Hestan marki la qadayay maba anan nooleyn, lakin waxan darema waqtigaas inan jiray camal, xasuus ayey i galisa mana aqaano xasuusto waxa ay tahay, balse waxan darema oo i sawirmo NABAD iyo jawiga sida uu aha waqti aan soo gaarin.
@MrLooyaan Жыл бұрын
الزمن الجميل صوت في منتهي الروعه والجمال الايرحمهم ويغفرلهم جميعا
@Ehel_Caashaq12 жыл бұрын
Laxankaan wuu u awood sheegtay AUN Tubeec 🥺🔥
@khabiirqaraam79352 жыл бұрын
Tubeec Laxan uu san u awood sheegan Maleh Cajiib buu aha.
@Ehel_Caashaq12 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 🥰🥰🔥
@khabiirqaraam79352 жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 sxb anigu ninkaan Boqorka Qaraamkaan u aqoon sanahay Aroor Beerdilaacshe Carwo Soodaani Muxibo Murug 2 Laxamadaas oo Tubeec qaadayo Wax soo ag mari kara Maleh Markii Cid ku gaadho aan Arko baan iyagana Wax u qirayaa✌
@Ehel_Caashaq12 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 🥰🥰
@Sidiqi.Ismail8 ай бұрын
@@khabiirqaraam7935tubeec waa miisaanka culus dhanka qaraamka, boqoraka qaraamka ayaan u aqaan, halka ay magoolna tahay boqorada qaraamka , sidoo kale fan ka kale oo dhan. Meel la tuuro ma leh.
@canabmaxamuud751011 ай бұрын
Cajiib ❤
@Dhabbar-xamar Жыл бұрын
On top
@odayqaraami2165 Жыл бұрын
Carwo maxamed axmed wax kudhaama lawaa
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Carwo Aroor Hayaan Muxibo Soodaani Beerdilaacshe Laxamadaas Tubeec baa loo daba fariisanayaa.