Lamaane Da' ah oo Ku Nool Magaalada Kismaayo ayaa Go,aansaday in kii Hor dhinto uu Midka kale Duugo.

  Рет қаралды 172,602

Universal TV

Universal TV

3 жыл бұрын

Lamaane Da' ah oo Ku Nool Magaalada Kismaayo ayaa Go,aansaday in kii Hor dhinto uu Midka kale Duugo.

Пікірлер: 780
@nasrocise5107
@nasrocise5107 3 жыл бұрын
Please walaalow lanbarkooda nasii allaah dartiis 😭
@zainabmoha1835
@zainabmoha1835 3 жыл бұрын
+252683254125 wakaas number kodaa
@shamm5065
@shamm5065 3 жыл бұрын
@@zainabmoha1835 mala hubaa numbrkan
@anabnour306
@anabnour306 3 жыл бұрын
@@zainabmoha1835 walaal numberkaan sax mahin. Ee masoo Sixi kartaa. 26-da 1 maku xigi laheyn miyaa?
@zainabmoha1835
@zainabmoha1835 3 жыл бұрын
@@anabnour306 saax wayee abyo anii wakankaa jogoo 1 00 baka hormariyaa 2526 so markaa Somalia 🇸🇴 jogaaan kismanyo furohoda sidaas wayee
@zainabmoha1835
@zainabmoha1835 3 жыл бұрын
@@anabnour306 hadu kusha qeen wayoo KZbin bakahelysaa o lasogaliyy number ka iyo information dhaan bidhaan midia chenal kas sogaliyy kasodawo.
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 3 жыл бұрын
Subxanallah 😭😭😭 aaabo AMA awoowo hooyo AMA ayeeyo alle ayaan inigi baryayaa nolol fican o dhakhsa ah wlo wax lagala xidhiidho ayaaan u baahanahay
@heer-sareofficialmedia2082
@heer-sareofficialmedia2082 3 жыл бұрын
Haaaa meeel lagala xidhiidho
@boqoradaitisaamcadey816
@boqoradaitisaamcadey816 3 жыл бұрын
Meel Aan kala xidiidno ayaan ubaahanhy
@heer-sareofficialmedia2082
@heer-sareofficialmedia2082 3 жыл бұрын
@@boqoradaitisaamcadey816 mashallah haa
@abdirahmandalab4456
@abdirahmandalab4456 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/Y6uuhJimn9Fmers halkaas ayaad ka heleyso caawi Allah haku gargaaro adigana
@abuukarcabdi8601
@abuukarcabdi8601 3 жыл бұрын
Sshsodkmdifhf
@maryanibrahim6133
@maryanibrahim6133 3 жыл бұрын
Universal TV are you doing this to bring awareness to the needy or just for news content? If this is meant to help people can you provide their information in order for us to help. This is not the first time you have done this. There are many people who are willing to help, provide us with information to donate.
@nasirosman96
@nasirosman96 3 жыл бұрын
Exactly, Incompetency at its finest.
@mohamedheebaan4867
@mohamedheebaan4867 3 жыл бұрын
Very good point! Haddíi Universal ay u danqanayaan dadkan masaakinta ah, telefoonka lagala xidhiidhi karo, iyo meel aamin oo loogu soo hagaajin karo ayay soo qori lahaayeen. Si isla markiiba loo caawiyo.
@canababdulle8601
@canababdulle8601 3 жыл бұрын
Waar away talefonka
@qalbiuroonsidahooyadeed2113
@qalbiuroonsidahooyadeed2113 3 жыл бұрын
That us what I ask My Self.👌
@maryanahmedali2084
@maryanahmedali2084 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@basrahassan5058
@basrahassan5058 3 жыл бұрын
Allah ha u adeejiyo muslimiinta🤲🏽🤲🏽🤲🏽😭😭😭😭
@lyannaskar4751
@lyannaskar4751 3 жыл бұрын
Wan dhamaneyna hadii anan laga jawabin arintan away laanbarkii
@kinhusain3648
@kinhusain3648 3 жыл бұрын
Please I need the phone number
@foziali5973
@foziali5973 3 жыл бұрын
Away numberkaga plz???
