No video

Laxanka Murug iyo Xuseen Cali Kaahin waxa laxanka curiyey Saxardiid Jebiye

  Рет қаралды 15,511

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

Күн бұрын

Xuseen wuxuu ka mid ahaa hobaladii walaalaha Hargeysa , wuxuu ahaa nin caan ku ah laxanada qaraamka sida aroor

Пікірлер: 100
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 7 ай бұрын
AHUN Xuseen KOOX FANEEDKII Walaalaha Hargeysa Ayuu ka mid ahaa haddaanan khaldanayn Hobol Cajaa'ib Ku ah LAXAMADA QARAAMIGA AYUU AHAA AHUN
@amiirnour8627
@amiirnour8627 2 жыл бұрын
Wa Mararka aan ka shakiyo inan soomali ahay Heesta inta erey an ka gartay way kooban tahay yaab Heesa qaraamka qoraalka noo raaciya idinko mahadsan🙏
@araleabdi56
@araleabdi56 10 ай бұрын
Qaraamka inay ku qiirootiyo aan qaado qasiidadiiye Heesahan waa wakhti baa lagu bixiya sxb
@CadeGude
@CadeGude 10 ай бұрын
Imisaa qol kujira dad kula quruxoo Oo aanay niyadaydu qabanayn Intaan qolqolkiina soo marayeey Maxay qosol iigu daateen Qaraamka inay ku qiirootiyo Aan qaado qasiido dheeriya
@MohamedJundulaahi-bj1cv
@MohamedJundulaahi-bj1cv Жыл бұрын
Aniga kuwaas baa I mara allow fankii iyo fanaaniintii soomaaliyeed aamiin
@royalsommediaroyalsommedia5067
@royalsommediaroyalsommedia5067 4 жыл бұрын
Awoowgay alla ha unaxariisto Kiyaabkiisan a midigta alla haka siiyo aamiin aamiin yaa allah 🤲🤲🤲
@CSeerbiya
@CSeerbiya 4 жыл бұрын
Xuseen wuxuu ka mid ahaa hobaladii walaalaha Hargeysa , wuxuu ahaa nin caan ku ah laxanada qaraamka sida aroor
@maxamedsoomaali93
@maxamedsoomaali93 4 жыл бұрын
Muddane cumar jaalle salaan gacaltooyo guddoon rabbi raalli kaa noqoy waxaan kaa codsan laha haddii aad hayso in aad nala wadaagto taariikhda saxardiid jebiye nin'ka dhawr laxan oo wanagsan buu,lahaa mase hubo innuu dhintay
@abilahimohamed161
@abilahimohamed161 4 жыл бұрын
@@maxamedsoomaali93 saxadiid maxamad (jabiye)abwan weyne ayu aha ragi walalaha hargeysa ayu aha riwayado badan ayu laha sida god hadimo ha qodin ee ay heesta maxamad adan dacar u dacaar kula baxay ka mid ahayd niinka heesta an malno hashena maandeeq laha weyi allah ha unaxaristo wuxu dhintay 2019 hargeysa
@maxamedsoomaali93
@maxamedsoomaali93 4 жыл бұрын
@@abilahimohamed161 mahad sanid jaalle
@amaljamaa8478
@amaljamaa8478 3 жыл бұрын
Ilaahey abahey xuseen cali kahen janada haku casuumo dyrdurada janada rabi haka waraabiyo fanka dadka an wax me aqoon iney murman maha wuxuu ahaa first man qada ama u dhiibey adeerkey sheekh ismaciil axmed oo loo hadaaney Cagaf asxabal jano rabi haka yeelo 1956 kadib waxaa la Saba qaadey fanaanin kale hadaba waxaa wanaagsan in loo duceeyo meetida inooga tagtey Naxwihii afsomaliga
@faysalismailjama5207
@faysalismailjama5207 3 жыл бұрын
Alle.haunaxaruusto.cabqariyiinbay.ahaayeen.xul.ah allejaneeneeyW.jNee
@subeerawal2071
@subeerawal2071 2 жыл бұрын
Aaamiin wll, Allahaw Naxariisto dhamantod waxay ahaayeen sidi Ambiyadii oo kale
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
amal jaama iyo xuseen cali kaahin sidee isku qabanayaan wllo wa kala kaan bal ii saxa
@gureymohamed679
@gureymohamed679 2 жыл бұрын
Hebel waa Mar la arag hadaad maqasho waa xuseen cali kaahin AHUN waayo Marka aynu eegno sooyaalka heesihii uu ku luuqeeyay ito laxamadoodii waa codad dhif iyo naadira inta lagu luuqeeyay wuxi ahaa tiir ka mida tiirarkii fanka Laxamada uu ku luuqeeyay waxa kamisa 1.Murug 2.Rogaal 3.dhaawac 4.soodaani
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Hud hud Horseed Layaab Isku shuban Jiib Beerdilaacshe Kuwana ku dar
@mardaadisana6962
@mardaadisana6962 3 жыл бұрын
Mucjisada heestan calaacal waa la dhameeyey Waxaana lagu afjaray Qaadirkaan ula qayshandoonaa Aaway lkn dadkii fahmi lahaa Kac kac jacayl ukac bay ku haystaane Kkkkkk
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Xaqiiq sxb😀😀😀😀
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
wanu jognaa mardaadi
@NimoDaad
@NimoDaad 4 ай бұрын
Hhhhhhh
@CSeerbiya
@CSeerbiya 4 жыл бұрын
Mahad gaar ah Mudane Abdirahmaan Gangi
@cabaastusmeye438
@cabaastusmeye438 4 жыл бұрын
Cumar seerbiya ninkaan hiigsiga kadhigtay sxp allah haku barakeyoh
@abilahimohamed161
@abilahimohamed161 4 жыл бұрын
Heestan iyo heesta ciil ee balweye qadayo wa hal fadhi wayna isku xigeen wana 1983 waxa la fadhiya guriga guronjire
@abilahimohamed161
@abilahimohamed161 4 жыл бұрын
Waxa waga ladubay 5 canjaladood oo ismacil cagaf oo imaradka ka yimid ya munasabada laha tani wa canjaladi kobaad waxana laa fadhiyay guriga guronjire halka kuwa kale la fadhiyaay guriga maxamad yusuf 5 taba wan hayn jiray
@serahmed5346
@serahmed5346 4 жыл бұрын
Ninka kaydkan dahabka ah laga helay waa nin fanka waxbadan ka yaqaan. Guulayso dheh.
@libaaxlibaax298
@libaaxlibaax298 4 жыл бұрын
Alleh haku sharfo sxb ilaaxad Allah yardik
@cabaastusmeye438
@cabaastusmeye438 4 жыл бұрын
Hees shidan haye haye Inaan qofki kowad ahayna hadal kama taagnah
@CadeGude
@CadeGude 10 ай бұрын
Cumar seerbiya fadlan heesaha Subciska ah ereyadadooda inta Badan dadku ma fahmaane Kasoo qor maxed adan dacar Intuu noolyahay Koley waraysi ma ogola saan Filayer Hoos hoos usoo weydii Hadaad adogu❤haysona kaba fiicane qoraalka shaashaada noogu dhaaf
@maxamedlacagdon813
@maxamedlacagdon813 3 жыл бұрын
Waaw ala hau naxariisto dhamaantood waxay nooga tageen dhaxal waligii aan duugoobayn yaaaasalaam
@MohamedHassan-fl9jj
@MohamedHassan-fl9jj 3 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariito xussein cali waxaas ayaa cod ah
@mohamedh.ismail7913
@mohamedh.ismail7913 4 жыл бұрын
Cumar seerbiya ALLAH HAKUDHAWRO saxiib heesahanu dhaxal gala taariikh iyo dhaqan diin kufhadhiya iyoasluub wanaag waxaan ka cODsanlahaa Qaraamiga walakallahaa sida RUneey hiboy anawkuheybinaayee calisugul kuwan imka waxaale cagaf EWAXAAJIRA QARKALE ULEEYAhey guroonjire sulub ooay qado magool cumarow noosookalsheeg hadii ALLAH YIDHAAHDO
@lionheart6678
@lionheart6678 4 жыл бұрын
Maktabad nool baad tahay Cumar Seerbiya. Waxaan sugaynaa goorta abaalkaaga lagu gudayo ee billad qoorta laguu sudhayo.
@MuxamedNuur-nf7wy
@MuxamedNuur-nf7wy Ай бұрын
Mahadsanid seerbiya kuwan 30ka bisha hadaan ku ceshado kama xiiso gooyo waa classic aynu gaar u leenahay
@abdiqanimohamud2736
@abdiqanimohamud2736 3 жыл бұрын
Caleyk caleyk laxanka murug sxb qoraal nooga soodhig heestaan mahadsanid
@mardaadisaana5105
@mardaadisaana5105 3 жыл бұрын
Dacar iyo aamina ayaa ka nool dadkan Hadaan laga gadhin qoraalkeeda lama Helayo Anigu inbadan baan kafahmay Lkn meelo badan baa iga dhiman
@abdiqanimohamud2736
@abdiqanimohamud2736 3 жыл бұрын
@@mardaadisaana5105 intaad ka fahantay nala wadaag waxaa laga yaabaa inaan anaguna inta kaadhiman haynee
@mardaadisaana5105
@mardaadisaana5105 3 жыл бұрын
@@abdiqanimohamud2736 Waa mahadaantahay midhaha ma wada hayo Lkn aamina c/lahi iyo dacarba dalkay joogaan Intaanay dhiman in laga saxo ayaa fiicnayd Anigu waa 15 pages waxaan toos uwada Fahmay waxaa jira Qaraamka inay ku qiirootiyo an qaado Qasiido dheeeiya Qaxwaha iyo quudku way dacaree Hadmay adna kuu qadhaadhaan Qudhaydii ileen ....kuuracde qabsoo weli Kaama quusanine Qalinka kuyaal qadkiyo looxiyo qaadirkaan Ula qayahan doonaa Inakastoo marka danbe loxodka leyahy Lkn qalin iyo lood makala hadhaan Inkastoo macno ahaan salugey pagekan
@mardaadisaana5105
@mardaadisaana5105 3 жыл бұрын
Lacag baan kubixin kahaa eraydoo Saxa hadaan helayo Lkn qaraamiga kale ayaaba badanka Laga dhexheli ereyadane inoo raadi Mahadsanid
@abdiqanimohamud2736
@abdiqanimohamud2736 2 жыл бұрын
@@mardaadisaana5105 waad kumahadsantahy intaad nala wadaagty
@maxamedabdinour-dt1zf
@maxamedabdinour-dt1zf Жыл бұрын
Waa gaar waa suugaantii khaaska ahayd ee dadka fogaan araga iyo indheer garadka,waa kiniino iyo sharoobooyin lagu dhayo boogaha jacaylka dhabta ah waa murtidii abwaano jacaylku dhab u mirtay wadnahooda fanaaniin mar la arkay laxamo gaar ah iyo kabanlayaal gaar ah eeboow u naxaariiso malaha 2 ama 3 baa nool
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Lakes
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
Thanks sebia
@MohamedJundulaahi-bj1cv
@MohamedJundulaahi-bj1cv Жыл бұрын
Waayo waayo allaa yacizak
@Usernnur9105
@Usernnur9105 10 ай бұрын
Qaraamka iney ku qiirooto bal aan qaado qasiidadeedii
@shaaficecishqi8739
@shaaficecishqi8739 4 жыл бұрын
Waxa isna si qurux badan oo cajiiba oo faseexna ah u qaaday laxankan murug Maxamed saleebaan tubeec AHN oo sanqada aad moodo inuu ka keenaayo codka dahabiga ah ee uu ku qaadayo👂👂👂👂
@amore5583
@amore5583 4 жыл бұрын
Laxan kan carwo maaha waa murug bro
@shaaficecishqi8739
@shaaficecishqi8739 4 жыл бұрын
@@amore5583 haa haa sxb waa murug waan halmaamay ee murug baan u jeeday thanks sxb
@odayqaraami2165
@odayqaraami2165 3 жыл бұрын
laba jeerbaa laga duubay tubeec 1963 iyo 1985 oo uu jiim tumaayo
@MohamedHassan-fl9jj
@MohamedHassan-fl9jj 3 жыл бұрын
Ilahay ha
@suleimanyare3008
@suleimanyare3008 4 жыл бұрын
Niyow cumarow sxb habeenka kuluc iyo heestii kaar iyo ciil ee balweeye ayaa cajiip ahaa runtii wuxuba waa isku habeen goobttu waa hargeiysa walee sidey tahay loo tumay indr xuskaa qaraamka
@mardaadisana6962
@mardaadisana6962 3 жыл бұрын
Ismail cagaf xaafadiisa weeye Isagaa casuumay Dadbaa abu Dubai ku sheega Intaasi weligeed taariikhda dubai Isuguma tegin
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 3 жыл бұрын
Erayadii abwaan ismaaciil cagaf
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
Maxay ka fah mayaan laxanka 1956 intii qaaday iyo intii fahan tayba alle how naxriisto
@mohamedh.ismail7913
@mohamedh.ismail7913 Жыл бұрын
Qaraamka calaalka
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 3 жыл бұрын
Qaaraamka inay ku qiirootoo An qaado qasiida deedii
@serahmed5346
@serahmed5346 4 жыл бұрын
Xudaydi nin ku gaara majiro tumista qaraamka.
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi Жыл бұрын
macalinkiisii ayaa tumaya, aamus.🤣
@somalimusicport
@somalimusicport Жыл бұрын
​@@bashiirtarabbi macalinkiiisee
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 3 ай бұрын
Sxb wax hubso mucjisadii, boqorkii cuudka soomaalida wuxuu ahaa jiim sheekh muumin AHUN
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 3 жыл бұрын
Tubeec iyo dhuule 👍
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Facebook
@mohamedraabi8060
@mohamedraabi8060 4 жыл бұрын
Maxaan heestan deydeyey
@idirismowliid8870
@idirismowliid8870 4 жыл бұрын
Laxanka meelaha qaar waxay sheegayaan inuu lahaa AUN Abdilaahi Qarshe...
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 4 жыл бұрын
Masuul cumar sabriye waxaad tahay nin Qaraami alaha ku daayo sxb Qaaliya
@hamzamohamoud8505
@hamzamohamoud8505 4 жыл бұрын
Cumar Seerbiya inkastoo aad tahay fan-dhaadhi, haddana sawtkan ilama aha Murug. Waxaan dhageystaa codKa Murug isagoo uu Tubeec si wacan u qaadayo sidana wuu ka maqal duwanyahay. Codkan liiska codadka qaraamka aan hayo oo ilaa 40 taneeyo gaadhaya wuu ku cusub yahay.
@xigmadnagadhaxal4134
@xigmadnagadhaxal4134 4 жыл бұрын
Waa murug sxb waxaad raadisaa marka saynab cige qaadeyso ee dhuule tumaayo waa iskumid sxb hakunasan
@abdirazakhussein4339
@abdirazakhussein4339 3 жыл бұрын
Seerbiya tubeec is number one luuqda murug (ma xasuusta meel aanka dhacee nin uu cashaq mirey masiiba miyey ka maqantahay)
@qaraamyahan
@qaraamyahan 3 жыл бұрын
Weli Cumar Dhuule ma ku dheggaysatay, aad dib go’aankaaga uga laabatide. Ha ila yaabin aniguba Tubeec baan laxankan ku jeclaa ‘se wxy ahayd kahor intaanan Cumar ku dheggaysan. Hase ahaatee Tubeec maku dhegaysatay Higsad, Ciil, Dabeecad, Beerdilaacshe, Muxibbo, Soodaani kuwaasaan lagaga daba dhufan . Inkastoo Ciil iyo Dabeecad tartan adag ka taaganyahay.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
@@qaraamyahan Waa sidaas sxb Cumar baa Murug ugu cod Macaan xaqiiqatan markii hore intaan Cumar dhagaysan Tubeec baa ugu Cod macaanaa Laxanka Murug tubeec Laba mar buu qaaday xoogaa yar uun bay kala duwan yihiin labada mar siduu u qaadayo Laxanka Ciil & Dabeecad wali waa kugu raacsanahay oo tartan adag baa ka dhaxeeya Fanaaniinta ku luuqaysay Masalan Dabeecad Kuluc vs Tubeec baa isku dhagan kii labadooda ku sareeya Ciil isna lama kala dhaco
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 Codadkaa oo dhan inaan so duubo ayaan jeclahay anigana yaa iraacayo sxb😁😁Khabiirow Acadeemiyad noo sameey yaqh🙄
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 😀😀 waa tahay sxb dib baan u tumaynaa sxb Insha allah Way joogaan Dhalinyaro badan oo Wax badan oo qaraamiga ah isku dayi kara Waxaana hor muud u noqon dhalinyaradeenan danbe
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 Haaa saaxib fanka dadkuu u baahan yahay oo dhan way la hurdaan "Codadkooda" marka aan laso baxno yaqh😀😀Qaramyahan, adiga iyo Aniga iyo kuwa badan oo nasoo raaci doono😀😀
@sir__cmc
@sir__cmc 4 жыл бұрын
Marka uu cumar dhuule kabanka tumayo ee ay saynab cige qaadayso aad ayay uga macaan tay wlhi tan waa cir iYo dhul.
@shaaficiburush281
@shaaficiburush281 4 жыл бұрын
Sxb haadan kusoo biiray janalkan wxan jeclaan lahaa heestan inay thy ... kaaar ..
@CSeerbiya
@CSeerbiya 4 жыл бұрын
Kaar isna waan soo gelin doonaa
@mardaadisana6962
@mardaadisana6962 3 жыл бұрын
Qandhooday qoraxdoo kululoo Yaa kudaraya inta kale
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
Qandhooday dartaa qoraxdoo kululoo Qanjeela qandhaday iqabataayeey
@mardaadisana6962
@mardaadisana6962 3 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 mahadsanid Lkn qandhoiday xaga horay ku jirtaa
@mardaadisana6962
@mardaadisana6962 3 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 qanjeela maxay Tahay
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
@@mardaadisana6962 hal maan hadalka kuma jiro wuxuu lee yahay qajeela qandhaday i qabataayeey Inkastoo macno ahaan aanan kugu dhaamin
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 qajeela hadaan macnaheeda isku dayo waxay u dhiganta abid waayo beri anigoo yar oo miyi jooga ayaan xoolo lumay doonay dabeedna hooyo da,a ah ayan kuso baxay wan salamay waxan weydiiyey baadidii aan donayey ama xoolihi waxay iigu jawabtay hooyo maxanu garan qajeelay👈✔️ baadiyi buuxde👈✔️ weligeday👈✔️ baadiyi buuxdee👈✔️ markaa halkasad micnaheda ka arkaysa wixii qaldan wala sixi karaa 🙏🙏 mahad sanidin
Xuseen Cali Kaahin  iyo Laxanka Layaab ee uu curiyey  Gu'roonjire
13:17
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 13 М.
Laxanka Ciil iyo Axmed Muxumed Balweeye
13:38
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 22 М.
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 98 МЛН
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 43 МЛН
Laxanka Layaab - Xuseen Cali Kaahin Aun
8:48
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 9 М.
Wareysi Faanaankii Rashiid Bullo Q. 2aad & Xuseen C. Deeqsi
9:33
War iyo Wacaal
Рет қаралды 25 М.
Laxanka Nugul- Cumar Dhuulle - Waxa allifay laxanka C/laahi Qarshe
8:40
Cod Sir ah Abdirahman Ciro AFgembi Soomaaliland iyo Muuse Biixi
13:08
Xograac Media
Рет қаралды 2,8 М.
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН