawiyad Clean the Haus aqalka masax ama aqalka fiiq Bank ekes laxoox Frej Galaseer Socks sharabaado Tails marmar Water melon xabxab From jabuuti 🇩🇯🇩🇯
Maarish reer waqooyi dhaba weeyi inolaada walaaladay🥰
@asalimuhumed15213 жыл бұрын
Keep going jack iga qoslisay ale haku sharafo 🤣😍marish amiin
@cabdisemedcabdilaahi6053 жыл бұрын
Waa runteeed aqalka fiiiq waa sax😁from woqooyi
@shakrayare57293 жыл бұрын
Aragiina noo farxada asxaaabey💯✌️
@ubahtiriigchannel18803 жыл бұрын
Part 3 Plz Wllhi Waan Qoslay😅😅😅
@nafuzharagsan21963 жыл бұрын
Iron: kaawiyad clean the house: guriga masax ama fiiq bankeek: laxoox frej: talaagad from burco😍
@Fatimadahir60423 жыл бұрын
The three lions ara back ❤🖤🥰
@sundusabdi51363 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂war jeckow lahjada eber babad katahee incase haddad istidhaahdid dhankanyo burco soo qabo maria ha ka iman si ay kuugu turjunto🤣
@whizzhazanawi68443 жыл бұрын
marish+jack=love
@ilkacaseqeys61013 жыл бұрын
The family impaya pum pum Wllka mnta Pin iguu qabO 🙏❣️ jack amin maria
@cabsacade123 жыл бұрын
Keep giong three legend
@mascudbashirofficial56393 жыл бұрын
M.a two 🦁 &🐆 Kepp going guys
@keeyse-ali-ahmed843 жыл бұрын
Waa marki ugu horeysay ee aan comments ka baxasho social media balse asxbta cawa Wan fuuray qosal daradi thanks aad bad u mahad San tihin keep doing well ✌️✌️✌️✌️
Wllhi beerka icasaadey team reer woqooyi gacanta taaga
@abdirahmanabdi77353 жыл бұрын
Team waa yaab keep going wllhi billahi waan idin jeclahay
@alimahadmohamed53193 жыл бұрын
amiin ayaa la dhahaa (A) kareeba eee (Damiin) ugu yeera mar walbo amiin waa (0)😁
@aaminaindho37423 жыл бұрын
Marish waan ku wadanaa hadanhy somlilaaan 😂😂😂lahjada waa taqaanye kkk qurux ku dhiigle kly goblkga aan ku barnee afsomliga kkkk lahjadaydu waa fani 💚⚪⚫🔴🔴
@baafiye94313 жыл бұрын
Loxoox naga hagaajiya waa laxoox 🙏🙏.
@shucaybshucayri64073 жыл бұрын
Keep going the three loins best team
@jawahirjalaqsn95843 жыл бұрын
3lions kep goin brothers Allaha idin xifdiyo
@umusuunaa3 жыл бұрын
The Lovly Fmily MARISH Love you Qaaliyey Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall
@suubae15063 жыл бұрын
Gyz really love u very much keep going 🙌marish qalbi wanagi oh Qof ah 🌹 amiin naxaristo o Qof ah 😻jack landera Nima 🥺wakudayni
@wizzjalafow8103 жыл бұрын
Viva rer waqoy✌❣
@Aamiinismaaciil123 жыл бұрын
Marish waaa reer soomaaliland from somaliland
@RK7-1023 жыл бұрын
Wada Jogiina Waa Noo Farxad❤❤✊✊
@naciimomohamad31553 жыл бұрын
Masha alah keep going asxabta an jeclahay❤😘😍
@mohameth50883 жыл бұрын
Gg TeaM aan taagero keep for word
@fatimaabdulaziz38243 жыл бұрын
Wlh san uqoslaye wan fure quruxow wa ku wata walal qaliya from kismayo
@haashimyare14663 жыл бұрын
5:20 aabeheey xariiF waaye shaFko xoqan jiray😂😂
@sabriinasiman32443 жыл бұрын
M.a saa noqa qoslisiin ilaahey ha idinkaga farxiyo wllahey 🥰🥰🥰
@farxandaahircilmi79583 жыл бұрын
Manata niga ugu hore aniga marriya firsan kale isoo dhaciye