@sahragacal4319
@sahragacal4319 3 жыл бұрын
Lambarkaan ayey soo qoreen 683254125
@basrahassan5058
@basrahassan5058 3 жыл бұрын
@@sahragacal4319 mahadsanid dad aagaas degan oon waraystay ayan ka war sugayaa Insha Allah
@smohamedabdi1927
@smohamedabdi1927 3 жыл бұрын
Soomaliyeey labadan waalid hala caawiyo gurina haloo dhiso waayo waa waayeel dhibaataysan
@mohamedjama3082
@mohamedjama3082 3 жыл бұрын
Pp
@akdhiblaawe
@akdhiblaawe 3 жыл бұрын
😪😪😪😪😥😥😥😥
@dekiyahismail3532
@dekiyahismail3532 3 жыл бұрын
,Alow adigaa weyn oo waaxid ah Ilaahow adigaa Arzaaqda bixiyo subxaanalaah
@wahmasalatirahdeenwallona3535
@wahmasalatirahdeenwallona3535 3 жыл бұрын
subxaan Allah
@puresomalilander3248
@puresomalilander3248 3 жыл бұрын
Dadkan madaxda isku sheegaayo qiyaamaha iyaga lagala xisaabtamaya waayeeladan dayacan😥 midda kle lambar usoo dhig meesha si Loo caawiyo wll
@saidaahmed3449
@saidaahmed3449 3 жыл бұрын
Dadkaa waayeeladaa maxaad nootusteen hadaydaan sheegeyn siloo caawiyo 😭😭😭😭😭😭
@dagandagan3385
@dagandagan3385 3 жыл бұрын
لا إله إلا الله
@user-ko5lb7yy9x
@user-ko5lb7yy9x 3 жыл бұрын
Bismi ilahi Maasha Allah. Cafimad Allaha siyo 2 dodaba. Ameen yaa Allah.😢😢😢😢😢
@nordin1406
@nordin1406 3 жыл бұрын
Universal tv waa in aad usheegtiin dadka meesha wax loogu habeenaayo
@habibofarah5901
@habibofarah5901 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭waan kaa naxay abeeee 😭😭
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 3 жыл бұрын
Allow umaciin yaa rab adaa deeqda baxsho 😭😭😭😭
@zeinabmohamoud1189
@zeinabmohamoud1189 3 жыл бұрын
Illahow abahaas iyo hooyadaas u gargaar
@dekiyahismail3532
@dekiyahismail3532 3 жыл бұрын
Aaamin
@cimadudiin2286
@cimadudiin2286 3 жыл бұрын
اللهم اجعل حياتهم اليومية سهلة جدا، ووفقهما ما تحب وترضاه من قول، وفعل، وعمل.🤲
@fadumoabdi6864
@fadumoabdi6864 3 жыл бұрын
Allahu akhbar ha loo gurmado wllayaal wayeelkan dhiban
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 3 жыл бұрын
Yaa damanad qadaya oo ILAAHAY IYO MALINKA QIYAMA kabaqaya oo si hufan dadkaan ugarsiin kara lacaga loogu dhiibo oo amin ah hee?
@zainabmoha1835
@zainabmoha1835 3 жыл бұрын
Ayagaa toos ulaxirir teelefoon behestanee +252683254125 hilowle abdirihman bala dhaaha
@halimoabdullahi3882
@halimoabdullahi3882 3 жыл бұрын
Walaaloow masaakiintaan taleefoon ama meel wax loogu diri karo maxaa u weeydiin weysay dhibkaan aan la qeebsanee.
@shafiabdi215
@shafiabdi215 3 жыл бұрын
Walaahi, I am crying here. Life is so unfair. Please create a platform where these elderly people can be helped.
