LAMA QAADAN KARO INAY HARGAYSA JOOGAAN TALIYAHA ABAANDULAHA & HOGAANADA CIIDANKU IYADOO DAGAAL SOCDO

  Рет қаралды 14,819

CIRJIIDHO TV

CIRJIIDHO TV

Күн бұрын

Пікірлер
@aamohamed5102
@aamohamed5102 4 күн бұрын
Maxay Ka doonayaan Taliyayaasha Ciidanku Sawdinkii lahaa G36 & SSB AYAA DAGAALANTAY OO LIBINTA CIIDANKA IYO RAGII CIIDANKA EE DHINTAY AAD QARISEEN
@osmandahir5993
@osmandahir5993 3 күн бұрын
Hadalka buurmadow maalin horuu Ahaa sidaa ula soco wariye
@awralamohamed4093
@awralamohamed4093 4 күн бұрын
Ma sidii aad Faysal Cabdi Bootaan iyo Gadhka Yogolka u shirqoosheen ayaad dooneysaan Nuux Taanina in aad u shirqooshaan. Yaa aaminaya inamada ictisaamtu sameysatay beri jooga aad magacyada ula baxdeen
@abdihassan3836
@abdihassan3836 4 күн бұрын
Mohamed Ashkir Bootaan wasiirkii hore Wasarada hidaha iyo Tacliinta Sare
@aminahussein2242
@aminahussein2242 4 күн бұрын
Dhakhtarkii bukaan cusub mala keenay😂😂
@nasiim9635
@nasiim9635 4 күн бұрын
Masha Allah Somaliland waa meesha kaliya ee Somali dagto ee inay wax noqdan oo qaranka hogamiyaan xita la jecel walaleheen Gabooye wallow magaca Gabooye naga daaya yidhahdeen '' Allah mahadaa leh ina wafajiyay wanaga
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 4 күн бұрын
GEESI QARAN ALI ISMAIL❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@VivasomalilandSNMQUEEN
@VivasomalilandSNMQUEEN 4 күн бұрын
Mashaa Allah waxaan kuugu jecelahay caliyow waa runtaa iyo aftahanimada unsafer gulaaystaa Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Saynabgamuur777Reermagaal
@Saynabgamuur777Reermagaal 4 күн бұрын
Guuul.Guuuuul.Guuuuul.somaliland.
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 4 күн бұрын
Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️
@SaluglaSicid
@SaluglaSicid 4 күн бұрын
Weli daaroodbay calisamatar kasugayaan
@VivasomalilandSNMQUEEN
@VivasomalilandSNMQUEEN 4 күн бұрын
Iidil baax uu ledahay geesinimada Somaliland guul guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 4 күн бұрын
Maxamad kaahin habar jeclo majecla laakiin waxajecel beelo kale siiba habar awal
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 4 күн бұрын
Beesha Gabooye Point Five bay ka tahay dalka Somaliya E Qadaadweyn xukunto Lakin Somaliland Sharaf iyo Karaamo ayay ku leeyihiin Xaqna way u leeyihiin sababto ah ILAAHAY waa Ina simay .
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 4 күн бұрын
Downlad bi la day ah mansh Allah
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 4 күн бұрын
Good points. Nux tani is the worst leader ogf Army. Why he is staying in Hargeisa ,He move to ceerigabo
@SalmanAbdikadir-h7x
@SalmanAbdikadir-h7x 4 күн бұрын
Waa qodob muhiima callow fariid fariid dhalay
@SaluglaSicid
@SaluglaSicid 4 күн бұрын
Gabooye waxba inagu biirinmayaan xataa kiicanka dameerka inoolayimi umayjawaabin
@garyaqaanmuuseyuusuf4793
@garyaqaanmuuseyuusuf4793 3 күн бұрын
0:59
@AhmedAhmed-pv7jy
@AhmedAhmed-pv7jy 4 күн бұрын
Ninba ilowday oo ahaa Maxamed Ashkir bootan wasiir dowlada Somalia ah
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 4 күн бұрын
Xaran maqdaca weyan haday run Tahay inay sarakishasi hargaysa Jogan, wana in lagula xisabtamo
@AbdirahmanDirie-z9r
@AbdirahmanDirie-z9r 4 күн бұрын
Waarcalow cudud maygayn, cunto may gayn, qalab Mey gayn. Waa qowda maqashii waxna how qabaan,?
@ShaaficihasanDucaale
@ShaaficihasanDucaale 4 күн бұрын
Waa tabtaas alow
@nasiim9635
@nasiim9635 4 күн бұрын
Caliyow Adeer waxan kaa codsanaya inaad na barto Magacyda walalheen Gabooye qabiiladooda' waayo way diideen in loogu yeedho magaca Gabooye'' waxay diiden wa inaan ka dayno
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa 4 күн бұрын
Anigu waxan ku talin lahaa in si dhakhso ah loo Bedell. Taliyeyaashii hore ee ina jebiyay.
@hodanibrahim1059
@hodanibrahim1059 4 күн бұрын
Kadab yusra
@CabdiraxmaanYusuuf-f1z
@CabdiraxmaanYusuuf-f1z 4 күн бұрын
Waar caloow wllhi hadayna habar jeclo dhankaa xigin ciidan qaran uumaan direenba kamanaan war wareen ciidan qaranna uumaan direen lkn h jeclaa ii muuqata markaan qorilugud maqlo ayaan soolomadaw xasuustaa form sacad muuse
@CaliAwmaxamuud-c4g
@CaliAwmaxamuud-c4g 4 күн бұрын
Calow wasiiro aan ladhaarin ayay u Shaqayna yaa dhaartii miyaa laga daayay kasoowaran calaw
@shabeel7467
@shabeel7467 4 күн бұрын
Midgo abaal maleh maantana iyo beri a way ku caayi Calayhim maltuun naclah.
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 4 күн бұрын
Maxaad dilka labada qof ee madaxtooyada lagu sumeeyey uga hadli weydeen
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 4 күн бұрын
Kalafooto waa inla Qarxiyo oo la yidhaa warkaa kalafootaa nasiiyay si ay udilaan
@shabeel7467
@shabeel7467 4 күн бұрын
Wuxuu yidhi ilowshiiyo dhawaa ma umulbaa. Caliyow 88kii miyaad ilowday wixii ay umada Hargeisa ka qaxay da ay ku sameeyeen maata qaxaysa oo ay badh dileen badh dhaceen dadkii da’da ahaa ee geedadka hoos tooda lagaga tegay ay laayeen markaa midgo abaal maleh waa ay ay dhashay in laga aarsado ayey ahayd.
@abdirixiingaaxuure2621
@abdirixiingaaxuure2621 4 күн бұрын
Taliyaha ciidanka qaranka abaan duulaha iyo saraakiisha ciidanka dhamaantood waa labadalayaa 4 cisho ka dib
@siciidaxmedhaariye235
@siciidaxmedhaariye235 4 күн бұрын
buurmadow sowkii huwanta ahaa
@ibraahimcabdi6426
@ibraahimcabdi6426 4 күн бұрын
Ciro bakhti buu noqday
@cabdilaahiadan
@cabdilaahiadan 4 күн бұрын
🎉🎉😂😂❤❤😂🎉🎉🎉🎉😂😂❤❤😂😂🎉🎉😂😂🎉🎉🎉😂😂❤❤😂😂😂🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hamsirr6551
@hamsirr6551 4 күн бұрын
C caliyow meeye ciidamadii madaniga ahaa ssb iyo G36 ma tagayaaan taliyaayashayadu waa habar awal uumba kusoo dhaawacmaysq
@souleymanhamudahmed7542
@souleymanhamudahmed7542 4 күн бұрын
Kuwa indha gashiga gashani maxay ku arkayaan haa way indha la yihiin sow maaha
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 4 күн бұрын
Sameecada afka ku dhawee cali dhareeroow
@Mawliid-rd8en
@Mawliid-rd8en 4 күн бұрын
War cali ale ka baqo orunta sheg
@hamsirr6551
@hamsirr6551 4 күн бұрын
Lama.hayo madanigii xataa dhaawax xagtin ma dumarkay la qaxeen iyaga G36 furrfurka millteryga uumban ku ogaa ilaa imika habar awal uumba ku jieta dagaalka ceerigaabo. Caliyow indhaha haka qaraan sxb
@glander7720
@glander7720 4 күн бұрын
Scw tv gan cirjiidho Iyo Cali waxa aan idinka codsanyaa in aad abaabushaan mudaaharaad lagu taageeraayo dawladda America Iyo senator ka arrinkeena ka wada gudaha dal weynaha America. Waayo waxa aad tidhi in tv ay dad weyne fara badani ku xidhan yihiin. Waayo marka aad sidaas yeeshaan waxaa muuqanaysa in aanu Danaynay o citiraafka Iyo hadlka senator ka please sidaas yeela.MAHADSANIDIN!!!😊
@souleymanhamudahmed7542
@souleymanhamudahmed7542 4 күн бұрын
Eebe ha u naxariisto Abtigay maxamed xaaji xasan Abtigay ina dubow ha ku dhiman guri aan laga jeclayn
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 4 күн бұрын
Maxamad cali waji marnakama bixin warfaafinta
@awgeele
@awgeele 4 күн бұрын
Qurjiile iyo daar ood nabad iyo wada noolaansho Uma jeedo ee wuxu doonayaa inuu dhul isaaq dego qabsado somalilandna burburiyo. Reer somalilandna nabad bay ka hadlayaan waar nimanka halayska celiyo.
@MaryamAli-i2s
@MaryamAli-i2s 4 күн бұрын
Habarjeclow Fadlan joojiya weyntaa daalinka aad bunbuuninaysaan Boqorna mahe waa sharmodow.
@haboon180
@haboon180 4 күн бұрын
Cidanku dagal Kuma jiro, difac ayuu ku jiraa. Taliyaha cidankiisu Goroyo Cawal iyo Oog ayuu jooga. Sidan maskaxdaada ku jirta cidanku uma dagaalamo. Waxa uu ku dagalamaa military science. Isaqina bariga xagar ayaa ku jabsan, dadku waa idinla yaaban yihiin.
@KatunKosaar
@KatunKosaar 4 күн бұрын
Caiyoow waaan moodayay in ay waxkuu biniixsanyihii arnta ciidanka eed ka hada shay kow wa in aad odtaa in kaato laysadhigay oo kuwii soo handasy dagaalkii lascaano waxay ku asteeyeen dagaal beeleed si uu unoqdo somaali laan ciidankeedu beelo kadibn baabao laakiin ragii talada hay way fahmee waxaa la abuury ssb oo liqday ssc marlabaad dhlbahant oo ahaa qori horaadka cadawga waxuu ogaaday in aan ciidana qaranku dhul ka qaadayn laakii ssb qadanyso kkkhalkaa waxbaa bakh yidhi kadib walys waay markaa dhwaan baa laysku kaadhiibayaa waa qasab markaa ciidanku hal fiican buu wadaa waa hooska sumuni dhsha ka shiln waad fahnt
@funnyanimal885
@funnyanimal885 4 күн бұрын
🎤 microphone so iibsada 🎤 🎙 🎤 🎙 🎤 🎙 🎤 🎙 🎤 🎙
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 4 күн бұрын
Codku waa safex
@funnyanimal885
@funnyanimal885 4 күн бұрын
Waa naaqus
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 4 күн бұрын
Iidoor waa jabeen jabhado baa badalay qarankii beenta ahaa waa dhintay waa waxaad ka heshaan beenta aad wadaan runtay tegi iidoor
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 4 күн бұрын
ADIGU WAXAAD SAMAYN KARTO, SAMEE!!!!!.MAXAA KAA GALAY, MABA ASMINSANIDE!!!!!.
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 4 күн бұрын
Cali caac muxuu bee shubayaa waa cidina kuma soo socoto ceerigab waa beentaa waxaa aad shubaysaa munaafaq baa tahay
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
Khiyaanada Wasiirada, Lacagta Puntland & Khilaafka Ceerigaabo!
12:06
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 53 М.
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН