Habar jeclo sheekhba malaha e Dheekh mustafehii habar yoonis u yeedha mala bari kasa u sheekha Barbaraei iyo samatar waxba kama grlin iyagaba madxweynahooda cidi uma hadleyn marka iyagu ma ciro ayay u hadlan
@saeeddjama502018 күн бұрын
My appreciation your unique programme &politicial analysis day to day. I would to add your information that indochina word is use the countries.VIetnam,Cambodia&Laos colonised by French
Hjeclo Hargeysa dhexjoogta fuduuda oo badowsansa waar Caynaba Qorilugud Saraar War iidad danahooda ka hadal
@abdullahsomali799219 күн бұрын
Sharcigu wa siday dawladu wado ee Aliyow jooji indhabeelnimada . Mayor ku xigeenka si haynaya ila inta sinsharciga waagaqsan deegaanku mayar u doiraanaya asaguunbanan so laabnaya
FIQI FULIYE MAALINTII AY JABEEN IN LAGAGA TAGO AYEY AHAYD!!!!!!.
@mahadHayan18 күн бұрын
wadaado habarjeclaa waa in lahelaa iyagaa qaranka difaacaaya
@BaasheCabdi-p7i18 күн бұрын
habar fadhida lagdini wax uga fudud Dee orod tag maxaad dadka isugu diraysaa
@nagiibnuur511919 күн бұрын
Caliyow xagaynu ka doona wadaado aynu soo kireysano, maadaama aynu faro ku hayn kuweenii, laakiin waxaa ku talin lahaa, wadaado mintid ah aynu ka soo kireyeysano ERITEREYA ama NORTH KOREA ka fursan mayso labadaa qolo, Adiga maxay ku la tahay
@abdullahsomali799219 күн бұрын
Cuqdadba ku gashay war weli sharciga dib u eeg
@muuseyusuf-vv5lr19 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@Asli-i5k19 күн бұрын
Callow sodiga raba in lalhadlo wadaadada markaa darfac hinoo hadlee caliyo wuxuu kahadlayaa tastuur cabin daad cali
@hiddowacan81118 күн бұрын
300 oo oday oo dir ah ama isaaqa miyaala waayay oo abay utaga oo maamul gaara doonta
@abdullahsomali799219 күн бұрын
Yaku yidhi xaqbay u dhacday war naga fadhiiso
@hiddowacan81118 күн бұрын
Inaga wadaado inooma joogaan ee waxa inoojooga citisaam Nairobi laga xukumo oo fadtwo beena loosoo qoro oo xiliga laynaga gardaranyahay been fadtwooda
@qurbaawis64218 күн бұрын
NINKII CALI DUUL DUUL WALI MA SACAD MUSE ISKU HAYSTAA
@aaminacabdirahman785318 күн бұрын
Sowtiiburcoba sidaas ,ookale
@ilhanhassan981318 күн бұрын
Hadaad aragtid wadaad reer soomaaliland ah oo sidaa u hadla waa alshabaab is qarinaya darood iyo isaaq midna ma rabo ee meelbuu ku gaadhayaa Waxay rabaan nimankan ictisaamka ahi in wadanku buruburo si ay iyagu gacanta ugu dhigaan qaraxyana ku bilaabaan Umadan is cunaysaa ma fahmayaan hadhawna kuwa buuraha galgala dagan ayaa u soo gurmanaya
@FolloworYougae18 күн бұрын
Callow maadaa cadaalad daro kashaqaynaya waxaad cimurgaa kusoo gaartay cadaalad daro cadaladaa guurtay
@hassanmohammed401518 күн бұрын
Waxukumad xisbiya
@rashiidcumar863119 күн бұрын
WADAADKEENU MUXUU KU FILAN YAHAY GADHBA GADHBAA LA TUSAAYE WAA YAAB
@hiddowacan81118 күн бұрын
Cirro muxuu cagjar kala hadlay isagu maamul goboleed miyaa
@CabdiXaashi-gy6fv19 күн бұрын
Aadan walikkkk
@Sirad4718 күн бұрын
Caliyoow dee Xishood Nin wayn oo Odaya ayaad tahay.dumarki waad ku xad gudubtay,Culimaduina waad ku xad gudubtay. Huwanta aynu fadhiga kaga adagnahay ee aan Sarajoogba u baahnayn inaynu ka ooyno maaha waa in awooddoda la tusaa oo xadka la soo xidhaa. Yoocada la gaadha.
@ismaelAden-me1ei19 күн бұрын
saamecada daalacaa wa naaqus mahaadsaniid
@MakoFarax19 күн бұрын
Waar shekada gabilay iska dhafa dwax is haysta dadku uma bahne nooga warama cadowgan isa soo bahaystay ee aan iyaga laguba dulayn ma fulaynima ina haysa wa maxay sababta ay soamliland iyadu wax u werariladahay
@DahirJama-w4g19 күн бұрын
Odaygan sanka dheerlihi waa okhole faaruq ah waxa loo naqdiyey in ninkii la rabay aanu ahayn ninkan maayarka noqday, sidaasaanu xil wasiirnimo ku noqon karin ,sharcigiina wuu jabiyey cirroow haddaad daacad tahay waxan ummadda ka beddel illeyn waad u dhaaratee
@abdulkadiral-hashim313418 күн бұрын
Waar heedhe halkanun ha ka dhurmine kaalay nala dagaal gal shalybaad Arab noo dirtay iyo dowlad degaanka imikana Masagan adeerow qorigaga soo qaado kaalay dagaalka gal tororog looma baahna
@halimodubad-wu2gm19 күн бұрын
War Cali dul dulwo maxafidi ayaad noqotay saalmaad
@SalM00Z19 күн бұрын
Isaaq goormuu caqli guuray War wadaadkan miskiinka ah ee masaajidka Korontadiusa bixin la’ maxaa idin daba dhigay umaleey ayaad ku waalateene Mise qoom wada jirka umada iyo ducadaada islamka lagu saliday ayaad tihiin?