@yoonis17
@yoonis17 3 жыл бұрын
Ilaahow arsaaq walidiintaan ya Allah's
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 3 жыл бұрын
Ax habartu meey raacdo iyadaaba xoogaa roone ilaahoow ugargaar somaliyeey eynu ugurmano hor ilaahay
@canabcabdullahi4401
@canabcabdullahi4401 3 жыл бұрын
Saas ha dhihin abayo dalki wuu halaabay hooyadaan hadee baxdo aamin ma jiro waala kufsanaa mida kle ari raac iyo cunto inee kariso iskuma dari karto waa da ilaahow u gar gaar
@jimcaaledirir2141
@jimcaaledirir2141 3 жыл бұрын
Ale ha u gargaaro dhamaan umadiisa ale ma jiro qof inaga jecel isagaa ayaa dadkiisa jecel lkn dadka kale ee taajirinta ah ayaala imtaxamaya ale ha caafiyo inta xanuusanaysa intii geeriyootayna ale ha ha u naxaristo inteena noolna ale ha inoogu daba naxaristo aamiin
@snw9257
@snw9257 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭walaahay wan ka murugoday Illahayow ugargaar waldka wayelka ah
@hasangane5210
@hasangane5210 3 жыл бұрын
Fadlan miisha aan kala xiriiro e so dira duqan waad mahadsanid university tv
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 жыл бұрын
Allow kuu gargaar yaa rabi yaa rabi ilaahow u gar gaar labadaas waayeel
@anabali1926
@anabali1926 3 жыл бұрын
💔💔💔💔💔😭😭😭xagee laga la xariiraa
@aminaabdi5790
@aminaabdi5790 3 жыл бұрын
Subxaana laah wuxuuilaah Quran ka kuyirey ubaarifala waalidiintiina markey cadnoqdaan ilaahow baari nooga dhig ilmaheena aamiin aaniin yaarabi
@failarmyscenes3937
@failarmyscenes3937 3 жыл бұрын
Lanbar ay leeyihiin noosoo sheega wall 😭😭
@najmoaxmed3709
@najmoaxmed3709 3 жыл бұрын
Lamaane Da' ah oo Ku Nool Magaalada Kismaayo ayaa Go,aansaday in kii Hor dhinto uu Midka kale Duugo. Telkaan kala xariira waa Somnet. 683254125 Iidle Aadan Maxamed Dagane ayaa Warbixintaan Kismaayo Ka soo Diray
@halimafarah523
@halimafarah523 3 жыл бұрын
Walale waxan Raba lambarka lamaana macal furaha
@halimafarah523
@halimafarah523 3 жыл бұрын
Please and please Allah hakubarakeeto
@halimafarah523
@halimafarah523 3 жыл бұрын
ii sodir lmbarka
@raysiyobarwaaqo3804
@raysiyobarwaaqo3804 3 жыл бұрын
@@najmoaxmed3709maxaa laga horey siina yaa nabarka oo dhameystiran noo sheeg
@adontiallah6637
@adontiallah6637 3 жыл бұрын
wallahi aad baan uga xumaadey waalid waye laakiin sedenku caawin karnaa plz talfon u sameyaa inan kafaali qaado rana alx labadey waalid waydhinteen illahay ha u naxtiisto waxan ku nolahay wadanka uk alx
@99educationalcenter.97
@99educationalcenter.97 3 жыл бұрын
ALLOW naxariistaada sii, dhamaanteenabo nawada sii. Aaaaah xanuun badanaa, kuwaan ma musiibo rabaani ahaa Mise waalidkooda xagooda aa laga heestaa, ALLOW naxafid. Aamiin Aamiin Aamiin.
@mohammedibrahim5384
@mohammedibrahim5384 3 жыл бұрын
Rabiyow uu gaargar xool maa qaabo ducdan kuu kalmanaya rabii hakasaro dhiibtada😭😭
@amatallah7719
@amatallah7719 3 жыл бұрын
Subxaanallaah Allah caafimaad hasiiyo
@anabrage6005
@anabrage6005 3 жыл бұрын
Illaahoow ugargaar walahi waa naxdin walalow xagee lagala xiriiraa
@amaalkhaliif9045
@amaalkhaliif9045 3 жыл бұрын
ax ale waxan u ga barya badal khayr gaba
@abdirahmandalab4456
@abdirahmandalab4456 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/Y6uuhJimn9Fmers halkaas ayaad ka heleyso caawi Allah haku gargaaro adigana
@sacdiyo9280
@sacdiyo9280 3 жыл бұрын
😭😭😭😭ilaahow ugargaar to dhibka kabixi aamiin
@dekamumin5283
@dekamumin5283 3 жыл бұрын
xaggeen kala xiriiraa waayeelladaan walaal
@abdirahmandalab4456
@abdirahmandalab4456 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/Y6uuhJimn9Fmers halkaas ayaad ka heleyso caawi Allah haku gargaaro adigana
@fartunq1128
@fartunq1128 3 жыл бұрын
ManshaAllah TabaarakAllah habo aadbaan kugu mahad jelinaayaa sida qiimaha leh eed noogusoo gudbisey dhibaatada haysata dadkaas waayelka ah JazaakumuAllah wajazaa Mahadsanid ❤❤❤❤😭❤❤❤❤❤❤😭❤❤❤❤❤😭❤❤❤❤😭❤
@aadhiin8477
@aadhiin8477 3 жыл бұрын
Jazaakalaahu khayr Ilaahaybaan u baryayaa inuu taageere
@dagandagan3385
@dagandagan3385 3 жыл бұрын
Ax ax ilahay haw gargaaro
@cabudiabdi1464
@cabudiabdi1464 3 жыл бұрын
Allaah hakuusoo gargaaro aamiin amiin yaa allaah
@libaxali4501
@libaxali4501 3 жыл бұрын
Allah ugar gaaro inshaalahu tacalaa
@aminaahmed2508
@aminaahmed2508 3 жыл бұрын
Ilaahow adaa mahad iskaleh kun iyo kow nikii waalidkiis adunyada kudayaco ilaahey ayaa laxisabtamo ayagana ilaahey jano ha ugu bishareyo aamiin 🤲😭
@AliMadoobe
@AliMadoobe 3 жыл бұрын
Remember to provide name and phone number when you cover this kind of story
@libanl5429
@libanl5429 3 жыл бұрын
Sax waaye Si wax looga qabto
@abdirahmandalab4456
@abdirahmandalab4456 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/Y6uuhJimn9Fmers halkaas ayaad ka heleyso caawi Allah haku gargaaro adigana
@fathimasom1038
@fathimasom1038 3 жыл бұрын
Lailaha ilalaah hooyo iyo aabo macaan allaha haidin gargaaroh
@abukarkariye91
@abukarkariye91 3 жыл бұрын
Waa mahadsanidiin universal tv. Hadii qof rabto inuu caawiyo hooyada iyo aabahan soomaliyeed, xagee laga xiriiri karaa?
@abubanaofficial8589
@abubanaofficial8589 3 жыл бұрын
Walaala nala socodsii meesha lagala xiriiri karo
@abukarkariye91
@abukarkariye91 3 жыл бұрын
Ma Helin wax jawaab ah
@abukarkariye91
@abukarkariye91 3 жыл бұрын
Waa kan 683254125
@abukarkariye91
@abukarkariye91 3 жыл бұрын
Hilowle cabdirahman cabdi
@naanii1878
@naanii1878 3 жыл бұрын
Ma hubtaa in ow yahay lanbarka saxda ah wll
@hindaahmed6588
@hindaahmed6588 3 жыл бұрын
Fadlan universal Tv noso sheega meel aanku caawino waayelkan dhibaataysan ax
@mariasalad7960
@mariasalad7960 3 жыл бұрын
Walal nabarkoda no sheeg
@najmoaxmed3709
@najmoaxmed3709 3 жыл бұрын
Lamaane Da' ah oo Ku Nool Magaalada Kismaayo ayaa Go,aansaday in kii Hor dhinto uu Midka kale Duugo. Telkaan kala xariira waa Somnet. 683254125 Iidle Aadan Maxamed Dagane ayaa Warbixintaan Kismaayo Ka soo Diray
@abdurahmanabdurahim3605
@abdurahmanabdurahim3605 3 жыл бұрын
Fadlan , may we have a place where we can help them through
@Waanag
@Waanag 3 жыл бұрын
Waakan walal 2526 832 54125
@sucdiabdirizak9974
@sucdiabdirizak9974 3 жыл бұрын
😭💔Numbarkiisa walalayal please 😭😭😭💔
@bahsenhabib6385
@bahsenhabib6385 3 жыл бұрын
Can you send his phone number please thank you very much!! 😢
@user-ko5lb7yy9x
@user-ko5lb7yy9x 3 жыл бұрын
Walee waxa layiri nimaad dhashay kuma dhalin. Balse maduco ayeey utahay Carurti ay so koriyen hadii ay sida ku dayecen laaxowla wala Khuwata. Wain lo naxaristo Awowe & Ayeeyo. Allahayow uso gar gaar Umadada Muslimka Ah Ameen.
@Lilac_Bowa8890
@Lilac_Bowa8890 3 жыл бұрын
Walal meel lagala xidhiidho soo gudbi insha Allah
@umikaltumabdi264
@umikaltumabdi264 3 жыл бұрын
Walalow fadlan lambarka nasii adna ajarbaad kahelaysa insha allaah
@hamdamuhumedabdillahihamda8656
@hamdamuhumedabdillahihamda8656 3 жыл бұрын
subxanallaha wllih wan ka naxaye Alle ha barakeyo awaladodana Alle hawaso hadeyo inshallaha Allahayow adiga gar gaar leh uu garga yaa Allaha
@degancali4494
@degancali4494 3 жыл бұрын
Mashalh idle wllkey ale ha dayo
@salebanjama8926
@salebanjama8926 3 жыл бұрын
Caruur madhalin miya wax teleefona maka haysan markale barmamuq dhamaystiran kasoo qaad
@ilhammohamed1939
@ilhammohamed1939 3 жыл бұрын
Inaalilaahi wa ina ileyhi raajicuun . Madaxda aaway malaayiinka qaata ilaahay ha caawiyo
@farhiyahassan314
@farhiyahassan314 3 жыл бұрын
Subxanalah ilahay hacawiyo
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 3 жыл бұрын
Yaa Allaah u gargaar 2 waalid
@nastexobudul6641
@nastexobudul6641 3 жыл бұрын
Wll lamabarka laga xarirayo awey please
@64yearsago59
@64yearsago59 3 жыл бұрын
ilaahayoow u gargaar
@cibaaduraxmaan2954
@cibaaduraxmaan2954 3 жыл бұрын
Laailaaha illaaaah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ahmedmusa7483
@ahmedmusa7483 3 жыл бұрын
Allah kareen yaa Allah u gargaar adigaa deeqtoone ahe yaa Allah yaa Rabbi subxaanallah. Yaa Allah anagana hanaga dhigin kuwo imtixaanka ku kashifta yaa Allah astur umuuranaa wa yasir umuuranaa yaa Raxman yaa Raxiim yaa Allah yaa Rabunnaa. Laa ilaala ilalallah wa maxamed Rasuulullah scw and barakallahu fiikum and Allah yaxfidkum walaalayaal soo gudbinta aad soo gudbiseen jazakallahu kheyr
@yurub5288
@yurub5288 3 жыл бұрын
Miskiin waba dad xariir ah mash Allah ilahay haw gargaro
@sacdiyohassan6844
@sacdiyohassan6844 3 жыл бұрын
Illaaheey ha u gargaaro yarabi racmanow
@abuukarcalicabdi1936
@abuukarcalicabdi1936 3 жыл бұрын
Walaalayaay soo badiya video
@kaahaaxmedtrsw34foryfxxzst53
@kaahaaxmedtrsw34foryfxxzst53 3 жыл бұрын
Lambar aan wax ugu diro maad so dhigin
@abdikamalsilver9350
@abdikamalsilver9350 3 жыл бұрын
Kafarxi Alle haka farxiye wll kolay waad Heli doonta meel aad ugu dirto Isha alla
@najmoaxmed3709
@najmoaxmed3709 3 жыл бұрын
Lamaane Da' ah oo Ku Nool Magaalada Kismaayo ayaa Go,aansaday in kii Hor dhinto uu Midka kale Duugo. Telkaan kala xariira waa Somnet. 683254125 Iidle Aadan Maxamed Dagane ayaa Warbixintaan Kismaayo Ka soo Diray
@canababdulle8601
@canababdulle8601 3 жыл бұрын
Wakasa labarku ilaha hagajiyo wayeladan iskan hubiya walaal yaal labarka meshan ka qoray 683254125
@theliberalthinker3308
@theliberalthinker3308 3 жыл бұрын
@@najmoaxmed3709 how do we know money will reach them? There should have been a number displayed on universalTV so that we can send money to. It really made sad to see an elderly person with illnesses like that living a nomads life
@Abshir252
@Abshir252 3 жыл бұрын
@@theliberalthinker3308 Oh man pls post the right number. when you find the number. I'm so 😞
@sahraaxmed9648
@sahraaxmed9648 3 жыл бұрын
Ilaahow caawi
@umiali1785
@umiali1785 3 жыл бұрын
Waxaan layaabay dadka ariga raacsada odagaan wayeelka subxaanalah . Allaha caawiyo oo masaajid meel udhow hoy halooga dhiso ama kireeyo inshallah
@abuukarcalicabdi1936
@abuukarcalicabdi1936 3 жыл бұрын
Fadlan soo badiya fiidi gow noocaan ah
@aaminaqambi1783
@aaminaqambi1783 3 жыл бұрын
Illahayow umaciin aabahan iyo hooyadaan yaarabi a adaa awoodleh yarabi 😭😭😭😭😭
@Mzale
@Mzale 3 жыл бұрын
Fadlan Universal Tv, include contacts for the family or how we can help please..
@yasminabdi5000
@yasminabdi5000 3 жыл бұрын
Ax xanun wlhi nasiib badanaa oo nasiib xumaa qofka labadisa walid u nolyihin hadana aan ka faidaysan😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@qureyshaabdulahishaafow1625
@qureyshaabdulahishaafow1625 3 жыл бұрын
Oh 😭😭😭😭
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 3 жыл бұрын
Wariyah waxaan ka codsanayna inuu soo dhigo telefonka laga helo waa la caawinya wayeelka Allah dhibka ha ka baxasho Amiin yaarabi
@Waanag
@Waanag 3 жыл бұрын
Waakan walal 2526 832 54125
@lindaadam6139
@lindaadam6139 3 жыл бұрын
😢😢😢😢😢daakenii saana oo dhanbeysey ya Allah adaa awood leh ee oo gargar .
@saraisse719
@saraisse719 3 жыл бұрын
Rer kismayo wa xasidiin aqas caleyk wagi la soo qaxay bn bartey wexey yihiin ilahow hana badin aamin
@mahada9388
@mahada9388 3 жыл бұрын
Scw xageen kala xiriiraa Abahan iyo hoyadan II soo qora telfonka laga helo ama qofka lagala xiriiri isha Allah
@jamaanshur4498
@jamaanshur4498 3 жыл бұрын
Insha allah soo wada hadal wacan
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 3 жыл бұрын
Wariyah soo duubay dadkan dhibataysan Allah qeyr ha siiyo bal fiiri dhibatad haysat wayeelkaas subaxan Allah hada maamul gobbled ayuu ku dhex noolyahay waxan u maqabanayaan Allah u gargaro
@bahjacadeey1950
@bahjacadeey1950 3 жыл бұрын
Ax ax allow adaa wayn adaa caawin kara yaa allaah
@nimcoyousuf2112
@nimcoyousuf2112 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 walhay waa murug
@cameronboyce3566
@cameronboyce3566 3 жыл бұрын
Rabiyoow u gargaar waayeelkan
@ayaanahmed9454
@ayaanahmed9454 3 жыл бұрын
Allaahu Akbar Allaahu akbar
@amalfidow8655
@amalfidow8655 3 жыл бұрын
Fadalan waan caawindo in Shaa Allah,magaciisa oo sadexan iyo labar LOGU diro iso Dora in shaa Allah,
@saynabadan1501
@saynabadan1501 3 жыл бұрын
863254125 sidas wey sida la ishegay manta qofki rabo inicawiyo magac wa hilowl abdiraxman abdi
@abdifatahbare2333
@abdifatahbare2333 3 жыл бұрын
@@saynabadan1501 walal number kiisa kan miyaa
@bashiirma3213
@bashiirma3213 3 жыл бұрын
@@saynabadan1501 walalal iska hubi 86 ma ahan ee wa 683254125
@sahragacal4319
@sahragacal4319 3 жыл бұрын
Telka noogasoo qora inshaalaah
@najmoaxmed3709
@najmoaxmed3709 3 жыл бұрын
Lamaane Da' ah oo Ku Nool Magaalada Kismaayo ayaa Go,aansaday in kii Hor dhinto uu Midka kale Duugo. Telkaan kala xariira waa Somnet. 683254125 Iidle Aadan Maxamed Dagane ayaa Warbixintaan Kismaayo Ka soo Diray
@basrahassan5058
@basrahassan5058 3 жыл бұрын
Seen u heli karaa?
@abdirahmandalab4456
@abdirahmandalab4456 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/Y6uuhJimn9Fmers halkaas ayaad ka heleyso caawi Allah haku gargaaro adigana
@aliguled2166
@aliguled2166 3 жыл бұрын
Fadlan Ha la caawiyo waalidintan
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 3 жыл бұрын
AXMED MADOOBE QIYAAMAHA WAR BA KU YAL ALE KUMA NAXARISTO ADA KAMASULA😭😭😭 ANAGA SHACAB AHANA WA NALAGU FIRINAYA .
@jaamacnuur4004
@jaamacnuur4004 2 жыл бұрын
Yaa allaah cafimad sii oo caawi
@lulahedin907
@lulahedin907 3 жыл бұрын
Asc..fadlan noo sheega xagee lagala xiriira
@Waanag
@Waanag 3 жыл бұрын
Walal wakan 2526 832 54125
@cabdifataaxxasanadooneebe3991
@cabdifataaxxasanadooneebe3991 3 жыл бұрын
Ax ax ax ax 😭😭☝️Allahu akbar walaahi qof kasta oo damiir iyo iimaan leh wuu ka ilmeeyn😢 walaahi waan ka ooyay waxaan garan laayahay waxa naxariistii inaga qaaday wain laga ducaystaa somaliyeey ale haka full qaado dhibta waayeelka haysata☝️🤲🤲🤲😭😭😭
@hadiyaaragsan1433
@hadiyaaragsan1433 3 жыл бұрын
ILAHAY hakuu gagaaro awowe iyo ayeeyo
@jawahermohamed6022
@jawahermohamed6022 3 жыл бұрын
Salam Alaykum Walaalo telefon nambarka soo dhig.
@waarugtacilmigadiinta1212
@waarugtacilmigadiinta1212 3 жыл бұрын
ASC Waad Ku Mahad San Tihiin Bandhiga Aad Soo Bandhigteen waLaal Waayeelada Nambar Laga Helo Ayaan U Baahanahay Oon Kala Xiriiro Insha Allaah
@abdullahiawale39
@abdullahiawale39 3 жыл бұрын
Asw, labadan lamaane ee dantu hayso hala caawiyo inshaa Allah waxaanse u baahanahay halkii lagala soo xiriiri lahaa lamaanahan inshaa Allah, wariyaha ha soo sheego...
@luulaadancusmaan2401
@luulaadancusmaan2401 3 жыл бұрын
Illaahoow adaa illaah ah Umadaada inta dhibaataysan ugargaar
@aminaali2334
@aminaali2334 3 жыл бұрын
Yaa allaah telephone please Unifersal
@iftinomar7230
@iftinomar7230 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭abo iyo hoyo alle heydin naxaristo wayo alle aya naxaris leh ibni adamka hahidada madaboli karan alle haku siyo arsaq barakeysan 😥😥😥
@ahmedyousuf1828
@ahmedyousuf1828 3 жыл бұрын
Ilahy wax khayr qaba ha siiyo
@abdikaniahmed3609
@abdikaniahmed3609 3 жыл бұрын
Walaal xagee kala xiriiri karaa adeerkan in aan ka ducaysto ayaan rabaa. Fadlan hadaad taqaan telkiisa iisoo dir insha allah.
@najmoaxmed3709
@najmoaxmed3709 3 жыл бұрын
Lamaane Da' ah oo Ku Nool Magaalada Kismaayo ayaa Go,aansaday in kii Hor dhinto uu Midka kale Duugo. Telkaan kala xariira waa Somnet. 683254125 Iidle Aadan Maxamed Dagane ayaa Warbixintaan Kismaayo Ka soo Diray
@hodanfarah4405
@hodanfarah4405 3 жыл бұрын
@@najmoaxmed3709 Abayo number ma shaqeynayo. Xage la waca? Marenka joga.
@najmoaxmed3709
@najmoaxmed3709 3 жыл бұрын
@@hodanfarah4405 kan unbaan universel tv kasoo qaday armuu account yahay oo lmbr aheyn
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 3 жыл бұрын
Pls telkiisa ii soo qora
@khanalomgir6350
@khanalomgir6350 3 жыл бұрын
ilahoow ugrgar adigan waxba wayin aamiin🤲🤲🤲😭😭😭😭😭
@yusufandyaxyemohamud903
@yusufandyaxyemohamud903 3 жыл бұрын
Meesha lagala xariiro soo raaciya pls allaha ka bixiyo dhibaatada insha allah
@abdurahmanabdurahim3605
@abdurahmanabdurahim3605 3 жыл бұрын
Asc, since we've asked for the number, I have seen around 3 different numbers , I don't know which is which.... @universaltv please confirm this .
@abdirahmandalab4456
@abdirahmandalab4456 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/Y6uuhJimn9Fmers halkaas ayaad ka heleyso caawi Allah haku gargaaro adigana
Riwaayad Jabuutiyaan Hooyo ayaa Tiri part 2
10:06
Universal TV
Рет қаралды 8 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 19 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 88 МЛН
WELCOME TO KISMAYO GOOBWEYN  SAFARI TOUR DAY ONE | 4K 2021
8:41
Somali Safari Tour
Рет қаралды 10 М.
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Maanta 01 08 2024
14:34
Universal TV
Рет қаралды 34 М.
My First Impression Of Kismayo in Somalia 🇸🇴
8:22
gus1thego
Рет қаралды 40 М.
QOOMAAL OO MARKII UGU HORAYSAY KA WAR-BIXIYAY | XABSIGII IYO
28:08
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 109 М.
ALAABTA DHAq DO or QUIT 50DOLLAR GUULEYSTAHA YAA QAATAY hhhh
29:55
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 208 М.
Kanrayuu, Jasiiradda Madaafiicda!
4:18
Xaaji Dirir
Рет қаралды 21 М.
Wararka Dagaalka Qaza ee Maanta 01 08 2024
5:52
Universal TV
Рет қаралды 10 М.
Warka Universal TV 01 08 2024
27:23
Universal TV
Рет қаралды 7 М.